Tobanka Kalmadood.ee ay raggu jecelyihiin.inay haweenkooda kamaqlaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 авг 2019

Комментарии • 42

  • @xanaansiciid4099
    @xanaansiciid4099 5 лет назад +11

    Xbbti waa ku mahad santahy sidaa udhiiri galinaysid gabdhaha soomaaliyed jasakallaah kheyran..

  • @cadnanmohamed8812
    @cadnanmohamed8812 3 года назад +5

    ilhey ha ku galiyo janadiifardoso wlhi halaas gabar inta i dhahdo inaa indhaheyga bixi lahaa

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 2 года назад +2

      Intaas markad rabto in adiga lagu dhaho maad dhahdid adigu

  • @h.i.w5669
    @h.i.w5669 Год назад

    Mashaa Allaah
    yaa hela taas
    Cida Eebe wayne siiyay nimcad ayuu ku jiraa
    E waa inuu shugri mahad uga celiyo Allaah
    Gabadheey khayr Allaha ku siiyo siiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤
    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 Год назад

    Raga somaliyeed ma yaqanaan Rumantik .Allah qalbigooda Allah ha ku shubo in ay gutaan wajobka Alle saray oo ah in ey ixtiramaan xaaskooda ey ka dhigaan qaofka kowaad xaskooda.laakin nimanka somaliyeed waxey horumsriyaa in ey qadariyaan ey waqtigooda siyaan dadka kale .xaaskiisa waxey daremee cidlo .u sheeg nimanka in ey waqti la qataan xaaskooda .

  • @QISOOYINKANOLOSHA
    @QISOOYINKANOLOSHA 3 года назад +1

    Aad baan ula dhacay Aamina Ladan mahadsanid Xaashi Nuur

  • @CabdiWalixaji-ib8sz
    @CabdiWalixaji-ib8sz 8 месяцев назад

    Msha alah

  • @user-dk8yp6kx4n
    @user-dk8yp6kx4n 12 дней назад

    Nin beel

  • @maryammaxamed486
    @maryammaxamed486 4 года назад +1

    Maaashaa alllh xbti jasaaka allhu Khayr

  • @washingtonmohamedfarhanabd1024
    @washingtonmohamedfarhanabd1024 4 года назад +1

    wallahi gabadh tan iga dheh lacagna wan ku weynay dhiragalin markey wax kadonayan iyay ku amanii adiguna wat faxansantahay

  • @farhiyosocdaal7812
    @farhiyosocdaal7812 Год назад

    Jazakalahu qeyr xabibti

  • @user-dk8yp6kx4n
    @user-dk8yp6kx4n 12 дней назад

    Alla maxey dumarka ka waaleysaa

  • @hamdidiriya-945
    @hamdidiriya-945 Год назад

    Thank you so much abyo mcn❤

  • @fadlishikmohamebullhan1430
    @fadlishikmohamebullhan1430 3 года назад

    walaaley allaha kaa jazi siiyo waa akhlaaqdii dadka is qaba looga baahanyahay

  • @farxiyocedarus5269
    @farxiyocedarus5269 4 года назад

    Masha Allah xabiibti thnks

  • @alishow609
    @alishow609 4 года назад +2

    aamina keep going

  • @farahhussein9137
    @farahhussein9137 3 года назад +2

    Is this bright humanbeing free or have relationship. If Yes, is it a serious relationship. Subhaanalaah. You are real.

  • @xaawomaxmmed8998
    @xaawomaxmmed8998 3 года назад

    Mash Allah horo usoco

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 2 года назад +1

    Rag Soomaaliyeed miyaa laga hadlaay? Mise kuwn filimada laga daawado?

  • @hanimaxamedsharif5054
    @hanimaxamedsharif5054 3 года назад +2

    Wad mhdsnthy abyo sidad noo dhiiri galineysid

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 года назад

    Thanks sister

  • @maajidyare905
    @maajidyare905 2 года назад

    Maansha allaah

  • @alifaarahmahamod2371
    @alifaarahmahamod2371 5 лет назад +3

    Mahadsanid Aamina Ladan

  • @mahemedduufaan868
    @mahemedduufaan868 3 года назад

    Gagisad weye masha alah

  • @zuleikhamuhiadin2028
    @zuleikhamuhiadin2028 4 года назад +5

    10 gabdhaha ey jclyihiin noo soo gudbi instead aa rag soo jiita time noga qasari leheed😉

  • @amoowash1503
    @amoowash1503 Год назад

    Naag aha Hindiya ayey ka hadleesaa ama naag aha carabta

  • @amoowash1503
    @amoowash1503 Год назад

    Naag aha somali da Kama heeno

  • @nimaxmed8750
    @nimaxmed8750 Год назад

    quruxley hadalawanaagey mahadsanid

  • @cuudnuuu7345
    @cuudnuuu7345 3 года назад

    Naag wax jecel baa kahadlay saa tan waxba jelayn kawaran oo iska ag joogta see riwaayad u jilikarta

  • @yaasmiinmaxamed1309
    @yaasmiinmaxamed1309 3 года назад

    abaayo waat mahad santhy lkn hadalka adi matihid waa qofkale kula jiloyso

  • @ismaailalinuur9308
    @ismaailalinuur9308 4 года назад

    Ok

  • @abdibasid7161
    @abdibasid7161 5 лет назад +6

    Aamino ladan Aad Baad U Dadaaleysaa Inaad YuoTube Sameysatay lkn waxa la darema qalabka duubista ee aad is ticmasho in Uu aad uliito Waayo Shiine Culey iyo daahir calasow qalabka ey adeegsadaan iyo kuwan waà kaaf iyo kala dheeri waxa la darema in aadan aad udiyaar garoobin balse muuqaalada Aad Soo dhigto waa wax bulshada faaido uleh

  • @ahmedjama3311
    @ahmedjama3311 2 года назад

    Hablahan soomaaliyeed miyeey noolyihiin

  • @cabdulaahichi9802
    @cabdulaahichi9802 3 года назад

    Waad ku mahafsan tahay fariintada wngsn

  • @isqabojiqaboji4899
    @isqabojiqaboji4899 2 года назад

    Runbadan

  • @shamsudinahmed6278
    @shamsudinahmed6278 3 года назад

    War weeyn