ka roggoo laba saar war ileen ninkan wan taageera lkn mararka qaar xamaasadaa ka badata oo meela munasab ahayn ayeey la galeesa ma fiicna waxaas oday ayaa tahay xishood
waxaad ka hadlaysa #kintir iwm soo maagaan bahalkaasi ceeb maleh waa Waalid Duni gidigeed meeshas ayaa Laga soo wada baxay marka wax yaalaha maala yacniga iska dhaaf d. calasoow see cml adiga ilma miyad noqota mar saad u joogta xishoow kuwad dhashay ayaa arkayan waxan Ixtiraam haka sugin markasi
subaxan allah show wa sani waynaday ayaan horena wakii fanaiin magacayay laaha sidan baan u galay laga soo duube ayaada quranka sow ma ahayn saniga sanida buu guursada waa isla jabten dee
Sinadii baa lagufanay Xasbunalaah
DAHIR NIN QIIMO LEH BAA TAHAYEH TAARIKHDA HA KA SHEEGEYNEH
😮daahirow gabar aa dhashay ayaa ariosaays
SUBXANA LLAH KUWA DUNUB TODA KUFANO WAXAA LASHEGAY INAY QATAR KUJIRAN
War aqas caawa isku ciyaartay...balo balo ku dhufsatay
Kkkkkk farax kaftan aya kamid ah kuwad kaso dhansatey videogas wlaga haya dahirow
ka roggoo laba saar war ileen ninkan wan taageera lkn mararka qaar xamaasadaa ka badata oo meela munasab ahayn ayeey la galeesa ma fiicna waxaas oday ayaa tahay xishood
waxaad ka hadlaysa #kintir iwm soo maagaan bahalkaasi ceeb maleh waa Waalid Duni gidigeed meeshas ayaa Laga soo wada baxay marka wax yaalaha maala yacniga iska dhaaf d. calasoow see cml adiga ilma miyad noqota mar saad u joogta xishoow kuwad dhashay ayaa arkayan waxan Ixtiraam haka sugin markasi
subaxaala
Daahiroow soda iskudhaam
Daahir calasow iyo naagta dhilaynimada qiranhaysa
Waxatihiin dad aan diin iyo iimaan lahay xishooda
Why ad gabdhaha sawiradoda uso saratay
ABAABA WA KU SALAMEY 👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴
subaxan allah show wa sani waynaday ayaan horena wakii fanaiin magacayay laaha sidan baan u galay laga soo duube ayaada quranka sow ma ahayn saniga sanida buu guursada waa isla jabten dee
Xasbunnalllh war isxakamee waligaa feejinow maxay tahay mantay waxa kaa yerayaa
War yaa wax usheego ninkasn
❤Eindhoven city of Somaliwinkel ❤
Waa 2shuubo😂😂😂
😂😂😂😂
Aqash maxaa waaye caawa wuu iskuxaaray
qosol ayaa igu daalisay caawo wuu isku faruurmay odeygii naagahan Wuxuu ugu sheekada ma xishoode xamaasada ayaa la booday🤣🤣🤣
aryaa commentigan xasid sanaa wad la heshay 🤣🤣🤣💜
Wuu cabsan yahay odoyga isma oga subxaana allaah
Saaro cali aamino sindiko
😅
Aamina Muuse Wehliye iyo Daahor Calasoow 2004 NEYROOBI shirkii IMBAGAATI.
Yaa arooskoodii ka dhacay. Daahir STN ayaa shirka usoo dirtay in uu u soo tebiyo.
😅
😅
😅
😅
😅
😅
😅
😅