waxan ay sheegaysaa waa wax dhaca oo caadi ah ma keeno wax dhib ah laakiin ninka wuu ku cusbaa xaaladan oo wuu la wareeray walaal amba ilmihii iigu horreeyey goor galab ah ayeey isku aragtay aad ayaan u naxay laakiin waan gartay in ay tahay ugxantii hore ee burburtay oo baaqatay waayo muddo bil ah may arag kolkii aan dhaqtarka taleefooniyeyna wuu ii xaqiijiyey ilamahaa curad dadku waxay u haystaan in ay leeyihiin saddex habeen ma seexan markii uu ii dhashay
Uurka inaad sheegto Mahaa walaalo dad xaasidin ah ba jirtaa oo manshallaah odhanayn ala qosol badanida😂😂😂😂😂😂😂 anaga no sheeke mar hadi shaqadi laga joojiyay😂😂
Horta wll salma imka emotional kagu wa high yacni qof nugul ba thy negative ina u fikirto wey fudud thy stress ka wxs ku kenaya positive hda egto inu laba labadinaba idin naxyo laga yaba ma ninka bisadaha u naxeyey ee so aasay aya ku ilalin wayaya wa maya aniga wan rajeyn laha abo sida ali dhere o kala inan lahan laha because my dad ama hoyadey ha xanunsato ama ha ficnato kaliya wuxu jclyhy aya lo sameya 😢 Alhmdulilah dhe some how wad nasib bdnthy 😢❤ love you wll 😢
Waa caadi inuu dhiig yimaado haduu jiro information aniga igu dhacday markan u tagay waa caadi beey i dhaheen antibiotika ayaa la ii soo qoray wiilkii aan uurkiis lahaa manta wiil weyn Masha allah tabarakallah odaygii baa sidii Cali dheere noqday markaas 😂😂😂
Naa nimcada qarso oo Masha Alla dheh ninkaga haduu ku naxarsto jcylkisa io arimaha familyga hoose lama shego dad il kulul paa jira oo aan masha Allah aqoon
Insha'Allah, you will be fine sis.When I had my first miscarriage, I was like Ali dheere I was Googling every symptom. It's not a good place to be, but Alhamdulillah.
Inshaa Allah illaahay hakuu xifdiyo ilmaha caloosha ku jira iyo kuwa kale oo badan oo saalixiin ah 🤲Awlaada iyo Caafimaadka illaahay baa bixiya Alxamdu Alshukri dheh Ninkaagana Maqan Duunyo waa lahelaa Dad Lama Helo🙏Gurigana intaa joog to Quraanka baro Adiga iyo Isagaba xataa Gabarta yar pcz Illaahay Ayaa Ku Jecel ❤️for same reason Ayaa Awlaad Iyo Nasasho Lagu Siiyey So Ka faa’iidayso Inshaa Allah 🙏Anagana Waa kuu Ducaynaynaa Hooyo Mcn,Dadbaan Intaa Haysan So🙏✌️❤️😇🇨🇦
Salma Allah adiga ilmaha iyo calidheere ha idin hafido, Talo wll xijaabo illahay iyo diintiisana ku dhowoow, private life kaagana puplic hala wadaagin❤
Masha allah Masha allah ilhay adigo nabada ha ku kala keeno maqal wuxu ku dhahana wa ninkage isha xuna allah ha ka ilaaliyo illahay talo saaro mcnto❤🎉🎉
Sister aniga frist baby it happens to me its ok its the bladder infection ka so i had big black xin jiro iga soo dhacnacayey waan qaatay waxay isoo qoren emergency ga 14 pills 💊 and waxan liqay I think 11 or 12 and i tell my older sister when i had almost 7 days xin jiro madow ah than alx my baby was ok i was ginger i didn’t know anything abut pregnancy so mashaallaah my pregnant was 4 months so alx they said everything was fine so its ok take more rest ok ❤
