rooti jilicsan bana ooloyo cunto somali somali food arabic food indian food wararkii ugu dambeeyay w

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • rootiCooking, decoration and beauty style channel
    Please subscribe, like, share and comment rooti jilicsan cunto somali somali food arabic food indian food wararkii ugu dambeeyay war dag dag ah

Комментарии • 280

  • @blackswan__be_unique8483
    @blackswan__be_unique8483 8 месяцев назад +3

    180wa kariska fornada,
    lakiin meqo daqiiqad aa lagu haynaa Ama oo kujiraa fornada?

  • @umuahmedabdikarim99
    @umuahmedabdikarim99 3 года назад +17

    Masha Allah abyo manta sameh macaan ayuuw noqoday casho Kali arga xaajiga waa kahelay thanks

  • @suhaanawil6116
    @suhaanawil6116 Год назад +5

    Abaayo mahadsanid malin baan dawaday waana keenay si aad u wanagsan thanks abyo mcn

  • @aminaabdulahi3384
    @aminaabdulahi3384 3 года назад +22

    Qofta kaliya ee safiicn wax uga fahmaa tahay masha allah guuleyso abayo

  • @luulaali3000
    @luulaali3000 2 года назад +8

    MAHADSANID WL MCN WAXAAD IGA CAAWISAY SIDA WANAAGSAN EE AAD II TUSTAY Rooti mcn oo soft ah masha allah,jazakallah khyr sido kle hadalkaaga waa jactiro miidhan💯👏❤Naa jamaaday ayuu ii dhahay xaajigii🤣

  • @hodanmohamed3139
    @hodanmohamed3139 3 года назад +4

    Waa markii igu horeysay chanalkan. Mansha allah xppti hadan sameytsay ma qiyasi kartid sidu u qurux badnaday 😁gacnta allah kuu barkeyo meel kasto waa inaan subscrabe kaso saaraa

  • @dagancadey123
    @dagancadey123 3 года назад +3

    Masha alllah aniiga waba iska jcl fadumo has waxa ka baratay rooti iyo muufo ,buskud thanks ❤️❤️💕

  • @faadumodagan6691
    @faadumodagan6691 3 года назад +13

    Wan kugu heesta rawadanka Naga dhis cuntada fudud ani nag ayaa lela qawaa ninka inaa sojediya raba igu caawi ❤️❤️❤️👍

    • @ismahanmohamud9797
      @ismahanmohamud9797 3 года назад

      Walee howl kuu taalo

    • @safiyoabdurahman7143
      @safiyoabdurahman7143 3 года назад

      @@shushuqurux8569 abaayo maxaa u qoslee wey dhiban tahey walee in naaga leyla qabeynin 😉

    • @zuhuurabdirashid5376
      @zuhuurabdirashid5376 3 года назад +5

      Sorry wllshay Qaali insha Allah mar walba sujuuda ku ducayso saliga nabiga badi scw insha Allah ilaahay ayaa ku soo jeedin wllo niyadana khyr u sheeg Laylkana Hadad tukan karto tuko wllo murugo oo dhan way ka dhamaani insha Allah

  • @anisaahmed3480
    @anisaahmed3480 3 года назад +7

    Mashaallah waxna waan ka bartay mana caajisin qosol igu dishay 😂 thanks

  • @Hamd487
    @Hamd487 8 месяцев назад +2

    Masha alaah waa baroobeyaa mar insha alaah . Shukran

  • @badmommz5177
    @badmommz5177 10 месяцев назад +2

    Hhh funny thy wllo lahjadaaba i dhishay gacantana illahay hakuu barakeeyo

  • @iifrahali5014
    @iifrahali5014 3 года назад +7

    Aniga wa cusbahay wa ka helay mashallah ♥️

  • @ub3894
    @ub3894 2 года назад +8

    You’re entertaining MashAllah I love it! Shekoyinkaga iyo dawashada labadaba waa dhag dhag❤️

