Nabi Maxamed SCW Jirkiisa Injir miyaa ku Jirtay? Sh umal,sh kishki iyo sh xasaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024
  • ★ ★Channel-ka Qaanso roobad★ ★ ★
    💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕
    SUBSCRIBE SAAR WALAAL
    #umal
    #injirnabiga
    #soomoowvsumal

Комментарии • 127

  • @مكتبةالاسرار-ع1ط
    @مكتبةالاسرار-ع1ط Год назад +2

    Shiekh kishki xafidahu allah

  • @abshirahmed4665
    @abshirahmed4665 4 года назад +2

    Ilaaheey baa ku aqoon bdn umadiisa anaga inuu nabigii allah yahy ayaan rumeynaynaa kitaabka alle uula soo dirayna waan raacaynaaa umuuraha qarsoon ama dooda kujirto alle ayaan u celinaynaaa

  • @xumeyrabintumohamed4699
    @xumeyrabintumohamed4699 2 года назад +2

    صلی اللہ علیہ وسلم 😢💔
    Raali ahoow nabi muxamadoow
    Raali noqo raali noqo💔😢

  • @yasinyusufismail3298
    @yasinyusufismail3298 4 года назад +3

    Scw, Nabigu injir ma lahayn in lagu sheegaana waa iiman la,aan. Ilaahayoow kuwa sidaas leh ha nagu darin. Aamiin

  • @yaxyejaamac1594
    @yaxyejaamac1594 Год назад

    Rasuulka Scw waa kii ugu nadiifsanaa basharka

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 3 года назад +4

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @bkarabdi3637
    @bkarabdi3637 2 года назад +1

    Umul lAcnatullahi calayhi waa baadiri soomaali ah

  • @faaraxmaxamuud9683
    @faaraxmaxamuud9683 3 года назад +1

    asc malhayn

  • @AtawxiidWasunnah
    @AtawxiidWasunnah 4 года назад +2

    Sh Xassaan Jazakalahu Khyrn

  • @cabdiqanigeele8085
    @cabdiqanigeele8085 2 года назад

    Sh kh salax alahakuxafido masha alaah

  • @xasanxusenxusen690
    @xasanxusenxusen690 2 года назад

    Waajiryaa

  • @abdallahadan9991
    @abdallahadan9991 3 года назад +1

    Shiikh kishki jazaaka allah kheeyran kheyral jazaa

  • @mandeeqmay5126
    @mandeeqmay5126 2 года назад

    ALLAHU Yaclam

  • @ahmednawal1445
    @ahmednawal1445 4 года назад +1

    Subhanallahi waxan ceeyb waaye in mediyaha lagaliyo wax yabaha qarkiis waxa wanaga ku fiican in lagu hatlin sidiisab xadiid key donto haba ku qornadee illahey kacabsada wararkas walaga fiicanyaha hadat tihiin shayuuqdeen sharafta badan Rasuulkena qeeyru qalqiillah ayu ahaa waligeen waxan maqlijirnay inu carafta uu jecla uuna caraf uu ka soo carfijiray shuyuqda ha iskadhafeen NABIGEEN N.N.K.H. shayuqdeen nabad iyo naxariis allah idiinsiiyo ka booda ereyadaas 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 года назад +6

    Subxaanallaahil-cadiim

  • @maryamamaxamud295maxamud2
    @maryamamaxamud295maxamud2 4 года назад +1

    Sheekh xasaan baarakallaahu fiika geesi banaan dagey.

