Waalidka waa inay ogadan in qurbaha dhib badan lagala kulmo. Marka hore waa inay si naxariisle u raadiyaan ayna dhihin nama soo xariiriyo in uu nool yahay ama xabsi ku jirin. Waa muhiim
Ilaahay SWT ha soo dhaweeyo in la helo ama u soo hadlo cabdirashid xaaji maxamed Adam, isagoo nabad qaba, Aabo iyo hooyo wanagsan ayaa ku dhalay ilaasho walal, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏🤲
Waxaa jiro dad badan o America ku xeran sheekh c/raxman deb caser ayaa mar ku boqday dhalinyaro badan o mesha ku xeran ha loga do fiiriyo somaliyeey dadkina joga mesha, ilaahow u so sama celi haduu nool yahay hadu dhintayna u naxariiso
Adeer ilaahay hakuu soo sahlo wiilka asagoo nabad qaba ilaahay hakaa farxiyo adeer
ilaahow u soo sahal wiilkiisa yaarabbi yaa allaah
Illahay swt ha u soo hadeyo wiilkisa
Wiilka haddii u noolyahay ,oo uu caafimad qabo please waaludkis ha so xariiriyo.
Haddu xabsi kujirana waxii Somali please wiilkaa raadiya warkisa.
Illaahay ha idiin soo sahlee khayrna ha idin siiyee.
Sheekh abdiraxman Abbe ka duceeyso🎉🎉🎉❤❤❤
Illahoow usoo sahal rabiyoow
Waa aabe sharaf badan illaahay waxaa uga rajeeynaa in wiilkiisa la kulmiyo😮😮😮
Adeer allaah kuusahlo asagoo caafimaad qabo kii kuduugilahaa allaah kadhigo
Masham Allaah Haaiji Mohamed Waa layagaanaa Ex reer Mugadisho wiilkiisa Alla hausahlo
Nomad dhashay kuma dhalin Allah korintaadii iyo xaqiina ma waayeysin inshaAllah
Alloow umuuraha sahal
Allaha u sahlo waalidkii murugta haka bixiyo
Lafta hoose ee uu Sheegay ee Daraawe dad badan ayaan Kagaranayaa oo reer USA ah ,Waan raadiniyaa inshaAllah .
Alla uraadi allow usahal waa aabe waayeel ah
Alle ha ku so dhaweeyo wiilkaaga insh allaah
Allah ha kuu sahlo Aabe
Aaboo waheleeysaa inshaalaah❤❤❤
Illaahow isu so sahal wiilkaa iyo waalidkii .
Aamiin Yaa Allaah 🙏 🙏🙏🙏🙏🙏
Alaha usahlo wilkiisa aabahan farxad alaha noogusoo celsho
دadeer alaha kuu sahlo wiilkaagii oo nabadqaba iyo adoo nabadqaba
Allah ha ku sahlo waliidkaga Aabbe macaan
ilaahow usoo Sahal waalidka waa xiliga uu ubadkiisa u baahan yahay insha alaah qayr u rajeyneynaa ilaaheyna wiilkiisa dhib kama tusiyo
Waalidka waa inay ogadan in qurbaha dhib badan lagala kulmo. Marka hore waa inay si naxariisle u raadiyaan ayna dhihin nama soo xariiriyo in uu nool yahay ama xabsi ku jirin. Waa muhiim
Illaahay haku so sahlo,warsana Allaah ha kaga keeno.
Aamiin Yaa Allaah 🙏
Ilaahayow usoo sahal
Illheyoow u sahalo
Masha Allah waa aabe u dadaley caruurtisa wilkas Ilaahey ha soo hadeeyo haduu nool yahay
Ilaahay hakuu soo bidhbidhiyo
Ilaahey ha u sahlo ilmo caasi noqdeen waala arkaa marey qurbaha galaan
Allah kuu soo halo adeer waxaa jiro dad kuwaashay qurbaha wiilal badan ayaa kurafaadsan magaalo aanjoogo intay yeesheen balwad Alle kuwaas kumadaro
ilahey ha u saqiro abe mareykan waa qaarade allaha sahlo
ILAAH waxaan ka baryayaa in uu wiilkaaga helidiisa kuu fududeyo.
Aamiin Aamiin Aamiin
illahaya ha ku soo ifatimaya Wiilkaga rabi ha soo saqira hadu maqalaya ha ka ducasata abaabo iyo hooyo Markan waye ku bahayihina walidakaga
ALLAH usoosahlo
Ilaahay SWT ha soo dhaweeyo in la helo ama u soo hadlo cabdirashid xaaji maxamed Adam, isagoo nabad qaba, Aabo iyo hooyo wanagsan ayaa ku dhalay ilaasho walal, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏🤲
Anaa ushegayo walal inshaAllah
Allaha hakusosahlo wiilkada
Asc Alle ha ku so sahlo Wiilkaga ader🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Maskiin Armuu ku jiraa kuwa jidadka jiifa 😢😢😢
Kuma jiro kuwaas waa shaqaystaa
@@kadarsaleimanma taqanaa adiga
Waa xiliga salada xiligaan qof tukada ma hurdo
Alaha u sahlo
Rabi haku soo dhoweyo willkaa adeer
JazakumuAllahu khayran cabdicasiis iyo Asxaabtada💞
ilaah hakuu sahlo aabe inshaa alaah
Ilahay ha ku so sahlo wiikaga isago nabada
Abdirashiid waagaranaaaya hoodyadiisa fadima abdi sifiiican aaa guranaaaya tax ayoo joogaaaa
Usheek in aabihiis raadinaayo wll
Bilahi caleg usheeg inu radineyo ma cafimad qaba haduu jiro usheeg
Usheergareey plz waayeelwaaye
Wiilka Ilahay hasodhowey
Aabo allaha kusahlo
Illahow usoo sahal wiilkisa
Allah Ku sahlo aabo wiilkada WA xanun 😢somaliya walidka Hala daryelo
Allaha u sahlo wiilkiisa.
