Cadar Axmed Kaahin imisa shaqo ayay qabatay intii ay Maraykan timid

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Cadar Axmed imisa shaqo ayay qabatay intii ay Maraykan timid

Комментарии • 306

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Год назад +65

    Another heart warming video, masha Allah she has a good akhlaaq and loyal heart , yes I am grateful to see such this woman, and i can't hesitate to say Herari i you are telling us what we don't know about her ... Hereri media you deserve one million subscribers... ❤

  • @salahbulle904
    @salahbulle904 Год назад +16

    First of all, Hereri is doing good work in documenting the Somalis history in the diaspora and everywhere in the world. More so for these two latest ones of talking to Ahmed Ali Egaal ( Cigaal) and Adhar ( Cathar) Ahmed, who are the few living Somali singers and sages ( Fanaans and Abwaan) who are also living true to their believes and aspirations of great Somalis and Somalia. Secondly I as was listening to Adhar's ( Cathar) concerns that those living in Minnesota, U. S. A may not go back to Somalia like the Arabs who were living in the buildings the Somalis are currently occupying who may have gotten completely integrated it will not be the same for the Somalis. My belief is that the Somalis will be Americans and will maintain their contact in Somalia just like the way we Kenyans are doing so now. Thank you all in general and Hereri, Cigaal and Cathar in specific. Greetings coming from Garissa, Kenya.

    • @salahbulle904
      @salahbulle904 Год назад

      ​@R F The fact that you settled in Central American country due to its likeness to your beloved country Somalia reinforces your stubbornness, which is actually the same for most Somalis and difficulties in total integration for Somalis. When the dust settle and the situation changes in Somalia which will insha Allah be in the near future you may find yourself there. The point is about 10% of Somalis may completely get integrated while 90% may not which the reverse for other communities. Thank you.

  • @Salinakhader143
    @Salinakhader143 Год назад +7

    Alle cawke ha u Naxariisto
    Aaminta raaciya wllyl

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 Год назад +16

    Masha Allah, 😂😂😂 wllhi qosol bey iga dhammeysey. Waa hooyo funny ah quruxna u dhalatey. Ilaahow ku xafid adiga iyo ubadkaaga

  • @AbdullaahiMohamed-nl3ec
    @AbdullaahiMohamed-nl3ec Год назад +18

    Nabiga ku sali Scw scw ❤️❤️❤️❤️

  • @Adm9464
    @Adm9464 Год назад +7

    MaashaAllah Cadar. May Allah give u the best of health , happiness and high Islamic spirit. Very nice experience and a model to our people

  • @AwilAbdirahman
    @AwilAbdirahman Год назад +1

    MaashaAllah Cadar.Ahmed Kaahin May Allah give u the best of health , happiness and high Islamic spirit. Very nice experience and a model to our people

  • @abdidhuux5350
    @abdidhuux5350 Год назад +29

    Adar Ahmed Kahin waa qof mar walba faraxsan oo dadkeed iyo dalkeedaba aad u jecel. She is very funny 😆

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي Год назад +10

    Maashaa alaah abaayo cadar waa bulsho waa qof ku soo kortay soomaali baad tahay oo indhaheeda ku soo aragtay soomaali is jecel oo wada halgamaa ah wadani dhididkooda ku nool waxaa laga rabaa sidaas oo kale madaxweyne yaasha jooga iney taariikhda wax wanaagsan ku qoraan inshaa alaah

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Год назад +8

    Maamo cadar waxay dhashay cabdilahi xasan ganay abwaan ka da’da yar sidoo kale waa xaas kii cabqariga abwaanka ah ee xasan ganay , cimriga iyo caafimaad kaba Allah ha barakeeye

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 Год назад +5

    Masha alah cadar kaahin anigoon aqoon ulahayn xata wajigeedi garanayn inay fananad ahaan jirtay xata ma ogayn waxaan dhagystay bari alle ha unaxariistee cawke waraystay wlahi talefankanka watay buu iigu jiri jiray waan ku cel ceshan jiray wanku faraxsanahy maamo inaan ku arko cimrigaa ha raago

  • @karti-soor
    @karti-soor Год назад +10

    Salaan Sharaf Abdisalan Hereri Media. Very well done Adar Kaahiin. We are so proud of our Ex Wabeeri legends singers and artists.