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan5674 4 года назад +2

    Ilaahow noo xafid culimada xaqa ku taagan,sheekh Umal,sheekh shibli iyo dhamaan kuwa kalee diinta ka run sheegaya.
    Kishki iyo kuwaas suufida isku sheegay ee qabuuraha caabuda shartooda Allaah hanaga qabto.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 года назад +1

      Adigu xisbinimada iska daa ninbaad taageraysaa ee aflagaadada rasuulka lagula.kacay ma aragtid

    • @ibnhassaan5674
      @ibnhassaan5674 3 года назад

      @@gedefletv6049 wax hubso ani xisbi ma taageerin.
      Qof Nabiga scw caayayna ma arag, hadaad hayso soo cadee adu.
      Hadii aanay wax kuu kala baxsaneyn sidee xaqa ku fahmaysaa ?
      Mida kale xaqa waa cad yahay ee hadii aad Kishki sheekh u taqaano kolley inaadan arkin baa laga yaabaaye soo arag waxa uu meelaha la taaganyahay ee zindiiqnimada ah.
      Wabillaahi towfiiq.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 года назад +1

      @@ibnhassaan5674 adiga qudhaadu wax iska hubi anigu ma aqaani kishki laakiin durba waxaad moodaa inaad si gaara u weerarayso kishki qofka adoo arimo ku diidan ayaa wixii xaqa lagu taageeraa laakiin soomaalidu xaqa ma taageerto ee xisbi baa la taageeraa shiikh umal waa bashar umadana uguma cilmi badna hadaad tiraahdo wax kasta oo umal soo jeediyaa waa xaq shakhsi ayaad taageertay ee xaq maad taageerin anigu ma qaadanayo arimaha umal ku sheegay rasuulka nabad iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee waayo suubanahu wuxuu yidhi nadaafadu waa iimaanka badhkeed mar kale waxaa anas binu maalik uu werinayaa ma aanan ursan ur ka udgoon tii rasuulka scw waxaa kale oo la werinayaa in dhididka rasuulku u ahaa cadar udgoon waxaa kale oo la werinaya in timaha rasuulka scw ay badnaayeen ayna aad u iftiimi jireen xaga uduga iyo xaga nadaafadaba rasuulku wuxuu shakhsi illaahay ka ilaaliyey xumaan dhamaanteed nadaafad xumiduna xumaantay ka mid tahay tan kale injirta waxay ka dhalataa dhididka qadhmuun iyo waskhada oo jidhka ku badata dhididka rasuulkuna cadar udgoon buu ahaa tan kale saaxiibaw hadii lagu yidhaahdo injir baad leedahay aad bay kuu dhibi lahayd dhexdeenana ceeb bay ka tahay injirtu oo waa laysku caayaa markaa waxaad naftaada u quudhiwayday ha u quudhin rasuulkii illaahay khayru khalqullaahi khaatumu nabiyiin scw

  • @nonassaeed5281
    @nonassaeed5281 3 года назад +1

    Subxaana allah

  • @idahmed8232
    @idahmed8232 3 месяца назад

    Umal nabiguu ayuu aflagadeyey......

  • @hamuudisheik7089
    @hamuudisheik7089 4 года назад +2

    Subxana_Allah weligeey 😢😢

  • @whizehuskaofficialchannel966
    @whizehuskaofficialchannel966 4 года назад +1

    Subxanallah nabi wuu ugafay ninkan umul laleyahay sheikh madhihi karnee

    • @mahamedcusman3402
      @mahamedcusman3402 4 года назад +2

      Sheikh umal ADHIGA SHEIKH NIMO KAGAMA BAHNA

    • @saadiasundus5748
      @saadiasundus5748 4 года назад +2

      whize huska official Jahilnimo umad sas ugu hadashi ee mark hore cilmi barta culimadan afk kalabax Athiga iyo wixi kula fikir ah wa jahilin

  • @faahiyedhoodi7296
    @faahiyedhoodi7296 2 года назад

    Sh umal baa runta u dhoow

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 3 года назад +1

    Subxaana llaah aflagaadad intaa le eg in rasuulka lagula kaco waa khalad wayn

  • @inamataanofficial6910
    @inamataanofficial6910 2 года назад

    Waa dabi wayn in rasuulka ilahay oo ilahay dahiriyay la yidhaa injir buu lahaa scw rasuulku nadiif buu ahaa nadiiftana injiru ma gasho

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska7887 4 года назад +1

    scw nabigeena in la isku qabsado aadbaan uga xumahay .

  • @UpdallaH
    @UpdallaH 4 года назад

    كان يقلي ثوبه .......
    Mxa injir meesha keenay.
    Subxaanallaah.

