Weriye mahadsanid wararkaaga laakiin waan ku saxayaa waxaad tidhi kala fadhi kelmaddu way kaa khaldan tahay mana aha keligaa weriyaal badan baa isticmaala haddaba kelmaddu maaha kala fadhi ee waa KALFADHI kelmaddu waxay ka timi xoolaha markay omaan ama haraadaan aroorintooda ayaa la yidhaahdaa waa kalkii geeli ama adhiga maalmaha waa loo tiriyaa ugu dambayn maalintii ceelka laga soo waraabin lahaa baa layidhaahdaa waa halkii geela barlamaankuna waqti markay joogaanba way isu yimaadaan sidaas baa loo yidhaahdaa kalfadhigii golaha
War iyo Dhanaantiis Allaha na dhaafiyo.Waayo wuxuu nabaday. MAGACAA BA' IYO MAALKAA BA'.
Ninkaan xanuun ayàa hayo oo ah naceyb moshinka aad sheegeyso wax ka jiro malaha
Dalxureeye qof u dhaanta somalia lama arko xildhibaanada aad sheegeyso isaga ayey raacsan yihiin
Qolada mucaaradka ah nin yimaado barlamaanka majirto baraha bulshada ayey fikirkooda ka dhiibtaan
Farmaajana isagoo 5 sano ku fadhiyey ayaa washamsi lagu qaaday mana ahan nin dalkaan ku noolaan karo markasto biro ayaa uga hoos jira shaatiga
Meesha dalxureeye camaamad iyo macawis u iska wato isagana mushaaxo carwooyinka ku yaalo xamar marka sxb nacnac been ah iyo waxa aad jeceshahay hanoo sheegin
Xasan dhiiqo illaahay umada muqudisho hadhaafi 👁️
Weriye mahadsanid wararkaaga laakiin waan ku saxayaa waxaad tidhi kala fadhi kelmaddu way kaa khaldan tahay mana aha keligaa weriyaal badan baa isticmaala haddaba kelmaddu maaha kala fadhi ee waa KALFADHI kelmaddu waxay ka timi xoolaha markay omaan ama haraadaan aroorintooda ayaa la yidhaahdaa waa kalkii geeli ama adhiga maalmaha waa loo tiriyaa ugu dambayn maalintii ceelka laga soo waraabin lahaa baa layidhaahdaa waa halkii geela barlamaankuna waqti markay joogaanba way isu yimaadaan sidaas baa loo yidhaahdaa kalfadhigii golaha
Jubbaland baa boobteen hassan koonfurgalbeed baad hungri din ka hayaa ogaadeen tuugo mareexaan ìyoʻ hawiye ìyo majeerteen waad noo tashateen laakiin ídinkaa ķhasàri doona tuugo raxanweynwey guuĺetsan doontaa bakooĺ baa la idin̈ka Kari laayey