  • @yahya-wadani
    @yahya-wadani Год назад +45

    Cadar Kaahin *( inkastoo aynu garab iyo gashaan ahaynoo waayo godolnay caashaqa, hadii an garaadkay wacadkii ku gees maray, geenyadaan jaraystiyo ila gaabi faraskii wanaag garashadaydee, aynu guri yagleele gormaan ka dhiganaa) heestaan ugu jecelahay, cadareey cafimaad ku waar aduunka meshaad joogtaba, amiin inshallah ♥

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Год назад +4

      Imikana gafkaygii
      Inanyohow adigoon
      Iga goyn waxaan galay
      Aynu guri yagleelee
      Goorma goormaan ka dhiganaa

    • @yahya-wadani
      @yahya-wadani Год назад

      @@jamaadnuura10 alaylehe jamaad nuura waad iga saxday 👍

    • @laylaalin7530
      @laylaalin7530 Год назад +1

      ❤Thank, anba aad ban u jeclaa heestaa

    • @yusufabdi9759
      @yusufabdi9759 Год назад

      Hareri, thank you for your program, next time Hibo Nura will host us.

  • @sahraabshir1396
    @sahraabshir1396 Год назад +7

    🎉❤walaasheey marsaxibadey Ader Ahmed Kaahin🎉waa cabqariyad waa maskaxdii oo qof ah Soomaali dhab ah and also Bay natural funny🎉guul iyo gobanimo🎉

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Год назад +5

    Mnsha allah waa qof aaday u qabiil fiican,hooyo somaaliyeed oo sharaf leh,wacyigelin badan ilaahay ha xifdiyo iyada iyo familkeedaba

  • @mahamoudkahin8408
    @mahamoudkahin8408 Год назад +2

    MACHA ALLAH , HOOYO
    CADAR AHMED KAHIN . ALLAH KU BARAKEEYO HUNO ,
    SIFIICAB AYA U SHARAXDAY

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Год назад +13

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri & Fanaanad Cadar Ahmed Kaahin.

  • @zeinabumu.hamza.1233
    @zeinabumu.hamza.1233 Год назад +6

    Wallahi wa runteed marka aah wayso qofku yaaqaano oo heblo ku dhah❤

  • @Aasiyayr277
    @Aasiyayr277 Год назад +6

    Masha Allah Allah cimriga hakuu dheereeyo Cadery Cibaado io khayr baad ku danbysy Rabbi danbigaga hadhaafo❤

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 Год назад +4

    Maamo cadar iyo maamo hibo iyo maamo faynuus waan idin jeclahay ilaahoow cimriga idiin barkee 🤲🤲🤲❤️❤️🫶🏻🫶🏻🫶🏻♥️♥️

  • @harsah863
    @harsah863 Год назад +6

    Kkkk mansha Allah maama cadar cimrigaaga Alle haraajiyo waa Hooyo qaali ku ah umada somaliyed waa qof qalbi wanaagsan shactiro badan jecel inay ka qosliso dadkeeda, qalbigaan kataageersanahay noolow maama cadar

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 Год назад +2

    Maansha allaah maamo cadar axmed kahin, alle cimrga iyo caqligaba ha kuu siyaadiyo

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 Год назад +5

    Cadar kaahin ree hargeyso waaye Masha allah hoboladi waaberi kuwii ugu miisanka cusla ayey ka mid eheed she is Amazing woman Also Abdisalan hereri Legend waaye

    • @sarasiman5916
      @sarasiman5916 Год назад +1

      She is reer Dhagaxbuur but some of her kids are from hargeysa

    • @Crisaq143
      @Crisaq143 Год назад

      Xasan Ganey ayay Udhaxdey Ee maah Rer Hrgeisa

    • @farahshire7073
      @farahshire7073 Год назад

      ​@@sarasiman5916maa reer isaaq baa gabadha

    • @azizderia7314
      @azizderia7314 8 месяцев назад

      ​@@sarasiman5916Waa hoodo reer Isaaqa waliba reer Cali laakiin Arab ayaa dhalay, Xasan Ganayna waa qabay waana reer Hargaysa iyo Kilirka labadaba. Anigu Hargaysaa ku garanayaa.

