Aan kaftamee riwaayaddan ma dhahnaa ''waa isugu yimaadeen ismana oga'' Ilmo Cali Cigaal Axmed, Cabduqaadir, Cabdikahadar Xasan.. wiilal reer mudug iga dheh. Alle haw raxmado Abwaan Cirro iyo Cabdikhadar Xasan. Heeska labaad ee lagu daadinayo Cabdikhadar ma waxaa weeye '' U hubqaado meel kale""
@@AbdiazizSaidAhmed Haa waa heestaas “ U hubqaado Meel kale” waxaa la sheegaa in uu Abdikhadar aabihiis heesta u hubqaado Maqaayad Shaah ka cabayi uu maqlay heestaas oo uu deedna yiri” Ninkaan Naagta si xun bay u bahdishay ay” mana uusan ogeyn inuu wiilkii said ahaa qofka sidaas loogu daadiyey.
Masha allah hadayba xusuustaadu saa u fiican tahay khayrka xooga saar wax badan oo asxaabtaadi ahi qabri bay ku jiraan cimrigu waa nimco rabi hadii caafimaad kuu raacana ka sii wacan
Cajiib Waxbaa ka dhacay Maandeeq way ku daadisey walee , legends Abidkhader iyo Maandeeqa Samankii wanaagsanaa Alle Ha u naxariisto A Khadar mandeeqna Cafimaad iyo cimir dherer !
@@maogtahay4999 Mahadsanid. Axmed Tifow isna sow gitaar ma garaaci jirin? Hadda ka hor Eric Clapton oo sharxaya sida mar uu xargaha ugu kala doortay hees baan daawaday. Heestan qofka gitaarka garaacaya aqoon sare buu leeyahay.
@@roblemaer4834 gidi waxay ahayeen macalimiin mida kale iskamay soo gelin fanka nidaam iyo imtixaan baa laqaadey dalaq iskamay soo odhan Bal heestan u fiirso sida loo tumayo durbaanka violinka guitaarka sxphonka wey kala soocan yihiin midba marbu galayo
Abdullahi hersi walaal qaali weliba aan kugu daro beejka ugu danbeeya Maandeeq waxeeda waa habaar, wadnuhu muu kusoo dhaco wadka maad is aragtaan warka kuu dhameeye talo Abdikhadar heestaan kadib imisuu noolaa? Aun aamiiin fan waa kii hore dibna looma helaayo
Hees asal ah weye maandeeq iyo Abdiqadar legend codka guuxa leh waa lagu daadiyay markaan .wadnuhu muu kusoo dhaco wadka maad is aragtaan bay tiri maandeeq
Codka uniquega ah ee macaan ka sokow AHU Cabdikhadar Xasan waxaan aad u jecelahay dhammaan laxamada heesaha uu qaado waa kuwo top ah, ma aqaan maadaama uu laxamiiste ahaa malaha isagaa dooran jirey ama qaarkood waaba uu sameeyey. Cajiib buu ahaa Alle haw naxariistee
Allaahuma aamiin
Cajiiba music aan caadiya ahsyn weeyee cabdi khadar xasan kaari ahun iyo mandeeq
Boqorada codadka lagdan ee luxdan!!!!! Faadumo cabdilaahi kaahin maandeeq iyo c khadar xasan xuseen laari
heestaan maandeeq halkeediyeey dhigtay mana jirto fanaanad sidaan u qaadi karto sababtoo ah xerada ay qaado qof qaadi karo ma jir0
Heestaan waxa ay ka mid tahay kuwa aan ugu jecelahay. Riwaayadaan Abdikhadar AUN labo hees wbuu ku lahaa 2dana waa lagu daadinayaa. Midna Magool baa ku daadineysa, midna waaba tan. Laakiin Cigaal baa Maandeeq uga aaraayo oo isna ku daadinaayo. Waana heesta Doraad dhiiraneyda. Waah waah
Aan kaftamee riwaayaddan ma dhahnaa ''waa isugu yimaadeen ismana oga'' Ilmo Cali Cigaal Axmed, Cabduqaadir, Cabdikahadar Xasan.. wiilal reer mudug iga dheh. Alle haw raxmado Abwaan Cirro iyo Cabdikhadar Xasan. Heeska labaad ee lagu daadinayo Cabdikhadar ma waxaa weeye '' U hubqaado meel kale""
@@AbdiazizSaidAhmed Haa waa heestaas “ U hubqaado Meel kale” waxaa la sheegaa in uu Abdikhadar aabihiis heesta u hubqaado Maqaayad Shaah ka cabayi uu maqlay heestaas oo uu deedna yiri” Ninkaan Naagta si xun bay u bahdishay ay” mana uusan ogeyn inuu wiilkii said ahaa qofka sidaas loogu daadiyey.
