Dhamaan siyaasiyiinta Somalia waa tuug calooyodayal u shaqaustayan Lkn waxaan aad ugu u jeclan lahaa In somaliya laga iibiyo china Oo kalya $10 trilyan dollar aan qadano
Dhamaan siyaasiyiinta Somalia waa tuug calooyodayal u shaqaustayan Lkn waxaan aad ugu u jeclan lahaa In somaliya laga iibiyo china Oo kalya $10 trilyan dollar aan qadano
Somalida kale ku soo dar gal baarists somali oo kaliya ku koobtay
Mr haruun macruuf
Cafimad taam ah iyo cimri dheeri ale haku siyee
ilaahay haceebeeyo hana cadaabo cid walba oo khayraadka dalka iyo masiirka dadka somaliyed kuciyaarta ama musuq maasuqda balaayo aan iyaga hortooda la aqoon alle hakurido aamiin 🤲 wariye haaruun mahadsanid 💙🇸🇴💚❣🍇☂️
Mansha allah
Mxaakamida
Hore usoco wariye qaran Haaruun macruuf
Haaruun macruuf Alle hakaa abaal mariyo hiilka umada muslimiinta somaliyed ee dhigeeda dhulkeeda & dhaqaalaheedaba la boobayo aynu isu kaashadeen shisheeye & shisheeye kal kaalku iyadana waa somalidee illaahay idiinkuma gar gaarayo gacmo laabasho uur gumaar dhexdiina ah ee inta gacmahiina & garaadkiinaba isu gaysaan allena dhab u garataan garabna warsataan isku guula cadowga idinku goobtay ee gudaha iyo dibada isugu dhafan Insha Allah kolkaas uunbaynu guran miraha gobanimo
Musuqmaasuq iyo Somali wa walalo
Dhamaan siyaasiyiinta Somalia waa tuug calooyodayal u shaqaustayan
Lkn waxaan aad ugu u jeclan lahaa
In somaliya laga iibiyo china
Oo kalya $10 trilyan dollar aan qadano
tuuugo kula joogto iyo tamaqan see wadan ka loooga dhicin karaa lkn runi wali waa dambaysaa
Farmajo's men obsessed with fame and grandstanding
Mfilayo
Warkani Haruun maxaad wali u daba socotta nin tuug ah ah oo kaben Abuurtay magacisa xilka uu yahay wareysi hore iyo mid kii dambeba VOA soo tabisay ayaan dhageystay,maad warey satid Muse bixi arrima dalka kheiraad ka laguranato iyadoo Shacabki wax ba kaheleyn Badda iyo Barigaba,Sidoo kale Deni oo degedda Bosaaso isaga iyo kuwii kahoreyay ba kadhigteen shirkadd khaas u ah in dakhli kasameystaan.
Dhamaan siyaasiyiinta Somalia waa tuug calooyodayal u shaqaustayan
Lkn waxaan aad ugu u jeclan lahaa
In somaliya laga iibiyo china
Oo kalya $10 trilyan dollar aan qadano