Xogta Deni oo Burburinaya PSF, Itobiya oo nabadoonadii KGS u yeertay, Muuse Biixi oo loo quus-gooya

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 16

  • @hussainabdi5858
    @hussainabdi5858 3 месяца назад +2

    Waa in laga saara ciidamada itoobiya somaliya cidii ka hortimadana amarka dawlada

  • @abdirazakmohamud5874
    @abdirazakmohamud5874 3 месяца назад +2

    waa la sku xaqaya Ethopianka iyo wixii raaca Somali ha noolado

    • @CabdilahiCabdi-pp1lv
      @CabdilahiCabdi-pp1lv 3 месяца назад

      Itoobiya waxay rabtaa in ay soomaaliya oo dhan qabsato daka soomaaliyeedna iyagaa iswada haysta Allah's ugargaao

  • @MahamedKeynan
    @MahamedKeynan 3 месяца назад

    Dowlada Hiraab waxay dooneysa in ay xooq kuqabsadaan konfur Galbeed 🎉🎉😢😢😢😮😮😮😅😅😊😊

  • @abdiahmeddirie1643
    @abdiahmeddirie1643 3 месяца назад +1

    Sxb Buuhoodle ma Adigaa ku wareejiyey isaaq ilayn Buuhoodle ma laha mana Degana Buuhoodle
    Buuhoodle Hatri baa Degan waxayna ka Tirsantahay SSC KHAATUMO

  • @MaxamedaxmedCabdille
    @MaxamedaxmedCabdille 3 месяца назад

    Maxamed axmed cabdile

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d 3 месяца назад

    ciidamada itoobiya soomaaliya wey wada joogayaan ama wey kawada baxayaan. ma dhacayso inay qaybi baxdo qaybkalena joogto.

  • @abdirazakmohamud5874
    @abdirazakmohamud5874 3 месяца назад

    wixii aan sheegey jira baa soo baxde hadan dad Somali ah baa dificidonan maxaa u ka fekeridweeday markii la dalbanayay

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 месяца назад

    Guul soomalilnd 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪💪💪

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 3 месяца назад

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was

  • @AxmedKhalif-bj4el
    @AxmedKhalif-bj4el 3 месяца назад +1

    Beloow beloow afkada isku dirka puntilan aad ka shaqeeneso kabax waxaad tahay benoow

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 3 месяца назад

    Marka hore haad saxafiyiin tihiin waa in aad xooga saar taan canbareysaana khaa'imiinta wadankeena siisanaayo sandaleelada cidii uu doono ha ahadee ileen waxa ladhacaayo waa dhaxalkiiniye tan labaad markii Ethiopia laga hadlaayo waa isku mid anaga Ethiopia waxay nooyihiin isku mid sharci iyo sharci daro argagixisadana ayaga ayaa hubeeya

  • @hawahersi5679
    @hawahersi5679 3 месяца назад

    HALA LAAYO WACALADE

  • @abdifitax12345
    @abdifitax12345 3 месяца назад

    Alshabaab duqaymaha diyaradaha ayey aad ugu baqaan dagaal toos ah bilaa diyaa ra ah laguma aadi karo

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d 3 месяца назад +2

    dowladdu daacad kama aha saarista ciidamada itoobiya laakiin waa arin siyaasadaysan iyo shirqoolo hoose oo ay doonayso inay kula dagaalanto maamulada qaar ka mid ah.

  • @user-um7kr6zd1d
    @user-um7kr6zd1d 3 месяца назад

    Beenaalad.tahay.halkee.reershakh.isaxaaq.kugoaamiyeen.waar.beentakadaadadka.😂😂😂😂 4:48 4:51 4:53