    • @UpdallaH
      @UpdallaH 4 года назад

      Mideeda kale injirtu mxy nabiyada galiya ka doonta.

  • @ahmedfaahim3787
    @ahmedfaahim3787 4 года назад

    Masha allah xaqa wu cad yahay cidii alle hanunka la doonahayo bana ku hanuuneyso.

  • @adancade9698
    @adancade9698 3 года назад

    Nabi maxamad scw isagaba nadaafada umada bari jiray nabad galyo iyo naxarisi korkiisa ha ahaa tee

  • @maryamamaxamud295maxamud2
    @maryamamaxamud295maxamud2 4 года назад +2

    Qaanso channel injir hadey wax dileyso ithopiyan baa dhamaan lahaa mida kale xadiithka hadii lagu sheegay kabaareysey bas baa layiri meesha wax la magacdhabey ma jirto. Mida labaad maxaa hada xadiithka ka laga faaiidey cilmi iyo xukun kumajiro .kaliya waa sharaf dhac la baahinaayo.

  • @cibadoibrahim7247
    @cibadoibrahim7247 4 года назад +2

    😭😭😭😭subxanllh alow no dambi dhaf

  • @mucadjamal3588
    @mucadjamal3588 4 года назад +1

    Sheekh ma aha waa mufsid nabiga waxa la dhahay wa inaka lacala quliqil cadim

    • @mahamedcusman3402
      @mahamedcusman3402 4 года назад +1

      Dawecad Ayey ayada kahadlayza ee.sida ad udalil saty ma ahan.
      sheikhana Haugfin ARINTAS WA ARIN AXADITH BDN KU SUGAN

  • @haajarahaajara6058
    @haajarahaajara6058 4 года назад

    Alle ka baqa iskadaaya culimo daba galka iyo culima isbarbar dhibka culimada halaga haybaysto Yaan lagu mashquulin soomalaay Allaah hanoo xiftiyo sh Umalbiyo culimada kalaba Danbiga Halaiska ilaaliyo.

  • @aminaabdi5831
    @aminaabdi5831 4 года назад

    Ma lahan injir nabigu

  • @Young_dmt
    @Young_dmt 4 года назад +1

    HADDAA QURAANKA JECESHAHAY SUBSCRIBE II SAARA HADAADAN QURAANKA JECLEEN HA II SAARIN

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 года назад +1

    Umul waa dhawaaqay 😂😂🤣🤣😅😅🤣

  • @amranabdalla1858
    @amranabdalla1858 4 года назад +3

    Dintan waa baad aa sheikh umal cilmigisa magaresane affka halaqabsado

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 года назад

      Amran qabiil ama xisbi haku taageerin nabeigu injir ma lahayn xaashaa

    • @falhadamohamed2895
      @falhadamohamed2895 3 года назад

      War nabiga afka kaqabsadho dhin mataqanin e

  • @saharyusuf262
    @saharyusuf262 3 года назад +1

    Wax injira malahayn dhididkisa baba caraflaha ouunsiga lagudarsan jiray

  • @sahroabdi7220
    @sahroabdi7220 4 года назад +1

    Subxnlh waxn markan aro wlhi mel aaa Ixnunty nagdye hafafafine bacw yahw

    • @mahamedcusman3402
      @mahamedcusman3402 4 года назад +1

      Wll ARINTAN Wa arin iska caadi ah Nabiga scw Caybna kuma ahan Waayo Waqtigi Nabiga INJIRTA wax iska caadi ayey Ahyd oo an cayb ka.hayn dhaxdoda Hadey Cayb thy AISHA R.A IYADA NABIGA SCW NAGA JACEL INJIR NA KUMA SHEGI LAHAYN

  • @abshirahmed4665
    @abshirahmed4665 4 года назад

    Dad wada sheeganaayo muslimnimo hadana dooodaayo oo mid wlpo fikirkiisa rabo inuu kadhigo mid saxan diinta fikir laguma cabiri karo waxay ubaahanthy daliil saxiix ah kitaab io sunada nabiga scw wixi la isku qabtana waxaa qurux bdn in alle loo daayo oo ladhaho alle baa nooga aqoon bdn waana wadada ugu fcn

