NAAG INDHA SHARERAN UU GURIGEDA ALAAB UGEYAY AYAA GURIGII KUXIRATAY KADIBNA ARIN LAYAB LEH KADALBATY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyin #somaalida #

Комментарии • 132

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 21 день назад +45

    Talo walaalnimo wllkay ama wllshy marwalba ku dadaal akhriska adkaarta sababto ah waa gashaan marwalba kaasho rabiga wllo❤🤞

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 21 день назад +20

    Wcs abyo waxa nasib bdn qofkii ayan gobdn la dhalatey 😢 sidan ku jclhy Alle ha ku jclado abyo sida dadka wng aad utusto ayan kuğu jcldey Alle ha ku xafido adiga carartada iyo walidkaga ❤

  • @FarhiyaDhayib
    @FarhiyaDhayib 21 день назад +11

    Wcs Ayaan quruxay xbbt muxamed SCW masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤

  • @user-hu2wc7qh3s
    @user-hu2wc7qh3s 21 день назад +5

    Waa run Xbti mcn rayigaagah waa xorbaatahye.

  • @nafisoomar7202
    @nafisoomar7202 21 день назад +7

    Ayaan xanaaqa kuma qurxonid wax walba anaga kugu rabna cdy❤

  • @samsammaxamed8209
    @samsammaxamed8209 20 дней назад +3

    Ayaaney wan ku jecelhy ❤❤❤❤❤

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 21 день назад +4

    Ayaaneey Allah ha ku xiftiyo dar alle kuu jeclhy❤❤❤❤🎉

  • @NaciimaDaganNor
    @NaciimaDaganNor 19 дней назад +3

    Ayaaaney maanta waa iga qosalkiisey wlhi maxa dadka ucaaysey nyaa carabdheer 😂😂😂kulahaa saas ha ucaayin plz gabdhaha walaha inkasto ila hada aan kuso qoraayo comatiga aan qoraayo love you cdey

  • @RaxmoCabdikarim
    @RaxmoCabdikarim 21 день назад +6

    Ayaan quruxey reblay iisoo gal🥰

  • @abdullaabdullahi2767
    @abdullaabdullahi2767 21 день назад +7

    Wiilashana barnamij fican usodiyaari dhamaantod ❤❤🎉

  • @CashooMaxmudxusen
    @CashooMaxmudxusen 21 день назад +6

    Ayaaneey cashoo wanacay beswaye carab3dheerna malihee seeecamal😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 20 дней назад +2

    Masha Allaah ayaan qurux baeryan waan mashqulaye qiso cajob ah ayaa hada la kulmaye ee habobsin hadadan dhamayn hada ayaan bilabay

  • @user-ji5in8vj9r
    @user-ji5in8vj9r 21 день назад +2

    Alla byey ayaaney wllhi ani wligy comment xun kumaso qorin crurta i agfadhida igu qosley marka caasho carab dheer ahdey ina ani lay magayo u qban 😂

  • @LeeyloCadceed
    @LeeyloCadceed 21 день назад +6

    Guriga Bari ku hagaagsanay sheekadaan haiitaalo like 👍 waad iga heysaah😂😂😂😂😂😂😂

    • @MarwaQaali
      @MarwaQaali 21 день назад +1

      Isku fikiraa nahay aniga Hadda canjeerada ku dubanoyah😂😂

    • @Ikraan12
      @Ikraan12 21 день назад

      Erfone isticmshaa miyaa

  • @HodanAli-k5p
    @HodanAli-k5p 21 день назад +4

    ayaaney xppti dar alle ayaan kuu jecelhhy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @falishassan528
    @falishassan528 21 день назад +10

    Masha Allah

  • @CptnSufuu22
    @CptnSufuu22 20 дней назад +2

    Keep going sister Always

  • @NafisoNuur-o8j
    @NafisoNuur-o8j 21 день назад +2

    Casho carab dhereey ina goobdoon kaleexo yey isha farta kageline😂😂😂 lkn ayaneey qofkaa cananato weyba cararee

