Quraanka sixirka hooyada kuxiran dhagayso burburinta 👹☠️😈⚔️🤺

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • ‪@healingandwellness3423‬ ‪@TARIK-RALMAT‬ ‪@sheikhcaydaruus‬ ‪@BBCNewsSomali‬

Комментарии • 217

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 3 месяца назад +10

    Maasha. Cacdaruus. Shugaraan. Allhu. Haku. Baarakeeyo. Noolow. Guulaso. Oo. Kaguulaado. Waxii. Caadoowaga. Amiin. Amiin. Amiin. Sh. Cay daruus

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 Год назад +20

    Alxamdulilah saan ucabsanaaye wan daacsaday hurdo baah iqabatay iyo madaxa iweynaade ilaahow qeyr badan ku siiyh sheyq ilaahey gabadheyda hadalka haufuro 😢

  • @haniqueencrystal8356
    @haniqueencrystal8356 2 месяца назад +2

    Masha allah Sheikh jazakalahu khayr illah haku xafido ❤❤❤

  • @motivationalquotesbymod884
    @motivationalquotesbymod884 10 месяцев назад +22

    MashaAllah may Almighty protect you and gave you good health inshallah

  • @khadar154
    @khadar154 Год назад +12

    Sheikh cayduruus suurata ancaam ayaan laasimaa hooyo way i necbaan jirtay markay ila hadlaysan si qalafsan oo adag anigana waan ka niyad jabsanaa mar baan bilaabaay muddo yar laga jooga suurata ancaam iyo suurada yaasiin m. a hooyo si ficn bay ila hadashaaa wlhi qurux badan markii hore hooyo xitaa ima quurin
    Marka suurada ancaam sixirka hooyada ma burburisaa sheeikh isoo jawaab

  • @mamasuperk4001
    @mamasuperk4001 9 месяцев назад +3

    ALLAHA ku xafido hooyo jirka oo dhan baa jariirico iga jajabatay waana wada yaa Insha ALLAHA 💚💚💚🕋🕋🕋🤲🤲🤲

  • @adarsiad3555
    @adarsiad3555 11 месяцев назад +4

    Ilaaheey ha ku xafido aad iyo aad baad u mahad san tahay xabiibi ❤❤❤

  • @lusijama6542
    @lusijama6542 Год назад +3

    Allahuma barik. Jasakalaah khayr macalin ruqiyadaada way isaamaysay jidhkayga. Khayr ito xasanad badan ha kaa siiyo.

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar1901 Год назад +3

    Masha allah tabarakallah jazakummullahu qeyr sheq ceydaruus ❤

  • @user-zi2wc6df1o
    @user-zi2wc6df1o 9 месяцев назад +4

    Masha allah allah ha ku barakeeyo caydaruus asc khayr ayaan kuu rajaynayaa aamiin aamiin aamiin guul guul guulayso

  • @abdirashidshacraawi3412
    @abdirashidshacraawi3412 Год назад +3

    Mashallaah alle haku barakeeyo sheikh ruqiyadaan waan ubaahnaa markan dhageystey waan dawaqay hadana xataa wax iga qaldan ,naqas iyo wareere baan dareemey, se Alxamdullillaah Alxamdullillaah waan kuwadayaa inshllallah.

  • @user-dy4rj3hy3y
    @user-dy4rj3hy3y 3 дня назад

    Kher adun iyo aakhiro allaha ku siiyo ducada allaha ku aqbalo

  • @habimahamuud247
    @habimahamuud247 Год назад +3

    Marka dhageesto ruqiyada wan xa nusadaa markadabana wan cafimada marwalba waxaan kunolahy ruqiyada shakh wan ku duceya malin u n is asking dona isha alla❤❤❤❤❤❤

  • @mamasuperk4001
    @mamasuperk4001 9 месяцев назад +1

    Masha ALLAHA hooyo ALLAHA ku xafido Amiin yaa Rabi 💚💚💚🕋🕋🕋🤲🤲🤲🤲

  • @CumarAbdiasiz
    @CumarAbdiasiz Год назад +4

    Sh ceydrus masha allaah illaah hakubarakeyo waxn kuwaydiina suratul falaq iyo aayatu kursi markan bilaabo ilmaha xanuun ayaa kusobodaaya markan joojiyo caadi aye noqonayaan waan fahmi la ahay igasojawb insha allaah adoo mahadsn

