JL oo baarlamaanka cusub dhaarisay, warka Beesha Caalamka & Dagaalka 2da dhinac oo sii kordhaya

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 ноя 2024
  • JL oo baarlamaanka cusub dhaarisay, warka Beesha Caalamka kayimi & Dagaalka 2da dhinac oo sii kordhaya
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Комментарии • 81

  • @abdi258sh
    @abdi258sh 8 часов назад +6

    Walahi aniga waxaan ahay nin reer Wajeer ee dalalka Kenya warbaahinta soomaalida waa ii siman yihiin lkn Waa kala macquul siin yihiin Geylan media waa warbaahinta ugu wanaagsan danka xaqiiqda iyo xooggta

    • @Yedo25254
      @Yedo25254 4 часа назад

      Be careful Geylan media waa idaacad ay leedahay ururka argagixisada al shabaab

  • @osmancadeyusuf951
    @osmancadeyusuf951 11 часов назад +6

    Mashaa allah

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 11 часов назад +7

    geesi geesi dhalay sayid axmed islaam guulaayso halyeey daarood

  • @honabdidhubad3059
    @honabdidhubad3059 10 часов назад +6

    Ahmed madobe naga Cilmi badan 100%

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 11 часов назад +5

    WAA GUUL

  • @Zuubet-cf2mu
    @Zuubet-cf2mu 10 часов назад +2

    Insha Alh baraawe

  • @warsamemayele
    @warsamemayele 9 часов назад +2

    Guul iyo gobanimo jubaland

  • @AliJiirow
    @AliJiirow 11 часов назад +5

    Good job gaylan media

  • @AbdiaziizMohamed-n6q
    @AbdiaziizMohamed-n6q 9 часов назад +2

    Ahmed wixiisa wuu kala tuurtay

  • @user-vg9kt7up4s
    @user-vg9kt7up4s 11 часов назад +9

    Axmed Madoobe BARAVO ❤

  • @MedaminOmarion
    @MedaminOmarion 10 часов назад +2

    Axmed madobe madaxweynaha jogtada ah hambalyo

  • @omarosman619
    @omarosman619 6 часов назад

    Geylan media waa kan ugu wanaagsan dhammaan mediaha Soomaalida.Waxaa oo geylan media haystaa weriyaha ugu wanaagsan (Abdulkadir Geylan).

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman 11 часов назад +2

    Ahmed ayaa guuleysan doona xasan iyo xamzena way fashilan yihiin

  • @MohamedAli-rd7rn
    @MohamedAli-rd7rn 11 часов назад +3

    🦁 🦁 lions 🦁

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 11 часов назад +2

    Madexweyne Ahmed Mahamed Islaam maanta waxaa weeyi Bad qabka somalia 🇸🇴 tan Maamulka JL haddaba Shacabka JL waa in ay Kala Doortaan!!!!
    1. Xisbiga Nabada & Hor JL ee Mw Ahmed Islaaam
    2. Xisbiga Burburka & La dagaalanka JL ee Xasan & Xamze
    Haddaba dookha doorasho waxaaa iska leh Shacabka JL
    Iyo Golaha Parlamanka JL waa inaad maanta Axmed madoobe soo saartaan Insha Allah Mahadsanidiiin

    • @MohammadMohamed-qt4ip
      @MohammadMohamed-qt4ip 5 часов назад

      Waa tabti dani sameeyey wayna dooranyaa axmed madoobe iyagoo xasan ku xumeenya kkkkkk

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 10 часов назад

    Allaahu akbar

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 11 часов назад +2

    Well done ahmad madoowe

  • @haredmedia1494
    @haredmedia1494 8 часов назад

    Axmed Geeda Naar waa qofka kaliya Soomaaliya jooga ee go'aankiisa ka dhabayn karo

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc 12 часов назад +3

    Asc gaylan waa guul wayn ay gaadhay jubaland .
    Ahmed madoobe waa ka guulaystay kooxda villa soomaaliya afduubka ku haysata

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 6 часов назад

    Gaylan wa khainu wadan ka so horjeda Dowlada dhexe o Somaliya yelato wana khainu wadan guul Dowlada dhexe e Somaliya e Dan Qaran

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 8 часов назад

    Dowlad Muqdisho kama jirto kkkkkkkl Gurguurte loo Joojin Maayo kkk

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 8 часов назад

    Axmed madobe in xabad looga saaro ma ogiye kismayo kama tagayo

  • @hudaabdihuseen88
    @hudaabdihuseen88 10 часов назад

    Guul jubaland

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 11 часов назад +1

    Dawladda xasan iyo xamze iyadaaba xaaraan ah.
    Loo joojinmaayo.
    Iyagaa laga bartay.

