GALAB:Cajiib Reer Gasa oo cashar kale udhigay maanta israa'lll waxay qabsadeen gawaari gaashaman iyo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 ноя 2024

Комментарии • 283

  • @fardowsoomar9120
    @fardowsoomar9120 Месяц назад +3

    Mansha allaah guulaysta rer gasa

  • @faysalcilmi
    @faysalcilmi Месяц назад +2

    Allah ayaa ugu soodhiibay waana xigmadaha Allah

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 Месяц назад +2

    عجيب، اللهم انصر إخواننا في فلسطين.

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 Месяц назад +7

    Illaahay ha ugar gaaro. Shacabka falastiin ...
    Guusha iyo nasriga. Illaahay. Ha usoo dedejiyo ..aamin yaa rabi. ...
    Mujaahidinta. Xamaas xisbullaah. Iuo xuutiyinta. Guuul. Isha allah

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 Месяц назад +2

    Alxamdululah wa bisharo hubka hay heleen wa guul.

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 Месяц назад +4

    Ilaahow rabiyow palestiin guuley oo Xornimo sii😢😢israiil&"mareykanka allow dhulka lajar🙏🙏🥺🥺

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Месяц назад +3

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 Месяц назад +3

    Reer GAZA maalmahan sifiican ayey Sahnuniyada uga shaqaysanayen💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿🇵🇸🇵🇸, Maqaawimadu nagta ayey ka geliyaan Yahuuda beryahan ✊🏿✊🏿✊🏿,
    Sahnuniyaduna dadka masaakinta ayey ka jarayan😢😢, illaahow Yahuudan Cudur xasuuqa u keen🤲🏿🤲🏿🤲🏿, illaahow Yahuuda iyo Saxibadood Mucjisooyin degdeg ah u keen 🤲🏿🤲🏿🤲🏿 illaahow Falastiin iyo Xisbullah badbaadi 🤲🏿🤲🏿🤲🏿🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴

  • @hawal1287
    @hawal1287 Месяц назад +7

    madaxda musliminta qaarkood oo u shaqeeya gaalada iyo yuhuuda ALLAH ha na dhaafiyo, ALLAH ha nogu bedelo kuwa islaamka u hiiliyo

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 Месяц назад +11

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر ولله الحمد

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Месяц назад +23

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Месяц назад +1

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Месяц назад +3

    Muqawamada dhaman Allaha Weyn ayaa lajira waayo Xaqa ayaa guleysan.

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e Месяц назад +8

    Masha Allah Masha Allah
    Xaqiiq wadeeq ilahay
    Allow lajir reer gasa idamka ilahay 🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲 yarabi Aamiin ilahoow 🤲

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Месяц назад +1

    ALLAHAYOW...FALASTIIN BADBAADI, GUULEYSTA KA DHIG.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Месяц назад

    Mahadsant walaalkey nadaara show ❤❤❤❤❤qeersheeg

  • @amalsadi935
    @amalsadi935 Месяц назад +5

    Amaay khayaameeyaan sidii lubnaan Ani waa ka shakiyey
    Ilaahayow duliyey yuhuuda waa kibirka

  • @عائشه-ط8ط
    @عائشه-ط8ط Месяц назад

    Asc anigaa iri waa hadiyad ilaaahay u soodiray muqaa wamada MashaAllah

  • @Geele_jire
    @Geele_jire Месяц назад

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile Месяц назад

    Allaha guuleyo falasatina

  • @buullebarakoow1077
    @buullebarakoow1077 Месяц назад

    Qa.ininta Yahuuda armey ugu talagaleen ay been carar ay usameyeen oo ay jib kuxireen qaraxyada si gododka iyo madaxda ay ku ugarsanayaan Alloow badbadi Falastiin iyo muqawamada Allah guuleyo امين يا ربلعالمين

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h Месяц назад

    Allah ha ugargaaro falastin yuhuuda Allaha ha babiyo iga iyo marayka

  • @zumayaothma
    @zumayaothma Месяц назад +14

    Maashaa Allaah Tabaarakallaah, Xamaas guuuuuuuul Allaha ku guuleyo jihaadka ay kufaarta kula jiraan Xamaas guuuuuuuul

