Wararkii U Dambeeyey Ujeedada Diblomaasiyiinta Somaliland Kusoo Qulqulaya & Diyaargarowga Doorashada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 9

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 3 часа назад +1

    Maansha Allah Guul iyo Gobanimo Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland 💚🤍❤️💚🤍❤️

  • @MaxamedCabdi-bv3tj
    @MaxamedCabdi-bv3tj Час назад

    Guul.somalind❤

  • @khadarshiikh6003
    @khadarshiikh6003 8 минут назад +1

    SL guul insha Allah 🤍💚♥️

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 Час назад +1

    Maasha Allah diplomaasiyiintii badan baa somaliland soo gaadhaya waa guulaha arimaha dibada ee madaxweyne muuse biixi gaadhey madaxweyne muuse biixi iyo kulmiye, horseed iyo hilaac baa guuleysan doona insha Allah qof walbow ku biyo cab cadowgii somaliland ee gudaha iyo dibada wey sii baqtiyeen ❤🎉

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 3 часа назад +2

    Qulqulka iska dhaafa madaxwaynuho ha soo saxeexo mou isagaa gulaysan doonaa markaasi hadii kle waa laga gulaysan doonaa runtii

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 Час назад +1

      Insha Allah sida ugu dhaqsaha badan ayaa loo saxiixi doonaa ❤🎉

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 Час назад

    somaliland waxay gaadhey himiladeddii ka maqnayd 65ka sano ee ahayd inadibloo helo dawladnimadedii ka luntey 1960kii kadib kolkii la ilduufay viva somaliland ❤