PUTIN OO RAKIBTAY GANTAALADA QAARADAHA ISAGA GUDBA + MAXKAMADDA ICC + WARAR KALE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 ноя 2024

Комментарии •

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  3 дня назад +8

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 3 дня назад +3

    Thanks HBN online tv. Waa ummad qofkooda hal-abuurka leh , maskaxdiisa ka tuujineysa hibada ALLe swt siisey, waana mid ka mida asaaska horumarkooda, ee ku xeeran nolosha aadanaha.

  • @MuminaMohamud
    @MuminaMohamud 3 дня назад

    Waa hibo Allah siiyey saqiirka, waxeyna u noqoneysaa dhiirigelin isaga kuwa da,aadiisa.

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 3 дня назад +1

    ❤s❤c❤w❤allahu❤akbar❤illahow ina badbadi yrabbii aamiin

  • @museabdallah2671
    @museabdallah2671 3 дня назад +1

    Walaalkay Mowlid aad baad ugu mahadsan tahay sidaad isugu inaad aqbaar sugan oo dhexdhexaad ah aad inoogu soo gusbisid

  • @hamdisharifabdullahi9261
    @hamdisharifabdullahi9261 3 дня назад

    Manshalh jazakalahu mawliid haji

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 3 дня назад

    Illaahow raxmaanoow raxiimoow qasaarada isreal iyo inta lajirta soo Bari ilaa ay kajabaan Gaza Palestine iyo inta lajirta Tana guuleeh guul waligood ay kuwaaraan Aamiin Aamiin

  • @siyaadabdimaxamadgeesi4353
    @siyaadabdimaxamadgeesi4353 3 дня назад

    Aaan ku wada salino xabiibkeena scw scw scw scw markaaskadi alloow u gargaar muslimiinta all

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 3 дня назад

    🥺🥺 🥺 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @abdurahmanjama1645
    @abdurahmanjama1645 3 дня назад

    Waa wiil aan ku dhalan Africa, khaasattan Soomaaliya. Nasiibkiis!!

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 3 дня назад

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @BeksiArtsDj
    @BeksiArtsDj 3 дня назад

    Asc from borama HBN waxaanku xasuustay waayowaayo gabadh aan isjecleynbaan uqorijiray warqad markasaan ku bilaabi jira KA, BKS
    KU, HBN

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 3 дня назад

    HEJ HA DHIHIN
    EJ U AKHRI
    H

  • @haruunciise9112
    @haruunciise9112 3 дня назад +1

    Waliga ha yaranin dhimashada yuhuuda

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 3 дня назад

    allow u hili reer falastiin, lubnan iyo muslimka

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 3 дня назад

    ❤😂ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee caalmka ❤😂🎉😢😮😅😊❤❤❤

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 3 дня назад

    Allaha u gargaaro muslamiinta .

  • @abdihasanwaes349
    @abdihasanwaes349 3 дня назад

    HBN mahadsantihiin

  • @abshiryare744
    @abshiryare744 3 дня назад

    Hal sakar miyey boql qof ey idishay bismilah

  • @haruunciise9112
    @haruunciise9112 3 дня назад

    Allaylehe Russia iyo Putin guul Israel Allaha jabiyo

  • @ahmedcaalin9175
    @ahmedcaalin9175 3 дня назад

    Asc 7 da askari ee Israel ka dhaawacantay waa koonfurta lubnaan ee koonfurta sudan maaha waa ilowday mahadsanid

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 3 дня назад

    Allhaikbar 😒😒🤔🤲

  • @khadarmohamed2676
    @khadarmohamed2676 2 дня назад

    Wararku sida ay u kala muhiimsan yihiin u soo jeedi. Warka ugu wayni waa ukrain iyo Ruuhka.
    Markaa leadka ka dhig.

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 3 дня назад +1

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️

  • @MohamoudAbdullahi-e9f
    @MohamoudAbdullahi-e9f 3 дня назад

    70 jir ayaa lagu layahay shaqe. Haduuba 7 jir shaqo kuhelay wuuba nasiib badan yahay

  • @CabdulQaadir1
    @CabdulQaadir1 3 дня назад +1

    Koofurta wada lubnan dheh sxb sudan aya dhahday

    • @amalnoor4760
      @amalnoor4760 3 дня назад

      Haaa mar kasto wuu isku qaldaa mana loo sheego 😂😂😂😂

    • @CabdulQaadir1
      @CabdulQaadir1 3 дня назад +1

      @amalnoor4760 Aan wada xasusino Amal Hilmam Hadalka kuma jire wll

    • @amalnoor4760
      @amalnoor4760 3 дня назад

      @CabdulQaadir1 sax aad iyo aad

  • @daahirmohamad1376
    @daahirmohamad1376 3 дня назад

    Mawliid meeqa jir band shaqa kheshay adigu

  • @HassanMaxamedyare
    @HassanMaxamedyare 3 дня назад

    asc. Ruush. TaRm aa. Loogu. SOO. Gambaday. HA. Ujaro. Xarirka. Bahasa. HA. Nilaabo

  • @NUUXABIIB-nx3ip
    @NUUXABIIB-nx3ip 3 дня назад

    Asc wankusalamy nasikisa kassohoreyy hbn

  • @feyslf1226
    @feyslf1226 3 дня назад

    Xayeysiis badni ayaan udaayey hbn waan jeclaaa inaan kuxidhnaado Malcabad. Iyo minan leee wareejinayaan all somali RUclipsrs. Kkkk

  • @alimehamud31
    @alimehamud31 3 дня назад

    Arinka ilmaha yar waa hibo uu Alle siiyey, waa Mida keli ah een dhihi karo.

  • @MahamedWacdi
    @MahamedWacdi 3 дня назад

    waa 70 jir wiiku

  • @ahmedtaajirmohamed112
    @ahmedtaajirmohamed112 3 дня назад

    Hhhhhhhhhhhhhh
    H b n waxaan kula yaabaa inyar markay waramaanba waa xayaysiisyo dhaadheer oo mar ahayn oo dhaadheer oo afar jeer ama sadex jeer ugu yaraan ay warka dhex gelinayaan

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 2 дня назад

    Wiilka wuxuu noqday caqliyan daada uu jiro aad bay u yartahay ha u noolato reeriisa.

  • @nadifobarir8898
    @nadifobarir8898 3 дня назад

    Aduunka 7 jir ayaa wax tar u ah.
    Annagana 70 jirkii ayaa dad iyo duunyaba Xaraashaya, wuxuu taro daaye.

  • @SheekhAxmed-co2cs
    @SheekhAxmed-co2cs 3 дня назад

    Adigu.waxaadtahay.mujaahid.dhab.ah.gantaalku.waaadiga.yahuuda.dhame.walaalkay

  • @MahamudAli-pk9ur
    @MahamudAli-pk9ur 3 дня назад

    Natanyaahu talaviv natanyahuu xukumada jabhada YABNAL yahuudiya ah malasoo xidhi karaa horta mise waa laxan lamid ah mw rushia Putin halasoo xidho dii sanadkii 2022 dii silamid ah SOOW MAHAN CAMAL NATANYAHU WAA AKTAR USA NATO UK ITALY FRANCE GARMANEY YABNAL YAHUUDIYA NATO YURUB AMERICA CANADA AUSTAREILA AYUU USHAQEYAA AMRAY HOWLGALKA JAZIRATUL CARAB FILIMADA KASOCDA AMAA WAXA FALASTIN LAGU QABSADAY WAA ASKARTA USA & NATO WADARTA YABNAL YAHUUDIYA RER GALBEDKA SHAQODODII AYAA LOO IGMADAY UUNA WADAA WAANA JABHAD IYO XASASKODII IYO SHIRKA DAHODII WEYAAN

  • @AbdiramanAhmed-ue1ig
    @AbdiramanAhmed-ue1ig 3 дня назад

    👍

  • @maxamedsh.xassen4211
    @maxamedsh.xassen4211 3 дня назад

    Asc

  • @geedi77
    @geedi77 3 дня назад

    But in gacan tiisu hagodo maxaa gacan tiisa dib u hayya

  • @AnaascaliMaxumad-r1x
    @AnaascaliMaxumad-r1x 3 дня назад

    Walal,1,miil,hala,istago,dagalka,

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 3 дня назад

    Putin wa landhere

  • @mahadomar6433
    @mahadomar6433 3 дня назад

    Muwlid hadalka iska sax waxaad tahay wariye wayn ee iska hobi waxaad shegayso 7askari oo israil ah ayaad ledahay Sudan ayay ku dhawacmen adigu rabay konfurta lubnan

  • @XuseenAbdirahman-u5x
    @XuseenAbdirahman-u5x 3 дня назад

    😂😂😂😂😂😂

  • @AnaascaliMaxumad-r1x
    @AnaascaliMaxumad-r1x 3 дня назад

    Away.masra.may.dawanasa.falastin.away.damirki.carabta

  • @CadnaanAlawi07
    @CadnaanAlawi07 3 дня назад

    H

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 3 дня назад

    allow u hili reer falastiin, lubnan iyo muslimka

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 3 дня назад

    🥺.🥺🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt 3 дня назад

    Asc

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 3 дня назад +1

    allow u hili reer falastiin, lubnan iyo muslimka

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 3 дня назад

    🥺.🥺🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @Nuurcabdii
    @Nuurcabdii 3 дня назад

    🥺🥺🥺 .. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho