Mudane hawsha aad waddo mar Waa madadaalo, mar Waa dhaxal reeb, mar Waa dhaqan, mar Waa murti, mar Waa ilaalinta afka, mar waa barashada afka, marna waa kayd Taariikheed oo aad samaynayso. Maanta haddaan awoodo, billad sharaf baan ku siin lahaa. Keep it up!
abdiqani hadalo nin dedaal dheer ugalay afkan uguna jira boos muhim ah somalida powe mahadsanid🙏 wxyabaha an aminsanahy inaad hodan ku tahay afkan wxa kamida ah inad afafka kale ee carabiga io englishka wx wyn ka taqano tasina wa sababta ku sahlaysa muhimada afkena af-guriga ama lahjadaha somaliguna wa wxa qurxiya afsomaliga dad badana usahlaya inay hadalkaga fahman kusoco wll
Mahadsanid ina adeer ardaydaada ayaan ka mid ahay DUSMA- MAREEB ayaan kaa soo salaamaya
Macalin ma aha😂arday fasal qaldan ba garacdey..qofkan wuu kafalonaya um😂😂
Abwaanleento abwaanka BEESHA MURURSADE🎉❤WE LOVE YOU
ASC Mansha ALLAH walaal Mogadishu ayaan kaa soo salaamaya Thanks ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
Masha Allah Allah haku xafido walal ilahay darti ban ku jecelahay ee hawsha horay u uwad.
Mashallah ustaad keyga qaliga ah ustad Bashiir ayaan cawa arkay 20 sano kadib.
❤Guileyso waxaad tahay qof dhaqankeena ilaaliyey masha Allaah
Mudane hawsha aad waddo mar Waa madadaalo, mar Waa dhaxal reeb, mar Waa dhaqan, mar Waa murti, mar Waa ilaalinta afka, mar waa barashada afka, marna waa kayd Taariikheed oo aad samaynayso. Maanta haddaan awoodo, billad sharaf baan ku siin lahaa. Keep it up!
Nin qoraalka ku fiican ayaad u eeg tahey ee qoraa noqo waana iga talo
Waan ku salaamay saaxiib.
Waan kuugu hambalyeynayaa dadaalka dheeriga ah aad galineyso inaad soo nooleyso dhaqankeenii suubanaa,
Waxaan kamid ahay dadka uu ku weynyahay dhaqanka iyo afka soomaaligu, aad ayaana ulsocdaa barnaamijyadaada.
Waxaad dhaxal u dhigeysaa jiil danbe iyo kuwo hadda jooga, howsha aad waddo waan la dhacsanahay halkaas kasii wad.
Mahadsanid London ayaan kaala socdaa.
mahad sanid walaal
Qarniga hadalka aad ayaan ugu mahadcelinayaa sida dhaqanka soomaaleed u karinayaan oo macaan dhadhan wanaagsan.maasha allaah
Soo soco siraadey ileen waa caan mar dhow lee iigu horeeysay
Walalo noo so badi dhaqanka iyo afkeena somaliga wanad mahd santay inader
ASC Mansha ALLAH Thanks Walaal Thanks Again ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
mahadsanid wll dhalinta aadka u jecel arimaha afka somaliga ayaan ahay
Cadi mahaa waa marki ugu horeysey an uu jecladey afka somalika wa walhi. Walaal mahadsanid Somalidu waa goob ruunti leyskudirey.
Sxb waxan ka rabna qurbajogta iyo caruurta sii aye ku jecladan.
B daa waxa ku jirto ciyaar laga ciyaaro Shabeele Qalaafe Ethiopia ciyaarta magacedu waa BILAAJO❤❤
Ethiopia ma ahan ee waa soomaali galbeed
M.a ilen ciyaaro iyo laajad qani baa kanahay ❤❤❤❤❤❤
Masha Allah thank you
Aad iyo aad
Mahadsanidiin jaallayaal weriyeyaal
masha Allah walal qali waxaso kale aad ba logu bahan yahay wawax Yamaha nagasi dhaman rabo ee noso badi mahadsanid Abowe macan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Balooleey balooleey barisamaadee
Asc lahjadaha soomaaliga waa wax wanagsan qurux ah yaan layskula yaabin
Maashaa Allaah, Dadaal wacan oo midho dhal ah.