  • @ifraahibrahim3799
    @ifraahibrahim3799 3 года назад

    Asc Sheekhani Ama Ninkani miyuu waashay maxa ku kalifay inu SCW Caayo Nabigeenu daahiirbuu Ahaa injiir iyo dulimka cayayaanka Alle aya ka dahiriyaya
    Waayo ,Ciidkallo Arinka Sheegaya ma jiro culimadi hoore iyo kuwa danbeba ,lkn gabadhu ayadu haka badho haday donte maka heeshy injirta ,nabi maxamed Scw,Maya kamay heelin injiir Nabi maxamed SCW,
    Marka ,Arintasi Waa Gaafweyn in Nabigeena la Aflagadeeya

  • @daauudmuxumudmaxamuud156
    @daauudmuxumudmaxamuud156 2 года назад

    nabi caaye

  • @inaclaahi3526
    @inaclaahi3526 3 года назад

    Caalim Soomaaliyeed Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulah Geesi Aan La Loodin, Ilaahay Haku Dhowr

  • @wkids8803
    @wkids8803 4 года назад

    Dadka haka danbaaajin zhp
    Kaliya waxa kadoodi kara uun
    Dad culimo ah

  • @mahamedcusman3402
    @mahamedcusman3402 4 года назад

    War Dadka Sheikh Umal Haysto wxan Weydinaa AISHA R.A IYADHA TIRI NABIGA SCW DHARKISA AYU INJIRTA KAGURAN JIRAY MARKA AISHA MIYAD NABIGA SCW KAJACESHIHIN AMA AISHA R.A AYA NABIGA SCW CAYDHAY

  • @moktaribrahim4786
    @moktaribrahim4786 3 года назад

    In nabigeena lagu murmo aad ayan uga xumahy wllh. Ee noodaya xabiibkena

  • @abshirahmed4665
    @abshirahmed4665 4 года назад

    Arimo badanoo dood ubaahanaa jirto maaka doodaan markaa ka doodaysaan nabiga injiru qabay aduuunyo waa dhamaatay ilaahoow noo naxariiso ilaahaa iga ogg mid dhahayo mlhn mid wlpo wuxuu u hdlaya sida asagoo goop joog ka ahaa wx wlpo allaha noo naxariisto allaa aqoon io cilmi wx wlpo lagu kooopay lahee

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 4 года назад +2

    Dadka saxaraha injirtu waa gashaa,

  • @ahmedibrahimalasow97
    @ahmedibrahimalasow97 2 года назад

    Xadiis dhigaayo arinkaas kuma arkin kitaabka saxixul bukhaari

  • @mustafamuse4921
    @mustafamuse4921 4 года назад

    Sheekh umal wax dambe ka dhageysan maayo hadii nabigeena injir wasakh ku sheegay

  • @aweistalahay5470
    @aweistalahay5470 2 года назад

    يفلي ثوبه
    تفلي
    Macno kale ayey leedahay oo ah tolid
    Oo ah maradiisa ayuu tolanayey

  • @CarroEdeg
    @CarroEdeg Год назад

    Wahaabiyadu inay Khawaarij Gaalo ah yihiin waa kuwaa, ruclips.net/video/nFbS9qUbSq0/видео.html

  • @ahmedyassin7702
    @ahmedyassin7702 4 года назад +1

    Shekh walbo unoqdo ninkii nabiga caayo amise aflagaado ulaimaado caamo iyo jahli mid kusugan ayuu akteena kayahay sheydaan ayuuna yahay

  • @farahjama1093
    @farahjama1093 3 года назад +1

    Sh Umal xadiis buu ka had lay ee maxaad
    Ku eedaynaysaan kkkkk

    • @abdallahadan9991
      @abdallahadan9991 3 года назад +1

      Nabiguu kubeen abuurtay wuuna caayay isaga iyo inta baadilka kutaageertayba waa mujrimiin ilaahey ka furtay

  • @ibrahimcraxmaan7212
    @ibrahimcraxmaan7212 4 года назад

    Sh xassaan xuseen iyo ah umalba alle hasharfo diinta aadbay udifaacaan wlhi alle habarakeeyo labada sheekhba ... lakin gaalka kishki la idhaa alle hasoo hanuuniyo hadaanu alle ugu talo galina alle hana dhaafiyo

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 4 года назад

    Adigana waxad tahey fidnoole qanso robaad channel

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад

    Yawaye, Familyyyyyy Systems Ya Caisha Y Caisha ooriyareey murwodumaroo yariisEEy iyo Say sawj murwodumaroo samsamEey yariiseey lagufarxeeeey Brinsesesee boqorad RiyaaqEEy raysaanEEy lagufarxeeeey QatraayEEy Cadayyareey dagan fariidad facyaashay troonEey

  • @saadiasundus5748
    @saadiasundus5748 4 года назад +3

    Culimada inad kudadktan miyat RUclips bariis ugu radsaneysan sheikh umal faraha kaqatha musiba idnku dadhcdee qofk cilmi badan Somali kuma jura sheikh umal

    • @AtawxiidWasunnah
      @AtawxiidWasunnah 4 года назад

      Umal Sh Xassaan Xuseen Aadan Abuu Salmaan Xafidahullah Ayaa Ka Aqoon Badan

    • @saadiasundus5748
      @saadiasundus5748 4 года назад

      @@AtawxiidWasunnah dusha sara hee athiga aqana xaasaank cala shan isku qabila tihin🤣🤣🤣🤣🤣 sheikh xaasaan kulaha halmar xita kuma saliyo Nabiga S.C.W intas aynb kunacay marku muxadareynayo ninkas

    • @abdirisaqali7002
      @abdirisaqali7002 4 года назад

      @@AtawxiidWasunnah Qof jecleysi ayaad bilawday.Umada musliminta miyaad kala kaxeysay mise waad isu keentay?

    • @mahamedcusman3402
      @mahamedcusman3402 4 года назад +1

      Sheikh umal Qaf kuso dhaw Iska daa.Somlia Africa oo.idhil lagama helayo

  • @axmedqudubiqudubi8871
    @axmedqudubiqudubi8871 Год назад

    Waa iladayg khatar ah in nadaafadaro nabigaada aadkusheegto kalmadan تفلي maijirkaliya ayaytilmaamasaa maya كلمة محتملة maxaaloogadhigay injir???‽?? Wamusiibo maxaainoobaahiyay inan udgoone nabigena uraadino ininjiriyo qashin madixiisu Lahaina!!!!!!!!!! صلي الله عليك ياسيدي يارسول الله بلغت العلي بكماله كشفت الدجي بجمالك صلي عليك الله ياعلم الهدي

  • @zaki_h8393
    @zaki_h8393 4 года назад +8

    Wax walba lacag haka raadinina.
    Kishki oo muslimnimadiisa la isku haysto ayaad culimo cilmigooda iyo caqiidadooda la hubo soo ag dhigaysa

  • @asadaxmedasadaxmed2811
    @asadaxmedasadaxmed2811 3 года назад

    Nabiga scw dhaahir ayuu ka ahaa waxa lagu shegayo

  • @abdifitaxmohamud5893
    @abdifitaxmohamud5893 4 года назад

    Nabi ay jirkiisa dixiri kabuuxay ayaa jiray sheega sheek umul waxba yaa laga sheegine nabi ayuub

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 года назад

      Nebi ayuub waa la intixaamayey looma daliishan karo

  • @Aisha10-9
    @Aisha10-9 Год назад

    Qoftii nabiga caayo diinta ayuu kabaxay towbadna malaha salaadiisuna lama aqbalayo lagumana xiran karo xaasaskuna waa ay kafurmeen in ladilane waa waajib

  • @baiyobaijamki4694
    @baiyobaijamki4694 4 года назад +4

    yaa dihi Kara sh umal hebel baa ka cilmi badan oo kamid ah culimada somalida........sh umal sharaftu kamudan yahay Somali Kama uusan helin.......

