Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Soo Bandhigay Cadaymaha Aqoonsiga Somaliland Oo Rasmiya Iyo Arrimo Kale

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 93

  • @QaareMuuse
    @QaareMuuse 2 месяца назад +10

    Mahadsanid gud ibraahim mansha allaahu waaxaqiiq warkaasi ❤❤❤❤❤❤

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db 2 месяца назад +1

    Mashaalah mashaalah ibrahim caydiid ilahow noo soo badi adiga oo kale geesi geesi dhalay nolow

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 месяца назад +4

    Maansha allaah wuu mahadsanyahay ibraahin caydiid waxbadanbuu noo iftiimiyay ilaahay habarakeeyo ❤❤

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 2 месяца назад +15

    Ninka SNM xumaan kusoo hadal qaada waa in la dilaa isagaaba ka mida kuwii dadka xasuuqayaye maaha in dadkii dalka xoreeyay afxumo loola tago walaahi codna naga heli maayaan doorana mayno wixii SNM diidan. ❤ Guul Somaliland ❤

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 месяца назад

      Waa ataag laynagu samaynayo lkndamiirkii nagama dhamaan kana yeeli mayno isagaana wax kuwaayi doona

  • @LaylaMaxamud-y6m
    @LaylaMaxamud-y6m 2 месяца назад +1

    Mahadsanid ibrahim caydiid guul qaranka jamhuriyada somaliland j 6:56

  • @FaysaIbrahim
    @FaysaIbrahim 2 месяца назад +5

    Asc ibraahim caydiid iyo arabsiyo news wan salamaya ibrahim xqiiq ayuu taabtay sunta cadawga kailmaysisa alah haku xifdiyo guul insha alah

  • @faizasaid3803
    @faizasaid3803 2 месяца назад +2

    Thank you❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 месяца назад +3

    Guul iyo gobanimo soomaalilaan❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉

  • @nuuroshaah5198
    @nuuroshaah5198 2 месяца назад +2

    GUUL VIVA SOMALILAND MASHALLAH ❤❤❤❤❤❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 месяца назад +2

    CADOWGU HAA OGAYDAN SNM WAA TARIKHDA SOMALILAND WAALIGED WEYE JEER WANEEYE JEERYSE ILAA INTAA QOF ISAAQA DHUXA AWOOGE KUU JEERA IMANYO SNM WAXANU NAAHEYE DHASHE SNM❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @pettita2059
    @pettita2059 2 месяца назад +2

    Hambalyo IBRAHIM CAYDIID gesi qaran iyo ARABSIYO NEW S idaacad xalaal ah.

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 2 месяца назад

    Salaan Arabsiyo Nes iyo geesiga qaranka jamuuriyad barkeesan mr ibrahim caydiid Walaalo waxaan kujira inta sugta warkaaga un kkk💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 2 месяца назад +1

    Masha allah ibaraahim caydiid waa runtii oo qof geesi qaran ale ha ku xafido somaliland guuuuuuuuuuuul ❤❤❤❤🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺💪💪💪💪💪

  • @Ahmed-vm1lw
    @Ahmed-vm1lw 2 месяца назад

    Maalindhawayd kuyar oo warasaysanayyy ibraahin ayaan daawan kariwayyy bilaa ixtiraama mahadsanid c shakuur ❤❤❤❤❤❤❤

  • @shadiaelmi-ke1ru
    @shadiaelmi-ke1ru 2 месяца назад +2

    Ibrahim ilaahey ha ku xafido 🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @LaylaMaxamud-y6m
    @LaylaMaxamud-y6m 2 месяца назад +3

    Mahadsanid ibrahim caydiid guul qaranka jamhuriyada somaliland j

  • @maxamedsamriye3813
    @maxamedsamriye3813 2 месяца назад

    Mujaahid Ibrahim caydiid halyay qaran allah haku xifdiyo

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 2 месяца назад

    Salaan sare ArbsiyoNews iyo IBRAAHIM Aydiid Guul Guul Guulaysta Weligiin ❤ 🎉❤❤❤♥ ♥ Cadwgiin Jaban GUUSHA YAALEH SNM 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 2 месяца назад +14

    taarikh da SNM waa lama.taabtaan lamana dafirayo kuwa dafirayana yihiin
    dambiile yaal badheedh ugu gafaya mujahid diintii SNM iyo jamhuuriyada somaliland ba iwm
    no more faqash viva somaliland