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 Год назад +5

    Cadar Ahmed Kaahin ❤❤MaanshaAllah
    Aynu gurii ya'gle'lnee goor maan ka dhiganaa ❤❤ heestaa baan ku xasuustaa

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn Год назад +6

    Daqiiqadaha waa nagu yareysey Abdisalaamoow.❤😢❤

  • @sahrayusuf837
    @sahrayusuf837 Год назад +1

    Manshallah cadar Ahmed waan jeclahay program keed
    Alle ha noo xifdiyo waa qof qaali ah❤❤❤

  • @khaliifhusseinmohamud9776
    @khaliifhusseinmohamud9776 Год назад +4

    thanks a lot she is good mother don't drag it back to the old place

  • @deeqahmed3546
    @deeqahmed3546 Год назад +3

    mansha allah ilaahay haku xiftiyo Eedo cader.❤❤❤

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 Год назад +4

    Mashalah cadar axmed kaahin allaha kuxafidi.intina an gsranayn adar waxay hooyo utahay abwaan abdullahi xasan ganay.waxayna udhashay abwaanki wayna xasan ganay.cadar waxan kuxasuusta heesti ay qaadijirtay ee dhihijirtay.inkastoynu garab iyo gaashan lahayno aynu gogolnay caashaqa.cadar waa legend

  • @mohamedarts8485
    @mohamedarts8485 Год назад +2

    Mansha Allah mamo cadar... ilahay cimriga iyo cafimadkaba ha ku siyadiyo.. mantan ogaday inad abwan cabdilahi xasan ganay hoyadii tahay.

    • @vidasi7735
      @vidasi7735 Год назад

      Haa cabdilahi wey dhashay oo waa abwaan da’yar sidoo kale xasan ganay oo abwaanada waaweyn ee soomaalida kamid ahna wuxuu ahaa odeygeeda oo caruur badan ayay u dhashay
      mansha allah

  • @Ynyaaa0841
    @Ynyaaa0841 Год назад +4

    Cimri dheer adeero 🥰🤣hadalkiisa markuu hadlaayo haaye haaye waaye , markuu dhahaayo wnka daba dhahaa

  • @abdiwahabbidixo5132
    @abdiwahabbidixo5132 Год назад +5

    Cadar waa hooyo Magac wanaagsan ku dhex leh somalida dhexdeeda

  • @mucaaddkhadar474
    @mucaaddkhadar474 Год назад +7

    Wacanaa labo qof oo is yaqaana oo is waraysanaya jiibta iyo jaanta ayaa layasla helay 😂😂😂😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @HRU20
    @HRU20 Год назад +2

    EDO CADAR AXMED KAAHIN ALLE HAKU XAFIDO , SHASIYAD QAALIYA OO QIIMO BADAN.

  • @engahmedhajifarascade5046
    @engahmedhajifarascade5046 10 месяцев назад

    Mansha allah hooyo allha ku xiffido qosol kaad igga dhamaysay...hareri wn ku slmay adinah wll

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 Год назад +2

    Mashaa alllah maamo cadar kaahin waa soomali nimadii oo qof ah❤

  • @nagaadahmed
    @nagaadahmed Год назад +2

    mnsha allah fanaanad qiimo badan😘

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 Год назад +7

    Very funy
    Waa dadkii hore ee asalka ahaa ee soomaalinimada iyo dhiigu ka buuxay

  • @safiyohassen3102
    @safiyohassen3102 Год назад +2

    Wlhi waa runtet qabyaalad waa wax aad u xun Illahey Dalka Dadka iyo Diinta ha hagaajiyo ❤❤❤❤❤

  • @_faatax
    @_faatax Год назад +6

    Jimcihii ilaa maanta waxaa kusoo biiray halkan 5k waa dedaal fiican herari wuxuu u qalmaa 1m
    Insha allah