  • @naimahussein2822
    @naimahussein2822 Год назад +3

    Ilahey kheer ha ku siiyo sheikh

  • @faadumomaxamed7451
    @faadumomaxamed7451 Год назад +2

    Maasha allaah allah ku barakeeyo sh.caydaruus

  • @neemahalima5440
    @neemahalima5440 9 месяцев назад +1

    Mashalla,asante sana mila akuvariki na jutuza kwa neema Aje

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 Год назад +3

    Allaha kaa ajirsiiyo Yaa RABBI INSHA ALLAH ,aduunyo Qeer ayaa kuu rajeeyey Aaqirana fil jana,caafimaad iyo Cimridheer oo cibaado san leh adiga iyo reerkadaba,waxaan rajeynayaa inaad yurub noogu timaado insha allah.

  • @bahjaabdulqaadir5034
    @bahjaabdulqaadir5034 Год назад +3

    Scww,sheequna ceydaruus ماشاءالله تبارك الله، qeyr walbo nosoo tabineysid خير الدنيا والاخرة bn idinka baryaa adiga & shuyuuqda kaleba aad bn idinka faa'iidaa والله weliba goortaan kusii daro qur'aanka & tasbiixdaba ,adkaarta ,ماشاءالله تبارك الله، difaac badan inla sameysto baala doonayaa qofka xanuunadan qabo ان شاء الله،

  • @AsmaaApdirahman
    @AsmaaApdirahman 10 месяцев назад +2

    Asc wr wb sheikh caydrus sheikh ajir iyo xasanaad Aan la so koobi karin Allah ku siiyo xasadka Allah kaa qabto Allah ku xafido sheikh

  • @nasranurissack9218
    @nasranurissack9218 Год назад +2

    Asc shekh jisakallah qer allah kusiiyo waaxad nosamesaa midka guurugo oo na wadnah kudhago oo naqas iskadhigo waaana kulesanenaa inshllah dhagesiga badadiyaa xababii❤❤😢

  • @sadiasharif3455
    @sadiasharif3455 3 месяца назад

    Ilaahay haku siyo waxaad jeceshahay aduun iyo akhira oo ugu wayn tahay jannatul firdow adiga iyo ehelkaaga
    اللهم آمين 🤲🤲

  • @HYougelMani
    @HYougelMani 8 месяцев назад +1

    Maman jisaikala hortada iyo halkaga dambeh libabantu wa dasha ❤

  • @user-ii2vy3eh2n
    @user-ii2vy3eh2n Год назад +4

    Hoyady igaxanuunsan ana waalaxanuunsanahay allaah nafiyo yarabbii

  • @hawashire833
    @hawashire833 Год назад +2

    Amiin shiekh ilahay ha ku xifdiyo amiin

  • @sumayaabshir4909
    @sumayaabshir4909 Год назад +1

    Wcs Allaah ha ku xafidodheekh caydaruus aad ayay ii samaysay

  • @AnisaAhmed-o7c
    @AnisaAhmed-o7c 25 дней назад

    Maash.allah sheikh adiga dhibbaa isasta

  • @saeedmuse3955
    @saeedmuse3955 Месяц назад

    jazallaah khar janada allow kugali

  • @sadiasharif3455
    @sadiasharif3455 Год назад +3

    جزاك الله خيرا
    Sheikh mashaa Allah ruqya aad bu uficanayahya. Lakiin waxaan ka codsan, xayeeysinti maad ka sartiit. SHUKRAN !

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 6 месяцев назад

    ALLAHA KU XIFDIYO ADIGA IYO REERKADABA IYO EHELKADABA ,ADUUNYO FIL QEEYR ,AAQIRA FIL JANNO INSHA ALLAH.

