MACALIN CALI RAAGE Canada 2012 Part 4

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • qasab diintu ma ogola waa adoo xor ah aad doorataa wadadaada

Комментарии • 96

  • @najahhassan7716
    @najahhassan7716 4 года назад +7

    NABIGAYAGU WAAA MAXAMED BINU CABDILAAAHI BINU CABDIMUDALIB😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @50shadesofaraweela
    @50shadesofaraweela 3 месяца назад

    Genius! Never seen Somali thinker and very knowledgeable

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 4 года назад +4

    Subxaanallah..
    Bal fiiriya cabqarigaan siduu wax ukala dhigdhigaahayo..
    Masha allah.wataa diinta caqligu qaadanaayo..

  • @khalidMohamed-rw9ij
    @khalidMohamed-rw9ij 2 месяца назад

    Kani waa sheekh wax bartay wallaahi sidii saxda ahayd illaahay u fahansiiyay masha alaa

  • @umuyasincumar81
    @umuyasincumar81 5 лет назад +4

    Masha Allaah! Kitaabka waa qawlki Rabbigeen, waa in .% lagudhaqmo.

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 2 года назад +2

    ماشاء الله تبارك الله
    ياشيخ راجع ❤🇸🇴

  • @mrzack4124
    @mrzack4124 Год назад +1

    Ilahay haku barakeyo shiiq❤

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 2 года назад +1

    Very Well Said.... Jazaaka Laah Sheikh.

  • @mahamudjamac6942
    @mahamudjamac6942 7 лет назад +4

    sheekh cali rage ilahay khayr ah ku siiyo ha ka jeesan wacyigaa dadka xun xun ee diinta ku shaqaystaa karbaash udhiig

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 3 года назад +3

    Sh cali raage nin cilmi bartay dheh

    • @user-vz5qh5xk1r
      @user-vz5qh5xk1r 9 месяцев назад

      All3 manad kaqabayn wxani ma cilmi baa 2aa gaalnimo

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 9 месяцев назад

      @@user-vz5qh5xk1r gaal waxaa ah Umul Injirle iyo dadka jecel Nahaabiyada

  • @IxsaanSiyaad
    @IxsaanSiyaad 7 месяцев назад

    Ahay ah alloow soo hanuuni wuu fiicnaan lahaaaye😢

  • @sahrosaki5805
    @sahrosaki5805 5 лет назад +2

    War hadii aad beenisay nabi muxamed scw islaanimadaadu wax kajira male oo xadiistii aad diiday
    Waxba ha is xiijin oo hadanbaajin muslinka

  • @mahamedahmedmahamed6246
    @mahamedahmedmahamed6246 5 лет назад +4

    Sxp mar Hadaad inkirtay NABIGA majiro cid kudhihi karto Islaam bahatahay ama kugu tilmaami karto.

  • @SWALAguangzhou
    @SWALAguangzhou 4 года назад +2

    MashaAllah

  • @haamadhawr_9236
    @haamadhawr_9236 Год назад

    Kani qoom.cusub ayuu hordhac uyahay

  • @osmanisse4594
    @osmanisse4594 7 лет назад +2

    Mashalah

  • @amalsaad5645
    @amalsaad5645 2 года назад

    Mansha Allah balaaqa alle sii yay

  • @lailaabdi1564
    @lailaabdi1564 5 лет назад +1

    May allah guide you

  • @axlaanaxmed6098
    @axlaanaxmed6098 3 года назад

    Wallnoogadaa afkaaga fuusha xun nebigeen muxamed scw nacasbathye quranka ha ankirin

    • @rooblekaamil5019
      @rooblekaamil5019 3 года назад

      Maxaad ku haysataa hadalkii ilaahay ayuu ka hadlayaa

  • @ciisemahamud7890
    @ciisemahamud7890 3 года назад +1

    ninkan wuxuu diudan yaha sunadi nabiga qofki diida sunada nabigana xaal qatar ah ayuu ku sugan yahay

  • @xamdiqueen5533
    @xamdiqueen5533 4 года назад

    Horey u soco rge

  • @faysalkayd6965
    @faysalkayd6965 7 лет назад +10

    Hassan behi waa been ha orane macnaha Qur,aanka baro walaal. Allena hanuun ka bari oo haku degdegin wax aadan cilmigeeda gaarin. Muxaadaradu Qur,aanka Rabbi uun baa lagu sharaxaa beenna maahee ogow. miskaxdaada qafilan u fur cilmiga walaal.

