MUUFO TINAAR SI CASRI AH UGU SAMEYSO GURIGAGA.somali food

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • #HODANONLINE#RAJOFAMILY#RUUMIKITCHEN#DAYAXFILMES#
    • 🤩GURIGAAGA🥰 KU SAMEYSO...

Комментарии • 182

  • @hamidchannel3149
    @hamidchannel3149 3 года назад +10

    WAABA TINAARTA CAMAL WAN KA HELEY RUNTII MASHA ALLAH TABARAKALLAH WALAL SHUKRAN JAZAKALLAAH QEYR

  • @fatihaamira6127
    @fatihaamira6127 3 года назад +3

    ما شاء الله فكرة رائعة لخبز الخبز 😋😋😋
    Ma sha Allah very good idea for making naan bread 😋😋😋

  • @arwachannel8332
    @arwachannel8332 3 года назад +3

    Masha allah waa la keentay waa mufo tinar rasmi ah tnks sis.

  • @shamsahennayoutube117
    @shamsahennayoutube117 3 года назад +4

    masha allah Mufo tinar gorma igu danbeysay gacanta allah ku barakeyo rashinkaga lagama cajisayo dawashadisa horey uu soco qaali

  • @maryamabdulqaadir1560
    @maryamabdulqaadir1560 3 года назад +2

    Masha Allah, what a creativity. Barakalahu fiika

  • @rahamabdullahi6051
    @rahamabdullahi6051 3 года назад +2

    Mashalaha TABARAKALAH caadi mahaan

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel6752 3 года назад +7

    Masha allaah walee caadi maha aqliga allaha ku barakeyo ruuneey karaan ayaa I geysay caawa hhh bil caafiya xabibti

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  3 года назад +1

      Bisinkow waa safar dheer walee sorry xabibiti 🤣🤣

  • @fadmacadeyali9996
    @fadmacadeyali9996 3 года назад +1

    Maashaa alaah waan ka heley ruumi waa figrad fiican waaye muufo tinaar rasmi waaye jiijooni

  • @abshiraaden9597
    @abshiraaden9597 3 года назад +1

    MashaAllah Tabarakallah caqliga iyo xikmada Allah hakubarakeyo keep going sister

  • @qaalibeauty6733
    @qaalibeauty6733 3 года назад

    Maan shaa allah tabarakalah wad ku mahdstahy walshey sida quruxda abadan aad nogu faideysey

  • @rahmocooking7465
    @rahmocooking7465 3 года назад +1

    waaw caadi mahan waan ka helay qaali dumar horay u soco

  • @amalali833
    @amalali833 Год назад +1

    Mansh Allah tabrakalaha jazkau khair khair ❤❤❤

  • @MunaKitchen
    @MunaKitchen 3 года назад +1

    mashallaha tabarakallah mufo carbet qatar akasobexe cfimat kucun inshallah xabibit 😋yummy

  • @hamidabasharow9049
    @hamidabasharow9049 3 года назад +1

    Mashalah. Kor uu soco. Ha cabsanin habibiti

  • @aminaali8887
    @aminaali8887 2 года назад

    Masha Allah

  • @rahmoruncookingbeauty9756
    @rahmoruncookingbeauty9756 3 года назад +1

    Maansha alaah tabarakalaah inaba cadi mahan hormar wacan habo qaali

  • @halimokitchen1284
    @halimokitchen1284 3 года назад +1

    Masha allah xbbti wan kahelay shukrn sister

  • @zeinabmohamed9734
    @zeinabmohamed9734 3 года назад

    Mashaa Alaah walaashay

  • @deekamohamed5061
    @deekamohamed5061 3 года назад +2

    Mashallah 😋😋🤤🤤🤤

  • @yaaracali5326
    @yaaracali5326 3 года назад +1

    Belo waye abyo shukran

  • @sadiahassan8136
    @sadiahassan8136 Год назад

    Maasha allaah walaal aqli wanaagsan ayaad nagu kordhisay allaha ku barakeeyo

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 3 года назад +2

    Mashalaha waa fican tahay sidaa wax badan halmar isku dubatay .