Doraad dhiiranayda isku riwaayad ma aha walal riwayada kaariye ba lahaa waxa layiraahda aabahay ka samraye adiga
Sxb intakale waa saxday lakin heeska cigaal iyo maandeeq riwaayadan kuma jirin ee waxay kujirtay riwaayadii aabahay Kasamray waaba adigee kaariye ayaa iska lahaa mahadsanid
tan cigaal waa riwaayad uu horey matalay tubeec waxaana ku jiray guryosamo allahayow uu cigaalna qaaday
Eesh calaa hees iyo cod laba fanaan oo aad qaali u ah ilahai ha unaxaristo abdikhadar maandeeq cimri dheer alaha siiyo amiin
1975-kii ayay i soo xasuusisay markaan dhiganayey fasalka 5-aad. Waxaan xasuustaa meelahaan joogay, asxaabtaydii iskuulka iyo sida xaal ahaa.
Cabdikhadar wuxuu dhintay isagoo ka soo qaxay dagaalkii Xamar ee 1991 meel u dhexaysa Kenya iyo Soomaaliya, isagoo u dhintay xanuun, daawa la’aan iyo dayac. Soomaali sidaasay uga dhinteen fanaaniintoodii udubka u ahaa horumarkii faneed ee 70-yadii.
Aun Cabdikhadar geeeridiisa dad joogay waxay ii sheegeen inuu Magaalada Libooye ugu geeryooday xanuunkii ahaa TIIFOOWGA.
Masha allah hadayba xusuustaadu saa u fiican tahay khayrka xooga saar wax badan oo asxaabtaadi ahi qabri bay ku jiraan cimrigu waa nimco rabi hadii caafimaad kuu raacana ka sii wacan
@@axmed_deeq wll Tiifowga iyo liibooyo maxey kala yihiin waligay ma mqale
@@mohamedyare1917 Csw Libooye waa magaalo kolay iminka degmo weyn ah oo wiyaastii 380 Km Galbeed oo dhinaca dadka Kenya ka xigta Kismaayo. Libooye waa la sii maraa markaad Gaarisa u socoto oo waxaad sii mareysaa Dhadhaab xeryaha Qaxootiga.
Tiifoow oo afka qalaad lagu dhaho Typhoid ( Tayfoodh ). Waa xanuun ka dhasha Bakteeriyo la dhalata Nadaafad xumo waxaana laga qaadaa Biyaha aan nadiifta ahay iyo cuntada. Xumad ama qandho xun buu leeyahay, shuban fuuq-bax ah marmarna dhiig la socdo ayaa qofka hela, matag, iyo cunada oo aan qofku qaadan. Waana loo dhintaa. Duniduse wayska talaashaa. Csw
@@axmed_deeq garty wll cabdikhadar xasan laari rabi hau naxariistee ma 1991kiibu halkaa kudhintay sorry wll waan fahmay qiyaasti waa burburkii Soomaliya waan fahmay waa xanuun khatara Sow waxaanba arkay barigaas dad xanuunkas Xeryaha Qaxoontiga ugu dhimanayey Tanks Formach inkastoo aanan arag anigu Liiboyo ama dhoobley oon burburkii dayuuradi naga soo qaadey Oo Nairobi nakeentay markii danbana Canada degnay malaa Xeryaha Qaxoontiga ayaa iska nadaafad daraa iyo iyo Liiboyoda
Cajiib Waxbaa ka dhacay Maandeeq way ku daadisey walee , legends Abidkhader iyo Maandeeqa Samankii wanaagsanaa Alle Ha u naxariisto A Khadar mandeeqna Cafimaad iyo cimir dherer !
Waan isa su’aalaa gitaarka qofka sidaa uga sanqariyay. Hees macaan. Mama Maandeq iyo Aun Cabdiqadar Xasan.
Cumar shooli ama wa siciid xarawo
@@maogtahay4999 Mahadsanid. Axmed Tifow isna sow gitaar ma garaaci jirin? Hadda ka hor Eric Clapton oo sharxaya sida mar uu xargaha ugu kala doortay hees baan daawaday. Heestan qofka gitaarka garaacaya aqoon sare buu leeyahay.
@@roblemaer4834 waliba macalin buu ku ahaa tifow anigu boqol jeer baan daawadey sidu garaacayo guitar ka drumkana wu tumi jiray ku darso riwaayadii dhedo roob noqon weydey beteriga ayu garacayey ano yaaban, lkn riwaydan xamar baan ku galay badhtamihii 70kii meesha siciid xarawo iyo xasan garyd baan xasuusta iyo xasaani shibu
@@maogtahay4999 Maxaa rag fanka soo maray. Cismaan Xuseen Moorgan isna darbuugada ayuu si yaab leh u garaaci jiray.
@@roblemaer4834 gidi waxay ahayeen macalimiin mida kale iskamay soo gelin fanka nidaam iyo imtixaan baa laqaadey dalaq iskamay soo odhan
Bal heestan u fiirso sida loo tumayo durbaanka violinka guitaarka sxphonka wey kala soocan yihiin midba marbu galayo
Heestaan waxaa dhadhanka gaarka ah u u yeelay Laxanka, qaasatan labada Aaladood ee kala ah gitaarka iyo violinista. Rag Cajiib ah oo professional ah ayaa garaacay! Walee sidii Ragaas ama Fankaas loo heli lahaa Ilaah baa yaqaan. Burburku meel walba waa uu taabtay, weliba Fanka si ba’an ayuu u gaaray. Wadeeca Allah!
Abdullahi hersi walaal qaali weliba aan kugu daro beejka ugu danbeeya Maandeeq waxeeda waa habaar, wadnuhu muu kusoo dhaco wadka maad is aragtaan warka kuu dhameeye talo Abdikhadar heestaan kadib imisuu noolaa? Aun aamiiin fan waa kii hore dibna looma helaayo
@@abdullahiahmed2409Brother muddo badan ayuu sii noolaa oo Abdikhadar AUN waxa uu dhintay burburkii horaantiisii. Riwaayadaanna qiyaastii 74kii meelahaas ayey aheyd. Fan iyo Somalinimaba tagtay ee Ilaahay hanoo yasiro. Amiin 😢
Ale haw naxaristo fananinta iyo raga tumayay music macaan
Xasuus qaaliya, Legend Laari Iyo Maandeeq laba hobol oon kala dhicin
Maandeeq waan jecelahay
Walaal faisa ma heli kartaa heesta Axmed Cali Cigaal qaado ee la yiehaahdo ( Nuurtooy kulihi adna I lihid is wada login thanks walaal
The Most Dangerous Singers in waberi NATIONAL TEAM Somalia Mr-,Laari Alla Yaaraxma & Maandeeq long. Live !!....Khatar .good Remembered...thanks.
Heeshii hore ee macaanaa
Labada nin ee Tumeysa guiterka iyo violinka Gacantooda waay fadhidaa
Aad iyo aad lejen Walalkey Somalia
Heeso kuwan hakaa ahaaddaan ama ha iska tagaan. Soomaaliyeey sidaad hoos u dhacdeen waxa tusaale u ah heestan siday dhinac walba uga tayo fiican tahay iyo imika oo Sharma Boy iyo mid Ilkacase layidhaa idiin heesaan. Waxay ku tusaysaa inaynu hoos u socono.
Alllow kuu naxariiso Laari cidkiisa caadi maaha.
Aad iyo aad lejen Walalkey Somalia ilahey ha U raxmado Cabdi qadar xasan xusen
My Love Maaandeeeq ❤ iyo Adeerkay Cabdikhadar xasan Laari
Waa heesta aan ugu jeclahay riwaayada jaceyl uma baahna riwaayadan oo ay marki hore maandeeq xidigta ka ahayd marki dambana magool lagu wareejiyey heesa riwaayada intaan heestan ka ahayn magool baa loo duubey laakiin heestan maandeeq ayaa kga fiicnatay iyadaana loo deeyey waligaa arki meysid magool oo qaadeysa
Waa run Maandeeq heestan si wacan bay ugu luuqeysay. Laxankuna kama dhaco. Rag baa iskugu tagay.
