Iisheg waxad iga qarisay! Qosolka aduunka HHH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024
  • waad ku mahadsantahay daawashada
    nagu soo biir subscribe saar channelka
    si aad u daawato video ku xiiso galiya maalinkasta
    fikirkaga noo reeb waa inoo muhiim
    like share comments ha ilaawin

Комментарии • 240

  • @ibrahimdeeq4446
    @ibrahimdeeq4446 2 года назад +35

    Sida ad wax uso dubtan waad ka duwan tahiin qoysaska somalida oo dhan wad is fahanteen alle haydin daayo man allah

  • @Jihaanjanno
    @Jihaanjanno 2 года назад +21

    Saamiyo Routinekaaga Noosoo SameeY Waan kaa SugeeYna Hadaba🖐️

  • @marioomar4056
    @marioomar4056 2 года назад +12

    Jcyl aan idjn qbo inta maqan tihiin xta videoyadiina bn kuzo cezh cezhta wllhi❤🥀izheeg wxa iga qarizay waa fikrad aad idinku la timaaden ma arag lmaano zomali ah oo idinka horeeyey wuxuuna keeni kara qozol & murugba zbbto ah wxa lugu zhegayo mahan wxa ogthy taazna wxay cdeene awooda xiriirkinu leeyhy & kalzoonida aad izku qbtan horey u zocda lmaanhygib❤🥀🌍💍

  • @ayubcarlos6904
    @ayubcarlos6904 2 года назад +4

    Wa jigina waba ku farxa m.a inolada inbadan my team kega

  • @k.m.i_______offocial1825
    @k.m.i_______offocial1825 2 года назад +13

    Hadaan awoodi lahaa 1M SUBSCRIBE baan idin siin lahaa the best family 👪 ❤ 💯

  • @mirnaa114abdullahi3
    @mirnaa114abdullahi3 2 года назад +3

    Afarahan soo badiya hadey tol iyo qaraabo jirto my fav ❤️😘🩸couple wa idin wataa ✌️

  • @muniiromuniiro4845
    @muniiromuniiro4845 2 года назад +4

    Samiya so badi shekoyinka wajeclhy mrka shekeneso allh ku xafido wll mcn 🥰

  • @aishaadam1957
    @aishaadam1957 2 года назад +46

    Today tiktok made me laugh at a beautiful family may God bless you

    • @somaliroyalfamily5028
      @somaliroyalfamily5028  2 года назад +3

      Thanks alot sis🥰🥰

    • @hamdimohamedabdi9443
      @hamdimohamedabdi9443 2 года назад +3

      Waa idin baryaa rooyal family nasoo badiyo sheekooyin plz and plz wlhi aad baan ujeclhy allaha idin xafido🥰🥰🥰🥰

    • @viruz8484
      @viruz8484 2 года назад

      @@somaliroyalfamily5028 shekoyinka soo badiya plz

    • @safiyowarsame6650
      @safiyowarsame6650 2 года назад

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴⚘⚘⚘⚘🪁🪁🪁✅✅💗💗💗💗💗💗💗💗💜💗💗💜💜💜💜🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋💜💜💞💞💚💚☂️☂️♥️🏆🏆🤍💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋☂️☂️☂️♥️🍎🍎💞💞💞💚💚💚💚☂️☂️☂️♥️👍👍🧡🧡💛💛💋💋💋💋💛💛💛💛✅✅✅✅☂️☂️☂️☂️☂️♥️♥️🍎🍎🍎💞💞💞💚💚💚☂️👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @canaabmohamed6594
    @canaabmohamed6594 2 года назад +4

    Cadey bolo iyo anaskedi barakowa🥀💗

  • @apdirahmanzulaiman2043
    @apdirahmanzulaiman2043 2 года назад +7

    Barnaamijka iisheeg waxaad iga qarisay waan ka HeLaY fadlan zoo badiya ❤
    From Burao ♥🇸🇴