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 4 часа назад

    Ahmed madoobe libaaax caanoshub fahmay

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 11 часов назад

    😪.😪😪😪 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

    • @mfarah9231
      @mfarah9231 Час назад

      meeel waliba maka tuugsanee isku xishoo

  • @JawahirAdamdirir
    @JawahirAdamdirir Час назад

    😂😂😂😂😂 shalay iyo manta isku ekaa

  • @deeqyare2897
    @deeqyare2897 10 часов назад

    Adoo nin weyn ayaa waxaas nala soo horfadhiisanee

  • @maxamedcabdi-gx6jb
    @maxamedcabdi-gx6jb 11 часов назад

    guulbaanurajaynayaajubalaa

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 11 часов назад

    Axmed-Gumac-bes-ayuu-fahmaa-baryo-malahan!

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 10 часов назад

      Gumacna waxba loogama qaado ku dar😂

  • @abdirizaq6408
    @abdirizaq6408 2 часа назад

    Gudumeye waa in madaxweyne dortaa

  • @abdifatahhusseinali7486
    @abdifatahhusseinali7486 7 часов назад

    goormaaa lasooo xukay xildhibaanada ladhaariye

  • @mahamudnur1582
    @mahamudnur1582 10 часов назад

    Madaxweyne Ahmed-Nur😂

  • @amiinmacalin
    @amiinmacalin 10 часов назад +1

    Kkkkkkkkkk

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 11 часов назад

    Kkk Ina adeerkeey awal 3 ii keen 1 baan kala bixi bay ahayd eegase waa ka sii daray oo 1 buu keensadey. Runtii ma aha wax la aqbali inkastoo doorashada Somalia ay tahay musuq hadana tan Kismaayo ma ahan wax horey loo arkey.

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 11 часов назад

      Markii 3aad uu is doortay Odeyga Dhabaab buu ku faana

    • @Xudeyfa
      @Xudeyfa 11 часов назад +1

      @rafiq5722 Wax badala ma hayno dee

    • @thatsrighttv170
      @thatsrighttv170 11 часов назад

      Ma isagana keentay my se beel walba suldaanka ama ugaas kaa keentay?

    • @Xudeyfa
      @Xudeyfa 11 часов назад

      @thatsrighttv170 Waxaba isaga ayaa wada keeney markaad eeg mudada kooban ee lagu keeney

  • @AdenAli-b8j
    @AdenAli-b8j 11 часов назад

    Jupaland haguleysato axmad islaan hagulasto

  • @NawaalCabdi-k7b
    @NawaalCabdi-k7b 10 часов назад

    PARAVO AXMED

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 10 часов назад

    Xaguu kasoo uruursadey

    • @thatsrighttv170
      @thatsrighttv170 10 часов назад

      Saladinta beelahaa soo doortey kadibna magacyada usoo gudbiyey gudiga doorashada.

  • @foowsidirir
    @foowsidirir 5 часов назад

    tii waqooyi ka dhacdayba lagama hadlin talow maxaa lagu arkay tan jubaland

  • @XaliimoMuuse-n8r
    @XaliimoMuuse-n8r 9 часов назад

    Xasan dhiiqo waa damiin siyaasadeed waxa uu ka shaqeynayey wataas somaali ku kala tagtay loo joonjimayo aan aragno mesha ay ku danbeysoh

  • @mmaxamed7154
    @mmaxamed7154 12 часов назад +2

    Kismaayo waa Magaalo wada xaaraan ah

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 11 часов назад +1

      Muqdisho ayaa magaalo wada xaaraan ah oo dad masaakiin ah oo Soomaaliyeed guryahooda lagu wada hor haystaa!

