Dagaalyahanada Xamas Sidey ku Galeen Talabiib? Xuuthi O loo Hiiliyay| Israil O Dhuxusha laga jartay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 окт 2024

Комментарии • 181

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  2 месяца назад +36

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @halimaahmed8756
      @halimaahmed8756 2 месяца назад +1

      Wahbaa sheekh kamaa fahmin korsada, waxa lasamaynaayo talaabo talaabo igu micnee

    • @-s_md8583
      @-s_md8583 2 месяца назад

      Shiiqeygi koorso idhiitin ah ayan rabaa inaad barto sideen ku helikartaa

    • @abdimalikhusseinabdi4011
      @abdimalikhusseinabdi4011 2 месяца назад

      Ugu horeyn sideen kubilaba koorsada waxan raba inan fahmo

    • @abdurahmanyusuf7704
      @abdurahmanyusuf7704 2 месяца назад

      مان شاءالله تبارك الله حفظك الله ورعاك

    • @Fardowsaxaniif-zh7cg
      @Fardowsaxaniif-zh7cg 2 месяца назад +1

      sheekh jawabta wala ahay

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 2 месяца назад +2

    ALLAHU AKBAR☝️🥺💯❤️

  • @BumdhagaxLaanta
    @BumdhagaxLaanta 2 месяца назад +12

    Maashaa maanta warku iimacaanaa❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 2 месяца назад +2

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 2 месяца назад +2

    Guul Falastiin iyo Islaamkaba ayaan Illahey uga baryayaa
    In Shaa Allah khayr
    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 2 месяца назад +9

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino umada muslimiinta meel walba ay joogaan aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha nagu sugo xaqa dhamaanteen aamiin

  • @aminayusuf3051
    @aminayusuf3051 2 месяца назад +4

    Jazakum Allahu kheyran sheikh muhammad

  • @ShirwiChirwi-rd1rh
    @ShirwiChirwi-rd1rh 2 месяца назад +15

    Guul falastiin ❤❤

  • @Samatar-Seeflabood
    @Samatar-Seeflabood 2 месяца назад +2

    Wow waa sheeko waalan
    Sheikh dulmidiid aduunka waa gadoomi rabaa ee ducada hanala dhaafin

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 2 месяца назад +1

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @FadumoMaxamud-w4c
    @FadumoMaxamud-w4c 2 месяца назад +1

    Alloow rabiyoow yuhuud balaayo ukeen😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 2 месяца назад

    Maasha alaah ilaahay guusha ha siiyo xamas
    Ilaahay garabkooda ha galo Aamiin Isha alaah

  • @SaraUsama-o6n
    @SaraUsama-o6n 2 месяца назад +2

    Masha Allah Masha Allah ❤❤❤ Waa Guul Weyn oo Farxad Ah Guul Qudus Masjidal Aqsaa👏👏👏

  • @يااللهيارب-ف2ق
    @يااللهيارب-ف2ق 2 месяца назад +7

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717354582 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-.................

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 месяца назад +1

    Scw scw scw scw scw scw sheikh dulmi diid Hamas support xiisbuulaah yamane allah akbar allah akbar allah akbar allah akbar

  • @faisabdirahmanabdiqani3760
    @faisabdirahmanabdiqani3760 2 месяца назад +3

    Alxamdu lilaah guul

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 2 месяца назад

    Maashalah tabaarkalaah

  • @kolyaxoorHaji
    @kolyaxoorHaji 2 месяца назад

    Wcs_Wwb_ Warka Waan Fahmay
    Mahadsanid Sheekh Dulmidiid

  • @Somali651
    @Somali651 2 месяца назад

    Wanku salame sheik dulmi diid ❤

  • @FeysalA.Mahamud
    @FeysalA.Mahamud 2 месяца назад +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ياشيخ محمد.
    اللهم انصر المسلمين في فلسطين في غزة وفي الضفة والقدس وفي جميع المسلمين المستضعفين في كل مكان. اللهم انصرهم على اعداؤهم.
    اللهم صلي وسلم وزد وبارك على نبينا محمد صلى الله عليه وعلى آله وصحبه أجمعين.

