Q&A Jawaabaha suaalihiina

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 дек 2024

Комментарии • 291

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  3 года назад +140

    Janalkeena 2aad 👉👉 ruclips.net/channel/UCV1jkj4uko9aOghvw-rVn4A

    • @cabdisalaamfaysal9264
      @cabdisalaamfaysal9264 3 года назад +3

      Walaalo ilasoo hadal 0634737911

    • @juhaay1437
      @juhaay1437 3 года назад +3

      Abdirahmaanow Su'aasheyda Iigama aadan jwbin wll Xagee ayaaad Kasoo xigataa qosooyinka io Qurmooyinka xiisaha bdn fadlan iisheeg website yada??

    • @AbdallahSomali
      @AbdallahSomali 3 года назад

      @@juhaay1437 Waxa aad kasoo xigan kartaa wikipedia iyo websiteyada warararka

    • @startv6616
      @startv6616 3 года назад

      Help me

    • @startv6616
      @startv6616 3 года назад

      asc abdirahman

  • @Light_p
    @Light_p 3 года назад +29

    Waxaad quluubtooda Jacayl Ku Beeratay Kumanaan Somaliyed oo aan Xata Ku arkin❤, haldoor somaliyed bogaadin ayaad mudan tahay

  • @Hamza252gamer
    @Hamza252gamer 3 года назад +52

    Masha'allah wll abdirhm su'aalo badan bn jawaabahodi ka faa'idanay eebe ajarka xasandka hakugu daro
    Gaar'ahaana su'shaydi 11:004 Wn ka qancay Alle haku xafido

  • @abdiaziizosmaan3428
    @abdiaziizosmaan3428 3 года назад +21

    7:45 wlhi nikaas hadal maskaxdeeda ku jiray oo soo qoray tnx abdi banan hadaa commentigeega aragtid wana ku salaama🤝🏿❤

  • @mazkaxmaal2257
    @mazkaxmaal2257 3 года назад +10

    Intaan janaalkaan Ku xirnaa wax padan ayaan Ka FAA,idey Allah cimriga iyo caafimaadkapa hakuu siyaadiyo

  • @jamiadde2663
    @jamiadde2663 3 года назад +19

    Halkan waa waberay media intaa Ka jclhy

  • @deerowofficial3421
    @deerowofficial3421 3 года назад +13

    Ku sali xabiibkeeni suubanaa Muxamed scw❤

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 3 года назад +4

    Mahadsanid ustaad qiimo badan aan wax badan ka faaiday aannu waxaan kamid ahay dhalinta hal-abuurka leh misana garab la'aan iishay waan rajeynnayaa innu alle gacantiisa iyo gacamaha walaalaha kale igu arsaaqi doono idin alle jannada ayaa noo ballan ah😍

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 3 года назад +46

    War maanta wajigaaga arkay😂yes

    • @252Qasaalimedia
      @252Qasaalimedia 3 года назад +4

      Laba muuqaal oo hore sow kii soo fadhiistey

  • @bashirhuorso5736
    @bashirhuorso5736 3 года назад +2

    Mashallha sxb baarnamiishka daanbe
    Waan laa soocon siian uga qaaiibqaato
    Inshallha

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 года назад +7

    Walalayal waxan ah abo somaliyed o niga wAdA codsanayo in ad ii soo wAdA bokhtay dhamantin walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedbashir3132
    @mohamedbashir3132 3 года назад +3

    Waxaathy qof aad u wanaagsan wlhi dhalinyarada sidaada oo kaleba Wll horay u soco Wll insha allh malin maalmaha ka mid ahna waan kulmi donaa Wll

  • @Light_p
    @Light_p 3 года назад +4

    Runtii waxad uga soo jawaabtay si Aan inaba caadi ahayn, Maamuisnid walal abdirahman❤🙏

  • @abdimohamed7175
    @abdimohamed7175 3 года назад +3

    WABERI walal allaha ku xifdiyo runtii waxad tahay nin dadaal badan, masha Allah, Guuuleeyso walal

  • @aamiindaada
    @aamiindaada 3 года назад +2

    mansha allah wallkey aad baad umahadsan tahay waxbadan waan Kaa faiday allah haku xafido dhamaanteen