  • @minaslife2229
    @minaslife2229 2 года назад +11

    Hhhh war hee dheh family aan jecelnahay aa tihiinay naga daaya darteen madaxa haisku galinee becouse marwalibo qaybo kale dalbana marka laga yaabo in sheekadu qaraarato so ruux walbo waxu horay u qariye hadana ha qariyo anigu taa baa ila wanagsan👍

  • @qaadijocadey1366
    @qaadijocadey1366 2 года назад +1

    Wlhi aad ban idinkaga helay from tiktok allaha idin barakeyo mash,allah

  • @queenmiirna5968
    @queenmiirna5968 2 года назад +1

    Nolol waarta ku noolaada lamaane niyad qurxoon one love 🥰🥰🥰

  • @nuuxcumar5745
    @nuuxcumar5745 2 года назад +3

    Lamalaha qurux badan aniga ahaan gadhan in afka furato ayaa jecllahaa go aanka adaaley wllshy 🥰🥰

  • @abdifatahlebi3856
    @abdifatahlebi3856 2 года назад +4

    I love this people may Allah increase ur hapiness

  • @leilamohmod6600
    @leilamohmod6600 2 года назад +5

    Alllow isku kiiiin daaaaaa w idin jeclhy my family ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 2 года назад +4

    Maashaa allaah my blood reer mudugii oo clear ah maashaa allaah waxaa tihiin family ga aan rumaysto aana ka helo warkooda

  • @naimaahmed3853
    @naimaahmed3853 2 года назад +3

    Wan idin jeclahy lamanahygi quruxda badnaayo qosolkuba wajigeyga kama dhaamado intaan idin dawanayo rabbi ha isku kiin daayo😁❤🥰

  • @duniyomohamed9740
    @duniyomohamed9740 2 года назад +3

    Wxn idinkugu xiisa inaad guri igula nooshihiin oo kle🥺wn idin jeclhy lmanhyga alha idin dhawro🤲❤🥰

  • @khadiijaosman5516
    @khadiijaosman5516 2 года назад +3

    Masha Allaha faraxad kuwara

  • @Cazmi.Cudoon
    @Cazmi.Cudoon 2 года назад +2

    Ludo star🔯 ilaa hdda waala dheela waana lagu waalan yahay Weliba team team leysku balansadaa ee halmar team ilaso gala ISA so diyaarsha 1.3Bilyan heesta lcgta❤️🥰

  • @deeqadabeec2559
    @deeqadabeec2559 2 года назад +9

    Masha Allah family aan jeclhy allha idin barakeeyo asxaabta qaaliga ah like ta iyo subscribe ka aynu ugu dadaalno keep going

  • @oumal3765
    @oumal3765 2 года назад

    U Made ma day's wllhi keep going

  • @nimcodegan8206
    @nimcodegan8206 2 года назад

    Masha allah alle haysku kiin daayo royal family

  • @SabirinAbdifitah
    @SabirinAbdifitah 5 месяцев назад

    2 year 😢kahor ban dawanayah 😮anigoo xittaa mar hore fiirsady kwrn plz U Tube kuso labtah ❤wan idin jeclahay ❤️

  • @faatimaahmed6150
    @faatimaahmed6150 2 года назад

    Allaha idin xafido
    Farxadana ha idin siyaadiyo

  • @cuddondhalow5117
    @cuddondhalow5117 2 года назад +3

    War yuhuud maa tihin like ii saara😂

  • @shankaron7427
    @shankaron7427 2 года назад +2

    Qofkii ugu horeye e idin dawado ban ahaa lamanaheygah wada jiro nabad gala ♥️

  • @bahjabilan2474
    @bahjabilan2474 2 года назад +1

    War reerkan si dhabay iiga qosliyaan hhhhh
    Allh ha idin barakeeyo qoyskiina

  • @munamuuse9910
    @munamuuse9910 2 года назад +2

    🤣😂😂😂😂waad iga qosliseen xarabatihin guys love u😍🥰🥰🥰🥰

  • @xiisgaraad9153
    @xiisgaraad9153 2 года назад +12

    Waa idiin xiisay 🥰🥰🥰❤️💯

  • @sahrujahaji6058
    @sahrujahaji6058 2 года назад +2

    9:25 hhh

  • @hafsahassan9188
    @hafsahassan9188 2 года назад +9

    Qoyskeygi aad idin jclhy wlh🤴👸🥀❤🌷

  • @luulkeyf2483
    @luulkeyf2483 2 года назад +2

    Wn idin jclhy my familygeyga from puntland garowe 🇸🇱🇸🇱🇸🇱💋💋♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @Xamdaay
    @Xamdaay 2 года назад +3

