Ibraahim Caydiid Oo Fashiliyey Dagaal Somaliland Ku soo Waajahan & Shirqoollo Kale

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 июл 2024
  • Ibraahim Caydiid Oo Fashiliyey Dagaal Somaliland Ku soo Waajahan & Shirqoollo Kale
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Комментарии • 123

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 24 дня назад +14

    Mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha ku xafiido amiin amiin amiin guul iyo goobanimo somaliland insha allah ❤❤❤❤❤❤guusha waxa leeh reer somaliland

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 24 дня назад +7

    Cadowgii somaliland waa jabay

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 24 дня назад +6

    Guuuul kulmiye again Aboo guuuul somaliland guuuul inshallah amiin 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @bashiirbashka173
    @bashiirbashka173 24 дня назад +5

    Mujaahid Ibrahim caydiid geesi qaran ❤❤❤❤❤❤ guuul soomaliland ❤❤❤❤🎉

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 24 дня назад +15

    Somaliland is not easy ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AbdiYare-ff7xw
    @AbdiYare-ff7xw 24 дня назад +4

    Guul iyo Gobonimo Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤illahy reer konfur tuugta ha ka qabto shacabka heeso iyo khiyalay ayay uga shekeyen

  • @Gobsame
    @Gobsame 24 дня назад +3

    Wasaarada war faafinta ha loo dhiibo Ibarahim caydiid guul Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi 24 дня назад +5

    Mj Ibrahim Caydiid jir oo noo joog 🙏✌️✌️♥️♥️♥️♥️

  • @haweyaabdi8809
    @haweyaabdi8809 24 дня назад +8

    Well said ibrahim Caydiid 🎉🎉🎉❤

  • @YahyeIbrahim-hl8he
    @YahyeIbrahim-hl8he 24 дня назад +3

    Asc arabsiyo ❤❤somalilan guuul ❤❤insh Allah

  • @Aidid-ms8dj
    @Aidid-ms8dj 24 дня назад +4

    Mujaahid ibraahim caydiid alle haku Sharfo s/land guul insha allaa

  • @user-yy8jw1pr7b
    @user-yy8jw1pr7b 24 дня назад +3

    Geesi. qaran. Guulayso. Ibrahim. Cayadiid❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ng9sb8hz1n
    @user-ng9sb8hz1n 24 дня назад +2

    ❤❤somaliland guul ❤❤itoobiya guul ❤❤itoobiya our brothers .somaliya waa cadawga somaliland

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 24 дня назад +3

    Muj Ibrahim caydiid waa Geesi qaran.oo.ku.dayasho.mudan❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 24 дня назад +4

    Well said Ibrahim

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 24 дня назад +14

    Wadani NO VOTE

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 24 дня назад +11

    Wadeni doran mayno haden nahaye shacabka somaliland❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌

  • @Internet_n_Things
    @Internet_n_Things 24 дня назад +2

    Somehow we need to start a conservative media channel for the defense of the motherland.

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 21 день назад

    Insha Allaah Guul iyo Midnimo Jamhuuriyadda Barakaysan, illaahaw Jabi Cadawga Somaliland.

  • @warss11
    @warss11 24 дня назад +3

    Ibrahim ❤

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 24 дня назад +3

    🙏🙏🙏🇮🇷🇮🇷🇮🇷🙏🙏🙏waa runtii dagaal madhammaan waanu dhacayaa haaf qiyaame ayaannu usii bixinay arabsiyo nows iyo ibraahim waa idi salaamaynaa🖐🏽🖐🏽

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 24 дня назад +4

    Guul somaliland

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 24 дня назад +5

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Saaith_UpdukarieM
    @Saaith_UpdukarieM 24 дня назад +7

    Somali land the country of east Africa 🌍

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 24 дня назад +3

    Shicib iyo dawladba fadhiga
    Hallaga koco sida ibrahim
    Iyo inyar oo fara kutirisa
    Cadawyada jsl ee calanka tawxidkale dulanka ku ahi
    Way jaben dhamantod
    Qarankan jsl na waa
    Gulaystay alxamdulillah