Waankugu bogaadinayaa shaqda aad bulshada u hayso horay usoco
Qarniga hadalka good talent ninkani waa cajiib wuxuu nowonayaa youtuberka afka somaliga
Reer dhaanto baan ahay lkn waan jeclahay dhamaan dhaqanka somalida
Qaryaan waa mahadsantahay shaqo qaran baad haysaa
Waxa la oran karaa waxaa aad tahay falanqeeyaha suugaaneed ee ugu dhexdhexaadsan qarnigan guulayso walaaal
Aad iyo aad ayn Ku amanaa dadka hantidiiisa aan dhaman wa murtida iyo AF somaaliga
Waxa aad heeysaa howl fcn oo mudan in aan la hilmaanin waan kuu mhd celineynaa ina adeerow
Ilaah ka qabay dadkad qariibtay amin ya Rabbi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂
Qarniga hadal waa wataa. Barnaamijyadaada wa aku xiranahay. Caawana si gaar wajigaygaa uga jeedaa halkaas. Qabyaaloy haddaad mar uun qixi layd.
This is very interesting, thank you so much ❤❤❤❤
Maasha Allaah
Waxaad ka tagtay :
1. Goble
2. Siliko
3. Heelo yaryar
4. Hididi
5. Foodhin
6. Sadexley ......
M.a hore uso pro ❤
Jaariile iyo habac
Shabashabo
Waxaan kaala doo xariiray London my name mohamed abdi shirdoon ❤❤❤❤❤❤😂😂❤
Waa kugu xiranahay
Aad bad u mahad san tahay dhaqan ka dabiiciga dadkeena
Asal ka u ah raad raacisa
Following. Very interesting. Our language and tradition are rich
Foodhintu waa muusig dhaqameed. Heesta Guuxa reer miyigu foodhin bay afuufaan marka ay ku luuqaynayaan amma ay ku heesayaan.
Walaahi waa barnaamij funny 😁 ah thanks I liked
Waaw what a mazing❤❤❤❤
Afkena waqani laskumahesto❤❤❤❤
Jaale hore usoco afkeena horumari
Biitow, biitow, biito xariirow, waxaraha biyood , buurtaa fadhiya, bal soo bartee, Biitoow laabo!" Wa ciyaar ay carruurtu ku tartami jirtay.
Hagaag, waa Keyd Dhaxal Reeb ah.
Aad ayaan uga helay barnaamij-yadaada, shaqo wacan
Gabanadeenu Raadiyaha waa furaanniin Mana jebiyaanniin Kkkkkkkkkk innaba caadi maaha
Macalin Bashiir , wan salama 😊
Kkk codsi adeer macaane barnaamj gaar ah Kuna saabsan usin asir inoo Soo bandhig waa suurta gal tahay mahadsanid
Waan salamayaa dhamaan somali weyn dal iyo dibad meesha aad ku sugantihiin waxaan si qaas halkaan ooga salamayaa Cabdiqani Shiiq Xasan salan sharaf qiimo iyo qaayo leh salaan kadib walaal wad shaqada aad wado waxaad tahay qof somaali nimadu aad ugu weyn tahay walaalkeen mar walbo nosoo daadiyiha sugaanta somaaliyeed dhaqanki hore somaaliyeed aduunka waa lagu fanaa dhaqanka somaali wey kafaantaa dhaqanki hore sommali waxay modaan hadii dhaqanki hore ku dhaqmaan ineey reer badiyo yihiin waxaan aad u jecel nahay inaan reer magaal noqono walaal sii wad jacaylka iyo wadani nimada waxa kaloo salamaya dhaan inta ka shaqaysa Qarniga Hadalka
Ustaad horey u soco
Barnamijkan wacan oo ay dad badan ubahan yhn in ay wax ka bartaan
Abwaanka qaladaa ku maagte. hees iya cayaar dhaqameed aa isku qaladay
Heeleeyna kaama haayo oo barawe ilaa jilib laga dheelo
🇸🇴🇸🇴🙏
adigo raaliya waxaad isoo dirta 668 heesood dhaqmeed
Masha Allah
Guuxu waa hees ee ma aha ciyaar dhaqameed, weliba waa hees dhaqmeed.