and also after couple yrs I had 2 miscarriages between correct pregnant like I had baby and then one miscarriage and after one baby I had another miscarriage alx calaakulixal you will be fine sister inshaallah
Masha allah kuu adkeeyo abyo aniga 3 bil baa ku jiraa dhiig iyo xinjiraaa isku arka waxay idheheen ma hayno wadna garaaciis weeks aan tirsanayayna waxay dheheen dib buu oga dhacay mar kaniini dufuston bay isoo qoroon ilmahaas kwrn
Na wll ilaahay haku barakeeyo qarso Qar xagana adigu Ku dul taahaya ayay Ku agsexanayaan dhakhtarna ado codsada Moye cidi Kula cararayne kuwo Kasi daranna WA jiraane Qarso nimcadaada o hala yaabine Ku xamdi Allah Ku siiyay nin Ku koolkoolinaya adiyo inantada
Abaayo mcnto gabdhuhu nin saa ugu naxariista ama u ilaaliyo mawada haystane alxm dheh ninkaagana warkiisa maqal ilahay haku xafido family kaaga
Haa wllhi abaayoy ninkaga ilaasho mawada heysano niman San o kale😊
Nabiga halagu saliyo salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam
Scw❤❤❤
Scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
Scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
Scw
ilaahay cali dheere iyo adiga idin soo hadeeyo 😊maanshaa Allah 🥰
Maasha allaah ❤❤❤
InaLiLaaah 😂mashalah
😂😂😂😂@ZaaraAhmed-j6n
Salma wll qali nimcada qarso ilaahay haku xafide somali badan oo noloshaada ka xun baa jira please
Salma WAN jeclay wllhi waa funney 😂😂😂😂ali dheere sedi buuxa 😂🎉
Salma waad nasiib badan tahay waayo dumar badan baan helin qof sidaa loo kolkoolinaye alxmdulih dheh qarsana jacylka iyo farxda
Waa run abyo nimcada hai ska sheegin ❤❤ ilahay hakuu adkeeyo 🤲❤️
It’s just a lie because waa waqti inta la is buun buuninayo especially from ragga ajnabiga as they will get a girl friend /s on the side
@@amalismail7772Haa wlhi 😢
@@Adm9464 like somali men don't get a whole wife on the other side 🤔
Dumar ba nahay ninka fican e na daryelaya ma rabno waxan jecel nahay inan rafad ku qaadno o ku dhalno anago nala ogayn
Wu iga qosliyay cali dheere m.allah ragu wa wada sida way carur jecelyhin siba kuwa cadnaka😂😂😂😅🤣
Waad xudhan tahay ee soo sheeg location-kaaga 😂
Kuli maha waa kuwa kale somaliada Niman kooda narkii cunug lo dhalo weyba furaan
waxan ay sheegaysaa waa wax dhaca oo caadi ah ma keeno wax dhib ah laakiin ninka wuu ku cusbaa xaaladan oo wuu la wareeray walaal amba ilmihii iigu horreeyey goor galab ah ayeey isku aragtay aad ayaan u naxay laakiin waan gartay in ay tahay ugxantii hore ee burburtay oo baaqatay waayo muddo bil ah may arag kolkii aan dhaqtarka taleefooniyeyna wuu ii xaqiijiyey ilamahaa curad dadku waxay u haystaan in ay leeyihiin saddex habeen ma seexan markii uu ii dhashay
