Maxaa ku jira gudaha boorsadayda hospitalka?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024
  • Subscribe our RUclips channel for more videos plz
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 36

  • @xamdixisclahi5588
    @xamdixisclahi5588 4 года назад +6

    Habenkii urka inuu gabar tahay ad oganeysay ayaa igu ka horeysay iguna kadambeysay xiliga waan ku duceyay anigaba markas ban umul ahaa alx waxaa farxad i ah inaa adigoo dhalay an manta arkay isla manta subscribe idin siyay keep going walaladey somaliyed love from Norway

  • @SalmoUmuqeyrLifestyle2021
    @SalmoUmuqeyrLifestyle2021 4 года назад +4

    masha allaah illaahay ha ku fududeyo foosha ,Saarin soo dhalo habaryar ehel iyo walaalo ayaa ku sugaaya

  • @ikraamabdihakiimahmed4917
    @ikraamabdihakiimahmed4917 4 года назад

    Masha allah abyo mcn allah nabad ha idin kukala keeno adiga iyo gabadhaada

  • @maariyaadaan6795
    @maariyaadaan6795 4 года назад +2

    Illahay haku fududeyo abyo wnu kusoo ducaynayna insha allah💋♥️💋

  • @elhamlucky9369
    @elhamlucky9369 4 года назад +1

    Samiyo abaayo Waqti dheer kadib inaan codkaaga maqlo waa ku farxay .
    Allaha xafido .❤❤❤❤

  • @aishacuud1840
    @aishacuud1840 Год назад

    Thanks waxbaan kaa faaiday wllshey ❤

  • @quenalbrko3545
    @quenalbrko3545 4 года назад +1

    Abyo wajiga natus plez codkga mcn wye m.a❤❤❤

  • @fartuunmaxamedalmaz4413
    @fartuunmaxamedalmaz4413 4 года назад +5

    Mhdsnid abaayo anigaa kaaa faaiday waxaan ahy 29 week first baby baan sidaaa iso duceeya adne Allaha ku fudeeyo i.a

  • @hibachannel6677
    @hibachannel6677 3 года назад +4

    Video ugu quruxbadnaa maanta daawado masha allaah 🥰 aniga hadda cunugaygii koowaad wado waxbaaba kaa faa'iiday

  • @queenazia5730
    @queenazia5730 2 года назад +1

    My love family 💕💕♥️💕

  • @hiboabdi39abdi36
    @hiboabdi39abdi36 4 года назад

    Msha allh wlashy alle hakuu fudaydiyo

  • @Mumtaz_20
    @Mumtaz_20 4 года назад

    Wxn youtube kiina radiyo waa helay m.a rabi hakuu fududeeyo apyo

  • @mariacabdi9042
    @mariacabdi9042 4 года назад +1

    M.a abowe mcn keep going

  • @wanagsansidahoyaded3296
    @wanagsansidahoyaded3296 4 года назад +3

    Abyo allha no fududeyo dhaman hablaha xamiloyinka 🤲

  • @haldhaadiamond8076
    @haldhaadiamond8076 4 года назад +1

    Ilhey haku fududeyo lkn wajiga maxa inoha qarisay qurexey

  • @sahraahmedali6671
    @sahraahmedali6671 4 года назад

    Ilaaheey ha kuu fududeyo abayo

  • @dadirhanas8534
    @dadirhanas8534 4 года назад

    Masha Allah anas iyo sumayo salamulah sxb

  • @hiboabdi39abdi36
    @hiboabdi39abdi36 4 года назад

    Insha allh caafimaad bad kudhali

  • @hodanibrahim6036
    @hodanibrahim6036 3 года назад

    Aamiin aamiin aamiin

  • @najmoadenibrahim4510
    @najmoadenibrahim4510 4 года назад

    Masha,alah

  • @hapuundeeqaahmef982
    @hapuundeeqaahmef982 4 года назад

    illahay ha ku fudutey mcnto 💋❤💋

  • @marisadhemandheman2064
    @marisadhemandheman2064 3 года назад

    M.a

  • @rasharuuxi7112
    @rasharuuxi7112 4 года назад

    Allah haku saqiro

  • @mariacabdi9042
    @mariacabdi9042 4 года назад +1

    😍😍😍😍😍

  • @citysports24
    @citysports24 4 года назад +1

    ❤️❤️❤️

  • @hawoalinuur7860
    @hawoalinuur7860 2 года назад

    Allha ufadudeeyo

  • @hudamohamed2047
    @hudamohamed2047 4 года назад +2

    Mashalh abayo waxn kujira asbuci 23 waa baby iguhoreyay Mar walbo na cabsi an darema iyo walwal madama an horey wax udalin waxa kaga bahanhy talo abayo mhdsanid

  • @bintimohamed8406
    @bintimohamed8406 4 года назад

    😍😍😍😍

  • @faadumoaadan6506
    @faadumoaadan6506 4 года назад

    Wajiga maxa uqarsaty abyo

  • @inamohamed6561
    @inamohamed6561 4 года назад +1

    Dhaka dhakac🤣🤣🤣❣

  • @xafsaali3651
    @xafsaali3651 4 года назад

    Alaha ku fududeyo abayo adiga iyo inta xamoloyinka ah