  • @Amuun293
    @Amuun293 21 день назад +3

    Wlhi wan quslya ku laha dhaqan ahn duumarka wan tiilan😂😂

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 21 день назад +7

    Nayaa ayaan indho weyney waa ku jecelnhy kow dheh adaana na kasbadey qapiyey aan ku qabsado teamkaan channelka ku xiran badankooda wey ku tageeran lkn xabadoo casho carrab dheera hadaa aragto kaagama aanu baran inaa ujaabtide qalpiyey xabadahaas anaga nagu illow waa iga talo wllinimo ayaan love ❤️ 😍 💖 ❣️

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  21 день назад +4

      Walaal macaanto dhiigayba kugu karinayaan walaahi Mar kasta miyaan aamusi karaa afkaaba icuncunayee

    • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
      @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 21 день назад

      @@ayaangobdoon3254 hhhhhhhh Haa wlhi waa runtaa waliba waa ku oghy inaa %99.9 ka gaabsato ee yey kula siiban qalpi anaga darteen iskaga dhaaf xbbt

    • @Xamdimaxamad-bh1qm
      @Xamdimaxamad-bh1qm 21 день назад +1

      Shugran mcney lakin amusnanta waba kuku baranan sug iney hadli.karto ha tustee wlh.dhor.mar arkay mid hadalk negative so qoreyso blse.ayantena cashaqa wlh ceeb ma alah

    • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
      @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 21 день назад +1

      @@Xamdimaxamad-bh1qm hhhhhhhh Haa runtii

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 21 день назад

      😂😂😂😂ar ayaana afka icuncunayo kulaha​@@ayaangobdoon3254

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 21 день назад +9

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @amienamira9116
    @amienamira9116 21 день назад +2

    Ayaaneyy ina ader qisoyinkagaba hadalkga ayaan ka heclaHayyyy😂😂❤

  • @RaxmoCabdulahi-h4j
    @RaxmoCabdulahi-h4j 21 день назад +2

    Masha allah abyo mcn❤❤

  • @amranabdirahman7060
    @amranabdirahman7060 21 день назад +2

    Ayaaaneeey anigu 4years kugu xiranahy anigaa qiso leee kadawadaa Hadii Farah’s social media Hadii aad kasohadasho dawado maxaaa aflagado igu wato❤

  • @DeganAh
    @DeganAh 21 день назад +6

    Hooyo mcn ❤

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 21 день назад +2

    Asc abayo ayaan ❤❤❤❤❤❤Mashallah Mashallah ❤good 👍

  • @user-my6wb6og7q
    @user-my6wb6og7q 21 день назад +3

    Ayan endha wayn cawa aya ka xanajey casha carab dher miya 😮😮

  • @Farxiyo-fr4ir
    @Farxiyo-fr4ir 21 день назад +2

    Ayaaney faqid hadhihine wa falida saas waye kuwentenaay

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 21 день назад +2

    Dhaqan ahaan dumarka waan dilnaa aa oo ma soomaali dhaqan kaas leh ayaa jirto bisinka
    Faarax dil iska daaye il xun haduu igu fiiriyo wlhi labadeena midaa maqan😂😂😂 from mudug noo nileec 🙈🙈🙈

  • @jalaqsan
    @jalaqsan 21 день назад +2

    Dadka media yahay aan fahmayn ayaaney Aya sidas ubadan

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 20 дней назад +2

    Wcs ayan qurux ❤lkn iska daa xanaqa abayo mcnto wanba yara cabsaday bee😂xanaqa kuma so baxeysid marka dadka qar hadal koda ku ilow dadka wngsan hadal koda ❤