Kkkk walee beenta ma ahan wiilkeygii curadka caadiya ugu waalan gaaray hada qolka ka baxo amuu ka dhacy sariirte dhintey ayaba isleyhy hbnkii inta so kaco hada arko inow hurta is dhihi jirey waa ow dhintey miyaa mxuu la jiifa sa neeftiisa dhegeysan jirey😅😅@@cabdirisaqsaleeye2830
Walaashey naso caruur cafimad qabto Allah hakusiiyo
Nin haduu saan ku daryeleyn ha guursanin masha allah. Salmay❤
Waa nin farid cali dhere ilmaha inta 9bilod ayad calosha laku ilalinaya.inshallah ilmo cafimad qaba ayu rabbi idin siin aamin khayr mar kasta
Wlal ishu waa wax jira dont over share your beautiful life
Waa runta waa isha
Qofaa shaley waxaan ookale u Soo qoray waxay ugu jawaabtay something like "waxaa ookale ma qoro wuxuu Ilaahey qoray umbaa dhacaya" qadartii baa qalad laga fahmay 😅 Isha asiibkeeda waa wax jira waana halis
Kkkkkkkkk ishu bani adamka kale maqbato miyaa somalidu uun baa inta il sheegaye
Somali qof dhintay ayay xata dhahan ilba dishay balayo idin ilaysatay 😂
@@Asma-5i kkkkkkkkk kkkkkkkkk walahay been ma aha aniga waan yaabay
Xppti waa caadi halkaan waxa soo galin ninku wuu ku daryeelayaaye qarso qlbi❤
Wllo gabdha dhibka hystaaba wuxuu yahy waxba maqarsn karto wxaa fiicn nimcooyinka ale kusiiyay inad qarstid oo ale uga mahd celisid
Abayo wacadi waniga isku arkijiray marku urku yara ilayo 3 months or 4 months kasogarayay allahamdulilah u igajogsaday dhaqtarku ugaranwayay xita wayo ilmaha ucafimad qabay waliba waxa isku arke marka xogudasho ama siqaldan usexato dhig yar misa wa brown ah naso abayo aniga xida wan walwalijiray hada 6 months ahay wana cafimad qaba ❤❤
Gabadhaan hadalkeeda waan ku qoslaa , oo dheer kulahaa😂❤
Illaahay haku garab galo macaanto ❤ insha ALLAH wakhtigiina ILLAAHAY ha wanaajiyo waan isla kiin jeclahay😊❤
Abyo illmaha kamakaftamaan adoo kusilcaya hadhow inuukaqato lagayaabaa walaaley nin Cadey maxakuigeeyay
Allaha kuu adkeeyo abyo 🤲
Nin fiican baad heshayeh masha allah abaayo❤alaha isku kiin daayo ilma caafimaad qabana alaha idin siiyo🤲nimcada alaha kusiiyay ugu mahad celi Alhamdulilah dheh hppti gabdhaha raga fiican aan haysana alaha u hagaajiyo inteena single ka ahna khayr baa rajaynayna iyo rag fiican😂insha allah❤
Inshallah hbbti❤❤❤ Amin🤲🤲🤲🤲
Wlhi wa nin raged su cunigiisa an wali dhalan uga fikirayo iyo cafimadkaga masha allah sis ilhey nabad ha kugu dhalsiyo❤
Ilaahay haku xifdiyo wll 🥰 aduu u ilmo jecelyhy cali waa runti ilmihiisa ha haysto ha kolkolsado haduu ala edmo
Shaqada ka fadhiiso abayo ilmaha uurka kugu jira bilaha hore stress uma ficno naso ❤
Uurka inaad sheegto Mahaa walaalo dad xaasidin ah ba jirtaa oo manshallaah odhanayn ala qosol badanida😂😂😂😂😂😂😂 anaga no sheeke mar hadi shaqadi laga joojiyay😂😂
M.a tabaraka alllh he is happy to be a father 👨 👨🍼 ❤️
Abaayo hadlkisa yeel waa aabe Illahay ha in xafdiyo dhamaan tin ❤illahy ha kuu adkeeyo ilmah