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 9 часов назад

    ❤❤❤❤❤👏👏👏✅️💯😍✅️

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 11 часов назад

    WAXAA LAYIRI TALO XUMADU TUURBAY. KUU YEESHAA

  • @daahirashkir6573
    @daahirashkir6573 12 часов назад +2

    JL vvv 😂

  • @Junanilll
    @Junanilll 8 часов назад

    Waxan huba oo an qof kale weydiineynin madaxweyne kasta oo Xasan Sheekh Maxamuud badali doona waxa kobad oo ogu horeeya oo uu sameyn doono waa in Axmed Madoobe kursiga katuura. Muxafid iyo mucaaradba way dhibsadeen Axmed Madoobe 😂😂😂😂

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 12 часов назад

    Wahadal diblumasiyaded hadalka C6+ wanaogolyihiin indorasho kadhacdo jubaland hakudadsanato xasan iyo xamse

  • @yasirmahamudabdi1786
    @yasirmahamudabdi1786 10 часов назад

    Dorashada jubland markay o aqonsan wayday dawlada somalia mxy ugu ogolan Tay dorashada Somaliland qabsato iyado isku shegta mid goni gosada 😅

  • @djmame
    @djmame 10 часов назад

    🎉🎉❤🎉❤😢❤😢❤

  • @AhmedAhmed-u8d6s
    @AhmedAhmed-u8d6s 12 часов назад +1

    Soda wan sugila ahay

  • @osmanahmed3512
    @osmanahmed3512 9 часов назад

    Tuugti aya is dagalaysa 2 di xaq daro ku heshisa xaq ayay ku colowan baraf aya i maraya kkkk

  • @s.s.sportstvlive6728
    @s.s.sportstvlive6728 12 часов назад

    Axmed madoobe waa kansar hadii aan somalia laga Qaban
    Dawladnimada dadlku meesheeda dhaafimayso .
    Taas iga qora

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 10 часов назад

    xamar ma dawlad ayaa kajirta,
    kooxda xasan sheekh waxay ku fashilantay markay qubuura faagatay bililiqaysatay dadkii ku aasnaa meeshaa

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 11 часов назад

    Intee qofbaa xasuusatey hadalkii ustaad fahad yaasiin? 😂😂😂😂

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 6 часов назад

    😂😂😂😂

  • @nurabdullahi2690
    @nurabdullahi2690 8 часов назад

    No more jubaland waa madobe land yanan dadka been loo sheegin meshan waa maqaxi uu m madobe iska leeyahay

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 11 часов назад

    Kkkkk

  • @burhaanseedali9770
    @burhaanseedali9770 12 часов назад

    Hambalyo

  • @Sulymaancismaan
    @Sulymaancismaan 12 часов назад +1

    Xasn tug

  • @Farhanmoumin-u6m
    @Farhanmoumin-u6m 12 часов назад

    Jubaland malaha mucaarid saxa oo odayga la tartama ama ka hor imaada qorshihiisa

  • @maandhisacademy6419
    @maandhisacademy6419 12 часов назад

    Isaaq doorashadiisa waa qabsadey, Majeerteen doorashadiisa waa qabsadey, marka maxaa Ogaadeenkana inuu tiisa qabsado u diidaya? miyey qabiiladdu kala sarreeyaan HSMdow?

  • @user-vg9kt7up4s
    @user-vg9kt7up4s 11 часов назад

    XASAN MUNAAFAQ ,XAMSE DHADHAAMOOW IYO ADAN MADOOBE XAAR WEEYNE SEE DAREEMOOYSIIN NACALAA IDINKU YAAL TUUGO TUUGO DHADHAY hhhhhh

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 12 часов назад

    Tantiikahoraysay jupaland dawladijirtay raalikamahayn Examse iyo xasan jalawaydiiyo xalaal iyo xaran midkayahayd? Anawaiixalaal adna wakaxaran masoconayso dorashadihore waxayahayd ayaytana ahaanaysa midnaogaada tageradumaanta haysto madobe shalaymahaysan habdhaqankiinana usababa ah anaga wanoxalaal farmajase wakaxaran xitamarexan watagersanyahay manta iyo cidkasto damiirleh okaxumaatay dhaqanka xasan shiq

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 11 часов назад

    😪.😪😪 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho