Dadkaan waa dadki baadiyaha laga soo aruurshay ee kismaanyo ku hasaday ee maanta ku hadaya hadal umadda somaliyaad kala geynaya waxaa muqata in ayihin kuwa loo soodiray burburinta dawlada somaliyeed oo cadaw soo adeegsaday ee waa in laga digtoonado ee aan looga falcelin jawaab qabiilaysan
WAA 80JIR QABIIL IYO QURUN KU DHACMAYA TOLOW MEEQA UU ku QAATAY HADAL KAAS XAARAANTA INAGA AYAA JUBA LAAN USHALANAA KU DHASHAY CINQAAB AYAAN KU JIRNAA WAXAYNA KU DOODAYAAN AXMED MAAN U AF DUUBANAHAY ILAAH HANAGA QABTEE ❤❤❤❤❤❤
Hee see waay walaalkay xaquuqdiisa in lagu tunto maad rabtaa see waaye cajiib yaa kaa yeelaayo ama soomaali ahaan umadda ugu adeeg ama iska tag awalba doorashaa ku sheentay sax moohoo allah
Guulaysta reer jubaland dagal siyaasaded ba jiree oo qolada Villada ayaa wada marka odaga soo celiya sidii Dani reer puntland usoo cesheen ogaada xili adag baa lagu jiraa manta Sayid Ahmed Nuur lagama maarmo
Reergado oo gobol ka la leh oo Kuu made uga badan ma hanbalyaynayaan nin isku caano shubay maxaaadoo gaar Ida jooga maxaa kaa galay soomaali baa idinka yaabaysa
Been tii a soo guryihii mareexaan ma haysataan adinkoo jigjiga iyo gaarisa ka yimid baad guri sabra toog ah haysataa inter nin iyo gabdhood baa lagu dilay Waa ka shalay doontaan iska haysta
Odayeshe wan fahansane in thalimka ahmed madobe in tagyeran Dambiga ahmed duxul ayey ladambiyihin Ahmed madobe wa ninki burburiye re jubaland Doni meyno dolar qateee
M.a JubaLand Waa lamataabtaan Inta ILaahay Kasokeysa Waa Goof Daarood Sheikh Ismaaciil Sheikh Jabarti👑💯✅
Axmed kahor lama arag kismaayo oo nabad ah oo dadkii oo dhan kuwada nool yihiin alxamdu lilaah sayid maxamed
❤❤
Manshaallah warkaas waa cadyahay
Dhaqanka Beesha Kuumade❤️🫶🏽❤️🙌🏿
Mashaal Allaah Ahmed❤❤❤❤❤❤❤❤🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️✌️✌️👍👍💯💯💯💯💯💯💯
Jecliyaa kumade markay hadlaan geesiyo war cad 👏👏👏❤❤ from khaatumo
Maashaa allaah runbadanaa guul daarood
Allaahu AkbaR ☝️
Scw Scw Scw💕💕💕
Ogaadeenoow in badan buu lahaa daarood xamze waa nin xasan u shaqeeya balse hadda ayaad fahanteen guulaysta ❤❤❤❤
Masha allah haji nolow wasahsantahay
Mudane madaxweyne sayid ahmed daacad guuleeyaso guul guul guul❤️🔥💪🌹❤️🔥💪🌹❤️🔥💪🌹❤️🔥💪
Insha Allaah Bidmilaahi Kariim☝️
Maansha Allaah Tabaarakallaah☝️❤️❣️
Masha Allah tabarakallah ❤
Ahmad Ma Doobe Waa Libaaax Guuuuuuuul Iyo Gobanimo
CAQIL CUSMAN RUNBAD SHEEGTAY WAADNA MAHADSANTAHAY🌹🌹🌹🌹👍👍👍
GOOD JOB ODAYAASHU
Guul kuumade daàrood
hab dhaqan ka Moryaan ka Madaxweyne Xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa In dalka Somaliya Xassan diirato laga badbaadiyaa
Waxay eltahy .axmed madoobe waa daalim.alle aqoon umada kalasaarey ee nagabadala hadad tashanaysaan darodoow tashta marka like.nagada madoobe iskabadal.doon nahy
WAAR NIMANKU LAANDHEERAYSANAA REER WAQOOYI-BARI(NFD) GAARISA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah
Guul guul Darood Jubaland
Jubbaland state guul guul guul❤️🔥💪🌹🌹💪🔥❤️❤️🔥💪🌹🌹💪🔥❤️
Afkiina caano lagu qabay waa asiib teen oo jawaab fiican baa siiseen damaca qaloocan ee villa soomaaliya.
Hadal Cad Nin Rag ah,
Guul iyo Gobanimo Jubaland ❤❤❤
mesh kugu amiinsan konfuur waa jubuland odayashaa afka darood ku badly waan idin garabtaganhy 🥰🥰from ssc khatumo2
Way adkaatay wallaahay waa rag codkar ah
Warkaas. Waaa. War. Cad. Iskaceliya. Qalalase. Kismaayo. Umabaahno 👍
Mashaallaah guul jubaland inshaallaah
Maahmaahda sawaaxilga ee ninkii ugu hadal danbeeyey danbeeyey na baray ayaa soo afjartay Xasan Shiikh Maxamuud🤣
Nacamlaya shey Axmed madoobe
LAANDHEERENIMO AYAAD SHEEGATAY HADALKU WAA DHAN YAHAY ❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah adeero
Daarood waxdhaama waayey anugu wlleee warag ficilleh oomidaysan
Daarod waa somali waxaan kabaqaa daarood in magaca somali uu iska saarayo
Maamulka dheh .garisaa boys u yeel marka hore tan kale hadii ahmed la wayo hadii la waye kismayo wa la wadan
Maansha alaah
Yes. Guul. Guul. Ader ❤
mashallh abti daarrrrood allh h xafdo waron ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul iyo gobanimo
Xasan iyo Xamze hala soo qabto DOWLADDII SOOMAALIYEED ((( XERO MAFIO U ROGAY )))
Horta! Maxaa Somalidu ! Dawlada
& Qabiil isugu dhex daray ! Nabadi
Waligey Qabiil ma maqlin! Dariska
Waan is naqaaney!
1 Kabla lax ! Harti ! Maxamud slebaan! Kumade’Absame
Habar gidir ! Hiraab! Mudulood-
Iyo magacyo kale oo badan !!!!
Somali muslim!! Acuudu billaahi !
Caasimad kale hala sameeyo xamar 34 sano niic niic iyo caddaalad xumo ka tashaday soomaaliyay saan si maaha
Darood halaga tashto
Aad iyo aad laandheere laandheerw dhalay waad lahadashay xasan shiikh haduuu caqlileeyahay
Wa sax well said
Danta jubaland waa sayid axmed sayid maxamed islaan
Sheydhamo qawiil uduloowey
ahmed madoobe waa daalim lakiin waa laga gardaran yahay Hassan dhiiqo marku ogolaado qaranimo somaliyeed oo iska ilaawo qabyalaada iyo Hawiyeysiga waxbo oma suurtobayso. Hawiye isku labta?
Waxaa fadhistay
Xasan shekh, waa hawiye
Qoorqoor , waa hawiye
Lafta gareen waa raxan ween
Gudomiye banadir waa hawiye.
Shirkaaas soo xaraan ma ahan.
Koleey daroood dowlad ineey sameystaan yaaa uroon
Kenyaan arinta somaaliya maQuseyso
Rsg rag dhaley
WALALAYAAL XAQ BAAD KU ADANTEEN XASAN WAA QOF DHIMAN NEEF WEEYE DAROD BAANA KURSIGA SAARAY XAMAR MAGAALO MADAX MANOQONKARTEE HALAGA RARO MAGAALO MADAXDA وبالله التوفيق والنجاح ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Geesi dhalad ah
D5 power guulaysta ❤❤❤❤❤
Cawaansannaa odayashaan
Somaaliyee wxarka odyaasha wxusheega qawiill looma paahna kismaayan cid qaas uleh mjiro dadwenaha somaali aykdhaxeeysaa
Hadalkii xassan shiekh mohamud oo ahaa soomaali heshiis ah dunida laheshiis ah wuxu kawaday sarbeeb ayuu ahaa, wuxuu iskubadalay hawiye oo xukuumada heshiis la ah iyo xassan oo hawiye heshiis la ah😅😊
🥺🥺🥺.😪 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Midnimo beesha daarood
Doday gaboobay 90 jor ah oo qabyaalad ku hadlaya cudurki fardaha galay ee dameer lagabay dawamaleh odayaashi ogaaden oo sidaas u hadlaya sidee axmad madoobe warkale ku aqbalayaa waa😮
KENYATI BAA TAHAY MAXAA KAA QUSEEYA SOMALIA KA HADALKEED
Dadkaan waa dadki baadiyaha laga soo aruurshay ee kismaanyo ku hasaday ee maanta ku hadaya hadal umadda somaliyaad kala geynaya waxaa muqata in ayihin kuwa loo soodiray burburinta dawlada somaliyeed oo cadaw soo adeegsaday ee waa in laga digtoonado ee aan looga falcelin jawaab qabiilaysan
Mahada keenteen darood markii majeerteen iyo mareexan labaacsanay darood .waa diideeen.hada daroodkeenteen
Waa lasoo xirxiriyaa tuugadaas kuumade
Gaarisa hawiyaha degen soda garre
Murile
Masare
Dagoodiye
Waa in ay qaxootiga shaqo ka qabtaan
WAA 80JIR QABIIL IYO QURUN KU DHACMAYA TOLOW MEEQA UU ku QAATAY HADAL KAAS XAARAANTA INAGA AYAA JUBA LAAN USHALANAA KU DHASHAY CINQAAB AYAAN KU JIRNAA WAXAYNA KU DOODAYAAN AXMED MAAN U AF DUUBANAHAY ILAAH HANAGA QABTEE ❤❤❤❤❤❤
Hee see waay walaalkay xaquuqdiisa in lagu tunto maad rabtaa see waaye cajiib yaa kaa yeelaayo ama soomaali ahaan umadda ugu adeeg ama iska tag awalba doorashaa ku sheentay sax moohoo allah
80 jirka masuuliyadii ummada loo dhiibay ee wax aan qabiil iyo boob ahnti ahayn ka shaqayn ka waran??
