Hasan sheekh wa nin fican lakin aqli uu wadanka ku mamulo MALAHA hada ka hor ayuu masjidka wuxuu ka dhahay somalia cadow an Ethiopia ahen MALAHA markii dambe haduu aday ayuu u sajuday kadib bada ayuu u saxixay adiga o madaxwen ah hada dal kale bada siso waxa bixisay wadanka o dhan marka hasan aqli badan malaha
Waaba lalasoo daahay xilka qaadista ninkan magac uyaalka ahaa.
Somalida waxaan kaga yaabaa mar xeedho iyo fandhaal kala dhacaan bay gab gableeyaan.
Xamse iyo xassanb Hal turo dalk hagqabto
Laandherey laalkase
LABADOODABA HA NALA DHAAFIYO HAMZE MARXUUN IYO HSM XAABSADE
S C W
XASSAN MAA LAGA KEENO MOOSHINKA NINKA UMADA BARAKICINAYA XARAASHKA XOOLAHA DOWLADA KAAS BAA ISTAAHILA .
LABADOODABA WAA LABA DOQON WAANA LAGA KEEENAY BOTH
Kusoco inadeeer guuul iyo gomanimo
Hasan sheekh wa nin fican lakin aqli uu wadanka ku mamulo MALAHA hada ka hor ayuu masjidka wuxuu ka dhahay somalia cadow an Ethiopia ahen MALAHA markii dambe haduu aday ayuu u sajuday kadib bada ayuu u saxixay adiga o madaxwen ah hada dal kale bada siso waxa bixisay wadanka o dhan marka hasan aqli badan malaha
XASAN YAA MOOSHI KAKENAYO? 4 MJ ?
WAA LAGA KEENI WAADNA ARKI DOONTAA
Afkaaga and moodo murcood xamaza iyo xasan kalata. Marked ku fashilantay inaad isku dirto habargidir iyo majeerteen. Wad iska ciliwaayeen laf sacad kamida away beentii darbi daarood
Sow may a iska celin iyagaaba garaacay hg oo dhan sheeko haysaa
Guul maxaad u taqaanaan???!!!