Aniga saxibo nahaay wiilkaas sanadkaan bishan sagaalad ayaa igu dabeesay
Asc allaah ku sahlo sidadag yaa rabi
Allaha u sahlo wiil 😢😢😢aamiin yaa rabbi
Waxan ahay hawo madker aad iyo aad ayan u garanaya wiilkas iyo walidkiisa waxan ku maqley tax USA
Tarak ayuu wadi jirey
Magaaladee kulaha c/casiis😢
Magaalo muxuu ka kasaa maskiinkaan ilaahow uso sahal inta uu noolyshay🤲
❤❤❤❤❤alaaahow u soo sahal❤❤❤❤❤❤❤❤
Subxaana laah
Allah uso sahlo
aaboow u duceey wiil aad dhashay oo kaa maqan waxaa laga yaba inuu jiran yahay ama xeran yahay ama numberka ka dhumay.COVID ka bacdi aduunkii waa halaabay shaqo la,aan dadkii oo wareersan qaar aa xitaa homeless noqday.haloo soo duceeyo in Illaahay isagoo nabad qabo warkiisa keeno..team ilintir jzkl khairan
Sorry adeer macaan,allh ha kuu sahlo
Anigana waxan dhaha qofkii abihiisbu noolyhy wuu iga nasiib badanyhy dadna sasay u dayacayaan walidkooda😢
Taxes ayuu jogaa wiilkas USA
Billaa cayk telka odaga gaarsii ninkaas kheyr Allah ha ku siiyee
Waxaa laga yaabaa in u xiranyahay allaha usoo sahlo
Allaha u sahlo
Ilaahey Hadeyo😢
Alloowu sahal isagana inuu nabad hkabo
Wuu noolyahay
Aamiin
America waa 52 state gobolkee ama magaladee uu ka joogaa soo sheega si soomalida america idiin soo raadiso insha Allaah.
U mean 50 states
Qofwalbow walalidkaa kaducayeso intii naftukugu jirto illahow sosabal wiilkas
Xaalada uu ku suganyahay wiilka idinka kamawarqabtaan inuu xaalad xun oo guri la aa ah uu kujiro ayaa laga yaaba
Az u should answer his son last number area code that will tell us what states he live in . Or Google his phone number it may give him address too
Weydii markii kugu danbeysey ku celi magaalada uu ka joogo ama ugu danbeyse mgaceeda iyo wiilka magciisa oo sadaxan
Allaha sahlo laba kala variday kala warla maxa helay tolow
Waxaa jiro dad badan o America ku xeran sheekh c/raxman deb caser ayaa mar ku boqday dhalinyaro badan o mesha ku xeran ha loga do fiiriyo somaliyeey dadkina joga mesha, ilaahow u so sama celi haduu nool yahay hadu dhintayna u naxariiso
Wiilka anaa aqaanno, markaan la hadlayna wuxuu iisoo diray cadeyn lacag uu udiray bishaan 20keedii.
Xurguf asaga iyo walaalkiis oo waalidka gacanta ku haya ayaa jirta.
Horty ninkan mnu sexanba waa saladii subax xiligan 😅
Vedeo waqti hore Inu dubaay aa lagayaba😂
Hool culus buu haayaa maxaa ku daba dhigay
Waqtiga la duubay kuma xirna ee laba waqti ayaa la soo daayaa baafinta waa 6da subax 5ta galabnimo @@abdihakimgaani6270
Homeless in uu noqday dhicikarto wuu kulaal yahay will ka nolal xun
Aniga aqaana koley Marka igu danbesay waa ficnaaa ,rashka lagu nenasaaa rer Houston taxes ayuu ahaa
La raadi ilaahay ajir hakaa siiyo
Caawi aabahaan ilaah ha ku caawiyee. Waxaa rajeynaa in heshid oo aabihiis la hadalsiisi.
Insha alaah Waa lahelayaa nin lawanayo maaha
Dadka QURBAHA loo dirayo GAAR ahaan GALBEEDKA 75% waxay faa’iido leeyihiin HAL janarayshan oo keliya 2nd JANARAYSHAN waxtar uma lahaan doono halkii ay ka yimaadeen. Caruurtii QURBAHA ku dhalatay QAAR ayaa 30-35 jir ah, AAWAY? MAKU aragtaa XAMAR, GROOWE, HARGAYSA, BAYDHABO, iyo NAIROBI?