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 месяца назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hero abiy noolaw aabaha barwaaqada geeska afrika

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 месяца назад

      HANBALYO HANBALYO BRITISH SOOMALILAND GUUUUL CAALAMIYA

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 месяца назад

      BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT GUUUUUUL CAALAMIYA

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 месяца назад

      HANBALYO HANBALYO INDEPENDENT 🇬🇧 HANBALYO ISRAAIIL BAA NOOGA DHAW CADAWGA FAILED SOMALIA ITALIYA EE SOOKAXAYSANAYSA DAWLADO AANAAN WAXBA ISKU AHAYN

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 месяца назад

      GUUUUUUUUL DAWLADA 55AAAD EE BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT GUUUUUUL CAALAMIYA

  • @BoqoreHirsi
    @BoqoreHirsi 2 месяца назад +3

    Maasha Allah Mujaahid Gudoomiye Ibrahim Caydiid Xog-waran noolow Guul iyo Gobonimo Qaranka Somaliland marwaliba Insha Allah

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 2 месяца назад +8

    Guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤

  • @saadoadan5009
    @saadoadan5009 2 месяца назад +2

    ❤asc guuleso suti gaashan

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye 2 месяца назад

    waaw inaderkey ibrahiim ceydiid walo guuleyso aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @LaylaMaxamud-y6m
    @LaylaMaxamud-y6m 2 месяца назад +2

    Mahadsanid ibrahim caydiid guul qaranka jamhuriyada somaliland j 6:56 7:32

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 2 месяца назад +3

    Guul somaliland ❤❤❤❤

  • @Dophill260
    @Dophill260 2 месяца назад +5

    SNM inta ka nooli waa kuwaa wada naafada ah ee faqiirka ah dowladana wax ba ku qabin maanta. In xurmo la aan loogu daraana ma qabato. Cirona abaalkiisa shacabka somaliland codkooda ayuu kala kulmi.amiin

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 2 месяца назад +2

    Ilaahow sharkooda ayaga kuu ceeliye❤❤

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 2 месяца назад +2

    Guul somaliland bii idmiilah ❤❤❤❤

  • @MaxamadAdan-nr7rd
    @MaxamadAdan-nr7rd 2 месяца назад

    Ibrahim caydiid iyo arbsiyo news ba waad Mahad santihin so tabidina wararka ku sabsan xaqiqda dalka
    Somaliland waa aye guulesanysa insha Allah

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 2 месяца назад +2

    Inraahim caydiid Halyeey Qaran

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 месяца назад

    Ogaaaal iyo kulmiye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IsmaluraYuusuf
    @IsmaluraYuusuf 2 месяца назад

    Masha allah allowu cadowka naga qabo adaa weene allow somaliland ilaali o na xafid guul guul iyo gobonimo❤🏐💚❤🏐💚❤🏐💚❤🏐💚❤🏐💚❤🏐💚💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 месяца назад +4

    Snm ba sland lagu noqday haddii
    Anay snm rajiimki afwayne dalka
    Ka xoraynna sland ma jirten, ciro
    Wa macasalamayntii u dambysy

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 2 месяца назад +5

    Ibraaahin caydiid baal dahaba ayuu kaga jira tariikhda somaliland iyo qaranimada somaliland geesi geesi dhalay hanbalyo inadeero 5 nin oo adigo kala haday somaliland ledahay bari hore ayay horumar gaadhi lahayd hanbalyo inader

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 2 месяца назад

    I salute all patriotic somaliland defenders

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 2 месяца назад

    Somaaliland ❤❤loov❤❤guul❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 месяца назад +1

    Maah maahbaa tidhaa shimbir waliba codkeeday cidaa cirro intii garaadkiisu ahaa ayuunbuu hadlay balse isagay mus lakori doontaa😮

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db 2 месяца назад

    Cadawgaguna dhulka aleh ha la Jaro ilahay adiga iyo cabdi shukurba iyo intii kale ee somaliland u tagan jiritankedba Aleh ha ilasho❤❤❤ somaliland guul

  • @DR.EidHAwrliqe
    @DR.EidHAwrliqe 2 месяца назад +3

    MUJAAHID IBRAHIM CAYDIID XAQIIQADA WAA SIDAA HALGANKII MUU DHAMAAN WALI LKN XISBIGA WARDANI MARKASTA WAX LAGA YAABAYO AYUUNBAA SHACABKA SOMALILAND KAGA SOO YEEDHAYA!!!