    • @abdulahi23abdirahman3
      @abdulahi23abdirahman3 6 лет назад

      Kayd 8695 walal ninka sunnada nabiga scw ma ogola quraanka IYO sunaduna makala hadhaan waa beenaale Wayn OO rasuulka Ilaahay soo direy beeeniyay Ilaahay umada haka qabto

    • @abdulahi23abdirahman3
      @abdulahi23abdirahman3 6 лет назад +1

      Afmacaanidiisu yayna kusirin waa munaafiq

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 4 года назад

      @@abdulahi23abdirahman3 ..
      Ilaahay wuxuu t
      Yidhi فبأي حديث بعده يؤمنون...marka walaal quraanka waxba lama barbardhigi karo..ee istaqfuraleyso..

  • @hamzeabdi2123
    @hamzeabdi2123 4 года назад +2

    Nabigeenu yaraysanaa caqliga ayuu x adiiska ka fadilayaa

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 6 лет назад +2

    Manshlaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah saxiix yaa shiiq

    • @user-yh6hl5jz6h
      @user-yh6hl5jz6h 5 лет назад

      Maxaad ilaahay u caasiyeysaa ma nin nabi muxamed diiday baad sheekh Ku leeday subxan alah

  • @hdhd2327
    @hdhd2327 5 лет назад +1

    istigfuralaah allaha kuhanuuniyo nabiyada hagaarin iyo Malaa igta hana Dhihin kalmadaha xun Ilaahbaa yiri aniga iadeeca rasuulkana adeeca hadalkaada ufiirso plz rasuulkana waalacadeecayaaa Malaa igtana Carabkaada kareeb plz

  • @ahmedgeedi6572
    @ahmedgeedi6572 Год назад

    Xadiiska nebi muxamed nin ka diidaa diin islaam kuma jiro

  • @mahamuddahir3830
    @mahamuddahir3830 Год назад

    Axaadiista ma aaminsani buu leeyahay Cumar Binu Khataab hadalladiisana wuu daliishanayaa , cibaadaadka sida loo gudanayo waxay si faahfaahsan ku cadyihiin axaadiisa oo Rasuulka صلى الله عليه وسلم ayaa sameeyay ficil ahaan isaga ayaana sharxay haddii la waydiiyo midkaani maalaa yacniga iska hadlaya inuu sababeeyo ama Quraanka ka soo saaro afka ayuu taagayaa laakiin meesha wuxuu ku urursaday caamo oo uu doonayo inuu ku hadal barto.

  • @malikatulxubi8290
    @malikatulxubi8290 5 лет назад +3

    Ayow ayow kan kii dhahay rajminta quraanka laguma sheegin sida darteed zaaniga lama dili karo mahinow nabi muxmad ninki inkira waxa uyaalo cadaaab adigay kuu taalaaa walaalow

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 5 лет назад

      malikatul xubi waa run ilaahay quranka wuxuu ku sheegay jeedal ee kuma sheegin dil

    • @cabdiyarecali3509
      @cabdiyarecali3509 5 лет назад

      Dilnna way ku jirtaaaa

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 4 года назад

      Kuma jirto quraanka in la rajmiyo...

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 9 месяцев назад

      Waa sax Rajminta quraanku ma sheegin, waana khuraafaad rajmintu. Jaalle quraanka daalaco Walaahi rajminu kuma jirto. Waxaa ku jira karbaash

  • @ibrahimqasim6033
    @ibrahimqasim6033 5 лет назад +1

    Aar gaal baad tahey oo waa lagu ogyahee wxba sh umal iyo sh shibli ha ku meeraysan waa la yaqaanaa iyagu waxey yihiin

  • @amanoffewwords8714
    @amanoffewwords8714 4 года назад +1

    Libaaaax

  • @lailaabdi1564
    @lailaabdi1564 5 лет назад

    Ameen

  • @qaalidali9949
    @qaalidali9949 4 года назад

    War ninkan Sibuu waxa hoos udhigey koly nawigena muxamed scw wa nawi sharf badan allh jecl adunka dhan loo soo dortey allh ka baq nafteda ayan ka jeclhy nawi muxamed scw allhu akbr allhu akbar☝️

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 2 дня назад

      Nabiga scw mowduucu ma aha waxaa laga hadlay waa hadalkii Alle. Waxaana jira dad badan oon waxba fahmi karin adiguna kuwaas ayaa ka mid tahay

  • @haldoormedia6140
    @haldoormedia6140 5 лет назад

    Waali cad

  • @salmaanabdikadir4328
    @salmaanabdikadir4328 5 лет назад +4

    ninkan wa gaal wlhi nabiga ayuu diidan yahy

    • @kabadhetv4922
      @kabadhetv4922 5 лет назад +1

      qofna was gaal walaal ha o dhan , Sababtoo ah hadaad qof ashahaadanayaa gaal ku tilmaanto, labdiina mid baa gaal noqonayaa, nasteexo ayey iga tahay intaasi walaal.

    • @guledmaxamed2646
      @guledmaxamed2646 5 лет назад +1

      Anaga nooma kala sheegaysid qofka gaalka ah ay yahow aamus

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 4 года назад +1

      Gaalnimadu ma tikidh dadka loo gooyaa.
      Adeer caqligaaga iyo maankaaga isticmaal..

    • @axlaanaxmed6098
      @axlaanaxmed6098 3 года назад

      Ma argtaaa

    • @axlaanaxmed6098
      @axlaanaxmed6098 3 года назад

      @@guledmaxamed2646 abayo aaamus

  • @xasanmaxamuud8899
    @xasanmaxamuud8899 4 года назад

    Nin waalan dheh alle hacaafiyo

  • @abdisalamgolden-boy3485
    @abdisalamgolden-boy3485 4 года назад +1

    SubxaanallaaH Alle Haku Soo HadeeYo Waad Lunsantee.

  • @haldoormedia6140
    @haldoormedia6140 5 лет назад

    Gaal cali raage

    • @Easy_way1
      @Easy_way1 5 лет назад +2

      Mxd ku gaalaysiinaysa Oo daliia

    • @mohazat5009
      @mohazat5009 Год назад

      @@Easy_way1 sunaha rasulka qofka diida waa gaal rasulki ayu diiday
      Hadii quraanka oo kaliya la qaato waxaad ii shegta sidee salad aad uu tukan side zako aad uu bixin ileyn quranku sii guud ayu uu shegay

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 Год назад

    Suaal?
    Hadii aad iska diidey sunaha rasulka SCW waxaad ii shegta quraanka waxaa ku qoran iin salada la tukado oo kaliya hadaba sidee loo tukanaya hadii hadiska la iska diday

  • @roodaabdilahi6709
    @roodaabdilahi6709 5 лет назад

    Subxana llaaaah kan waa maxay

  • @hamzeabdi2123
    @hamzeabdi2123 4 года назад

    Ninkani ma islaambaa

  • @farxiyaahmed7116
    @farxiyaahmed7116 4 года назад

    Sheekhul canada miya ninkan tolowhhhhhhh😁😁😁😁😁

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 6 лет назад +2

    Well done 👍

  • @axlaanaxmed6098
    @axlaanaxmed6098 3 года назад

    Subxaanalaah

  • @omardahraan5364
    @omardahraan5364 7 лет назад +1

    ninkaan nabi wax laga qadanmayo ow leeyahay maqla gaaalka

    • @usaamebashiir1439
      @usaamebashiir1439 3 года назад

      Adaaa gaala dhilloooy

    • @affarokurz1486
      @affarokurz1486 2 года назад

      Quraanka ayuu haystaa, adna Nabi lagu been abuurtay ayaad haysataa sida Christianka