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 месяца назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 2 месяца назад +3

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

    • @MariamAbdalla-r5h
      @MariamAbdalla-r5h 2 месяца назад

      اللهم آمين يارب العالمين يا رحمان يارحيم برحمتك ❤❤❤❤

  • @Maidamoha-x7b
    @Maidamoha-x7b 2 месяца назад +1

    Allahu Akbar

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 2 месяца назад +4

    First like and comment

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 2 месяца назад +1

    اللهم كن لأ هل غزة عونا ونصيرا وبدل خوفهم وأمنا اللهم احرسهم بعينك التي لاتنام اللهم اجعل لهم النصرة والعزة والقوة أللهم بردا وسلاما على أهل غزة أللهم اربط على قلوبهم وأمن روعاتهم اللهم الطف بهم وخفف عنهم يارب العالمين اللهم امين اللهم امين يارب العالمين

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 2 месяца назад

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤

  • @FoaiMohamedMacow
    @FoaiMohamedMacow 2 месяца назад +1

    Asc Sheeq Dulmi diid Wlhi hadaad isusoo sharaxdo mustaqbalka madaxweeyne umada Somaaliya waxaan aniga iyo asxaab badan ku fikirney inaad umadan Soomaaliyed hogaanin la heed aadna uqalantid masuul sare mansha Allaahu❤ keep going 😂

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 месяца назад

    😂❤❤❤😂Allaha guuleeyo muqaawamada siiba kuwa Falastiin 😂❤❤❤😢🎉❤❤

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 2 месяца назад

    😢Allaah caawi reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲💪

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 2 месяца назад

    Waa jugjug meeshada joog

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 2 месяца назад

    Asc sheekh groupku soomaali ma leeyahay بارك الله فيك شيخ جزاك الله خير الجزاء حياك الله

  • @User-s5z2t
    @User-s5z2t 2 месяца назад

    Mashaallah sheikh Allah ha ku barekeeyo dadkeena. Kuwo wanaag fahma allah hakadhigo Qabyaalada allah haka xoreeyo Aameen Walaalo isnacay waa xoolo yarayyaan waana xabaalo badiyaan Sheikh Mohammad waa dad. Farakutiriska ah oo wanaaga jecel allah ha barakeeyo isga Iyo family kiisa Waxaa tusaale noo ah walaaleheen Palestinian Waxaa ku dhacay Dalkooday waa lagaaray oo lagu dilaaya Majirto Cid u damqatay marka laga reebo inga shacab ah oo aan wax u qaban karin Waxaan kutalinaayaa In Somalia mid noqoto especially shacabka waxna bartaan Oo dhulkeena dhisano Laga laxoroobo in dhulkale ladhiso isda kenya Wadankeen uu nabad noqo cidkastay maal gashato aamaan lagu helo Walaalyaal ka xoreeba qabiil

  • @AbduraHassan
    @AbduraHassan 2 месяца назад

    Please guyss coursada iga bixisa lacagtada wanisocelina kadib😢

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 2 месяца назад

    Qudhun yaahuu dheh . Guul guul falastiin 😢😢😢

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 месяца назад

    Ninkaas markuu yimaado dabkii baxayey ayuu gaas ku sii shubaa markuu yimaad musuub ayaa dhacda allow adigaan wax kaa qarsooneyn yaa rabi umadaas fadligaag iyo awoodaad ugu gargaar yaa rabi

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 месяца назад

    ☝️ NACDALI 🤍 KORKOODA 💐 Ha ☝️ AHAATO 🤍 natanyahu 💐 IYO ☝️ WAXII 🤍 TAGEERSANBA 💐 AMIN ☝️ AMIN 🤍 AMIN ☝️🤍💐

  • @yufadulan
    @yufadulan 2 месяца назад

    Guul inshaalAAH XAMAAS

  • @MohamedAAdam-en8rx
    @MohamedAAdam-en8rx 2 месяца назад

    Allahu-Akbar
    Yaa Allah reer falastiin u gargaar AAMIIN

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 месяца назад +1

    ISLAAMKA WAXAA HALKAA DHIGAY WADDAMADA CARBEED EE ILAAHAY INTUU U NICMEEYEY NIMCADIINA UGU ADEEGAYA CADOWGA ILAAHAY IYO ISLAAMKA

  • @Abdighafar-d3h
    @Abdighafar-d3h 2 месяца назад

    Your tube is informative carry also advice and making wake up call for Somalia for more improvement plz change format of reporting

  • @baabajuulow8344
    @baabajuulow8344 2 месяца назад

    SHEEQ WAX CUSUB INOO SHEEG INTA KALE ALJAZEERA AYAAN KA DHEGEYSANAA

  • @kaltuunxasan2853
    @kaltuunxasan2853 2 месяца назад +2

    Wuxuu ugu yimaadaa ma dhameysey falastiin mise weli wax maa harey maxaad u dhamey la,dihiin mise hubkii maa idinka dhamaadey ma soo kordhinaa yaa caqabad idinku ah aan u caga jugleyneynaa marka mareykan ayey arinta bariga dhexe ey ka degi ladahay falastiin allah u gargaaro

  • @marianegale4027
    @marianegale4027 2 месяца назад

    Maya waxba ma soo kordhinayo maantii ugu horaysay wuxuu yiri aniga waxan ahay nin yuhuud ah marka wuu ustaaliyey waxna faa’iido ma leh

  • @qadaafiking6420
    @qadaafiking6420 2 месяца назад +3

    duhur wanagsan

  • @fathihikam6820
    @fathihikam6820 2 месяца назад

    Seen gruppka ugu biiri karaa

  • @abdirisaaqdaahirxuseen1338
    @abdirisaaqdaahirxuseen1338 2 месяца назад

    Shekh, walaal ha ku mana sheeran, tarjumaad , and ka soo min guriseysey , TV carabao Hana ku kabin clips, qof kastaa ogyahey . Dadakaa la hadaleysaa , waayahoogu , aqoontoodu & wacyigoodu wuu Kala duwan yahey ....!

  • @PeaceBeuponhim7
    @PeaceBeuponhim7 2 месяца назад

    Guul.Guul…. Guul…الله مع الحق ☝🏾✌🏽💯
    Viva Colombia✌🏽South Africa, Norway. ☝🏾💯💯💯well Done to All the Brave Moral countries who stood up for justice on the side of Palestine.
    On the other hand. Shame on the arab/Islamic countries for not standing up for justice for their brothers and sisters…

  • @kolyaxoorHaji
    @kolyaxoorHaji 2 месяца назад

    Laakiin Sheekhoow DARBIGA Gadaashaada LOVE 💕 #LOVE ❤ Ayaaa Kuugu Qoran, Sawirka Ku Dhagan. Jaceel Camal #Jaceel_Jaceel_ Cml See Camal Dhib Ha Ii Arkin,

  • @KimAya-ep3gk
    @KimAya-ep3gk 2 месяца назад

    asc dumi diid

  • @HudaNuura-1
    @HudaNuura-1 2 месяца назад

    Group ka sideen ugu soo biiri karaa

  • @BinuFarhan
    @BinuFarhan 2 месяца назад +3

    And first comment

  • @NasirKimbo
    @NasirKimbo 2 месяца назад

    sheet dulmi did aniga qaxòti Ayaan ahay wax Arash waan rabaa

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 2 месяца назад

    Sheekh lacagta sidee ku bixiyaa Yurub baan joogaa

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 2 месяца назад +2

    Bisinka oo xamaas ma is qarxisa yaa midaas waan la yaabey ma sidii khawarijta ayeeg is qarxiyan anigu waan taagera lkn hadii ay sheekadas keene taagerida waan kala laaban diinta ma ogolo inuu qof is qa4xiyo waa ficil khawarij nimo ah sida daacish iyo Al qaacida ama Al shabaab 😢😢😢😢

    • @Rahmaabdi869
      @Rahmaabdi869 2 месяца назад

      Been waaye wll😅 yeey ku waalin waxaasi ma jiraan

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 2 месяца назад +1

      Waxa la sheegay in marka yuhuuda ama nasaaro ku ciilaan dadkaagi iyo xoolahaaga baabiiyaan aadan awood aad isagaa baaciso lahayn markaa ka dib qaraxu xalaal yahay inaad wax ku yeesho

  • @mohamedomar1646
    @mohamedomar1646 2 месяца назад

    Sheekh Mohamed bal ukareyn iyo ruushka noo sharax maxaa la isku heystaa

  • @yufadulan
    @yufadulan 2 месяца назад

    Guul falastiin

  • @risafeboy3499
    @risafeboy3499 2 месяца назад +2

    Hamas Guul inşha allha

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 2 месяца назад

    ❤❤❤❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤❤❤❤

  • @Guliye
    @Guliye 2 месяца назад

    Korsada shekh inten kala socadaa shekh mesha muuqalh askasogudbisd yutu iyo tik tok fadln iisojwab

  • @maryan3892
    @maryan3892 2 месяца назад

    Rushka ma ciyaaro nugyeer buu la dhici doonaa waqtiga ugu dhow

  • @geedigeedi2490
    @geedigeedi2490 2 месяца назад

    Fadlan groupka what’s up xagee laga helayaa

  • @MowlidBashir-o3b
    @MowlidBashir-o3b 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤ falastiin guul

  • @ibnuhassan5008
    @ibnuhassan5008 2 месяца назад

    Saan usoo codsanaayey waan daaalay

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 2 месяца назад

    Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @anabali8078
    @anabali8078 2 месяца назад

    Asc sh dulmi diid waxa raba groupka inaa ku biiro ee ciwanka seku hela

  • @CabdulaahiCali-tx1qf
    @CabdulaahiCali-tx1qf 2 месяца назад

    Guruubka igu dar wll

  • @fadumoabik3545
    @fadumoabik3545 2 месяца назад

    Asalaamu Caleeykum wallaal aniga waxaan ahaa dadkii ugu horeeyay e Course gata laakiin cilad fahan la aan ah sidii aan u access gareeyn lahaa igu dhacday tell whats up kusoo hadlay hada maanta waa bil inta aan la iisoo jawaabin July 18/2024 ayaan soo hadlay, waxaan Allah ka baryaa in uu ii soo Adeejiyo farsama yaqaanada si aan uga faaidaysto Course ka.
    Jazakallah khayran

  • @FarhiyaGele
    @FarhiyaGele 2 месяца назад

    Anaga maxaa nagu diideen koorsada xataa lacagtii waa bixiyey wax ii soo jawaabana waayey

  • @abdillahidarrar405
    @abdillahidarrar405 2 месяца назад

    gurubkan ikudara in sha allah

  • @SaedoMoha
    @SaedoMoha 2 месяца назад

    Waa sixteen ruushka naan u malaynayaa

  • @Muscabchenal
    @Muscabchenal 2 месяца назад +1

    Sheqow xeyesiinta video ga soo dhaxgalesa naga dhaaf

  • @Raadadka.Taariikhda
    @Raadadka.Taariikhda 2 месяца назад

    Asc shiikh Korsoyinka Qaar badan oo xarma ayad dhahday Mal gashada BP EE BADROLKA SIDO KALE SHEEL BADROLKA XARAN BA LAGU SHEGA MARKA BAL HALKA NAGA HUBI

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 2 месяца назад

    Ukrain way riyooneysaa, welina wuu ku jiraa riyada nato, Ruushka wey u digeen lkn hadii uu istasgi waayo isaga iyo Inta la socotoa in la liqidoona, Maashaa Allaah

  • @User-s5z2t
    @User-s5z2t 2 месяца назад

    Allah u hiili Palestinian 🇵🇸

  • @AdamHirsi-dg1lc
    @AdamHirsi-dg1lc 2 месяца назад

    Walaal muhiim ma aha in la sheego kulanka Madaxweynaha Israel iyo Raiisal wasaaraha Israel

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 2 месяца назад

    asc sarayaa qudus& qasaam maxa farqi ah oo udhaxeya ama kala duwanasho? Maxase kadhigay labo urur oo labo magac leh?

  • @nuradinhassanadan5141
    @nuradinhassanadan5141 2 месяца назад

    Sheikh course dadka ka faaidey wqa dadkii wadanka aan joogin wxaa ka faaidey dadka qurbaha

  • @fathihikam6820
    @fathihikam6820 2 месяца назад

    Ascww walaalkay waxaan rabaa inaan ka faaiidaysto programvara dhaqaalo abuurka waxaan ubahnay xageen ka bilaabaa ama idinkala xiriiraa

  • @BMC-mq2jw
    @BMC-mq2jw 2 месяца назад +1

    Ilaa iyo hada wax gun ah kama gaarin , waan is registered gareeyey bslse meel kale waan u dhaafi waayey

  • @mohamedshukrihussein3047
    @mohamedshukrihussein3047 2 месяца назад

    asc wll , waxaan joogaa deegaanka soomaalida gaar ahaan Godey, sideen access uguhelikaraa xirfadahan aad bixinaysaan?
    waan idiinka mahadcelinayaa sida walaaltinimada iyo soomaalinimada leh eed aad dadka soomaaliyeed ucaawinaysaan.
    allah haa idinka ajir siiyo walaaleyaal
    AAMIIN YAARABI

  • @MahamedahmadHassan
    @MahamedahmadHassan 2 месяца назад

    Asc

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 месяца назад +1

    Maha inlayidhaa siday u dhacday inay xamaas talafiif dhexdeeda qarxiso waa khibradaayi naftooda hurayaasha Ku jahaadayaan dhulka ayaa lalasimi israil odhan neteyahu ayaan soqabaneynaa

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa 2 месяца назад

    Oo shiikha dadka soomaaliya jooga miyoo dhacayaa waxane soomaaliya kama shaqeeyaan inta badan

  • @MouminHersi
    @MouminHersi 2 месяца назад

    Walahadalka heshiska gaza waxba qamajirane.