Rasawasaaruhu waaheeriyadiis cune
Somali 2025 😂
Taas been ma aha walaahi
Kismaayo. Waasomaaliya maxaakaagalay labowejiile
Labo dagkoersen baa jubooyinka ku lediging gado oo Labada juba leeg baa idin sugaya maalinkii ay qaadan guryahooda kismaanyo waalaydinka kicin
Ina aabow wiil Sanaa afqalooc😅
Subxallh Soomali iyo Qabyaalad Maxaakalahaysta
Kuumade soomali caqabad looso diray miyaa majer teenka waxan kudaga lamijirnay kuuwan somali nimo kama kama heleysid shieye uadeg kama goyn kartid itobiya dhulnaga mahaysato ayagaa uhaya
Daarood waa kugu haystaa mareexaan in uu farmaajo raadi maxaa u diidayseen
Waa runtaa aalle ha ku barakeeyo adeerkeen xasan munaafaq waa cadowga daarood laanse wùu daali xasan waa qabyada iyo nabada jubolaand hanoqoto sida xamar maxaa qaraxa ugadhiciwaayaye
Guulaysta reer jubaland dagal siyaasaded ba jiree oo qolada Villada ayaa wada marka odaga soo celiya sidii Dani reer puntland usoo cesheen ogaada xili adag baa lagu jiraa manta Sayid Ahmed Nuur lagama maarmo
Doqonimada lashega wataa
mayee fariid nimadu ma adaa haya adeer tan waa laaysku fahmay 80jir qabyaaladayste ah baa dalka haaysta ninba reer kuu yahay buu tagayaa dameer kii uun buu wadayaa xasan xabaalo qote
Qabyaalad weydhamaatay somaaliya waxkaamaQuso
DAGAAL JUBBALAND WAA DHUL HAWIYA WAXA RABAA DHULKA OGADEN QOFKA DOQON WAX MA FAHMO DAGAAL WAA DHUL
Guul Jubaland villa soomaaliya waa meel ninka gala uu ka shaqeeyo la dagaalanka dowlad goboleedyada.
Reergado oo gobol ka la leh oo Kuu made uga badan ma hanbalyaynayaan nin isku caano shubay maxaaadoo gaar Ida jooga maxaa kaa galay soomaali baa idinka yaabaysa
Been baa sheegay Saan reer gado doorashadaas ku maba jiraan
Maryooleey iyo qabyaalad maxaa kala haysta. Diintoodu waa qabiil
Qaxooti ayaad ku tihiin soomaaliya ee itopiyadiina isla jooga oo oromoda wax la qaybsada
Rigaaal
Qabiil baa kaa buuxo waa xanuunsan tahay
Ha afmaroor miyaa wax wngsn lga sugi
Marki horaba waxad eheyd dhuni qato kweda zako
Been tii a soo guryihii mareexaan ma haysataan adinkoo jigjiga iyo gaarisa ka yimid baad guri sabra toog ah haysataa inter nin iyo gabdhood baa lagu dilay Waa ka shalay doontaan iska haysta
Qabyaalad marabno. Nadhaaf
Xasan dal xaraashe 👎👎👎👎
Bl Oday gan Eega War dheh Kismayo wa Magalo Garoob Hadba Cidii lox lehba jogta Adiguna Oday batahy 5tada Salad Intad dabo istagto E masajidka Gal Da'dii medka dheray batahy Cid Xog leh bay xaajo u dhamatay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Haye 12sano maxaa loo haysta marka😂😂
Bal maxaa idinka galay ceeb tii na naga aamusa reer soomaaliya maa maamulayay gaarisa
Sxp qayaali iskadaa qaarood wxow leeyho mali deegaan waalooga horeeyay dada aathy iyo qwiilka aadkhadleeyso aaqaro qawiilkaaga jano ayoow kugwwynaa maaykudhaheen kaligaa mxaa qaadee hawiye wow kulla daginyhy adiga dadka hiskudiri 80 faaiido mali ee anaa wxkuusheegyee masjidka gall ee ciwaadeeyso
Markuu mareexaan iyo majeerteen qabsadeen madoo gaar iso joogaa lahaa qabsaday nonkgado jooga oo kismaanyo gurus kuleh baa u diidaysaa sug markaaga
Shalay Kuu maxaa leh hada daarood maa noo bilowdeenmarkuu shabaab meesha ka baxo jubaland nin ku dhashay in baa xukumi kara
Odayeshe wan fahansane in thalimka ahmed madobe in tagyeran
Dambiga ahmed duxul ayey ladambiyihin
Ahmed madobe wa ninki burburiye re jubaland
Doni meyno dolar qateee
Been baa sheegay Saan reer gado doorashadaas ku maba jiraan