  • @MaymuunIbrahim
    @MaymuunIbrahim 21 день назад +2

    Boqran qiimahaga qurux da badan jeclahay

  • @faadumoiidle
    @faadumoiidle 21 день назад +2

    Na ayaney qeybta kale alisaydii nooso daay illahay ka baqee😭😂

  • @user-vl5vi8xi5q
    @user-vl5vi8xi5q 21 день назад +2

    Ayaan manta waad xanaaqday haw joojin nagaha melaha ka nac nac leh 🎉

  • @FaadumoAxmed-m1m
    @FaadumoAxmed-m1m 21 день назад +2

    Yaaba waaxan layaba

  • @AnisoMaxamedAli
    @AnisoMaxamedAli 20 дней назад +2

    Ayanay arin.aad uxanun.badan.ayaan ihaysato wall.asxaabtada io adiba iiso duceeya in.alle.faraj iifuro waan yabanahy.meel.layga haysto garanmayo😥😥😭

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 21 день назад +4

    Naayaada edeb yeeshta vedio ga waa firsaneesiin hadana waxba kasheegeesiin nooga leexda gabadha naa gayahow istareesku dilay uf

    • @Sagaliinaqurux
      @Sagaliinaqurux 21 день назад

      Naa walaley yaa wax ka sheegay yaase kaa xigsiiyay dadka kle gabdhaan mise ina adeernimaa jirto 😂😂😂

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 21 день назад +4

    Ayaaneey waku salaamay ❤

  • @user-dr6ck7zc8r
    @user-dr6ck7zc8r 21 день назад +2

    ❤❤❤❤❤

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen 21 день назад +2

    Wcs abyo ayanah xbbt❤❤

  • @BintuOmer
    @BintuOmer 10 дней назад

    Alla ayaany baayo Nolasha waxa kastss arki dadaku ha ka faa idystaan qisooyinka😢

  • @PhardowzahAlly
    @PhardowzahAlly 21 день назад +3

    Ani gar iyo gar daro wan ku wataa ayaney

  • @ayaanbadan5580
    @ayaanbadan5580 20 дней назад +2

    Ayaneyy cawo kahor kuma arag ado wax jafayee😂😂

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 21 день назад +7

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @marianruungedi2892
    @marianruungedi2892 21 день назад +5

    Ayaaney waxan kulakulmay daqiqad kahor ,waliged madicin Inan uhoreya

  • @user-hafsa23
    @user-hafsa23 21 день назад +2

    Malamileey waaye abaayo ee maalamileey maaha

  • @ShukriIsmaan-c5x
    @ShukriIsmaan-c5x 21 день назад +1

    Ayany aniwaigayabisy ayiskobadhery markatira ad ayan uqosla walhi dar ilahy ayan kujeclady abayo jiro jog❤🎉

  • @SacdiyoCali-v2h
    @SacdiyoCali-v2h 21 день назад +5

    Ayaneyy Nin Tajir inu ale I sahlo iso duceya😂❤🤲🤲🤲🤲

    • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
      @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 21 день назад +4

      Wllo mcn nin taajira haku duceysane illhy haku siiyo qof qiimahaaga garta oo ku jecel noloshana kula fahma lacag wax ma tarto ee waxaa wax Tara rijaalnimo

    • @Xamdimaxamad-bh1qm
      @Xamdimaxamad-bh1qm 21 день назад +2

      Wlshey tajirnimo wax ma tartee mid bari ah ku jecel.naxaris badan anan ku ag bahan kuna ag dhibtoon abyo mcn ilahey calaf ha kuku daro boqraney

    • @SacdiyoCali-v2h
      @SacdiyoCali-v2h 21 день назад +1

      @@Xamdimaxamad-bh1qm Amiiin mcnto Thanks 😫❤️🥰

    • @SacdiyoCali-v2h
      @SacdiyoCali-v2h 21 день назад

      @@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Tnx xppti🙏❤️🥰

  • @HabonDaher-b7t
    @HabonDaher-b7t 21 день назад +2

    Hbbi
    😂❤❤❤

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 21 день назад +2

    Masha Allah Nuur waa nin rageed shaqaysanaya

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 21 день назад +3

    Ayan qurux xbbt habeen wangsan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Bintow-nh7dx
    @Bintow-nh7dx 21 день назад +4

    Asc waraxmaatulli Ayan sabàrka Badi ha u bixin dadka warkoda

  • @DeeqaIbraahim-pe8lw
    @DeeqaIbraahim-pe8lw 21 день назад +3

    Waw ayan waxan islaha cawa wa idin fanbenaysa qisaday sodiyarinaysa islaah nag nool tahay 😅❤

  • @falishassan528
    @falishassan528 21 день назад +3

    Ayaan qurux ina gobdoon

  • @AyaanCabdullahi-lj2oq
    @AyaanCabdullahi-lj2oq 21 день назад +2

    Isoducaya damantin

  • @ummu3116
    @ummu3116 19 дней назад +2

    Ayaaney abaayo caasho baa la idhahaa inaa aniga i caayeysid baa dareemaa ma magacayga II daysid😂

  • @XamdiBilan-n3o
    @XamdiBilan-n3o 21 день назад +3

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉😊😊😊😊

  • @falishassan528
    @falishassan528 21 день назад +2

    Thank you abayo ❤❤❤

  • @SahromacalinNasir
    @SahromacalinNasir 21 день назад +3

    ❤❤❤❤🎉

  • @maxamedlaarsoon2062
    @maxamedlaarsoon2062 21 день назад +1

    Ayaaaaneey cawa qeylidada boxooso sasa kaa raba inta xun buuufi😂naaag nool sheeekadana we igu socota wlh😂

  • @user-tw1cj7yl9j
    @user-tw1cj7yl9j 21 день назад +2

    Wiilkas nuura anaa aqan jerer waaye qabilkisa cadi waye xaa kadhiba

  • @user-ey2bk9ki8x
    @user-ey2bk9ki8x 21 день назад +4

    From hamda home decor

  • @xamda3436
    @xamda3436 21 день назад +2

    Lug kulaha😂😂😂

  • @raaliyoibraahim221
    @raaliyoibraahim221 21 день назад +3

    😢😢😢😊😊😊❤❤❤

  • @FaadumoAbdisamed-sn8vl
    @FaadumoAbdisamed-sn8vl 21 день назад +2

    Naa ayaan indho wayney gobol baadiye maaha dee waa gobol badiye iyo gobol maxa isku. Mid kadhigay😂

  • @Musbaq
    @Musbaq 21 день назад +4

    ❤❤❤❤

  • @AishaJama-n6n
    @AishaJama-n6n 21 день назад +1

    Abayo magac caasha ma cay Miya 😢😢😢😢 kuwa carabka dhere magac kale ubaxaso 😢😢

    • @muna607
      @muna607 21 день назад

      Sorry😢

  • @ayanfaraha6377
    @ayanfaraha6377 12 дней назад

    Asc yanan waxaad tahay gob aan la tirsan caasha carab dheer😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤

  • @XhawaAfnan
    @XhawaAfnan 19 дней назад +1

    Masha allh

  • @XawaAdan-l5d
    @XawaAdan-l5d 21 день назад +1

    Madawan lkn wadku sugty fariid batahy qli❤

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 21 день назад +1

    😢😢😢😢😢😢

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 21 день назад +2

    ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 21 день назад +1

    Alaa caawa ayan wey xanaqday ayano xanaqsan cawa wa i 1 ayaney wlh xanaq kuma qurux badnide mel naka saar bahalaha wan arkay nabe nagtaas 😂😂😂 ayaney alh ku sharfo in badan boqraney