  • @fardowsoxusen192
    @fardowsoxusen192 Год назад +2

    Masha allaha jasakallaah kheyr allaha cadawga hakaxafido

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802 Год назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    AAAMIIIN AAAMIIIN AAAMIIIN YAA RABI INSHA ALLAAH MASHA ALLAAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤SHUKRAAN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 Год назад +1

    Asc sheikh caydaruus kambaalo xaruun maku ledahay ilahey haku xafido sheikhana

  • @FardowsoXasan-so1pm
    @FardowsoXasan-so1pm Год назад +1

    Sheekhcayduruusallahhakuxafidoaamiin❤

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 7 месяцев назад

    Masha allaah khiishow jazagaga janno haka dhigo akhiro Iyo aduun haku xafido amiin
    Xanuun Ayaan Ka daremayaa cidhbaha caloshana hawo ayaa iga soo baxaysa daaco sideedii
    Insha allaah wan wadin

  • @user-dy4rj3hy3y
    @user-dy4rj3hy3y 7 дней назад

    جزاك الله خير

  • @safaabintuisse4083
    @safaabintuisse4083 Год назад +4

    Asc shekhyga allah haku xafido
    Xaruntda wan imid wxa idhahday inu adiga kugu xir xiranyahy lga yaaba ama hooyo
    Wxn ahay gbr curadiina ah , mrkan quranka aqrinayo mesha rixim amaba anku arko في بطون أمهاتهم wuu idhiba oo wn ooya ama owlad meshi loga hdlo hdan arko clip hooyo ama qof kashekenayna wn ilmeeya said weliba walidkna bari uma ahi oo uma jil jilcani hda siskta iskugu dayo ma awoodo inan ubarinimo sameyo , hooyana sas9 kl3 ii necebtahy wxe ku dhehe mrka ku arko wajigaga nacalad ine sarantahay cml u arka asa mirif laigu dhaha
    Hda iyda iyo anigba sidi hore mnihin oo inan dadaal sameno bilawnay hda xoga inti hore iskuma nihin oo xoga qulubtena naxaris yar sogashay
    Mrka suashaa iga jwb sbb uu riximka iyo amba بطون أمهاتهم ee ii dhibi krto mxe noqon krtaa ??

  • @maryanabdillahiabdi6543
    @maryanabdillahiabdi6543 Год назад

    Masha allah sheikh khayr alle ha ku siiyo cadowgana alle ha kaa xifdiyo

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 5 месяцев назад

    Asc. Sh. Caydarus. Jlrkh. Waa. Jisa. Waa. Ku. Duceebay. Jaano. Iyo. Khar badan. Iyo. Caafimaada. Sinitada. Allha. Amiin Amiin. Amiin. Isha. Allha

  • @NajaxMaxamed-n6v
    @NajaxMaxamed-n6v 8 месяцев назад +2

    Amiin yaa rabbi

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 11 месяцев назад +1

    Aamiin yaa rabii shukran sheikh ❤❤❤❤❤

  • @maryanmcali7357
    @maryanmcali7357 Год назад +1

    Mansh Llah Waa Hayaa arinka Aniga iyo Gabdhay da Ayaa Laga sixiray oo waxb arshadi baa Laga Gamay

  • @erumroble5081
    @erumroble5081 Год назад +1

    Jisaakalaa qeyr shiiq caydurus 🎉🎉

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 Год назад +2

    Allah waxaad jeceshahay oojanadu ugu horeso hakusiiyo amiin allah hakuxafido shekh amiin

    • @aishabile
      @aishabile 6 месяцев назад

      Amiin yaarabi Sheik tlf yaa i heli kor

  • @naimaali9130
    @naimaali9130 Год назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mashalaaah jazakalahu kehyr wll caydarus❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-nc8im5de4o
    @user-nc8im5de4o Месяц назад

    Masha allah shugran walal alla ha ku saqiro wax walbo oo aad jaceshahay waa ku fcn alx

  • @mansoor9139
    @mansoor9139 10 месяцев назад +2

    Alhamdulillah

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 3 месяца назад +1

    Illahey kuwa sixirada dadka ku sameeya ha halaago.Dhaaya iyo maqalka Illahey ha Owado..
    Cariiri Aduun iyo mid aaqiro Eebe ha bado,
    Shiiq Habaara kuwa dadka fala..Hana la laayo sida diintu qabto