Horta wll salma imka emotional kagu wa high yacni qof nugul ba thy negative ina u fikirto wey fudud thy stress ka wxs ku kenaya positive hda egto inu laba labadinaba idin naxyo laga yaba ma ninka bisadaha u naxeyey ee so aasay aya ku ilalin wayaya wa maya aniga wan rajeyn laha abo sida ali dhere o kala inan lahan laha because my dad ama hoyadey ha xanunsato ama ha ficnato kaliya wuxu jclyhy aya lo sameya 😢 Alhmdulilah dhe some how wad nasib bdnthy 😢❤ love you wll 😢
M .A DHEH waayo nin naxriis badan heystaa Allh ku barakeeto ilmaha yar allh ku ilaaliyo❤
😂😂😂 salmay waa iga qoslisay whi masha allha illahay haa ku adgeyo abayo
Assalamu Caleykum WaraxmatullAhi wabarakaatu Habaryar Salma waan ku jecelyahay Illahey haku xifdiyo adiga iyo reerkaakaba ALLAHANA kuu xifdiyo Ilmaha calooshaada ku jiro waxa aan kuu ku jeclahay qalbiga nadiifka ah waxaan kuu ku waaninayaa in aad jirkaaka asturti Aduunkana waa ayaamo yar oo xisaabsan maadama aad tidhi shaqadii ayaan kasoo fasax qaatay ka faideyso fursadaas oo aqriso Quraanka iyo siirada Rasuulkeena suuban salalaahu caleyhi wasalam Quraan aqriska waxaad ku heleeysaa farxad aduun iyo mid Aqiro maxaa yeelay ALLAH ayaad la sheegeysaneysaa ILLAAHEY hana wado xifdiyo dhamaanteen ALLAHUMA amiin ❤
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤
Alx aniba Sido kle . Wuu iqabaa nin naxariis badan alx❤
Alxamdoulilah dhe nimcada ha iska sheegin
Allah niskin barakeyo 🎉🎉🎉🎉
Masha Allah I am proud of you my family ❤❤❤❤❤❤
Ilhoo ii sahal nin saas iiga fikiro adna alh hakuu barakeeyo
Waa caadi inuu dhiig yimaado haduu jiro information aniga igu dhacday markan u tagay waa caadi beey i dhaheen antibiotika ayaa la ii soo qoray wiilkii aan uurkiis lahaa manta wiil weyn Masha allah tabarakallah odaygii baa sidii Cali dheere noqday markaas 😂😂😂
Aniguba wn isku arkay dhiiga yar ayamo dhaweyd alxmdulilah waxba ma noqon hda 4bil ahay alle anago cfimad qabna hyskaya tuso adna ilmahaga hku barakeeyo wll
Naa nimcada qarso oo Masha Alla dheh ninkaga haduu ku naxarsto jcylkisa io arimaha familyga hoose lama shego dad il kulul paa jira oo aan masha Allah aqoon
Masha all dheh samlo abyo dadka mawada heystaan nin SAS ugu naxariista runtiii ali dheere is the best runtiiii
Mashallah ilmo caafimaad qabo oo ku faraxdaan ilahay ha idin siiyo 🙏
Salmaay nimcada qarso wllo naago aan haysan Baan jiraaa oo cidna u nixin wllo ninkaaga hyso oo you tube Kuba waa shaqo ee isga iska soo duub duub wllo lkn wllh ragga somaliyeed qaarkood naagahooda oo uur leh oo ilmuhu ka qubanayo baaney dhakhter geyn oo aaney u naxariisan Adna qof kuu naxaya baad haysataa Alx dheh sis
Naa Cali dheere waa nin fican salmaay fudeedkagu ogyhy markasu ku dhahay shaqo tagi meysid😂 Ilahey haku adkeeyo awlada nabad ku dhal guriga waxa ka dhex qabanee anaga no shekeynee slmaay waa ku jeclnhy
Insha'Allah, you will be fine sis.When I had my first miscarriage, I was like Ali dheere I was Googling every symptom. It's not a good place to be, but Alhamdulillah.