😂😂😂😂
Noo aruuri taariikhda
Ragoo idil waa saqraaan!!! Iyo sheekha kale reeb:!!
Qoodhaha ragay aragtay heestaasa ugu macaan
❤❤guud job bro
Kkk❤hooryaaltv
❤❤❤Masha Allah
Hesaha caanaha lugu luho2😂😂😂❤❤❤
abdiqani hadalo nin dedaal dheer ugalay afkan uguna jira boos muhim ah somalida powe mahadsanid🙏
wxyabaha an aminsanahy inaad hodan ku tahay afkan wxa kamida ah inad afafka kale ee carabiga io englishka wx wyn ka taqano tasina wa sababta ku sahlaysa muhimada afkena af-guriga ama lahjadaha somaliguna wa wxa qurxiya afsomaliga dad badana usahlaya inay hadalkaga fahman kusoco wll
Aad iyo aad ayaan kugu mahad naqaya sida quruxda badan ee aad u soo gudbiso qiimaha uu leeyhay afkeenu, halkaa ka wad
Abwaan kala saar accent iyo dialect
Hadalku ma xaranba mise wa xalal heestu wa qayab ka hadlka ka mida weeyi
Waa mahad san tahy sxb shaqa fcn u heesaa bulshada
Majiro luuqa leh xigmad
❤Woow
Kuwa kale goormaa soo deyney?
Marqa saarka meesha la yiraa sheega hadaad garateen? Waa xujjo
Asc wr wbr subax wanaagsan akhyaareey dhamaantiin ❤
Soosoco siraadey
❤🌷✅❤️😀👍💚⭐️
Waa kuwaas wa af maxaa somaliga waa maay iyo maxaa waaye
Hore usoco walaal
Nin okiyaala xiran Qamribuu xayaysiinayaa!!!!
❤
Waa sarqaamaaa kkkkkkk
Majaajileyste
Beylow hiyow beelawayee bella bariidka waayee waa ciyaar kudar ba.ada
Tolow heesta shinbirhiu ma xarnba iyna dee afka qabta shinbirhana
aqoontii qabyalda bay noqatey
Med...cawké?
Waxan kaso salama Dhagaxbuur ogadenia dhantada dhaqan ban ulenahay wana dhaqanka calamku aqonsanyhy
Tan reer koonfur galbeed ilaahay hakaaga danbi dhaafo
Asc abwaan hadalo
Waxaan aad igu rwaxaystay hodontinimada af keena
Geereer iyo gabayguba maha cayaar sxb
labada ugu hore hesaha geela ah
Waa Soomali galbeed midda hore rer Nogbeed mida xigta waa shilaabo ceelku abdi qani hadalo saa ula soco
Sh mustafe been ha ka sheegin
Aga caashaqeeygoow awoowgi lagubyoow ogoow eega dabadeed oodeeynu kala Rogan 😂😂😂😂😂
Maahad sanid sxb afkeena wuxuu ubaahan yahay bad baado xoogleh waliba culimada ayaa laga rabaa arintaa inay dhaxda uxirtaan
Waxa isku fuuqsaday dhaqankeena musik oo
Galleey shinbir kaama hayo oo xamar iyo shabelada dhaxe laga dheelo
Gableey Shimbir iyo Waalo iyo Maleeley Somaaha sidaan isleeyahay
Guux iyo gunuunuc kuye kkkkkk. Xaggee laga ciyaaraa kuwaa