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 2 месяца назад

    Mujaahid Ibrahim caydiidaw 21

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ welcame uk hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo 🇬🇧 hanbalyo UK 🇬🇧 hanbalyo UK 🇬🇧

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤iiyo gobaniimo soomaalilnd guuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @سلامأدم-س9م
    @سلامأدم-س9م 2 месяца назад +1

    Xayawankan maxaad waydiinaysaa

  • @mouhoumedhassan3197
    @mouhoumedhassan3197 2 месяца назад

    Ibrahim nolow

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 2 месяца назад +1

    Unbelievable; if Alshabab hides in Sanaag then kulmiye iyo Muuse failed the safety of the country

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 2 месяца назад

    Eebbe haku xanaaneeyo if iyo aakhiraba 21.

  • @Anfac-m1n
    @Anfac-m1n 2 месяца назад

    Ibraahin waxweeye
    Libaaxa
    Siyaasada
    Nacabka
    Utooga hay

    • @Anfac-m1n
      @Anfac-m1n 2 месяца назад

      Utoogahay

    • @Anfac-m1n
      @Anfac-m1n 2 месяца назад

      ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 2 месяца назад

    Hhhhhh waar dadkii wad washeen 18 may aya la sugayay aqoonsi 26 June na sidoo kale ma olole doorashaa aqonsigan la sheegayo❤

  • @IdrisRossicj
    @IdrisRossicj 2 месяца назад +1

    IBRAAHIN WA AQONYAHAY INDHO DHEER ULEH HAWLAHEENA QARANKU LEEYAHAY AMA UU KUWANAGSANYAHAY ISAGU HAB WADISTA SHAQADA UUKA HAYO AARKANI QARANKEENA

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 месяца назад +1

    CIIRO ISAAGA XARYAN AHAA OO AFWEYNI WAALE KUU REYODA😮😮

  • @ailadenilmi4700
    @ailadenilmi4700 2 месяца назад

    Asc warbixintaa waa kasoo horjaadaa iyo waa halkay kujabilahaayeendheh

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 месяца назад +2

    Heshisku wuu hirgalaya dhawan
    Kkk waddani maxay cid kale soo
    Iyadiiba hawada bannaynasee

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 месяца назад +1

    DHULKA SOMALILAND KUU NOOQON MAAYAN MAMULE REYADA HAA JOOJIYAN

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 2 месяца назад

    Ibrahin caydid geesi geesi dhalay Guul somaliland

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 2 месяца назад

    Amaana eebbe ahaw 21

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 месяца назад

    MOU meel.ayuu saaray cadawgii kasoo horjeeday siba Somalia oyo jubuuti Ethiopia Somaliland sfcn u aqoonstahy kudhawaaqisti ayùu baa udhiman

  • @a.h.h4482
    @a.h.h4482 2 месяца назад

    Istaaqfurlaah SubxaanaLaah
    Beri iyo saadambe iyo saakuun
    War beenta naga daaya Allaah maxaad naftiina been u sheegaysaan, kan hadlaya orod
    Digaaga iyo bariis aanad shaqaysan
    Iska cun sidii gafanihii ayuu u buurtay. Waa 0 zero kani.

  • @alaalealmahdi5566
    @alaalealmahdi5566 2 месяца назад

    DAWLADII WAXAA AY U JEEDAA DAGAALO LOO SOO MALEEGAY0 SOMALILAND. XUSBIGII WADANI WAXAA UU KU JIRAA OLOLE XUSBI. WAA KAAF IYO KALE DHEERI

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 2 месяца назад

    waa si fcn lkn waa in heshiiska ay ku dhiirataa ethiopia oo ay ka saartaa arimaha siyaasada aamusnaanta tira badan shaki ayey abuuraysaa ee Labada dhinacba ha hawl galaan

  • @MacalinCukaase-tp5rn
    @MacalinCukaase-tp5rn 2 месяца назад

    Maxamuud Xaashi Ayaa ( S N M ) ka Xanaaqa isaga oo ka soo Baxsaday..SNM oo u soo galay Faqashtii ..isaga qaar kaloo badan waliba Hubkii SNM u keenay Faqashtii ....iyaba waa Xisaab....hawadi biyihi tagasidi...dhulkii Madaarka h ..iyo wax badan oo qarsoon... .ikomouiko