    Wan idin jeclahaY baye iyo bowe🇸🇱🥰

  • @badriyabadriya101
    @badriyabadriya101 2 года назад

    Wlhi ugu yaraaan vidioyadiiiina ugu yaraaan sadex jeerbaan daaawadaaa my family saaamiyana sheekadeedu waa my fav kaygaba

  • @sundusmohamed6344
    @sundusmohamed6344 2 года назад +1

    Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo madamod gadheen 27k m.a horay usocda ❤❤❤❤❤❤❤💥

  • @ibrahimdeeq4446
    @ibrahimdeeq4446 2 года назад +2

    Mnsha allah gavadhi haka lahaati kartida samiya
    Nina dulqadka anas

  • @anisomohamedfaraasil8017
    @anisomohamedfaraasil8017 Год назад

    Ilhay ha idin dayo m.a

  • @mrmohamed5302
    @mrmohamed5302 2 года назад +4

    Samiya Ahmed & Anas Abdi❤❤i Love youu family

  • @MxaadQalbi
    @MxaadQalbi 8 месяцев назад +1

    War hadan socdaa rercomenti halay ogaado

  • @zumayacawad1294
    @zumayacawad1294 2 года назад +2

    Zamiya rotin noso same apa waxad Qabtid hapenki ila supixi plz

  • @sahraibrahim702
    @sahraibrahim702 2 года назад +1

    M.allah wlaladey ma nooli qosol ku dhintey farxad ku noolaadaa

  • @zacdiyoabdi9132
    @zacdiyoabdi9132 2 года назад

    Mashallh allow nii dhowar

  • @yahyeibrahim8644
    @yahyeibrahim8644 2 года назад +3

    Wlhi Qoyskan waan iska jeclahy

  • @maryansagal1438
    @maryansagal1438 2 года назад +2

    Cadeey boooolo magacas waa iga gdan yhy😍😍😍😍😍😍😍😍😍🥰🥰🥰

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 года назад

    Muuqalada page ka soo gashada anas iyo saamiya xooga dhaqaale fcn ayaad ka samayn lahaydeen annagana waad na madaalin lahaydeen 💯🥰

  • @landuu7064
    @landuu7064 2 года назад

    Anas iyo cadey boolo video yada nooso badiya every day waa so gala channel kina inad video so gelisen iyo inkle waa idiinku xiranhy hal video ima dhaafo love idinku ahy wlhi alla ha isku kina daayo from muqdisho

  • @raaqiyocabduqadir2184
    @raaqiyocabduqadir2184 2 года назад +2

    Familka adaan idiin tageraa keep going ilaahy haidin xifdiyo🥰🥰😘🥰😘

  • @safiaabdi7172
    @safiaabdi7172 2 года назад

    Famil aan jeclhy alle ha idin xafido

  • @ayoushnor6156
    @ayoushnor6156 2 года назад +7

    Allah isku kiin daysto my fav family🥰👏

  • @khaalidcabdi5534
    @khaalidcabdi5534 2 года назад +20

    Laba kale daran 😂 iga qoslisen wllhi🤣🤣🤣😏

  • @queenilhaamqueenilhaam5278
    @queenilhaamqueenilhaam5278 2 года назад +1

    Lamanahyga dar alle idin jeclhy isku waara🥰🥰🥰🥰🥰

  • @amindaacad9552
    @amindaacad9552 2 года назад +6

    Saamiyo manta waxa helaan layabay 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ayushaayusha8063
    @ayushaayusha8063 2 года назад +8