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 3 месяца назад

    Mashaa allaah❤️❤️

  • @anisaosman1828
    @anisaosman1828 11 месяцев назад +1

    Maansha allaah tabaraka leh sheekh

  • @haniqueencrystal8356
    @haniqueencrystal8356 2 месяца назад

    Amiin amiin amiin yarabi 🙏❤❤❤

  • @JawaahirmireMaxamed
    @JawaahirmireMaxamed 2 месяца назад

    Scw

  • @noranora8113
    @noranora8113 9 месяцев назад

    جزاك الله خيرا شيخنا نواره من ليبيا🇱🇾🤲

  • @raaxoxussein1355
    @raaxoxussein1355 10 месяцев назад +1

    Aamiin aamiin yarabi

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 5 месяцев назад

    ASC. Sh. Cdrs. Shagaran. Jilkh. Yaa. Sh. Cdrs. Allh. Haku. Barakeeyo. Caafimaada. Ku. Waar. Nooshaada. Oo. Dhan. Waxa. Ciila. Haraakiin. Iyo. Jaano. Faradowasa. Ku. Waa. Naga. Niyaada. Amiin. Amiin. Yaa. Sh. Cdrs. Isha. Allha. Amiin. Amiin. Amiin. Yaa. Raabi. Bisiinka

  • @umusalmaan7231
    @umusalmaan7231 Год назад +1

    Cadawga allaha kaa qabto & saaxiriinta

  • @LoulaAhmad
    @LoulaAhmad Месяц назад

    Masha allah shekh انامريدلجشل سحر الوقةالطاويل

    • @LoulaAhmad
      @LoulaAhmad Месяц назад

      انا تسك في جبوت انا اريدهاتفك شيخ اللله هكحفط في الدنيا والاخر

  • @DeeqMohamad-jv7zn
    @DeeqMohamad-jv7zn 10 месяцев назад +1

    Amiin aamiiin

  • @SaadiaOsman-xq6bq
    @SaadiaOsman-xq6bq Год назад +2

    Asc sheqow qer adun iyo mid aqarabo Allah kusiyo

  • @FoFo_2330
    @FoFo_2330 Год назад +9

    جزاك الله خير يا شيخ الله يسعدك ويرحم والديك في دنيا ولاخره 🙏🏼🙏🏼

  • @maymunali8408
    @maymunali8408 Год назад +1

    Masha Allah🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🕋🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽thank you❤❤❤❤❤❤❤🏠🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @khadanadan5196
    @khadanadan5196 6 месяцев назад

    Ale haku barakeeyo sheekha❤

  • @indianamohamedsheikh7923
    @indianamohamedsheikh7923 Год назад

    Jazakallah kheyr sheikh

  • @muniramandekh2006
    @muniramandekh2006 11 месяцев назад

    Manshallah kher Allah haku siyo

  • @zeinabhirsi94
    @zeinabhirsi94 9 месяцев назад

    جزاك الله خيرا يا شيخ

  • @FahmoAli-d7i
    @FahmoAli-d7i Год назад +1

    Shekh ceydarus wadanaha igu xanuuunay

  • @siuberyacoubmarwan1725
    @siuberyacoubmarwan1725 Год назад

    Jazzakallah kheir sheikho

  • @user-pr1sr4rj2f
    @user-pr1sr4rj2f 3 месяца назад

    Qer Allah kusiyo sheikh

  • @umukhubaybabdirahman6025
    @umukhubaybabdirahman6025 Год назад

    Masha allah allah haka abaal mariyo shekhena

  • @zahrahussein894
    @zahrahussein894 Год назад

    Ajir iyo xasano allaha kaa siiyo

  • @dahabomohamed6718
    @dahabomohamed6718 Год назад

    Walale janato firdees Alaa Allaah hakug abaal mariyo

  • @sumayaahmed6072
    @sumayaahmed6072 Год назад

    الله يحفظك من كل شر جزاك الله خير😊😊

  • @naimaali9130
    @naimaali9130 Год назад

    جزاك الله خير يا شيخانا

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar1901 Год назад +1

    Masha allah

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 4 месяца назад

    Mash. Allh. Sh. Cdrs. Guulaso. Walaalo. Waa. Ku. Duceenay. Jzlkh. Allha. Ku Barakeeyo. Jaano. Baanu. Kugu. Duceenay. Amiin. Walaalo. Caafimaada. Ku. Waar. Bididmiikaah. Kaariin. Amiin. Amiin. Amiin. Guulaso. Maasha. Allh