waa runtaa
Ilaah baa mahadoo dhan iska leh kolayba suugaantu waa sumadda iyo sawraca aragtida fikirka xeel dheerida umadda dhumucdeeda bulsho lagu garto ...... waase nasiib in maanta ay taagan tahay halkaad ogtahay
Gitaarka waxaa garaacaya Aun Xasan Fiikar
Hees asal ah weye maandeeq iyo Abdiqadar legend codka guuxa leh waa lagu daadiyay markaan .wadnuhu muu kusoo dhaco wadka maad is aragtaan bay tiri maandeeq
Habon hodo aad iyo aad lejen
𝗔𝗹𝗹𝗲 𝗵𝗮𝘄 𝗻𝗮𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀𝘁𝗼 𝗟𝗮𝗯𝗮𝗱𝗼𝗼𝗱𝗮𝗯𝗮
Qoraal saxa Weel maaha ee wiil yari ma dhowro
Waxay ahayd riwaayad qaali ah
Best of mama maandeeq and abdikhadar Xasan Laari
Miraha heesta saxa Weel yari maaha waa will yari
Ruwaayadii jaceyl boob uma baahno 1975😢
Dhorwaa dad ah
Boqorada codka Fadumo Cabdilahi Kaahin (Maandeeq)
fiiri sida heesta u kala dejinayso , fanaanad iga dheh
@@aliabdi-ys4uvlaxanka noocan ah hada lama keeni karo
Qoraalkii baad ku faytarabalaastay
Aun c.khadar xasan laari
Naftaaaduna dalowdee weeye maha habaowdee make sure your written
Cabdi qadar qaxii wuxuu ku dhintay dhoob ley xanuuno badan ayaa ka dilaacay oo eynaan garaneynin naftirkeyga qilqiilaan galay
Walaal cagaarshow ayuu u dhintay. Rabi Firdowsa ha geeyo isaga hobolladii kale ee naga rawaxday.
dhurwaaa dad ah
Heestan waxay ku jirtay jaceyl boob uma baahna
Waxaan filaya inay ku jirtey riwaayadii Jacayl boob uma baahna .
Haa. Waa sidaas.
Heestu caadi maaha
heeskan iiiddoor iyo daaroodbaa isku galay waayo waayo
Kkkkkkk oo maxa dhacay ma fananinta ayaa ka soo jeeda labada beelod
Jooji diqinimada iyi qabyalada Mandeeq waa edaday Laari waa abtigay ceeb simalidu waa wada ehel.
Xiligii bililiqada iyo qabyaaladaa dhalatay miyaa oo waxkale mataqaanid hadalkaaga ayaan kagartay ee ogow waaberi 1beel ayay ahaayeen runtii
Fanaaniinta qabiilka noga daa wa fanaaniin somaliyeed fanaan qabiil ma laha
Idoor markad isaaq ku sheegtay ala doorina wa adiga
Yay wanaag u galeen yay yihiin sixir muxuu yahay ma dhib mise dheef
Maxay ku hadlaan yay la hadlaan
Yay caayayaan oo diidayaan waxay
Yihiin waana ficilka Aan sheegay iyo bukto quluubta ducufada Ku dhacda waxaa dareemi kara qofkii iimaan leh
Dhuuxii adoogay hadaan habaryataa Dhaamin makhnuudaw Amaan hooyadiin dhaqan adkayn Nama dhasiigteene Isku dhiig inaynaan ahayn waxba kuuguma Dhimana Dhayal hadalkaygu maaha iyo dhaadhac Wiilnimo waa liwaad dhumuc igu yeeshiyo Camar dhuuxiyo laftiyo dabada dhooban Cuncunkiis.e Labo dhoonqabiilaha oo ilaah dheehan Baa nahay Sharaftaad I dheer tahay mooyee si kale Waysu dhiganaaye Hadaan qoloadiinu tiir dabada nooga jabin Dheeliye khaniis Baa dartay eeday noloshiiy.e Ku dheeraystay qaylada waxaan kor ugu Dheelaasay dhadhab hayga moodin adeeraw nin la dhabo Baan ahaye Noogu dhaqsada dhalfada waxaa na Di.i Dhacaan shahwada dheeliya sidiis Idinkoo rag dhalfo wayn leh yoomal noo Waayin Dhuudhiga dixiriga hadii laygu sii Dhawrto dhimashaday weeye Dhantaal labeebyo wada ah ilaahii naga Dhadig liita oo badan idinkana dhamays ka dhigay qoladiina haydin buux dhimo
,