    • @saadiasundus5748
      @saadiasundus5748 4 года назад

      Zackayow Abdi Allah haku Xifdiyo

    • @mahamedcusman3402
      @mahamedcusman3402 4 года назад

      Somalidan wa Jahiliin badhankoda marka wax walbo curfiga Somalida Ayey Umaleyaan

    • @hamuudisheik7089
      @hamuudisheik7089 4 года назад

      Waryada ma waxaa kula saxan hadda #Aflagaaddada Xabiibkeen NNKH Nacasyahow.
      Oo ma Umul sharaftiisaaa tan nabiga ka drn.
      O intad u qiiron lahayd sharfta nabigenna NNKH ayd tan UMUL la qiron melad gysid la'dahay 😠😠😠😡😡👺👺

    • @hamuudisheik7089
      @hamuudisheik7089 4 года назад

      @@saadiasundus5748 ##Ma wxd u habaliyeynaysaa hadda Aflagadada Nabi Muhammad NNKH

    • @saadiasundus5748
      @saadiasundus5748 4 года назад

      @@hamuudisheik7089 hort ilahay kacabsado ee sheikha NABIG S.C.W ucay hadihina qofki caya qeru qalqilahi wagalobay ee xadith saxiix ayu tafsiiray war qof jahil xita ma aflagadeynigaro Nabi Mohamed S.C.W way aa udahden sheikh calim ah nabigu u gafay subxanllah mida kale xadithk sheikh umal maqorin anas ibnu malig ba qoray

  • @saynabsheikh8797
    @saynabsheikh8797 4 года назад +1

    Umul fitnadisa hatago xadiskana culumadena sharafta badan say kufasirtay aan kuracayna rasulkena udug bu ahaa injirna magasho mel carfon umul

  • @happyofficiall
    @happyofficiall 4 года назад

    Dhibka dhaafa please

  • @daauudosmaan9546
    @daauudosmaan9546 4 года назад

    Alahuma sali calaa muxamad wasalam ok Mas alada liisku haasto waamas ala qalaafi ah laakin caayda haladaayo

    • @ahmedfaahim3787
      @ahmedfaahim3787 4 года назад

      daauud osmaan
      maxa qilaaf ka dhigahayo ma shaki ba kaga jiro in rasulkena scw nadiif ahaa, uuna udgoona.
      mase wasaq, qashin, cayayaan( IJIR) ba kula haboon in ad ku sifeyso.
      Mhdsnid.

  • @saynabsheikh8797
    @saynabsheikh8797 4 года назад

    Biniaadanka jir waxay gashaa midka arebadaa rasulkena wucayay kan bala kuqaday

  • @ducaaledaacad1782
    @ducaaledaacad1782 4 года назад

    bishaaro bishaaro walaalaha danaynayo barashada Englishka ku barta hab maqal iyo muuqaal ah waliba adigoo gurigaaga iyo goobtaada shaqo joogo si aad uhesho cashar walboo soo gilino fadlan subscribe Saar chennelkan mahasanid

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 4 года назад

    Sufiyadu nabiga waa bunbunisaaa.

  • @sadiiqisxaaq8555
    @sadiiqisxaaq8555 4 года назад

    Waxaasi fidnaa waxaa keenay warbaahinta bulshada isku diraysay oo warka buunbuunisa war ilaahay kacabsada warbaahinta waxaan kula talinayaa inay joojiyaan oy vidyowyada at jarjarayaan

  • @mahamedcusman3402
    @mahamedcusman3402 4 года назад +2

    Kishki ninkii sheikh kutilmaamo Sheikhnimo ayu meel uga dhacay.
    sheikh umal side ugu so qaban karta nin Islamnamadisa laisku heysto Oo Gaal ah

    • @mahamedcusman3402
      @mahamedcusman3402 4 года назад +1

      @Cali Xaashi Maxa fadexad ah QAF CILMI LEH OO SHEIKH UMAL HAYSTO LAMA ARAG LKN JAHILINTA AYA ISKA QAYL QAYLINAYA WAAYO CILMI DARO AYA HAYSATO AXADITHTAN WEY BENINAYAAN