  • @AishaAhmed-d5n
    @AishaAhmed-d5n 21 день назад +1

    Ayaaneyy abaayo magaceyga hayga cebeen plz😂😂

  • @FaisaIbraahim-k7b
    @FaisaIbraahim-k7b 16 дней назад

    Maasha alaah abayo🎉❤

  • @marianruungedi2892
    @marianruungedi2892 21 день назад +3

    Ala cawa ya igahoreya

  • @user-qm9dk3im2c
    @user-qm9dk3im2c 21 день назад +2

    Thanks ❤

  • @aaminasaleeban6943
    @aaminasaleeban6943 21 день назад +1

    Ayaaney dadka liita looma jawaabo

  • @NasrabashiirXasan
    @NasrabashiirXasan 15 дней назад

    Mashallah

  • @faadumoxasanaaden4063
    @faadumoxasanaaden4063 21 день назад +1

    Wcs ayaab quruxey hben wngzn❤❤

  • @ikranabdullahi5536
    @ikranabdullahi5536 21 день назад +1

    Waad saxantahay ayaane 😂😂😂

  • @NasraCabdiwahab
    @NasraCabdiwahab 17 дней назад

    Ayaaney bahasha yar ee kaa dambeysa oo bulugan kanucada laga shitaa😂❤❤ gurigeena 2 xabo taaalo indhawayneey😊

  • @falishassan528
    @falishassan528 21 день назад +1

    Our queen 👸 ❤❤❤❤❤

  • @Fafumomohamednoor
    @Fafumomohamednoor 21 день назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NimcoyacquubHaruun
    @NimcoyacquubHaruun 21 день назад +1

    Maala mileey aaladhah

  • @theunseen-ow9gh
    @theunseen-ow9gh 21 день назад +2

    😂😂😂caasha carabiner dheeryaaka iyocaasho fara dheeryaalka ayaan amaanka ugu dadala mardanbena gamnaha hasuranina ganadheeryaal

  • @Xaliimokhaliifmagool
    @Xaliimokhaliifmagool 20 дней назад +1

    Ayaanay meeday qaytii labaad wansugay naye

  • @user-eh6fs3lq9y
    @user-eh6fs3lq9y 21 день назад +4

    ayaaney indhihii aku soo bixi rabey 😂😂😂cabsi cabsi 😂

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 17 дней назад

    ayaaney caasho carb dheer carabka kajar😂

  • @ilhaanomar22
    @ilhaanomar22 21 день назад +1

    😢😢😢😢😢

  • @falishassan528
    @falishassan528 21 день назад +2

    Buufi cayayaanka ayaanay

  • @SeynabXuseen-wp5jh
    @SeynabXuseen-wp5jh 21 день назад

    Abayo caawa waad nagu xanaaqdey 🙂

  • @marianruungedi2892
    @marianruungedi2892 21 день назад

    Ala xageen farxad isgeya

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 21 день назад

    Nimanka intoda badan xaasaskoda usabro waa dhif nin aan losabrin oo heer kaarin qaarna waa jisaar qaarna waa dad abaal in logalo mudan ninkas aad usabreso waxaa kahesho ledahay abaayo ilahey dardiis usamey hada wanaag sameyneso waayo biniadam ka wey wajiyo badan yihiin 😢

  • @FatxiAdan-jv2uf
    @FatxiAdan-jv2uf 18 дней назад

    Naagta qurxoon maxa ka qaldan😂😂😂😂nin quruxdas ku guursado mawaasay

  • @Rizuchanel124
    @Rizuchanel124 21 день назад

    Ayaan habeen wanag san

  • @sahro7878
    @sahro7878 21 день назад +1

    Anaa u horeeyo caawa yeah ❤🔥🫶

  • @MaryanMursal-i9k
    @MaryanMursal-i9k 21 день назад

    Sthch

  • @ambarohoosh27
    @ambarohoosh27 19 дней назад +1

    Skobo dheeeeer 😂😂😂

  • @NimcoBiriiye
    @NimcoBiriiye 21 день назад +1

    😂😂😂😂