  • @djoharamahadi8976
    @djoharamahadi8976 Год назад

    Machallah Machallah Machallah jisacalakeir jisacalakeir jisacalakeir

  • @MaxamedDeeq-v2c
    @MaxamedDeeq-v2c 8 месяцев назад

    Sheekow wax walibo o muraad kada ah Alle ha ku sahlo❤❤

  • @CumarAbdiasiz
    @CumarAbdiasiz Год назад +1

    Masha allaah

  • @hindaabdullahiomar2128
    @hindaabdullahiomar2128 Год назад +1

    Asc wll cayduruus alle raali hakaa noqdo waxa inoo soodubtaa ruqyah kusabsan boga dibiryada dhabar xanunka iyo rugaha ooxanuna oona barara adoo mahadsan

  • @canabmaxamed6298
    @canabmaxamed6298 Год назад +3

    Mashaa allah jazakallah kher sheikh ❤

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 5 месяцев назад

    ASC. Cdrs. Allh. Haku. Xafido. Isha. Allh. Jslk Amiin. Amiin. Amiin. We. Love. You. Sh.

  • @xuseencadow
    @xuseencadow 2 месяца назад

    Aamiin aamiin aamiin aamiin🤲🤲🤲ya.rbbi🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭🤲🤲🤲

  • @ayanabdullahi6898
    @ayanabdullahi6898 Год назад

    Jazakallah sheekh🎉

  • @Jawahir3212
    @Jawahir3212 4 месяца назад

    Cimrigaaga allaha raajiyo

  • @SamiaMahamud376
    @SamiaMahamud376 Год назад

    Thnks sheikh masha allha

  • @raxmocabdalle1283
    @raxmocabdalle1283 Год назад

    Mashaalah shiiq alaha kuxafid

  • @munas3659
    @munas3659 Год назад

    Masha Allah,❤❤❤jezzkhallah allah

  • @saadadaher552
    @saadadaher552 Год назад

    Masha qllaah gu baragey

  • @TuuNee-be4ff
    @TuuNee-be4ff Год назад

    Sheikh caydaruus sixirka raqiga inoso duub

  • @qadiijocumar4562
    @qadiijocumar4562 11 месяцев назад +1

    🤲🤲🤲🤲🤲 Allah

  • @queenilhaan5901
    @queenilhaan5901 5 месяцев назад

    Ilahay ku xiftiyo

  • @user-yd3bz1js9o
    @user-yd3bz1js9o 2 месяца назад

    ale waxaan ka baryaa inuu ku xifdiyo ajar aan la soo koobi karin ale ha kaa siiyo

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 2 месяца назад

    Shiikh intee kaalasoo xiriiraa

  • @Maskax568
    @Maskax568 Год назад +1

    Asc sheeq caydaruus hooyo sixirba kahadlo cida dhana wey xanuunsanta Aniga mar kasto quraan baa isku aqriya lkn waxa dareemaya in xageeda la iga soo weeeraryo side ukala jara

  • @djoharamahadi8976
    @djoharamahadi8976 Год назад

    Asc machallah machallah machallah jisacalakeir

  • @lulmohamed-rz4xt
    @lulmohamed-rz4xt Год назад

    Sheikh barakallah tinta dahdeyda Aya laiga socsocda ya Rabi shifa

  • @MohaCabdikariin
    @MohaCabdikariin Год назад +2

    Sheeyq plz massegekeya hadaa argto isoojawaab caloosha waxkuusan sida dhegax cml igaagaa socsocda marmarkaqaar wadnaha waaixanuunaa mataagnaankaro beryrka afkaisoogalaa canug yaraa heystaa asne indhaha gaduud jirkiisa wuuboobboodaa gandho aniga meel ma aaadi kari waxbaaa igadhexyacaayo cariiri baaan gly 1sano sidaan ahy markaan ruqiyda bilaby sheeyq maaxa igulatalinee kor hur waanleeyahy quran iyo adkaarna iimayara 😢😢😢 hoyo xanunsan oo da ayar baaan ahy

  • @istaahilismail5117
    @istaahilismail5117 Год назад +2

    Waar illaahay ka baq oo xayeysiinta iyo music ga ka saar qur,aanka illaahay si fiican looma dhegeysan karo please ka saar xayeysiinta

  • @khadraxasan7205
    @khadraxasan7205 Год назад +1

    ❤❤❤❤❤😊😊😊