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Месяц назад +1

    Walee israaiil wax qarxa ma dhiibeysee Amaa lagu dabi rabaa, Illaahow badbaadi aameen

  • @TaqasusDuuble
    @TaqasusDuuble Месяц назад +1

    Ilaahaw muslimiinta guul guul yaarabi yaarabi

  • @SabahSalem-i4u
    @SabahSalem-i4u Месяц назад

    Masha-Allah Tabarak Allah Rabiyow xafiid muqawamada

  • @HalimaIssack-fv6cb
    @HalimaIssack-fv6cb Месяц назад +3

    XAMAAS GUUÙUUUL IYO GOBANIMO WELIGIN GULEYSTA INSHAALLAH AMIIN AMIIN YA ALLAH CADOWGA HAJABO O ARGAGAAX ALLAH KURIDO ALLAH HAKURIDO MASIBO RABAANI AH ALLAH HAKURIDO AMIIN AMIIN AMIIN YA ALLAH

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle Месяц назад +12

    burbur iyo masiibo allah kurido yahuud mareykan aamiin illaahow ugargaar islaamka siba falastiin xuuti xisbullaah aamiin

  • @snw9257
    @snw9257 Месяц назад +1

    Illahay ha unaxaristo dhamaan shacabka reer Qaza Illahayow uu gargaar walaalaha reer Falastiin

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 Месяц назад +1

    Masha allah allahu akbar waa war farxadle
    Allah ha guuleeeyo reer falastiin gaar ahaaan reee qaza

  • @axmedcabdirisaaqcalixirs-tn7ws
    @axmedcabdirisaaqcalixirs-tn7ws Месяц назад

    Masha aallaah walahay warkaas waan kufarxay allahu akbar

  • @SahalXoosh-q8o
    @SahalXoosh-q8o Месяц назад +1

    Alaah ha jabiyo yahuuda

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 Месяц назад

    Guusha allah hasiiyo walaaleheen reer falastiin

  • @caashocabdule8985
    @caashocabdule8985 Месяц назад

    Mashaa alaah xafidulaah reer gasa alaha ha xafido aamin aamin inshaa alaah guul &gobanimo gasa

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg Месяц назад +3

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud mareykan cirib tir aamiin yaarabi

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Месяц назад

      Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @fagaadxaaji1565
    @fagaadxaaji1565 Месяц назад

    Illahay muslimiinta meelkastooy jogaan guul hasiiyo khasatan reer falastiin ❤❤❤❤😂

  • @IsmailMuhumed-t7l
    @IsmailMuhumed-t7l Месяц назад

    @ Ismaaciil ducale Allahayow kadhulqaad dibatadha falasdiin amen

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur Месяц назад +1

    Wcs nadaar show. Guul shacabka falastiin❤❤❤❤❤

  • @HoodoabdiAbokor
    @HoodoabdiAbokor Месяц назад +1

    مانشاالله guul iyo gobonimo mujaahidiinta xaq u dirirka

  • @madiinocaraaymaxamed7445
    @madiinocaraaymaxamed7445 Месяц назад

    Illaahow u kaalmeey Rabiow Ada awoda lehe

  • @OwrallaHiba
    @OwrallaHiba Месяц назад

    Allaha quweeyo Allow xore reer gasa iyo falastiin xesbollah xuuti iyo dunida Islamka oo dhan Amiin cadawada isbaheystay cadaw ka xoog badan Rabbi ha u keeno Amiin carbaha maryaha weyn oo dabadhilifyada ah iyo ethopian injireey aan iska celino guushu waa anaga bi idmillah

  • @ZakiDucaqabewaalid
    @ZakiDucaqabewaalid Месяц назад +1

    Allow dagaal.sadexaad hanagu soo dhaweyn anigoon xajka tagin cimri dherer iyo caafimaad na allaha na siiyo aniga iyo inta aamiinta raacsata

  • @SabahSalem-i4u
    @SabahSalem-i4u Месяц назад

    Ilahaybaa uga riday MASHA-ALLAH

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 Месяц назад

    Guul muqaawamada❤❤❤

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 Месяц назад

    Allaahu akbar alle ha guuleeuo falastiin gar ahaan rer qasa

  • @FalastiinUpduqadir
    @FalastiinUpduqadir Месяц назад +1

    masha allaah ducada ayaa alle naga aqɓalay wallalaha musliminta ah aan u wada duceyno walalahen reer falastin

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Месяц назад

    Allaha u gargaaro falastiin.

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Месяц назад

    Illaahow kabadbaadi walaaleheen palestine iyo intii muslim ah yuhuuda iyo intii raacda allaha jabiyo insha allaah

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h Месяц назад

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤

  • @KhadijaAbdi-wj1yg
    @KhadijaAbdi-wj1yg Месяц назад

    Allah weyn ninkii aaminaa awoodleh ❤

  • @XawaCige
    @XawaCige Месяц назад

    Xams Allow guul iyo gomanimo isrealna Allow balayo daran o adunka ilawsiso kukeno nolosha allha ku ciqabo

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 Месяц назад +1

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan Месяц назад

    Allow Ugargaar walaalaheyan Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Месяц назад +1

    Allaah akber Alxdullaah 🤲💪🇵🇸guul maqawinda reer falastiin🇵🇸🇵🇸🤲 xamaas alqasaam💞🤲

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 Месяц назад

    Sxb kuwaasi waa shahiidiin ..gusha inooga sheekee masha masha masha ...❤❤❤

  • @mustafexuseendaahir6796
    @mustafexuseendaahir6796 Месяц назад

    WAA WARIYE DACADA
    MASHA ALLAH HA BARAKEYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @SahroSharif-dw8oh
    @SahroSharif-dw8oh Месяц назад

    Masha allaah allahu akbar Allahu akbar illaahow guushasi mujahidinda walalaheeno reer falastiin guul mujahidinda hamaas insha allaah

  • @ShafiHassan-ch3uj
    @ShafiHassan-ch3uj Месяц назад

    Jab iyo jahwarer Allah swatacale haku rida yuhuuda iyo kuwa jeclba

  • @mohamedsamow4750
    @mohamedsamow4750 Месяц назад

    ماشاء الله تبارك الله الحمدلله

  • @abdifatahabdi5118
    @abdifatahabdi5118 Месяц назад +3

    Allahu akbar❤

  • @axmedAbdulkadirmohamed
    @axmedAbdulkadirmohamed Месяц назад +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 Месяц назад +3

    Allow gargaar xaqa u dirir reer qaza guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MuuseBalbalow
    @MuuseBalbalow Месяц назад

    Guul xamaas illaahoow ugargaar walaalaheen all qasaam

  • @AishaLadan-z1j
    @AishaLadan-z1j Месяц назад

    Armaa Dano qaas ah lagaleeyahay kubkaas oo waxloogusoo qariyay yahuudu waa qayaano miiran allaha xafido reer Gaza

  • @mounahoussein-wo7qu
    @mounahoussein-wo7qu Месяц назад

    ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️

  • @WarsameJimcaale
    @WarsameJimcaale Месяц назад

    Ilaahow ugargaar falastin

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 Месяц назад

    Waxaan aad uga xumaadaa marka aan maqlo dhibaatada falastiin
    Guul insha allah

  • @FaadumoCabdi-h2x
    @FaadumoCabdi-h2x Месяц назад

    Masha allaah tabarakalah xamas guulo is data joga insha allaah ❤

  • @Sibidikop
    @Sibidikop Месяц назад

    Ku soco nadaara

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 Месяц назад

    Haadaa min fadli rabunaa masha allah guul guul...

  • @abdikarimhassan3436
    @abdikarimhassan3436 Месяц назад

    Allow falastiin u gargaar.