  • @somtik-tok4731
    @somtik-tok4731 3 года назад +5

    باك الله فيك .. وغفر الله ذنبك وجعل كلمتك الحسنى في ميزان حسناتك اللهم آمين

  • @amyfaycal5170
    @amyfaycal5170 2 года назад +1

    Asc wll mashallah warkii igou horeeyey aan gortiiye kuso qoro runt ahaantii ad ayan uu xiisey inaan dhawroo wax walbay oo so goudbiisina allah ku xifdhiiyo hun dadk aya wax dhar uu leetahye chui fière de toi bon continuation

  • @CabdulahimaxamuudMacow
    @CabdulahimaxamuudMacow 4 дня назад

    Ku qadeeya ku casheeya ku quraacda marka dawaneysiin vediowyashada waberi media ❤🎉

  • @maxamuudqorane8760
    @maxamuudqorane8760 3 года назад +3

    Legend baad tahay
    Dhankaygaa mar loo eego
    Adigo ardaya ayaad haddaana waxad so gudbisaa
    Videoga ugu xiisa badan
    Dhiri galin talo siin
    Waxa ahay dadka xiiseeya
    Videoyadda kuna xidhan

  • @machaddaarutawfiiq2716
    @machaddaarutawfiiq2716 3 года назад +1

    Amiin walaalkay runtii qof dadkiisa udaacada ayaad tahay

  • @maariaclraxmaan5340
    @maariaclraxmaan5340 Год назад +1

    Mahsnid wll alle haku sharfo
    Dadka qalbiga fcn wlhi isma qariyaan✌

  • @wllshaka8143
    @wllshaka8143 3 года назад +6

    Insha allh wll wxn rajeena halkan mel kasareda inaa gaarno sbbto ah waxata qof kiliya aan ku daydo

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 года назад +2

    Masha allah Abdirahman Omar Wad Mahadsanthy

  • @abdullahimoahmedsh1772
    @abdullahimoahmedsh1772 3 года назад +6

    مقطع رائع ومفيد استمر🇸🇴💙💙🇸🇴

  • @fardowsafilsan1280
    @fardowsafilsan1280 3 года назад +1

    Mahadsanid walaal qaali Allah ku xafido

  • @foosabdullahialitakilo9789
    @foosabdullahialitakilo9789 3 года назад +5

    Anigu waxaan ahay haween lkn mar walbo rapi waanka baryaa in wadanka aw noo hagaajiyo baryadeyda waxaan is dhahaa wey rumoowday markaan arko dhalin Hami iyo yadadiilo leh rapi ha badiyo dhalinta waan jeclahay waankuugu raacsanahy meelaha aad soo qaadato

  • @mahdilove7736
    @mahdilove7736 3 года назад +1

    Mahadsanid Ustaad💯

  • @abdikadirmohamed1823
    @abdikadirmohamed1823 3 года назад +3

    Masha allh wll waxaad nooga jawaabtay su'aalo aqoon ku dheehantay mahadsanid

  • @sevdaomer4666
    @sevdaomer4666 Год назад +1

    Video hadda ayaan arkay chanalkaaaan wax badan ayaan dawanayey wax badan ayaan ka faiday manshaa allah ♥
    Lakin walalo mida lama filaanka igu noqotay ayaa ah inaan isku abtir nahay 🤣 magaca oo kale waxaa sita walalkay iga wayn🤣 manshaa allah keep going mcalinkena tahay 🤣❤

  • @salahudinmohamedmoallim4379
    @salahudinmohamedmoallim4379 3 года назад +1

    M.a
    Wll Abdirahman waxaad tahay qof ku dayasho waxaana kuu rajeynayaa meshaan iyo meel ka sareyso
    Allaha idiin barakeeyo adiga iyo team kaaga.
    ❣🙏🙏💯.

  • @maamuus9629
    @maamuus9629 3 года назад +1

    M.a Alle haku daayo walaal Cabdiraxmaan, runtii waxaad tahay shaqsi aan wax badan ka baranay.
    Mahadsanid

  • @Khaalid_Pro
    @Khaalid_Pro 3 года назад +9

    Waaberi Media For Ever🔰🌹

  • @mohamedxadaari7170
    @mohamedxadaari7170 3 года назад +2

    Keep going ustaad apdirahman omar

  • @saleebaanahmed3795
    @saleebaanahmed3795 3 года назад +2

    Kaliga hamoodin hadaad guul gàadho balse waxa aad guul usoo hoysay somali oodhan
    Guul insha alaH waxa aad tahay you tuberada somalida ee aan ku farxo marka aan daawa nayo

  • @Safwaan_xirsi44
    @Safwaan_xirsi44 9 месяцев назад +1

    War suall maku waydiin karaa anigu wxn aaminsanahy qof walboo aqaana waabeeri inuu yaqaan dadweynaha iyo ogaansho iyo ogaal cusub iyo saxanka xooga ma kula thy lpx😂❤❤❤

    • @MrZuLub-b5z
      @MrZuLub-b5z 9 месяцев назад +1

      Afkaygad kalasoo baxday hadalkaa. Wa sidan islaha wlhie😂

  • @cadceedmedia6858
    @cadceedmedia6858 3 года назад

    Muuqal ka soo samee wlal
    Taarikhda
    Maxamed ibrahin warsame hadraawi❣

  • @axmedgahayr3075
    @axmedgahayr3075 3 года назад +3

    Mahadsanid wll su aasha aan qabo waxy tahay
    Xaas ma leedahay cabdirahamn hadad lahayna maku talo jirta inad mar dhaw gursato thnks

  • @apshirzayd5168
    @apshirzayd5168 3 года назад +1

    Maashaa allaah wll cabdiraxmaan horay usoco

  • @updurawizzywazza1076
    @updurawizzywazza1076 3 года назад +1

    Man sha allah abdirahman cumar sxb mcn waxan kurajaynayaa in aaad guul gaartit wana kutagersanahay

  • @WllAnwar-nl5lc
    @WllAnwar-nl5lc Год назад

    Cabdiraxmaan cumar wll wankutageraa waxyaawobadan ayaan kafaidey walked allah hakujaneyo amin

  • @sadiiqjabril4909
    @sadiiqjabril4909 3 года назад +2

    اللهم صلي علي محمد

  • @abdulhadimahamed1035
    @abdulhadimahamed1035 3 года назад +6

    Asc wll abdiraxmaan magacaygu waa cabdihaadi waxaan rabay wll inaad bugaag taxane ah oo faaido badan intad wll inoo turjuntid soo gudbisid

  • @XuseenIbraahim-jh1eg
    @XuseenIbraahim-jh1eg Год назад +1

    Maxaa uku xadli weeysey degaala gaza❤❤❤

  • @kingabdi8101
    @kingabdi8101 3 года назад +6

    Keep going apdirhaman

  • @hasanjaake5446
    @hasanjaake5446 3 года назад +1

    shukran wll

  • @kofianoyare6032
    @kofianoyare6032 3 года назад

    Waberi media waxuu kamid yahay Jannel lada aan sida aad ka ah ogu xirnahy ona inta badan dhalinta somalida indhaha ufuri karo dhamaan inta kawada shaqeso wey mahadsan yahiiin sido kale waxa jiraaan Jannel yal kale o ruuntii indhaha kufuri hadaad booqato
    Waxa kamid ah
    Ogaansho, ANAGA PRODUCTION
    iyo idaacada buulo xuubey
    And this one waberi media
    Thank you wll Abdirahman waberi

  • @XuseenIbraahim-jh1eg
    @XuseenIbraahim-jh1eg Год назад +1

    Masha alah❤❤

  • @hajirabdisamed4216
    @hajirabdisamed4216 3 года назад +3

    Abdirahman wll nin uuu Allah garad ogu maneeeystay horay usoco I.a

  • @xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126
    @xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126 3 года назад

    C/raxmaan Cumar Ismaaciil wll hori usoco Masha Allah ❤️

  • @abdirahmanawil7300
    @abdirahmanawil7300 3 года назад +3

    M.a sxp artichecture wlaala nahee sami waanahay guul ayaan kuurajeyna sami

  • @mosalah8502
    @mosalah8502 3 года назад +2

    Sxb wallahi Waad iniidjabisay suaashey Kama jawaabin.😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdiqanifaarax9677
    @abdiqanifaarax9677 2 года назад

    Wllo siifiigaaga oo dhan iyo meesha aad ku dhalatay iyo maatalada aad kasoo jeedo