  • @mursalabdi4546
    @mursalabdi4546 24 дня назад +3

    Ibrahim caydiid waa ruunti dagaalka dhacaaya cadowga Somalilaand waayka guulaaysaan Insha Allaah

  • @Sabuha28
    @Sabuha28 24 дня назад +1

    Guul somaliland in shaa Allah . 💚🤍❤️

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 24 дня назад +1

    Guuuuuuul somaliland ❤❤❤❤❤

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 24 дня назад

    Reer Arabsiyo inaba caadi maaha. I'M ARABSIYO BOI

  • @khadaraynanshe9093
    @khadaraynanshe9093 24 дня назад +1

    Manshaa Allah caqliga iyo caafimaadkaba Alla haku dhawro su aashaa wariyuhu ku waydii yey ee dhaliisha saxaafada dawlada iyo ta gaarka ahba way jirtaa dadka iyo dawladaba waxa ka maqan wacyigalintii wadaniyada iyo oganshaha cadawga wadanka shaadhkasata oo uu xidhanyahay ama ku diineed ha noqdo ama ku adunyo ha noqdee wayka gaabiyeen

  • @caynaanshecumar3251
    @caynaanshecumar3251 24 дня назад +1

    Guul

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 24 дня назад +1

    ❤❤❤❤Guul iyo Gobanimo waarta Somaliland ❤🎉❤🎉❤🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 24 дня назад +1

    Waa runtaa ibrahim caydiid aad iyo aad baÿ u danbaysaa ,

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 24 дня назад +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 20 дней назад

    Wiilkaayagu. Bro. Waa. Geesi. Waa. Nin. Raaga. Dhaamaan. Goobaaniimo. Kuun. Soomaali. Man. Maasha. Allh. Bisiinka

  • @shadiaelmi-ke1ru
    @shadiaelmi-ke1ru 24 дня назад +1

    Geesi qaren, somaliland guul iyo gobanimo inshaallah 🎉❤

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 24 дня назад +1

    Cadawga Somaliland waa jabaya Meel uujoogaba wle Somaliland na waa kaguulaysnaysaa military ahaan iyo siyaasad ahaanba slnd waa guulaysnyaa

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e 24 дня назад +1

    Soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚 💚 💚 🤍🤍🤍❤️❤️❤️

  • @qooqane65
    @qooqane65 24 дня назад

    Waaaali Iyo Riyo maalmeed

  • @cabdiqaadirjaamac4559
    @cabdiqaadirjaamac4559 24 дня назад

    Allaa hadhawro insha allaah aamiin aamiin aamiin

  • @GaasiraRashiid-c3y
    @GaasiraRashiid-c3y 24 дня назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi 24 дня назад

    Haa haa haa waa sidaase, DAGAAL KAASI waa dhab, dhab, dhab ee haloo diyaargaroobo. 🙏✌️💪💯💪

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 24 дня назад

    Mujaahid abraahim caydiid waad mahadsantahy halkaa kawad difaaca qaranka soomaaliland

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 23 дня назад

    Mr Ibrahim Caydid inadeer no one do it anything can do nothing to somaliland guul iyo goganimo 🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🎉🎉🎉felisitation

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 24 дня назад +1

    Subxanallah

  • @user-fg1rl3oq6t
    @user-fg1rl3oq6t 24 дня назад +2

    🎉🎉🎉

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 24 дня назад +3

    Xasan sheekh dadkii xamar ayuu filin u dhiigayaa la shabaabna gacanbuu la leeyahay😂😂😂😂😂😂

    • @MubYus
      @MubYus 24 дня назад +1

      RUN.