  • @ayaanaragsan7544
    @ayaanaragsan7544 3 года назад +2

    Masha allh walla shey mcn gacntada allh ku bara keeyo

  • @maryamaxusen4184
    @maryamaxusen4184 3 года назад +8

    Kkkkkkkkk Mahaad sanid walalshay 😘

  • @amenaalnadhiri3128
    @amenaalnadhiri3128 2 месяца назад

    MashaAllah,, beautiful.. I love how you made your video😊

  • @IbtisaamMahamed
    @IbtisaamMahamed 9 месяцев назад +2

    Thanks mama hada daawade wan sameyste❤❤❤😂

  • @nimcoindhouron5980
    @nimcoindhouron5980 2 года назад +7

    Mashallah tabarakallah ❤

  • @HoodoHasant474
    @HoodoHasant474 2 года назад +2

    Manchallh mamo casharo badan kabartay ilhay haka abaal mariyo ❤️🙏

  • @farhiyaabdullahi1964
    @farhiyaabdullahi1964 3 года назад +5

    Mashaa allah ilahay haku xifdiyo qali 🥰

  • @umuyuusuf3669
    @umuyuusuf3669 3 года назад +1

    asc xabibti.masha alh gacanta alaha ku barakeeyo mar wlbo wax faida leh ayaa noso galisaa

  • @AsadCabdi-i3i
    @AsadCabdi-i3i 8 месяцев назад +1

    Marka udn beesay maxa Ku iyo wankeed❤ maxa Ka wadaa

  • @hanaqueen90
    @hanaqueen90 2 года назад +2

    Masha allah gacnta allah kubarkeeyo

  • @mashaalhanisamaxamuud9300
    @mashaalhanisamaxamuud9300 2 года назад +3

    Masha alh wan ka helay gacmahaagi alle ha kuu barakeyo ❤✊

  • @faaizoahmed3925
    @faaizoahmed3925 2 года назад +2

    Masha Allah kuxafido abayo somaali majoagatiat miayaaha👌🤙👍

    • @FadumoHas
      @FadumoHas  2 года назад +2

      maya holan ayaa joogaa walaal

  • @hoodoabdirahman4531
    @hoodoabdirahman4531 3 года назад +2

    Masha allah qereec Qurux badan 💕💕💕💕

  • @especialeyes3404
    @especialeyes3404 2 года назад +2

    MaashAllah waad iga qoslisay

  • @naimoqurux4503
    @naimoqurux4503 2 года назад +1

    Manshallah abyo qali waan tijaabiyay waana kahelay thank you mcnto ❤️

  • @GhBbn-l5x
    @GhBbn-l5x 6 месяцев назад +3

    m.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qalanjosiman481
    @qalanjosiman481 2 месяца назад

    M.a byo wn iskubdayayaa insha llh❤❤

  • @XasnoCali-w4v
    @XasnoCali-w4v 6 месяцев назад +2

    Mash Allah

  • @AaminaAli-p4v
    @AaminaAli-p4v 18 дней назад

    Mahadsanid wll qaali xaajiga u samaynayaa inshaa allah

  • @yaadiinmaxamed6339
    @yaadiinmaxamed6339 2 года назад +1

    Abyo mcn allh kuxafido waxakan barty mash mash mudo idhibaye

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 года назад +2

    Somali ayaa tahay maamo
    Somali ayaa u faa iidennosaa
    Marka waxan jec laan lahaa
    Afka qalad in aad iska joo
    Jiso maamo mcn

  • @naftauroon4840
    @naftauroon4840 Год назад +2

    Baana oolyo iyo xalwo waa u xiisay wlhi

  • @queen-najwa
    @queen-najwa 3 года назад +1

    Hhh wad naga qoslisaye masha Allah abayo gacantada allaha kuu barakeyo

  • @laagoahmed127
    @laagoahmed127 Год назад +1

    Asc fadumo has intaada kabaxdey wn ku tobay ma cafimaada qabta mcnto

    • @FadumoHas
      @FadumoHas  Год назад +1

      wcs walaal qaali xooga waan yara xanun sanahay insha allah waanso laabanaaya

  • @aaminoqaaalid1696
    @aaminoqaaalid1696 3 года назад +2

    Masha allha walalshi macan

  • @maizahaaji8395
    @maizahaaji8395 2 года назад +2

    Mansha allah ❤️ faduma qali Alalha Ku xfdo

  • @hamdiahmed1494
    @hamdiahmed1494 3 года назад +1

    Maasha allaah qaali gacantada allaha kuu barakeeyo il cadow kuma aragto

  • @mohammadsattarsattar7124
    @mohammadsattarsattar7124 2 года назад +1

    Mashalah faay wanbartay jisaaka laah

  • @Qalanjosadee
    @Qalanjosadee Год назад +2

    Mashallah 🤩 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muniiracaliabuubakra2037
    @muniiracaliabuubakra2037 2 года назад +1

    Hawo mcn wax badan kaa faaiday🥺💯💯

  • @iqraabdirahman245
    @iqraabdirahman245 Год назад +1

    Way shidantay❤😊

  • @fayizrasheed1876
    @fayizrasheed1876 2 года назад +2

    Masha allh hanbalyo wll xalada dadkii cabdi Risaaq

  • @hassanibra3696
    @hassanibra3696 2 года назад +1

    Berka asiga hadiiba as kesinin inde ugu kenaa aniga ma hoyaday miyaa ugus qadaa kkkk

  • @mariza101_
    @mariza101_ 2 года назад +2

    La la la maya maya maya kkkkkk 😄

  • @aishamohamed5239
    @aishamohamed5239 3 года назад +2

    Maa shaa Allah she’s funny 😄

  • @mustfebarkhad8515
    @mustfebarkhad8515 Год назад +1

    Masha Allah wll waan kugu cusubahy wax fcn ayn kabartay Qali thans

  • @monirayusuf30
    @monirayusuf30 3 года назад +3

    Naa xaaji xaaji lahayne anaka cunayna.. 😉😎

  • @faadumoabdulahi5301
    @faadumoabdulahi5301 3 месяца назад

    Masha aalaah

  • @hodanadan6137
    @hodanadan6137 2 года назад +1

    Thanks you abayo waxan kafaiday mana kugu cajisin dacad uqoslay

  • @kingtosow5531
    @kingtosow5531 3 года назад +1

    Fatama has alle ha ku barakeyo

  • @zamzammohamed1383
    @zamzammohamed1383 2 года назад +4

    Marshall my sis very nice your cooking 👏👌👍

  • @idilxasan
    @idilxasan Год назад +2

    Abayo rooti foorno laana sosamee

  • @ayancali2265
    @ayancali2265 3 года назад +3

    ❤🤣🤣🤣🤣🤣❤
    Masah allah 💋💋💋

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 2 года назад +1

    Waa waan ka helay waa suubinaa

    • @nafisaahmed4887
      @nafisaahmed4887 2 года назад +1

      Maashaa allaah waa runtaada waaye ilaaheey ha kuu barakeeyo gacantaada

  • @hawadoitall8366
    @hawadoitall8366 Год назад +1

    😂😂 Ma’Shaa’Allah you funny

  • @asmaxasan6114
    @asmaxasan6114 3 года назад +1

    Manshallah Fadumo wllshay ilahay hanokadaayo waayo badan one love

    • @FadumoHas
      @FadumoHas  3 года назад

      mahadsanid walaal qaali ah

  • @deeqonuur1808
    @deeqonuur1808 3 года назад +1

    Masha allaha tabarakalaah gacanta allaha ku barakeyo abaayo

  • @faadumoissack8096
    @faadumoissack8096 Год назад +1

    Maashaallah abaayowaantijaabiyey

  • @yasmincookingchannel8789
    @yasmincookingchannel8789 3 года назад +1

    MashaAllaah says 😋😋😋😋😋😋

  • @Kweensunami
    @Kweensunami 2 года назад +1

    Xaaji naga dhaaf abaa wah

  • @aamina9785
    @aamina9785 3 года назад +1

    Fadumo wan isku dayey lkn adeeg ayey iga noqotay maxa adeg ka dhigay talaw iiso jawb plz