  • @xawoabdullahi9512
    @xawoabdullahi9512 Месяц назад

    ALYAASIIN AYAATAAN MA ADEEGAN MIYAA

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 Месяц назад

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @MuseMucad
    @MuseMucad Месяц назад

    Allha guuleeyo kataay alqsaam iyo xulfadeeda xamaas guul insha allhu

  • @Kazwalee
    @Kazwalee Месяц назад

    Allah yasiro

  • @Yaasirshidane
    @Yaasirshidane Месяц назад

    masha Allah

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Месяц назад

    Waa ilaahay mahadii weeyo lyo gargaarkiisa
    Laakiin gaarigaas Waxaan ka cabsanayaa inay ku rakibeen
    Qalab wax lagu basaaso

  • @CaliCismaan-zy3om
    @CaliCismaan-zy3om Месяц назад

    Alle hajabiyo yuhuuda isha Allah

  • @Cumaridiriscali
    @Cumaridiriscali Месяц назад

    Falastiin ilaahay hasiiyo guusha

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 Месяц назад

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @HabibaMahamud-ut4yf
    @HabibaMahamud-ut4yf Месяц назад

    Maanshaa allhaa waaye iyagaba hoosata loo gelinayaa

  • @farahmoussaabdo9489
    @farahmoussaabdo9489 Месяц назад

    Réer gaza allow badbaadi ruush iyo china iyagu na waa raag

  • @faysalcilmi
    @faysalcilmi Месяц назад

    tani waa fadliga Allah iyo dadaalka mujaahidiinta reer falastiin

  • @yussufmuhamed713
    @yussufmuhamed713 Месяц назад

    Allahu Akbar guul palastine xm sq kheir sheg kheir shege

  • @FarxaanFanax7
    @FarxaanFanax7 Месяц назад

    الله اكبر ☝️

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Месяц назад

    ASC nadaara show habeen wanaagsan

  • @mursal4191
    @mursal4191 Месяц назад

    manshaa allah

  • @snw9257
    @snw9257 Месяц назад

    ماشاءالله تبارك الله الله اكبر الله أكبر الله أكبر الحمدلله 💯💪🏼✅🦁🦁🦁🦁🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩👑👑👑👑🇸🇴🇸🇴

  • @MoussaCiise
    @MoussaCiise Месяц назад

    allahaguleyo mujahid inta falasti iyomuslinkaba

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 Месяц назад

    Alhadulhi Allah Akbar

  • @AbdinoorMohamud-r5v
    @AbdinoorMohamud-r5v Месяц назад

    ❤😂❤was. Allaahu. Akbar. Shugran. Wall

  • @asiaahmed8004
    @asiaahmed8004 Месяц назад

    asc Allowa sahal amuuraha

  • @ZainabBashiir
    @ZainabBashiir Месяц назад

    Siyaaradii aawey ayaantaan mudane

  • @ArahimAbukar
    @ArahimAbukar Месяц назад

    Dagal sidaxad wa bilwday haka shakinn

  • @fatimakheyre3849
    @fatimakheyre3849 Месяц назад

    Allaahu Akbar

  • @xamoudmuhumed3159
    @xamoudmuhumed3159 Месяц назад

    Hamas ilahayow guul guuuuuuul Wayne sii jihad koga waguul in

  • @AaminaIsmaciil-q7u
    @AaminaIsmaciil-q7u Месяц назад

    Wixii dhintay waa shuhado Malta guul

  • @mohamedgoudaleh5366
    @mohamedgoudaleh5366 Месяц назад

    Macha allah

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Месяц назад

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara waan dhownahay

  • @CandifataaxHaykal
    @CandifataaxHaykal Месяц назад

    Sahnooniyada iyo reergalbeedka godkooda ayaybiyo ugugaleen

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj Месяц назад

    Bismillah asc waaba lagu jiraa dagaalka sadaxaad ee adunka waayo sharciga caalimka kala celaaye gacmaha ayaa lagu qaaday marka uu bilaawday hada maaheeyn ee marka ciraq la burburiye manasii shaqeyn doondo gibirkaan iyo isla weyninkaan ee hawalwalin wllhi halka uu hidleyr kabaxay ayey iyagana kabaxayaan insha allah