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 9 месяцев назад

      Nolasheyda Walaahi ma dhegeysan sheekhaan sheekh run ku dhan. Culimada kale waxyaabo badan oo sax ahayn ayeey Soomaali ku halaageen. Macalin Cali Raage Illaahoow janada sii isaga iyo Anagaba. Shareecada waxaa laga soo xigtaa quraanka. Quraanku wax uusan sheegin waxba laguma xukumi karo . War dadka run ayaa deeqda. Xadiisyada aanan raacsaneyn quraanka waa been abuur. Suubanaha nnkh yaan laga been sheegin, ma Allaah oo leh zaaniga iyo Zaaniyada hala jeedlo, ayuu nabiguna wax kale oo taas lidi ku ah uu keensan karaa saas caqligu ma yeelaa. Illaaheey kuwa fekera wuu amaanay sh cali raage wuu fakeraa oo fiirasadaa Quraanka dadki horena weey fekeri jireen lkn hada qolada Umul Injirle fiiri waa dad cawaandi ah. Salaad aan bisin lahayn ummad aanan isla duceyseyn ummad aanan kitaabki run ka sheegeyn dad is caayaya dadkana caayaya waxaasi ma diinbaa? War hooy ka hara Salafi-takfiirta

  • @rooblekaamil5019
    @rooblekaamil5019 3 года назад +1

    Walaahi waa ninka kaliya ee saxda og waayo quraanka wax ka muhiimsan ma jiraan

  • @axlaanaxmed6098
    @axlaanaxmed6098 3 года назад

    Markii dame ayuu kusaliyy nebiga haaa hadu roonyhy midkle

  • @ahmedarte9187
    @ahmedarte9187 5 лет назад

    Wayab Xumnta hashigina aa iska amus warer ayadkeni haysa

  • @cabdiqaadirmaxamed4446
    @cabdiqaadirmaxamed4446 4 года назад

    Ninkan nabiga scw calayhi afdalu salaatu watasliim imisa jeer buu soo hadal qaaday xataa hal marna kuma salin scw afkiisa laga maqli maayo shaydaanka

    • @affarokurz1486
      @affarokurz1486 2 года назад

      Adiga Nabiga ayaa Illaah kuu ah soo ma ahan bakhti

  • @mahdihassanelmi7105
    @mahdihassanelmi7105 5 лет назад

    Masha allaaah ❤ 2019

  • @fowzixapiip3214
    @fowzixapiip3214 5 лет назад +1

    Waar niYow macalin raage ma daarood baa calaamadaan Ku arkee

  • @axlaanaxmed6098
    @axlaanaxmed6098 3 года назад

    😅🤣🤣😅🤣😅🤣😅🤣

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 4 года назад

    Inuu carab gajo yahay yaa ila arkay kan shiiq ma ahnee yuu na danbaajin

    • @caliyare1328
      @caliyare1328 4 года назад

      cilmigiisa fiiri waa mxaay carab gajo iyo waxaad ka hadleyso

    • @affarokurz1486
      @affarokurz1486 2 года назад

      Abu lahab waakanaa ayado quraan ayaa lagu kor akhrinayaa, markaas ayuu carab gajo ku hayaa

  • @rodaali1202
    @rodaali1202 7 лет назад +2

    beenta dadka kajooji

  • @umijihaan1413
    @umijihaan1413 6 лет назад +1

    shukran

  • @IxsaanSiyaad
    @IxsaanSiyaad 7 месяцев назад

    Aftahan quraanka kudoodaya diin baabi iye isma oga aayada quraan ah ayuu beeninayaa وما ينطق عن الهوي إنهو إلا وحي يوحي 1 وما ءاتاكم الرسول فخذوه وما نهاكم عنه فانته2 وأطيعو الله وأطيالرسول

  • @axlaanaxmed6098
    @axlaanaxmed6098 3 года назад

    🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