  • @NasirAhmed-tn8no
    @NasirAhmed-tn8no 3 года назад

    Nabigu waa uu udgoonaaa nadiif falkinta waa shanlayn iwm dadkana lama galiyo tashwiish waa gaf

  • @xalimosharaf4116
    @xalimosharaf4116 4 года назад

    War wuxuush yahey nebigeena scw afkiina qurunkaa ka daaya qeyru qalqillaahi illaahay waa waaka xifdiyey waxaad sheegeysiin naag ajnabi ah see tintisa u taabanee dibjiriin wejiga allaha idinka fiiqo

    • @abdirisaqali7002
      @abdirisaqali7002 4 года назад

      Xaliimo waan hubaa inaad diinta aqoon.Noqo mid wax ogaata hanaoqon mit uun wax loo sheego

    • @mahamedcusman3402
      @mahamedcusman3402 4 года назад

      DINTA baro Waxan lashegayo wa Axadith saxiix ah MARKA nabiga Aisha Adiga kama jeclid iyada tiray Nabiga scw Dharkisa Ayu INJIRTA kaguran jiray .
      Gabadha Ad LEDHAHY Ajnabi ah Nabiga scw Ajanabi kama ahyn.

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 года назад

    Kan iyo ictizaasm, Alshayaadiin haddii aan diin ka dhegaysto Allaha I cadaabo ... Nabi maxamed csw ninka u gafay

  • @farahyusuf9517
    @farahyusuf9517 4 года назад

    Xadiiska waaxadiis layaqaan sheekh umulna ra,igiisa ma,aha dagdaga haliskadaayo xadiska waxawariyay Ana's binu maalig inla,inkiro ma,aha cayna ma,ahayn curfigaaa lajoogay hadad adiga cay u,aragtay fahankaga khaldan ee cilmiga halabarto

  • @anfali8881
    @anfali8881 3 года назад

    War ninkan umal ah waa gaal iyo waxii asiga cml ah

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 3 года назад

      Diintaada Baro Wadaad Suufi Ah Yaanu Qol Kugu Xidhane

  • @hamuudisheik7089
    @hamuudisheik7089 4 года назад +1

    Wxn wcdi ma aha ee wa aflagado towards the prophet 😡😠😠😡

  • @CISMAANCG
    @CISMAANCG 2 года назад

    Nabi muxamad wuxuu ahaa bashar wax kasta oo basharka ku dhici kara wuu ku dhicikaraa Nimanka waxa ku kalifaya dooda macna darada ah jahli iyo in nabiga (scw) wax kale ka aaminsan yihiin sida nuur ayaa laga sameeyay iyo kuwo kale

  • @abdirizakmunye8764
    @abdirizakmunye8764 3 года назад

    Injir idin dishey wahaabiyooy

  • @hamuudisheik7089
    @hamuudisheik7089 4 года назад +1

    Injir dadka disha war nabigeena aflagaadada halaga daayo

    • @abdirisaqali7002
      @abdirisaqali7002 4 года назад

      Awal horaba Eelaay la bedeli karo ayaad tahay.Makula yaabayo.Reer Baydhawaawi quraanka wey xifdiyan laakiin looma macneeyo.

    • @mahamedcusman3402
      @mahamedcusman3402 4 года назад

      Sxp Nabiga scw Cay kuma aha Waayo WAQTIGII NABIGA INJIRTA WAX AN LAISKU CAYNIN AYEY AHYD .
      MIDA WAXA DHAYR AXADITH BDN AYA SHEGAYA ARINTAS

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 3 года назад

      Kan banii aadam ma ahan waa musiibo ummada loo diray

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 4 года назад

    Adiga wan ku arkey munafiq bad tahay hadalkan wala jarjarey meesha lagu celcelinaya wa muxadaroyin kala duwan

    • @UpdallaH
      @UpdallaH 4 года назад

      Hdi la jarjaray iyo hdii kalaba...
      Wxa la izku heesto fahan.

  • @mohmednoor2608
    @mohmednoor2608 3 года назад

    Kishki waa danbiile