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +2

    Masha,allah Waa qof aad u fiican❤

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Год назад +3

    Masha Allah she so kind ❤and funny 😂

  • @essaismail5361
    @essaismail5361 Год назад +2

    Mansha alah mama cadar ilaaahay cimriga iyo caafimadkaba haku siyaadiyo

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 Год назад

    Abdisalan hereri I am a big fan of yours thanks aad ayaad ugu mahadsantahay sida aad barnaamijyada noogu soo gudbisid

  • @khaldirhassan4581
    @khaldirhassan4581 Год назад +5

    Maansha alah muma cadar so funny say walahi ayaa grandfather noqon doona

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Год назад +2

    Mnsha allah fanaanad Qiimo badan.

  • @abdirahmancaalam
    @abdirahmancaalam Год назад +1

    hooyo khadra allah ha barakeeyo maasha allah

  • @nikiyoussef55
    @nikiyoussef55 Год назад +1

    mashallah habaryar iyo eedo qurux badan

  • @Hasanto42615
    @Hasanto42615 Год назад +5

    Abdisalaan wn ku salama subax wangasan from Munich Germany

  • @maidahussein4068
    @maidahussein4068 Год назад +1

    Cabdislanow Waa mahadsantahay sidaa mar walba noogu soo gudbiso barnamijyo fiican iyo dad xiiso leh

  • @salmalove8326
    @salmalove8326 Год назад +1

    Eedo masha allah alle cimriga haku barakeeyo eedo qali ❤❤🩸🩸🩸💉💉💉

  • @Siciidjamaal-k6b
    @Siciidjamaal-k6b Год назад +4

    Mama ilaahy haku xiftiyo maadaama aad fankii iskaga tagtay iinoolow❤❤❤❤

  • @alisaladahmedomar4459
    @alisaladahmedomar4459 Год назад +3

    Nasab kaamila dadkii hore cajiib 🇸🇴🇸🇴✅✅💯💯

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Год назад +1

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ 🙏

  • @hamsehassan-we5wy
    @hamsehassan-we5wy Год назад +3

    Herari waad kacsantahay baryahan keep going

  • @a.rahmanmohamed2922
    @a.rahmanmohamed2922 Год назад +2

    Cadar kaahin shaqsi Aad u qalbi fican Alle haku dhowro o farxadada hakuu ziyaadiyo

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Год назад +3

    Masha allah maamo and legend hereri

  • @IsmahanMohamedMohamuud
    @IsmahanMohamedMohamuud Год назад +2

    hooyadaan waa hooyo ahludiin ah hooyo Allah kuu danbi dhaafo cimridheer cibaado suuban iyo caafimaad taam ah Allah ku siiyo fanka faaiido malahan qofkii asagoo heesayo dhibto ilaa inta heestiisaas la dhagaysanaayo danbi baa usocdo dadow iskailaaliya abidkiin

  • @khalifhassanmohelmi1598
    @khalifhassanmohelmi1598 Год назад +2

    Maashaa Allaah. Maamo Cadar Ahmed Kaahin Rabbi ha barakeeyo.

  • @mariamuthaqifah6708
    @mariamuthaqifah6708 Год назад +4

    She's So Cute N Funny❤❤😂

  • @aminaqurux7702
    @aminaqurux7702 Год назад +4

    Mansh Allah beautiful ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 6 месяцев назад

    Somalida dib bey ka xumatay waqti fican bad somarten masha allah taariiq fiican baad sojogten cid wacyigalin sameysa majogan iminka edo

  • @naimahaybe7959
    @naimahaybe7959 6 месяцев назад

    Maansha alaah c/saalaan hereri wariye loo bogay baad tahay edo cadar Maansha alaah

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Год назад +3

    😂😂 Say wallahi awoow noqday very funny 🤣🤣🤣🤣 meesha somalinimo masii jiri doonto

  • @Innamadar
    @Innamadar Год назад +1

    Mashaa allah hoyoo cadar ahmed kaahin❤❤❤ riwaayadihi aabo daawan jiray ayaan kugu bartay. Nolow qaaali❤