  • @SalmoMohmud
    @SalmoMohmud 11 месяцев назад

    Masha allah allow maskaxda kuubarakeee wllh waajeclahay muugo tinaaaar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mahadsanid xabibti

  • @jidokoostamusic
    @jidokoostamusic 25 дней назад

    Mashallah ❤

  • @caasharashiidibraahim3567
    @caasharashiidibraahim3567 3 года назад

    Wowo

  • @uniquehooyo
    @uniquehooyo 3 года назад +1

    👏👏👏👏👍🥰😋 MashaAllah tabarakalaah ilaah ha kuu barakeeyo qatar buu ku soo baxay 😍

  • @raxmoruun8123
    @raxmoruun8123 3 года назад +1

    Masha alah barakalahu abayo

  • @umuhamdi6672
    @umuhamdi6672 3 года назад +2

    Maasha Allah gacantaada alle hakuu barakeeyo walaashey

  • @sahrosiad4317
    @sahrosiad4317 3 года назад +1

    Aniga waxaan ka was waasayaa qiiqa qarsoon ee gaaska ileen qoryuhu waa caafimaade laakiin kan waa cudur alaha nabaxsho

  • @Nagaad1
    @Nagaad1 3 года назад +1

    Wooow caadi ma aha
    Bari waa inaan tijaabiyo

  • @HindaInaAhmed
    @HindaInaAhmed 3 года назад +1

    Wa ku mahadsan tahay sida nola wadagtay gacantada Allaha ku barakeyo 💞

  • @nazlinbeauty8797
    @nazlinbeauty8797 3 года назад +1

    Mashallah abaayo muufada caadi maahn waasameysanaya inshallah jazakallah keep going 😍👌👍

  • @khadijoaxmed9401
    @khadijoaxmed9401 3 года назад

    masha allah gacanta allah kubarakeyo

  • @haashimdeboy4273
    @haashimdeboy4273 3 года назад +1

    maasha allaah walaal qaali horay u soco

  • @QueenAMAL347
    @QueenAMAL347 3 года назад +1

    Masha allah waa tijabineya insha allah yammi yammi

  • @israahashi4594
    @israahashi4594 2 года назад +1

    Waa fikrad fcn masha Allah abaayo mcnto Allah caqliga kusiyadiyo

  • @towfiqcookingandbeauty1197
    @towfiqcookingandbeauty1197 3 года назад +1

    Masha alh qurx weye abyo gacnta alha ku barkeyo

  • @dunxx2140
    @dunxx2140 3 года назад +1

    Maasha allah

  • @faadumo4454
    @faadumo4454 Год назад

    Jizakallah kheyr wllo😘😍

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 3 года назад +1

    MashaAlah xabibti cafimat kucuna

  • @yasminmacmacaan4905
    @yasminmacmacaan4905 3 года назад +1

    Maansha alaah tabarakalaah inaba cadi mahan keep going sis

  • @khadrahassan9477
    @khadrahassan9477 3 года назад +1

    Wlll macn waxbadnaka Faiday masanid

  • @salmanfamilyofficial6894
    @salmanfamilyofficial6894 3 года назад +1

    Woooooooooooow wll qaali hormar wacan

  • @USCS3
    @USCS3 3 года назад +1

    Ara alabtaan gorama igu danbeyasay wababa aqali fican ina so tijaabiyo wayr thanks for sharing xabibti

  • @maandeeq1670
    @maandeeq1670 3 года назад +1

    M.a mcnto gacantaada iyo aqligaaga cafimaad allh kuusiiyo mhd snd wad no faa ideysaa queen 👸 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏

  • @timirafarah6789
    @timirafarah6789 3 года назад +1

    Mansha Allah abaayo gacantada Allah ku barakeyo aamii

  • @azhaarali1016
    @azhaarali1016 3 года назад

    thanks huno i like short video

  • @shindeznur7290
    @shindeznur7290 3 года назад +1

    Mashaa Allah tabarakaallah

  • @natramohamed8233
    @natramohamed8233 3 года назад

    Masha allaah waba mufadi tinarta wagan somaliya anjogay ban soxasustay waba ayadi wanbaro weyna insha allaah 😍😋👍

  • @farxiyooongooyeoongooye3362
    @farxiyooongooyeoongooye3362 3 года назад +1

    masha alaah xbbti waa figrada cus caadi ma aha shugran

  • @soomaalisoomaali9027
    @soomaalisoomaali9027 3 года назад

    Masha Allah mcnto markan ku arkay horay Ayan wajibkega gutay mcnto hormar wacan

  • @nuuraayaan2702
    @nuuraayaan2702 3 года назад +1

    Mashaallah tabaarakallah walashay rumiiii

  • @faatuufarta7005
    @faatuufarta7005 3 года назад +1

    m.a walashey samideyda waan ku salaamay iisoo jwb

  • @razmi4568
    @razmi4568 3 года назад +1

    Masha allaah sis

  • @fardowsomuhuyadin6339
    @fardowsomuhuyadin6339 3 года назад

    Maasha allaaah tabarakalaaaah xabibti caadi mahan waad u fikirtay mufadaan saxa wa caafiyo macaanto