    She's mine 😂sarina 👭♥️👸🥺

  • @aishadahir5644
    @aishadahir5644 2 года назад

    Dadaa taageeraaa tihiiin ❤❤😘❤😘

  • @abdirisakcawil5522
    @abdirisakcawil5522 2 года назад +2

    Mash allh famil. Qurux bdn inoolada

  • @DIINIVLOGS
    @DIINIVLOGS 2 года назад +1

    First ahy love you my family

  • @Farhdhrehegeheuhe
    @Farhdhrehegeheuhe Год назад

    🎉🎉🎉🎉

  • @sundusabdiali5412
    @sundusabdiali5412 2 года назад +3

    Omg Qofki uhoreyey comnte soo qora 🙈one love guys🥰

  • @hibaaqgobaad5287
    @hibaaqgobaad5287 2 года назад +1

    Saamiya and anas boqortoyo aniga wan idin jecelay 🤩🤩🤩🤩🤩from burco

  • @deeqiinachannel4873
    @deeqiinachannel4873 2 года назад +2

    😂😂😄wlhi anas caadi mahan af tahan caadi tahay😂wlhi anoo kiliin kulahaa oo wx messege inkaar qabo ila soconin kulaahaa 😂

  • @farhiyamohamoud456
    @farhiyamohamoud456 2 года назад

    Wcs pamanahaygii

  • @husein2277
    @husein2277 2 года назад

    M..a

  • @maryanshalle4143
    @maryanshalle4143 2 года назад +2

    From the moment I came to know your channel 🤩🤩😍ila iyo hada wan idhin dawadhaa

  • @WHITEHACKERYT
    @WHITEHACKERYT Год назад

    M.a beautiful family 👪 isku waara abid💗💗

  • @ibraahimsg7322
    @ibraahimsg7322 Год назад

    رمضان كريم

  • @morganjamac5054
    @morganjamac5054 2 года назад

    Wlhi Royal family funny Tihin wehel i tihiin vedio yada so badiya🏆

  • @drabdiwahabhassan355
    @drabdiwahabhassan355 2 года назад +2

    العائلة الجميلة التي تعجبني أنت وزوجك ، أنت قوي جدًا في حياتك وأتعلم أشياء كثيرة ولكن مشكلتي هي أنني لا أفهم لغتك تتحدث أحيانًا ، أبحث عن أصدقائي لشرح ما تقوله وأنا أحبه. إنها مقاطع فيديو ، أرجو أن أطلبها فقط إذا كان بإمكانك محاولة كتابة الفيديو باللغة الإنجليزية بالكلمة التي تقولها باللغة الصومالية بالكتابة باللغة الإنجليزية ، فأنا سعيد جدًا لذلك ، فقط أتمنى لك كل التوفيق وأتمنى لك كل التوفيق في مستقبلك وزوجك وأسرة طيبة بارك الله فيك

    • @hamdahussein3646
      @hamdahussein3646 Год назад

      انت شب محترم جدا الله يحفظك يا اخي

  • @xawohodon786
    @xawohodon786 2 года назад +1

    Guulysta dad aan jeclahy 💔❤❤💯💋💉🩸💪💪❣ saamiyo iyo anas allah idin xifdiyo cadowginu ma ciil baxo

  • @rukiamohamed7346
    @rukiamohamed7346 2 года назад

    Samiya maseerkii oo qof ah iskuwaara 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hodanabdi3430
    @hodanabdi3430 2 года назад +1

    Bishan dhaxdeda idinku sobiray 10 muqal kabadana 3 bari dawaday walahi lamane an. Jecelahay ayad noqoteen allow isku kina daa

  • @hubaalyare4270
    @hubaalyare4270 2 года назад +3

    M.a somali royal family keep going one more love ❤❤❤❤❤❤❤

  • @sacdiyoduuni682
    @sacdiyoduuni682 2 года назад +3

    Lamaanaha aan iska jeclhay markasta _🥰 intey nolol jirto noolaada abid❤

  • @heblaayohebel4542
    @heblaayohebel4542 2 года назад +2

    Wlhi Video giina sugaayay malmahan dhan

  • @aishaqueen4056
    @aishaqueen4056 2 года назад +1

    Ay tiktoka aan idinka dawanayaya asaa kan hadane iso dhacyay family aan jeclahay atihiin wada nolada abid ❤❤