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 Год назад +5

    Waar Soomaaliyeey hala gaadhsiiyo Heriri hal milyan intaanuu sannadakan 2023 dhamaan. Runtii waa weriye xirfad HEERSARE ah leh, tacab badana geliya shaqadiisa. Uma malaynaayo in la helaayo weriye la mid ah xilligan xaadirka ah

  • @dayahjaama8589
    @dayahjaama8589 Год назад +2

    Hooyo ey muslima ma noo iibinaysaa 😂😂😂
    Wlhi mamadaan cajiib ayee soo martay cimriga allaha kuu barakeeyo mamo❤

  • @MubaarakKanadi-vf3mj
    @MubaarakKanadi-vf3mj Год назад +2

    Maasha alaah maanta waxaan noqday qofkii ugu horeeyay ee barnaamijka @hereri media iyo fanaanad hore maamo cadar axmed kaahin oo ka mid ahayd fanaanintii hoboladii waaberi sidoo kale ahna xaaskii Abwaankeenii waynaa ilaahayba Wayne abwaan Xasan Ganey, waraysigan oo ka mid ah taxanaha uu wariyaheena ruug cadaaga ahi cabdi salaan hereri inala wadaago ilaahay ha xafido hereri iyo maamo cadarba

    • @Degmodeqa
      @Degmodeqa Год назад

      Suaal aankuwaydiiyee Cabdilahi Xasan Ganay ma Cadarbaa dhashay markaa? waayo adaan hada kaamaqlayaa inay xaaskisii ahayd abwaan Ganay thanks.

    • @MubaarakKanadi-vf3mj
      @MubaarakKanadi-vf3mj Год назад +1

      @@Degmodeqa haa wllo waa xaaskii abwaan Xasan Ganey sidoo kale Abwaanka da,da Yar ee Cabdilaahi Xasan Ganeyna cadarba dhashay.dhal fanaan weeye Cabdilaahi Xasan ganey

    • @Degmodeqa
      @Degmodeqa Год назад +1

      @@MubaarakKanadi-vf3mj haa mahadsanid brother midba gaar ayaan u aqaanay dadkan walahi inay isdhaleen mamoodayn thank you for your explaining.

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 Год назад +6

    Maashallh maamo❤

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Год назад +3

    Wallee lafihii hore baatahy habo alle cimriga hakuu dheereeyo ❤❤ waxaan kuugu bartey ruwaayadii qabyo 😂

  • @sahraadanali-ne8pb
    @sahraadanali-ne8pb Год назад +1

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤illahey ha idiiin xafido❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 Год назад

    Qurbaha wax badanaa ku aragney wax badana waan ku baraney wadankeeni rabiyoow noo nabadeey welwelka qurbaha yasla rabiyoow naga samatar bici

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 Год назад +4

    Cabdisalaanow hadii aad I maqlayso waxaan kaa codsan lahaa In fanaaniinta aad waraysato aad wax ka waydiisid abwaaniintoodii heesaha udhiibi jiray iyagoo tarikhdoda iyo shakhsiyadoda ka shekeynaya.
    Inta igu raacsan Like.👍😊

  • @KayseDh
    @KayseDh 8 месяцев назад

    Waan salaamayaa cadisald iyo cadar axmed

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 6 месяцев назад

    Masha allah wasalamantihiin edo cadar iyo ader cabdisalañ

  • @Has-o9d
    @Has-o9d Год назад +6

    Living legends waxaan xasuusta flight 13 film ki Cadar Axmed kaahin funny Mahadsanid wariye waayo arag ah Abdisalan Herari

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Год назад +2

    Mashaa Allah hooyo sharafbadan waxay ka joogtaa dadkii hore

  • @Xamuudichannel
    @Xamuudichannel Год назад +3

    Mashlh alle cimri dherer iyo caafimad ha siiyo cadar
    Next : hibo nuura hareri yow
    Teeda kle abdislanow dadkanad waraysanyno waa dad xiso lo qabo oo la wayey maaha siyaasiyinti afka qadhmuuna time sii ay ku hadlaan saan wax uga faa iidno waa dad wadaniyad faro badan ka buuxdo nagada nagada waraysigaagan dhadhamiskaa😅