  • @user-hc5cg1rb5o
    @user-hc5cg1rb5o 24 дня назад +1

    Waa naylagu soo duulayye mawaxaynu suganyna ita nayloo soo hub urur sanayo

  • @FaysaIbrahim
    @FaysaIbrahim 24 дня назад

    Mujahid ibraahim caydiid nin dalkiisa uhuray naf iyo maalba isaga iyo urukiisa suti gaashaan alah haydinku garab galo hawsha aad dalkiina uhaysaan الله يحفظكم

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah 24 дня назад +2

    Cadawga Gudaha (waddani)

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 24 дня назад +1

    IRAN WAXAY U TAGEEN INAY KALA HADLAAN YEMEN INAY U HANJABTO ETHOOPIA IYIO SOMALILAND.

  • @AbdiYare-ff7xw
    @AbdiYare-ff7xw 24 дня назад +1

    Soo Sheeg magacyadooda tuugta dhaman waynu xidhyna dalka wa inanu difacnaaa

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 24 дня назад

    Ibrahim caydiid geesiweeyi qaranka Somaliland noolow ❤❤❤❤

  • @user-pv3wz6pn9m
    @user-pv3wz6pn9m 24 дня назад

    Mujaahidka ilaahay ha xafido waa geesi qaran hadlkiisuna waa run waxbadan baynu ka aragnay faalladiisa iyo warkiisaba lama yaabani shisheeyaha Bal kuwan kii weerarayey Kula socda ee leh kaalay na qabsada cadowgoow ma xoolaa ma caada qaatayaalbaa Bal magac halloo bixiyo

  • @iidxasan5453
    @iidxasan5453 22 дня назад

    Geesi qaran

  • @user-fx2sr6oo9u
    @user-fx2sr6oo9u 22 дня назад

    Guul wadani

  • @nuuradiinyuusuf3528
    @nuuradiinyuusuf3528 24 дня назад

    Muqdisho tagtay eee dhawan filo in an muse iyo koxdisa lasoqabdono insha alah

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc 24 дня назад +1

    😂waxmagaratada shiilinka dhaafsada dalkoda iyo dadkoodaba😂aalle haqabto

  • @cabdiqaadirjaamac4559
    @cabdiqaadirjaamac4559 24 дня назад

    Dagaalkaasi waa run 30sano ayaan sugayey halaga faa,idaysto waa jaanise faqashta intii badbaaday berigii hore waa kii aynu kaga takhalusi lahayne ibraahim caydiid wlhi waa nin indheer garada

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 24 дня назад +1

    😂😂😂😂😂😢😢😢😮😮😅😅😅😅😅😅

  • @yassinabdilow3428
    @yassinabdilow3428 24 дня назад

    Duuufle ma cid baa ku dhegaysanaya waa lagugu bartay beentiyo balaayada aad ugu shaqaynayso🎉madaxweynaha muuse handaraab oo waqtigiisii dhamaaday.

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 24 дня назад +6

    guul qaranka somaaliland

  • @user-xw5yt5zs5k
    @user-xw5yt5zs5k 24 дня назад

    Abdrashiid iyo Ibrahim Caydiid Naftood hura yaal madaa layaal uhee gana difaac dal keena iyo in ay fashiliyaan tabaha cadawga,,,,hanoo laadaan...hal gama yaallshu dhamaan told......guul somaliland guul somaliland....

  • @ahmedwairah9489
    @ahmedwairah9489 24 дня назад +1

    Kkk Adeer isagaa sàmeeya hadalka hhh

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 24 дня назад

    W/warfaafinta iyo ifaacada hala xidho dumarka nadiifaya iyo ilaaliyaha bes dhimahana halakireeyo 10 youtubar mushar haloosiiyo bes

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 24 дня назад

    Waxa Markhaati ma doon ah in Aanay Xirsi iyo Ina Xaashi waxba isku kordhinayn e ay Is wanjalayaan oo Midkood ka kale gawrici doono ..

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 20 дней назад

    Nimanaka. Reer. Waqooyi. Waa. Jilicisana. Yahiin. Maxaa. Ku. Dhaacaay

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 24 дня назад

    Diinta reer konfurka waa mid caajib ah dhamman waa raagii itxaadka oo beddeshay magac.

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 24 дня назад

    Xukuumadan maxay godobta into galinaysaa hadaanay difaaci karan danaha iyo qadiyada smlnd waa maxay habrashada intaa le.eg inay sidii xukuumadii ka horeeyey u dhaqanto oo aanay albaabo badan inagu garaacin bay ahayd sida mou iyo heshiiska Taiwan hadaanay si Cad u difaacsy dadksna ku geedi galinayn

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 24 дня назад

    Wòof ciida gale masaakiin

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 23 дня назад

    Wallee waadhab waana biyo mataabtaan

  • @qooqane65
    @qooqane65 24 дня назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @suusaancabdiraxmaan8529
    @suusaancabdiraxmaan8529 24 дня назад

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @yassinabdilow3428
    @yassinabdilow3428 24 дня назад

    Kani waa duuufle caadiya bal wuxuu ku sheekaynayo eega doqon doqon dhalay waaba nacasnimadii oo qof ah.

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r 24 дня назад

    Wax aanu Xirsi Fircoon raali ka ahayn kuma dhaqanto saxaafada dawladu sidii ayuu u maamulaa (the government shadow jounalsts)

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 24 дня назад

    Habar jeclo fiicnaanteedi cid walba way ku jiidhay

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye3937 24 дня назад

    Duufle iyo khaniisiinta halkay marayaantolkaa waa kq baxday waxaad yeesha wax kale kuuma hadhin naagahaaga u gee fataal yohow inq bixi iyo lna kaahin

  • @osmanhersi9905
    @osmanhersi9905 24 дня назад +3

    Somaliland guul iyo gobanimo ❤🤍💚💪🏾💪🏾💪🏾

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 24 дня назад

    Saxafada .dhamaantiin...tuugweeyi

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 23 дня назад

    Somaliland dawlad iyo mucaaradba way ceebaysantay inta Hargeisa ku soo dhaweyneysa safiir Somalia marti u ah oo u socda inuu Hargeisa ka dhaqan-geliyo siyaasadda Somalia .Markaa waa iska caadi inuu bahdilo Somaliland kulanka dabadii . Kii u dambeeyey waa safiirka Maraykanka shalay ay Hargeisa ku soo dhaweeyeen

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 24 дня назад

    Saxaafada dawlada wax waynba ka qaldan. Gaabis ka badan sidani

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 24 дня назад

    waarya duufley waay dhaafatay intatad gaaraneysaya ee iska amuus

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 24 дня назад

    Halkaasan ururka kaah kaga hadhay baybaaay

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r 24 дня назад

    Xirsi Gaab Fircoon ayaa maamula saxaafada dawlada .......hore ayuu gacanta ugu dhigay xiligii uu madaxtooyada ku jiray xiligii Siilaanyo...sidii ayuu dabada u hayaa..

  • @user-ec7ie1ux6u
    @user-ec7ie1ux6u 23 дня назад

    Dagaalkii lagu soo qaaday lascaano 2023 wuxuu ibraahim caydiid sii sheegay 2022 january uu yidhi dhamaadka sanadkan dagaalbaa lagusoo qaadayaa laascaano lasocda

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 24 дня назад

    Mr. Ciil qaabe Fiqi WAA NINKA dawlada A Shabab ee Dalka Somalia Italia u qaabil san LA dagaalanka S.land iyo Putland iyo Ethopia.

  • @muunosaki
    @muunosaki 24 дня назад

    Sow ad a heshiis band la tahaye ma waxed rabtay in umada dhameyan Anna badajoz ad xarashto

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 24 дня назад

    😂😂

  • @caraboday9074
    @caraboday9074 24 дня назад

    Ma haboona kooxda qowlaysatada ah xasan gurguuurte in loogu yeedho dowlad

  • @AhmedMohammed-zk9ms
    @AhmedMohammed-zk9ms 24 дня назад

    Waar miyaan la dhimanayn !!!

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 24 дня назад

    Allow cadowgeena jebi meelwalba

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r 24 дня назад

    Arinka saxaafada iyo Xirsi Fircoon haloo fiirsado. waxa uu ku tali galay inuu xamar hoos geeyo somaliland xirsi fircoon ..illaahay yaa inagaga filan xirsi gaab

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 24 дня назад

    Sadexda wallee iyo billee reer somalilandoow cadawgiin ha jabee waad is hurran tihiin cadawgiinii mar kale,, shirqoolladaa dhagaraysan ee cadaawadda iyo izir'nacaybka xanbaarsan ee jiritaanka qaddiyaddiinna iyo mustaqbalkiinna qarannimo in lagu minjo xaabiyo loogu talo galay iyo hadafkiisa iyo cadawgii dorraad siduu damacsan yahay--diintaan ku dhaartee reer somalilandoow cadawgiin ha jabee idinkoo sidii dorraad ka dagaallama mooyaane- daawo kale iyo dabiibba loo waaa-- waanad aragtaane waranka iyo mar kale qaata gaashaanka, wanaagii iyo walaalnimaba lagaa diid oo ku nabad gali waydee haday xataa ciiin daaqayso amba geeska afrikaadba gubanaayo dhab u waajaha please cadawgiinna, si Kale iyo noqon wayday samaantiiye--reer somalilandoow quluubtiinna iyo mideeya cududdiina oo meel Aad joogtaanba heegan iyo wada ahaada gaadh buuxa, geedka muuqdeey guushu hadhisana waa la gaadhiye yaan la gaagixin insh tcaalaa,,, for ever Somaliland republic,,,,,

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 24 дня назад

    WASAARADA WARFAAFINTA WAA IN LA KEENAA QOF AQOON U LEH MADAXWEYNE QAADO TALADA AQOON YAHANKA MADAXWEYNE CALI MARIIXAAN WAA JAAHIL GUUL WADE AH HADII AAD TALAABO KA QAADI WEYDO ADIGA LAFTAADA AYAA QARANKA DUMINAYA CALI WUXUU U HEYSTAA WASAARADA WARFAAFINTA MEEL QURUX BADAN OO SAWIRADA IN LAGU GALO KU FIICAN WAAYO MAAHA QOF AQOON LEH MADAXWEYNE WADANKA DABO QABO OO WASAARADA WARFAAFINTA KEEN QOF AQOON U LEH OO SAXAFI AH

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 20 дней назад

    Dadka. Laagu. Saaliiday. Dadkoodii. Iyo. Daalkooda. Akhaas. Miyagaa. Haadali. Kaara. Nin. Soomaali. Wuu. Baah. Diilanayaahay Misikiin

  • @suusaancabdiraxmaan8529
    @suusaancabdiraxmaan8529 24 дня назад

    Alla been weynaa alle ku soo qabto ibraahin duufle dadka qaar qalbiyda u dhis

  • @nuuradiinyuusuf3528
    @nuuradiinyuusuf3528 24 дня назад

    Alshayadiin wa naflacaaari waxwadahadal ah ey dowlada somliyd layelaneso.iskada e cagta aya lamarina duli duli dhalay waye ninka bubuninayo argagixso naflacariah xoga dalka somaliya kufilan dalka iyo xododada hanolato somaliya hajabo cadawga somaliya

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t 24 дня назад

    Ibraahin kusoco

  • @nuuradiinyuusuf3528
    @nuuradiinyuusuf3528 24 дня назад

    Hajabo muse biixi iyo somali diid hoyadiin wase

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 23 дня назад

    Ibraahinoow faysal iyo craxmaanba sowkiwa isku beesha maxaa iyaga u diidaya