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 2 месяца назад

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 2 месяца назад

    Waar gorma lagudawaqaaya Agonsiga Somaliland

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 месяца назад

    Nin weyn oo aan garaneyn waxa u ka hadlayo Ethiopia safiirada waxa qaabila madaxweynaha Ethiopia oo so dhaweysa ee maaha wasaarada arimaha dibada intaa qaado oo ku darso beentaada si lagu dhageysto

  • @Anfac-m1n
    @Anfac-m1n 2 месяца назад

    Waa in lafoo shig naado
    Soomald nay
    Yaan la saha shan
    Huwanta
    Ceerigobo
    Sidii
    Laascaad yay inagadhex bixin

  • @AdamOsman-gz3df
    @AdamOsman-gz3df 2 месяца назад

    Waar kan muxuu ahaa dadkii Somaliland kala saarayaa. Ma aqoon la'aan baa ka haysa taariikhdii halgankii SNM, mise qabyaalad baa halkaa la martay. Dadkii bilaabay halgankii SNM miyuu illaabay inuu ugu horreeyey LIXLE. Waar xaqiiqda usoo noqo

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok 2 месяца назад

    Waar anaga ha na waalina itoobiya safiir ayay ina siisay iyo way ina soo dhawaysay ha nagu waalina ee aqoonsigii waa naloo diiday dhaha ma turkigiibaa u diiday itoobiya ileeyn waa kan hoosta kaga jira e

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 2 месяца назад

    sanaag haday iskudayaan inay edeb daro la yimaadaan Laascanod way qabanaynaa waayo jifo aya degan halagu dareero sida shinida nimanku dagaalkeena may arkine, maynaan dagaalamin inagu, iyadoo ciidan guutooyin ah dagaalamayaan ayaa shacabkeenu hurdo kujireen lkn waa lagu dareerayaa haday iskudaygaa sameeyaan iLaa Laascanod ayaynu qabsanaynaa

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 2 месяца назад

    Eebbe ayaa kusoo diray 21

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 2 месяца назад

    Hakudaalin ciro waxakahadliyay waa asaasaq iyo cadaw kadhexhadlaya shacabkuna waa ogahay

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 2 месяца назад

    Aqoonsi idinkaa shacabka walaalay waan daale beenta jooja jooyjiya beenta

  • @NaasirCabdiraxman
    @NaasirCabdiraxman 2 месяца назад

    Ibraahin caydiid waa geesi qaran waana geesi geesi dhalay
    Mar kastana madaxa ayaad noo saarantahay adiga iyo inta kula meeqaamka ahiba

  • @ismaelahmed4618
    @ismaelahmed4618 2 месяца назад

    Caydid marya alool hoyada usheeg beenda ad garxajir kunecebdahay

  • @SahraSouleymanAyanle
    @SahraSouleymanAyanle 2 месяца назад

    Ibrahin cadiid sunta cadawga gudaha iyo dibadaba nooloow gudoomiye

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 2 месяца назад

    Ibraahim duufle heego naf bay ka raadisa kkkk ader snm ciro aya laha 2 oday ee kaahin iyo muuse waxba kamay ahayn snm muuse cabdale aya laha cid an waxba ka ahayni in ay ku faanto maha

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 2 месяца назад

    2 oday ee muuse iyo kaahin oo aha labadi snm u liitay in ay 34 sanadood magaci snm ku qadhaabtan maha

  • @hayaan8591
    @hayaan8591 2 месяца назад

    Kkkkk Waar Ileeyn Beeni ma dhamaato

  • @LaylaMaxamud-y6m
    @LaylaMaxamud-y6m 2 месяца назад +1

    Mahadsanid ibrahim caydiid guul qaranka jamhuriyada somaliland j 6:56

  • @LaylaMaxamud-y6m
    @LaylaMaxamud-y6m 2 месяца назад

    Mahadsanid ibrahim caydiid guul qaranka jamhuriyada somaliland j

  • @LaylaMaxamud-y6m
    @LaylaMaxamud-y6m 2 месяца назад +3

    Mahadsanid ibrahim caydiid guul qaranka jamhuriyada somaliland j 6:56