  • @hogaanshemedia4392
    @hogaanshemedia4392 3 года назад +1

    Maanshaa allah wllo allah haku sharfo

  • @jamhuuriyadasomaliland2030
    @jamhuuriyadasomaliland2030 3 года назад +1

    Mansha allah wllky horumar wacan

  • @tradertop24
    @tradertop24 3 года назад +2

    Wll aad ayaad umahad san tahay Maadama ood iiga jawabtay su’ashan qabay
    WAXAAN JECLAAN LAHAA INAAD MUUQAAL KASOH DIYAARISO DIINTA IBRAAHIIMIYADA OOH BARYAHAN WEBSITE KOODA SOO DHIGTAY INAY UBAAHAN YIHIIN RUclipsRO SOMALI AH OOY TABA BARAAN.🙌🙌

  • @abdiqanimohamed3292
    @abdiqanimohamed3292 3 года назад +1

    Horey usoco walal CABDIRAXMAN

  • @yousufbakoshe
    @yousufbakoshe 3 года назад +1

    Waan ka xumahay inaan ka mid noqon waayey dadka suaalaha ku weydiiya
    Lkn onther chance

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 Год назад

    anigu wllo waan kuumahad celinayaa muqaaladaada ayaa wax ibaray

  • @saxnuunahmedcartan7219
    @saxnuunahmedcartan7219 3 года назад

    Chanell ka kale magicii

  • @nabiilmohamet5223
    @nabiilmohamet5223 3 года назад +1

    I hope to you better live my broh❤️

  • @mohamedciisemohamed7766
    @mohamedciisemohamed7766 7 месяцев назад

    Apdirahan sxp wariyaasha aan ugu jecelay,
    Wll
    Noo samee wax kaste oo dadkena wax ku fahmi lahaayeen

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 3 года назад

    Cabdiraxmaanow hal sheeko nooga soo samey dhacdooyinkii waaweynaa ee Xajaaj Binu Yuusuf.

  • @UmumuxamedAsal
    @UmumuxamedAsal 2 года назад +1

    Mashaallah 💖 💖 💖

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 3 года назад

    mahdsanid wllky waxa kaa codsanlaha inaad ZAYIDKA muqaal inoogasoo diyariso

  • @24hours10
    @24hours10 3 года назад +3

    Mahadsanid wll waxaad nala wadaagtay xog muhiim ah .
    Mideeda kale makaa heli karaa magaca programka thumbnailka adigoo mahadsan.

  • @mascuudozil8751
    @mascuudozil8751 3 года назад

    cabdi raxmaan cumar waa beri barsho wcn

  • @kunciildiamond2397
    @kunciildiamond2397 3 года назад +3

    Keep going bro 💛💯✌☝️

  • @SudaisSD
    @SudaisSD 3 года назад +3

    #sudaiscoder
    Thanks brother

  • @marwo6198
    @marwo6198 3 года назад +1

    Thank goodness

  • @sooyaalchannel1054
    @sooyaalchannel1054 3 года назад +2

    Mahadsanid walaal suaashaan kusoo weydiiyey jawaabteedii waad isiisay.
    5:14 ilaa 5:53 min mahadsanid

  • @clkariinguji5443
    @clkariinguji5443 3 года назад

    Walaal Buuga aad qortay halke ayaa laga hela
    📖📗📗

  • @guleedabdirisak8720
    @guleedabdirisak8720 3 года назад

    ABDIRAXMAANOW WAXAAN KAMID AHAY RUclipsRA KUWOODA UGU DADAYAR WAAXAAN LEEYAHAY KANAAL YOUTUB MAGACISUNA WAA @BARO MANTA. INSHAA ALAA WAXAAN RAJAYNAYAA INANKAMID NOQDU KUWA AAD WAX ISLA SOO GUDBISAAN
    شكرا🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗

  • @khadarsaxanebarre6585
    @khadarsaxanebarre6585 3 года назад +3

    Asc wll, aan soogaabiyee suurtogal makuutahay inaad noosoogudbisid barnaamijyo aqooneed oo taxana ah. Sida Photoshop, editing IWM.
    Mahadsanid

  • @apdirahiim5642
    @apdirahiim5642 3 года назад +31

    Fadlan ma scolership ahaan ayaad kutagtay Turki mise ra,salmaalkaaga.

