Sidee ayuu ushaqeeyaa barnaamijka cusub ee Five Groupka ee ay Dowlada Mareykanka ku dhawaaqday?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 янв 2023
  • Sidee ayuu ushaqeeyaa barnaamijka cusub ee Five Groupka ee ay Dowlada Mareykanka ku dhawaaqday,yaase loogu talagalay?

Комментарии • 21

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Год назад

    Aad iyo aad ayaad ugu mahad santhn advice kii na iyo information aad na siiseen

  • @AhmedAli-pb4ef
    @AhmedAli-pb4ef Год назад +5

    Weriyaha inu buufis hayo daremay😀😀

  • @mahamednimcaansomali7795
    @mahamednimcaansomali7795 Год назад +1

    Halmeel ayuu khalday qofka qaxoontiga ah ayaa loobaahanyahayi in lagadhiibo 2275. Waasidaas

  • @abdirahmangeele1862
    @abdirahmangeele1862 Год назад

    Waan fahmay

  • @Axmadxadan
    @Axmadxadan 11 месяцев назад

    Aad baad umahadsantihiin

  • @jamadini7674
    @jamadini7674 Год назад

    Qoshahaan waxaalogutalagalay
    En lagu cawiyo yugren
    Seda Ay elatahay aniga

    • @faizam523
      @faizam523 Год назад

      Jama, waa runtaa waa si aan loo dhihin yurubianka kaliyaa la caawinayaa bey uga dan leeyihiin.

  • @JumeeraMuxumed-qn4rd
    @JumeeraMuxumed-qn4rd Год назад

    Asc nabarka qofka sodhameeynaya fecbook kuso diyari

  • @mustafaasalaam7488
    @mustafaasalaam7488 Год назад

    Ninkaan wax uusan aad u aqoon ayuu ka hadlayaa

  • @mubarikali_7
    @mubarikali_7 Год назад

    Hayaaay ya ijooga maraykan 😂

  • @najibabdi9676
    @najibabdi9676 Год назад +1

    Hada somalia ina qaxooti lagawada dhigo miya rabtan gabdhehena buufiska wada hayo hada ayey u dhamatay. Barnamijkan ina somali xeryaha qoxotiga lagu guro aya rabtin. Somaliyey dalkina aya barwaqo eh

  • @ahmeddahir8482
    @ahmeddahir8482 Год назад

    Waxsamaynaya arinkaas majuro lablakaca Saskatoon kadaaya

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh8211 Год назад

    meeqaa qof ayey keeni karaan dadka isutagay

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Год назад

    Waa baramish cajiib ah
    Hada waa in aplikeyshion
    Sameysan universal
    Si aan u hello meel aan kala xiriri karno gabdhaha maraykan jooga
    Ee is kabulada ah sideyda oo kle

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 Год назад

      Barnaamijkaan Kanada 40 sano ayuu ka jiraa oo Soomaali badan ku keenay. Shaqaalaha Mareykanka intee yimaadeen sanadkii hore see u bartaan suu u shaqeeyo barnaamijka.

    • @cabdulahiciiro
      @cabdulahiciiro Год назад

      @@waryaawariiri1812 m.a masuul bal ani hada khadkas iguso xir iyo mel aan fafahin dheri ka hello

  • @halimohussien9856
    @halimohussien9856 Год назад

    Waxaa uu aad u an facaayaa waa Soomaalida aad ugu dhibaateysan xeryaha qaxootiga ee kala duwan. Waxaan ilaahay uga bar yayaa in ay si deg deg uu ilaahay uga bixiyo xeryaha qaxootiga ay dhibka wayn ay ku qabaan dadka Soomaaliyeed.

  • @halimohussien9856
    @halimohussien9856 Год назад +1

    Canada waa ay soo dalbatay dad badan oo xir fado kala duwan leh. Waa in ay dadka Soomaalidu ay bartaan xirfado kala duwan si ay beri marka ay meel tagaan ugu shaqeys taan.

  • @ahmeddirshe3728
    @ahmeddirshe3728 Год назад

    This is misleading waa qalad Waxa uu ka hadlayo Canada ayay ka jirtaa ay Maraykan ma’aha.
    Afsomali ayuu hayaa xagee immigration ka maraykan kaga qoran tahay.
    War masaakinta scammers ha u gacan galinin.