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 Год назад +1

    Masha allah waa wareysi wanaagsan maamada wey kaftan badan tahay ilaahey ha amaansado

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Год назад +1

    Mnsha allah wariye c/salaan hareri

  • @alikaahiye4168
    @alikaahiye4168 Год назад +1

    Mashaa allah cadar ahmed,

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 Год назад

    Cadar, weli ma jecla in waddankii lagu noqdo. Aad baan u salaamayaa Cadar iyo Cabdisalaan Hereri.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Год назад +2

    Haaye haaye i like it

  • @ducaaleali3762
    @ducaaleali3762 Год назад +2

    Mansha allah cadar kaahin waa qof cajiib

  • @NimoDaad
    @NimoDaad 5 месяцев назад

    Cadar axmed kaahin waa dadkaan aadka ujecelahay ilaahay caafimàdka hakuu daayo adiga iyo hobolada waaberi inta kanool intii dhimatayna ilaahay haw naxariisto

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 9 месяцев назад

    Fanadii waynad somalli jeclayeen beri ayay ahad waji fiican

  • @sadiahassan798
    @sadiahassan798 Год назад

    Walaal cadareey waan ku salaamay waxaan la yaabay sidaad uga shedkeeysay waxii aan soo marnay markaan wadanka nimid waxaan kale oo aad u jaclaadey sida aad u nicabtahay qabyaalada waxaa tahay somaliya dandified ah aad ayaan kuu jaclahay abaayo❤

  • @cabdihurre8034
    @cabdihurre8034 Год назад +2

    Cadar axmed kaahin ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha kuu dheereeyo c.salaan waqtiga waraysiga waad nagu yaraysay

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka Год назад +1

    Cadar Axmed Kaahin dhoor jeer oo la wareeystey oon Dhageeystey wallaahi aad beey iiga qoslisay waa very funny

  • @ahmedmumin3061
    @ahmedmumin3061 Год назад +1

    Mama cadar wa mama hesa ahayd qaaali ah
    Masha allah

  • @hannnahdek
    @hannnahdek 6 месяцев назад

    I loved this beautiful woman. Masha Allah she is so funny.

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka Год назад +2

    Waa cabdullaahi hooyadii kulahaa oo in iyada cabdullaahi ka caansantahay miyaaney ogeyn mise waa say walllaahi group

  • @abdirashidabdo1798
    @abdirashidabdo1798 Год назад

    mansha allah mama cadar Ahmed kahin inbadan noolow mama

  • @abdiaziizabdullahi3941
    @abdiaziizabdullahi3941 Год назад +2

    Maansha allah ❣️

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 Год назад

    Maama Cadar Axmed Maama Qaaliya oo kulansatay Hibo fanaanad iyo Jilaa una dhaxday Abwaanka wayn Xasan Ganey wiilkeeduna Yahay Abwaan Claahi Xasan ganey Cimrigaaga maamo alla hadheereeyo From Hargeisa

  • @KhadarXiis-t9b
    @KhadarXiis-t9b Год назад

    Cedar axmad waaa dadkii qiimaha lahaaa somalidii dunta ahayd weeye ilaaahay Haku dhawro dadkii imika qabyaalad ayaa baabiisay ilaahay haynaga qabtee

  • @dr.bilaniitaahmed6306
    @dr.bilaniitaahmed6306 Год назад +1

    Cadar waan jeclahay habo noolow❤❤❤

  • @khaalidkhadar7068
    @khaalidkhadar7068 Год назад +3

    Waala arki kuwa saywllahi ay awoowo unoqdaan😂😂

  • @abdirashidabdi
    @abdirashidabdi Год назад

    Ma shaa Allah

  • @abdifatahmohamed5208
    @abdifatahmohamed5208 Год назад

    Cadar inay aqoontu ka muuqato xasusteedu wa dhag dhag mansha allah.
    Waliba sangub ban u malayanayaa mise nakruuma cadar suugaanta degdeg u xafidi jirtay.