  • @Dhambaal55
    @Dhambaal55 3 года назад

    M.a si qurux badan ayaad uga jawaabtay suaalaha

  • @bishar3668
    @bishar3668 3 года назад +1

    Keep going pr0. Kasoo hadal. Kuliyada. Computer technology

  • @AbdirizakHassan-t8t
    @AbdirizakHassan-t8t Год назад

    Zxp waa kutaagaaraa horo usoco😊

  • @apdallabarwani1687
    @apdallabarwani1687 3 года назад

    shukran abdurahman

  • @hmedadan6420
    @hmedadan6420 3 года назад

    Asc magacaygu waa Ahmed aad ayaa ula socdaa channel kaaga waaber mida Alle hakaa jisaayi siiyo mowduucyada wngzan ee aad nala wadaagto
    Ani su,aal ma wato lkn Hore u soco ku leeyahay zxp

  • @jimcaalewaxar1318
    @jimcaalewaxar1318 3 года назад +3

    guuleyso walal. asxaabta idinkana wan idin salaamay

  • @kamaalhasan763
    @kamaalhasan763 3 года назад

    Mahadsanid wll mcn.

  • @cabdicasiisxiis1190
    @cabdicasiisxiis1190 3 года назад +1

    cabdiraxamaan magacaygu waaa cabdicasiiis xiis xasan ah araday secondry dhgtah kuliyada aaaad dhgtaaaa ma igah cawin kartaaaah inaaan dowladaha u sHaqeeyo

  • @ayaanabdallahassan3062
    @ayaanabdallahassan3062 3 года назад +1

    Allaha calayk wllkey m.a

  • @KhadarMahamedimaan
    @KhadarMahamedimaan 7 месяцев назад

    Magacaygu khadar maxamed liibaan Waxa aan ku noolahay magalada wajale waxaan jeclaan lahaa in ku waydiiyo su aal? Xillima ayaa soo bilooday?

  • @maahirabdihirsimaxamed-uw5gs
    @maahirabdihirsimaxamed-uw5gs Год назад

    Thanks brother

  • @sagalsaidali148
    @sagalsaidali148 3 года назад

    Mahdsenit wall sida wanagsan ee ad noga jawabtey

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 3 года назад +1

    mansha allah

  • @mstrchaannel7004
    @mstrchaannel7004 3 года назад +1

    Mashaaallh

  • @hudeyfeyusuf16
    @hudeyfeyusuf16 3 года назад

    walaal maxeytahay sababta aad ubaratay architecture maadadaan???

  • @izaaw8661
    @izaaw8661 3 года назад

    Thanks 😍🙏

  • @suhaybamohamed4397
    @suhaybamohamed4397 3 года назад

    Guulayso Abdirahman

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial74 3 года назад +2

    Dadaal wacan

  • @abdikhadirmohamedomar445
    @abdikhadirmohamedomar445 3 года назад

    Buugas xagee ayaa laga heli kara walaal abdirahman inoo sheeg

  • @jimcaleismail1024
    @jimcaleismail1024 3 года назад +1

    Waxkale 😍 Mahadsanid Waxbadan Oo Aan Is waydiinaynay ayaad Naga jaahil saartay Wll

  • @AxmedCabdi-rg5us
    @AxmedCabdi-rg5us 4 месяца назад

    Walaal cabdi raxmaan waabari waan kusalamay waxaan ku odhan lahaa imika waxaan islahaa aad furatit janan markaa sideebaan ufurikaraazxp isojawaab adomahadsan

  • @abdiaziizahmed3504
    @abdiaziizahmed3504 3 года назад

    Wll c/rixmaan sidee baan ubarankaraa saybar scuirity ga wll waan rajeenayaa inaad ii soo jawaabtid🙏🙏

  • @mohawadani7422
    @mohawadani7422 3 года назад

    Sxb video ka had layay mixooyinka maxaa ugasaar tay nala wadaag

  • @sharmaboy721
    @sharmaboy721 3 года назад +1

    Asc
    Software ka aad isticmaasho iisheg wl waliba Qof bilow ah kee kuhaboon

  • @mascudcumar3029
    @mascudcumar3029 3 года назад

    Wll mahadsanid 💯💯

  • @abdurahmanjees9343
    @abdurahmanjees9343 3 года назад +1

    wll abdirahman waxaan aad ujeclaaln laha waliba aad urajaynayaa inaad kaso hada sho muuqaalada kuzaab zan maalqabeenada gaar ahaan inaad sigaara ugasoohadasho,, inkastoo ,marhorena ,, aad kazoo,hadashay,,waa,hal,abuuraga ,elone mousk,inaad muuqal kasoosamayso,,mahadsanid,wll ,abdirahman