  • @fardawzamohamoud7100
    @fardawzamohamoud7100 Год назад

    Mash allah Horey u Soco 🥰❤️

  • @fatumasharif6050
    @fatumasharif6050 2 года назад +2

    Waad qalbi wanagsantahay wlh

  • @bishaaroali3164
    @bishaaroali3164 Год назад +1

    Masha allah Masha allah 🙏

  • @hanimohamed1711
    @hanimohamed1711 3 года назад +1

    Asc m.a maama allaah ha kuu siyaadiyo cilmigaaga waa tahy m

  • @hayatia3441
    @hayatia3441 2 года назад +1

    Mashallah beautiful

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 2 года назад +1

    Kkkkk mashallahaa lik kusoo gal Iga dhe kkkk

  • @familymedia1918
    @familymedia1918 3 года назад

    Mashallha houmar wacan will

  • @shukriali9890
    @shukriali9890 3 года назад

    Masha allah walshey qurux macan isha anka qancay

  • @user-ft8kq5qd4h
    @user-ft8kq5qd4h Год назад +1

    Apayo wllhi waxpada kaa partey ale haku karameye

  • @shukriadam2740
    @shukriadam2740 3 года назад

    Masha Allaah.Fatima has 👍👍👍👍❤️❤️❤️🌹🌹

  • @nasriinjamaal1541
    @nasriinjamaal1541 8 месяцев назад

    Masha Allah tabarakallh mahdsanid qali

  • @osmansocdal9022
    @osmansocdal9022 Год назад

    waw wuu fiican yahay🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘😘

  • @hafsamohamed9370
    @hafsamohamed9370 3 года назад +1

    MashaAllah mamadan waa ka helaa

  • @farxiya267
    @farxiya267 2 года назад +2

    ❤️❤️❤️❤️

    • @farxiya267
      @farxiya267 2 года назад

      Rooti kaa fiirsaday hada sameestay, shukran

  • @Ishwaaq123
    @Ishwaaq123 2 года назад +2

    Bano olyo waa maxay walal, ma roodhida uga jeedaa?

    • @FadumoHas
      @FadumoHas  2 года назад +1

      haa rootdhida nuuca jilicsan

  • @user-jn7zk9pr7p
    @user-jn7zk9pr7p 11 месяцев назад +1

    Abayo uukun la An mala same kara please iso jawab❤

  • @anabmaow6108
    @anabmaow6108 3 года назад +1

    Mansha allah fadumo has wan much jeclahy

    • @FadumoHas
      @FadumoHas  3 года назад

      💕💙💞💕💙💙👈😍

  • @miskiwaberi5610
    @miskiwaberi5610 2 года назад +1

    Asc walaashey waxan raba in aan siiyo caruuramarka meeqo xabo kiiladi wayo waxan nahay family badan

  • @riyaanismacilxasan2697
    @riyaanismacilxasan2697 Год назад +1

    samidey fadumo macato mashalaah

  • @sabiriindagan7005
    @sabiriindagan7005 2 года назад +1

    Masha Allah wll cawa kugu so biiray bacda saliid ma marisay apayo adigo raali iso jwb

    • @FadumoHas
      @FadumoHas  2 года назад

      maya saliid mamarin bacda

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 4 месяца назад +1

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 4 месяца назад

    Mash allah abayo horay usoco ❤❤❤

  • @shinemahamed5467
    @shinemahamed5467 3 года назад +2

    Mashaallah

  • @SalmahassanIbrahim
    @SalmahassanIbrahim 2 месяца назад

    Fadima wad mahad santhy wallo❤

  • @prettysomali8578
    @prettysomali8578 3 года назад

    Masha allah wll faduma wa rooti macaan

  • @qweenherself6239
    @qweenherself6239 Год назад +1

    MashAllah ❤

  • @HoygaCuntadaRuru
    @HoygaCuntadaRuru 2 года назад +1

    Hadlkabo iga gadaan 😍

  • @sumayoabdullahi2116
    @sumayoabdullahi2116 3 года назад +1

    Waaw masha Allah

  • @HoodoDalqo-of9dp
    @HoodoDalqo-of9dp Год назад +1

    Mansh allah

  • @iqroabuukar6742
    @iqroabuukar6742 2 года назад +1

    Ma Allah abayo

  • @najaxsiciid4400
    @najaxsiciid4400 2 года назад +1

    Wll maxan kudara markan samenayo

  • @aaziyaedebzan1118
    @aaziyaedebzan1118 Год назад +2

    Wll reer xamar un kuma dawdae lahajada badala dee ku fahamin 😡😡😡

  • @KhadijaXassan
    @KhadijaXassan 5 дней назад

    Masha Allah😂😂

  • @abdullion
    @abdullion 3 года назад

    Masha Alaah Sistet Isha Ilaahey Haka koriyo

  • @halimashurie6033
    @halimashurie6033 2 месяца назад

    How many minutes pls

  • @aminaothowa5142
    @aminaothowa5142 3 года назад

    Masha Allah keep going