  • @abbdll
    @abbdll 2 месяца назад +1

    Dad koraska ka faaiiday meeshan hala idiinka arko.

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 2 месяца назад

    Waaxan amiin saanahay maaha Ukraina waa ciidamadii Ruushka o beedelay daariski

  • @riyaqmohamed565
    @riyaqmohamed565 2 месяца назад

    Wcs wll korsadan hoyoyinka an luqada garanenin kama faideysan karan aya umaleynaya maxa kale oo ad noheysa hada nahay hoyoyinka guryaha fadiyo oo bilasha nimankoda kasuga iskana Yara dibateysan wayo gacan biniadam lagumadarge xirfado an wax kuqabsano hadi ad nokeni lehed wan kuduceyn lehen walalkeyow gadal hanalofiriyo dadka an luqada English garnering maxa nagulatalin lehed ilahay hakubarakeye wll🥰

  • @rashidliganlaaska6737
    @rashidliganlaaska6737 2 месяца назад +1

    Ukraine wexeedu waa waxaan qormayn dhamaana askartii meesha gashay gebigoodaba gacanta ayaa lagu dhigay

  • @AbdiFaraah
    @AbdiFaraah 2 месяца назад

    Sheekhey salan sare allha ku xafidee koofiyadaha qishkoda maxaad ii siin weysey eebow?

  • @abdifatahabdullahi1863
    @abdifatahabdullahi1863 2 месяца назад +1

    Maya wax wada hadal ah oo Israel 🇮🇱 iyo USA 🇺🇸 hormud kayihin wax ka soo qad maleh sababta oo ah USA 🇺🇸 aya hubka siiya Yahuda

  • @كمالعبدالقادر-ن3ل
    @كمالعبدالقادر-ن3ل 2 месяца назад

    Asc guruubka in la igu soo daro dhawr jeer ayaan codsaday la iguma Darin sheekhuna wuxuu leeyahay soo codsada maxaa khaldan

  • @khalifadow3392
    @khalifadow3392 2 месяца назад

    Sheikh anigah inan kusobiro ayan rabah sidhen ugusobira

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 2 месяца назад

    Waxaa yaab leh inaan weli la fahmin in israa'iil ey ka go'antahay iney muslinka, carabta iyo inta aan yuuhuud eheyn, layso. Dad xumaantii ugu dambeysay xambaarsan aa la leeyahay xasuuq bey sameeyern. Waaba dantooda iney umadda kala gataan ee laayaan.

  • @maxamedaxmed4046
    @maxamedaxmed4046 2 месяца назад

    Sheeq kenya jogaaa lacagta sedn ku bixi mida kle sheqeyga videoyda iim fur mayo

  • @engilyas44
    @engilyas44 2 месяца назад

    ❤Waxan jecellahay Rushku innu gullayisto
    Lakin tallabadan Ukraine ay qaday waxay mujiinnaysa tamardaradii rushka ee muqatay dagalkan 2 sano intusocday
    Tamardariida rushka unbay bannanka keentay iyo tageerada indhallanta ee rer gallbedku siinaya Ukraine
    (( Qanijo aya Qanijo ka fujiisa ))

  • @bashirxaaji1119
    @bashirxaaji1119 2 месяца назад

    Ruushka qorsho adag ayu ku maqan yahay

  • @osmanrachid2385
    @osmanrachid2385 2 месяца назад +1

    Yuhudu wada hadalkey raban amba la rabo ma garanaayo macnaha kujira wayo ikasto marxuunki haniye allahii laha ayaba qaatey dhimashadi an ku xakuneyn umba asiibtay eebe ha unaxiirsto waxan uga jeeda yuhudu lama timaadeen marna sobobta dilki Haniyeh haday qiimeyneyso wada hadalka midna ha lagarto iney Xamaas ayna didin shirke cida didaneyd ee baabiisey iney yuuhuud ahheyd wa in lagarto wiilka mereysanaya ee Américain ahi ee caqli sheeganaaya

  • @JeceelowJeceelow-u7c
    @JeceelowJeceelow-u7c 2 месяца назад

    asc

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 2 месяца назад

    Kaligiis ma aha wasiir kasta oo arimaha dibada maraykanka
    Waa inuu yuhuuda kusoo sujuudo

  • @haa8793
    @haa8793 2 месяца назад +2

    Colonial project dad wato I don't think hub Israel usodiraayo waxey un rabaan anga xolo ayey noarkan waxwalbo an haye dahno waxey rabaan nagasameyaan kowda hore ayaga yaa balayada wato maxaa lagufali wadahadal