  • @hamdaupdi6962
    @hamdaupdi6962 2 года назад

    m.a fmly quruxbdan rabi farxadiina ha idiin taam yeelo🥰🥰🥰🥰🥰

  • @duceysane7248
    @duceysane7248 2 года назад

    ❤❤❤❤😮

  • @maryanmaxamed3376
    @maryanmaxamed3376 2 года назад

    🤣🤣🤣🤣🤣 ar saamiyaa gabar dhiig leh keep going

  • @Rumaan-cishqi
    @Rumaan-cishqi 2 года назад +1

    Nolosha farxad ku dhameesta my fav family 👪 ❤ ♥ 💓

  • @caashomaxmuud2802
    @caashomaxmuud2802 2 года назад +3

    Masha allah 🥰🥰🥰

  • @rahmaissllaam4089
    @rahmaissllaam4089 2 года назад +1

    Isku waaara❤❤❤❤❤❤Samiya Iyo Anas😍

  • @mohaseef5814
    @mohaseef5814 2 года назад

    Wlhi dacada u qoslay anas funny aa tahy ka xarabyso noo soo gali zxb

  • @fartunhusen8020
    @fartunhusen8020 2 года назад

    Masha allah

  • @ismahannuurmaxamamud5600
    @ismahannuurmaxamamud5600 2 года назад +5

    😍🤲Allah haidin xafido my family 👪❤

  • @sundusabdiali5412
    @sundusabdiali5412 2 года назад +5

    Keep going royalfamily🥰❤️

  • @abdiabdi3861
    @abdiabdi3861 2 года назад +1

    Hhhhhhhhhhhhh

  • @ahmeddaahirmohamed3163
    @ahmeddaahirmohamed3163 2 года назад +2

    Wlh saa uqoslaayay waa daalay laba qof oo dhip bdan aa tihiin wlh ilaahey ha isku kiin xafidoh 😅🤣😂

    • @nimcocraxman6003
      @nimcocraxman6003 2 года назад

      Intana mjoogta 😂😂😂😂😂😂😳😳😳

    • @ahmeddaahirmohamed3163
      @ahmeddaahirmohamed3163 2 года назад

      @@nimcocraxman6003 hhh markeeY RUclips kasoo muuqdeen ilaa iYo hada waan kuxiranahY familkaan wlh 😅

  • @xafsadarajo5430
    @xafsadarajo5430 2 года назад

    Msha allh hore u socoda family aan jeclhy bd tihin farxd ku waar abid

  • @qaliahmedidow966
    @qaliahmedidow966 2 года назад

    Wlhi marwalbo sxpkee iyo ani culees naso dhaxgalo samiya soo xasuusta bacden waa adkeesta naag adagana iska dhiga mcney

  • @ayaanmowliid7088
    @ayaanmowliid7088 2 года назад +1

    Mansha allah my royal family I miss u vedio nooso badiya jawaabahana kasoo jawaaba😍

  • @quenhaboonita4433
    @quenhaboonita4433 2 года назад

    Masha alaah ilaahy haydiin xiftiyo🥰🥰🥰🤩

  • @ayubcarlos6904
    @ayubcarlos6904 2 года назад +1

    Wlhi wa nixisay

  • @abdiabdi3861
    @abdiabdi3861 2 года назад

    Thanks

  • @adnaanalta6668
    @adnaanalta6668 2 года назад +1

    Ana kow ka ah manta

  • @filsanxaajixersi5170
    @filsanxaajixersi5170 2 года назад +2

    Anas io saamiya lamano an jeclhy♥️♥️♥️♥️♥️💋💋

  • @sundusabdiali5412
    @sundusabdiali5412 2 года назад

    Omg qofki ugu horeyey oo comnti soo qora

  • @hibonuuraahmed6072
    @hibonuuraahmed6072 2 года назад

    Mnsha allah

  • @maxamuudaadan8659
    @maxamuudaadan8659 2 года назад

    masha Alaah

  • @timxanjacel680
    @timxanjacel680 2 года назад +1

    Hambalyo