"Cadalaad Daro Ayuu Igu Sameeyay Dabagle Madaxweyne Biixi"Hooyo 80jir ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2024

Комментарии • 7

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 3 месяца назад

    Adkaatey waar gabadha hala eego arinkeeda dawlad ayeynu nahay inaga reereha kolba lasoo hadal qaadayp dawlada waxan leeyahay umada cadaalad ayaa deeqda dhaman dadka waxan leeyahay waar maanta waa if berina akhiro allah ayaa lays hortagayaa qofkasta wuxuu allah la hortagayo ha diyaarsado qof qof wax taraya qabiil qabiil wax taraya ma jiro qiyaamaha xaalku waa nafsi nafsi allah aan ka cabsano dhamanteen

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k 2 месяца назад

    Ilaahoow degdeg uga qabo kuwan masaakiinta.
    Tani iyadaa is cunaysee maxay cidkaleba kusoo gaadhi

  • @MahadSaciid-wz5ob
    @MahadSaciid-wz5ob 3 месяца назад

    Bishii malin soon sanadkii120
    2000×10×12=200000jaliyada hessan frankfurt gudomiye dr ahmed abushacar ku inj ahmed colaad

  • @KANAAL-m5e
    @KANAAL-m5e 3 месяца назад

    Muuse goorma ayuu dhul xukumaa mee maayarkii

    • @hkayir916
      @hkayir916 3 месяца назад

      Sheeko mayor ku dhulka waa laga wareejiyey ... awood uma laha danda guud dhulka mayor mooge .. waxaa waydii ina kaahin iyo muse

    • @hkayir916
      @hkayir916 3 месяца назад +1

      Dan guud ayey daganayd ... in aga iibiyo ayey ahayd ama la siiyo mayor shuqul kumalaha ... ina kaahin iyo muse bixi ayaa ka wareegiyey mayor ka hargeisa shaqadaa😅

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 3 месяца назад

      Muuse waaka qofka ugu badan ee dhul ka qaada umadu xukumo