Anaga noo sheeke maalin walba mar hadii aad guri joog noqotay allah haku barakeeyo
Maasha Allah wlhi cadaanku wax ka ilmo jecel ma lahan ❤❤❤❤❤
Apayo allaha cafiyo ali dhere allaha ku deesto dadalka wa shey qali ah
Mocha allh ubad kheyr qaba io cafimad salmay love you quruxey hamplyo uurka labad🎉
Masha allah ilahy haku daayo anaga isagoo kle ha nasiiyo 😢😢😢😢
Haa xabibti iska fadhiiso guriga🥺🥰
Salmaay qaali ilaahay ha ku xifdiyo walhi waa ku jaclahay wax ku dhibane ilaahay kuma tuso❤❤❤❤❤🎉🎉
Salma you are oversharing. Its not good ! keep your life a little bit secret
That’s not too much information Subxanallah! We all have experienced what she has, there was not secretive. Yall be overreacting…
Allow dhibato ha kutusin yaarabi 🤲🤲
Inshaa Allah illaahay hakuu xifdiyo ilmaha caloosha ku jira iyo kuwa kale oo badan oo saalixiin ah 🤲Awlaada iyo Caafimaadka illaahay baa bixiya Alxamdu Alshukri dheh Ninkaagana Maqan Duunyo waa lahelaa Dad Lama Helo🙏Gurigana intaa joog to Quraanka baro Adiga iyo Isagaba xataa Gabarta yar pcz Illaahay Ayaa Ku Jecel ❤️for same reason Ayaa Awlaad Iyo Nasasho Lagu Siiyey So Ka faa’iidayso Inshaa Allah 🙏Anagana Waa kuu Ducaynaynaa Hooyo Mcn,Dadbaan Intaa Haysan So🙏✌️❤️😇🇨🇦
Dadka qaarbaa uurka dhiig ku helo ma badan ee aad isbitaalka oo u sheeg ilmaha ha soo dilin.❤❤
Maasha alaah aad buu jecel yahay salmow waa caadi sister isaga dul qaado
Du är jätterolig wlhi. Jag älskar hur du berättar saker och ting. You are a comedian 😂❤️
Masha allh abaayo farxadu rabi hakuu siyadiyo 🤲Cali dheerana was eiil fiican Rabi ha kuu daayo🤲
ilaahay haku adkayyo asna ilaahay ha ku dayo❤
Bini aadamka wey kala naxariis badan yihiin nin naxariis badan aya dumarka iyo caruurta u roon alx 👸🏻
Masha allah😍❤
Salma Allah adiga ilmaha iyo calidheere ha idin hafido,
Talo wll xijaabo illahay iyo diintiisana ku dhowoow, private life kaagana puplic hala wadaagin❤
Adiga ley kuarkey wll qofka xasusinayo xijabka salma qof ficana tahay Allah so hadeyo salmo wlh xijab laan waa nolol laan
Ilahay amarkii qadar xayaysiis iyo dabo kuuus waba jecelyahay😭😂
Ilahay hakuu adkeeyo abyo ❤
Salmaay gurigaa soofadhiisatay anaga noosheekeey marka cali dheere iyo baby alaaha kuudaysto waa kujeclnahay daacadnimadaada❤
Wlhi wanasiin bdnthy qof kudar yeelaayo hadaa heesato alx dheh dadaa intaas heesan 🥺
Haa wllhi
Apyo allha kuu adkeyo aniga 5 jeer ayaa kamaraya dhiciska intii qabto allha ka dulqado Ana allha ii adkey 😢😢 iisoo duceya ❤
Masha allah Masha allah ilhay adigo nabada ha ku kala keeno maqal wuxu ku dhahana wa ninkage isha xuna allah ha ka ilaaliyo illahay talo saaro mcnto❤🎉🎉
Ilaahey abaayo hakuu adkeeyo uurka❤❤❤
Masha alh alaha kuu adkeeyo😢cali dheerana su rabo alha kadhigo
Waa aabe fiican ilmaha caloosha ku jira bu ilaalinayaa salmaay wad fudu dahay is ilaali allaha ku xafido adiga iyo nunaha yar caloosha ku jira abayo
Mashallah alle ha isku kin xifdiyo nimcadas iyo naxriistas ma wada hestan dumarka e qarso wa xaga alle ha ku adkeyo
ilahey cafimadka haku ziyadiyo abyo ❤
Masha allh ilàay haa isku kindayo
😂😂😂😂😂Salma ilaahey ha ku aaad keeyo wll qali wan jec lahay wlahi❤❤❤❤
Salmay illhy hakucaafiyo abyo illhy hakuadkeyo urkada xapiptii ❤❤❤
You guys are the cutest ever manshaAllah ❤❤❤❤❤
Masha Allah abyo waa nin ilmo jecel alle hakudaayo
Sister aniga frist baby it happens to me its ok its the bladder infection ka so i had big black xin jiro iga soo dhacnacayey waan qaatay waxay isoo qoren emergency ga 14 pills 💊 and waxan liqay I think 11 or 12 and i tell my older sister when i had almost 7 days xin jiro madow ah than alx my baby was ok i was ginger i didn’t know anything abut pregnancy so mashaallaah my pregnant was 4 months so alx they said everything was fine so its ok take more rest ok ❤
and also after couple yrs I had 2 miscarriages between correct pregnant like I had baby and then one miscarriage and after one baby I had another miscarriage alx calaakulixal you will be fine sister inshaallah
Masha allah kuu adkeeyo abyo aniga 3 bil baa ku jiraa dhiig iyo xinjiraaa isku arka waxay idheheen ma hayno wadna garaaciis weeks aan tirsanayayna waxay dheheen dib buu oga dhacay mar kaniini dufuston bay isoo qoroon ilmahaas kwrn
Masha allh alle hakuu adkeeyo
Mashallh Allah haku adkeyo macanto 🎉🎉🎉
Qurxey Allah hakuu adkeeyo mansh Allah 😊❤
Salmooy is daji waa kaa saxan yehee caafimaadku waa qaali xabiibti Cale dheerane waa ilmihiisii kowaad ❤❤
❤❤❤ ABAAYO ALLEY HAKU ADKIYO DHIIG DHICIS ISKA BAAR
Ilaahay hakuu fudaydiyo qli❤
Masha allah abayo nin hadu sidaas kaga fikirayn nin maha ilahy ihay ubadkaga nabad qaba dhabta haku saaro❤
Illahay hakuu fududeeyo abayo war baa ku sugayo 9 ka bilood e soo socdo.
Abaayo ilamaha intey sas u yaryihiin lama sheego ilahey hakuu adkeeyo😢
Dhib ma kujiro just relax waye ku wnagsntahye guriga ga iskaga naso inshallah wax walba waye kuladagayan inshallah abyo👍🥰🥰🎉
Cali dheer qof wngsn ❤
Caruur caafimaad leh allah idiin siiyo
Allaha ku adkeyo abayo
Alhamdulilah dheh abayo faarax 😢wey ka cararan dumarka markey ogaadan uurka nin fiican baa heysata
Abaayo Ilaahey haku adkeeyo uurka Insha alllah 🤲
Allah waxba idinma tuso abaayo macaanto Allah ha kuu adkeeyo❤
Selma alhamdulillah dheh wuu ku jeclyahay wlhi Axel Ali Dheere ❤
Abaayo daawooyinka dhakhtarka kuu soo qoro isticmaal hadaa isticmaalin xaalada way ka sii daree ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kuwa antibiotiga isticmaal
Salma wa qof qalbi fican alleh ha ku dhowro
Wlhi waa raftay😂❤m.a ilhy hku barakeeyoh hhpti🎉
First time parent he is going to be nervous.
It shows he cares😊
Xishoodku wa qurux salma❤😢
Axsel wuu kanexat sxbey ee iska naso 🎉🎉❤
Na wll ilaahay haku barakeeyo qarso
Qar xagana adigu Ku dul taahaya ayay Ku agsexanayaan dhakhtarna ado codsada Moye cidi Kula cararayne kuwo Kasi daranna WA jiraane
Qarso nimcadaada o hala yaabine Ku xamdi Allah Ku siiyay nin Ku koolkoolinaya adiyo inantada
M.a Allah illahey haku dhib yareeyano uurka I.a❤
Abaayo ha ubixin waayo waaqof kujecel qaaliyeey ee adna niyada qeer usheeg salmaay❤😊
Walhi wan ku jeclhy salma ilhy hku sahalo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