  • @jaraneyabdullahichannel6856
    @jaraneyabdullahichannel6856 3 года назад +1

    Masha Allah tabaarakalah xabibti asxabtada cusub ayan ahay from muqdisho

  • @hadanfarax1962
    @hadanfarax1962 3 года назад +1

    Maashaa alaah👍👍👍👍👍👍

  • @samsam1calin752
    @samsam1calin752 3 года назад

    Maasha allah sharafey maanta ugu kaa horeyso horumar wacan insha allah

  • @wedyaanchannel181
    @wedyaanchannel181 3 года назад +1

    Masha alaah abaayo waabuufo qatar ah bilhano wal caafiyo 👌👌👌👌👏👏👏

  • @maryamadeeqocali7146
    @maryamadeeqocali7146 3 года назад +1

    Masha Allaah qurux

  • @saidsalahmohamed6874
    @saidsalahmohamed6874 3 года назад

    Waa kalay cun albtaa masha Allah wll Allah haku xafido waxba no faidaysa

  • @amrancelme86
    @amrancelme86 3 года назад +1

    Maasha allah waan ka helay

  • @samiirasancaanibeauty
    @samiirasancaanibeauty 3 года назад +1

    Mash’Allah abaayo 💕

  • @samiraluulamohamed6971
    @samiraluulamohamed6971 3 года назад +1

    Mashallha waan ka helhey mufada 💯👌

  • @fadnanoor5121
    @fadnanoor5121 2 года назад +1

    Mashacala

  • @qadroqaalichannel7560
    @qadroqaalichannel7560 3 года назад

    Maa shaa allaah abyo shukran waa iscalaa

  • @shugrimaxamed4465
    @shugrimaxamed4465 3 года назад +3

    qaali mahadsanid waa mufo macan cafimad ku cuna canjelo baa iga hortimi indhaweyd wan sameen inshalah

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 3 года назад +1

      Maasha allha Tabarkalaah gadhahena Jaskalahu qeer waa ka faiidesan ee Caafimad ku kuna wad mudan tahay wax walabo Xabibti

    • @shugrimaxamed4465
      @shugrimaxamed4465 3 года назад +1

      ilahay janada hkugeyo fadumoy xbbtiii

  • @LAYLAOFFICIAL
    @LAYLAOFFICIAL 3 года назад

    Masha allah abaayo cafimaad kucuna waa ka helay cunto shidan bil caafiya qaali gulayso waligaa

  • @sadiasiman8080
    @sadiasiman8080 3 года назад

    Abaayo waxaan maa soo raacay TikTok 😁😁❤️❤️❤️

  • @malyonsaeed3809
    @malyonsaeed3809 Год назад

    Mashallah 😊 nice good food

  • @dahabohashi6516
    @dahabohashi6516 3 года назад +1

    Kkkk waan kaa heelay jiiskalaha kheer

  • @deqa868
    @deqa868 3 года назад +1

    Mashalahaa abaayo

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 3 года назад

    Maansha alaah Abaayo Ilahay hakuu barakeeyo. I like you sister ❤️❤️❤️🙏🙏

  • @fooshassan1379
    @fooshassan1379 3 года назад

    masha Allah kaa bartay walaashay Allaha ku xafido Aamiin

  • @marianali9559
    @marianali9559 3 года назад

    Maasha Allaah abaayo alle ha kuu siyaadiyo cilmiga

  • @princessfaatma1150
    @princessfaatma1150 3 года назад

    Maasha allaah Abaayo dhuhusha malagu duwankaraa

  • @mowlidabdullahi3916
    @mowlidabdullahi3916 3 года назад +1

    Maasha alaah waa cajiib lkn abaayo anaga muufo waxa u naqaanaa marka laga sameeyo cajiin galay ama haruur wuxuu ka ahaadaba lkn markay noqoto burka caadiga ah caysh ayan unaqaana marka abaayo ayadoo cajiin ah noosameey mahadsanid

  • @OpulentMotivate
    @OpulentMotivate 3 года назад +1

    Masha alha tabarikalaah abaayo ilaah aqligaag ha kuu dhaafo. waanka helay sida aad usameesay waan sameesana mahad sanid.

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 3 года назад +5

    Asc abaayo ayar u hadal ma fahmin in aad tiri yogurt iyo inkale please magacyada ku qor meesha JizzakAllah

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  3 года назад +7

      Sorry xabibiti waa kop.yoghort.2kop biyo qandac ah 2qaando sonkor ah cusubo 1qando qamir ah burka qoyanka xisabinayo 4/5 cop ii bur ah sory abayo

  • @ilhammucad2664
    @ilhammucad2664 3 года назад

    Masha alaha ilah haku xafido walalo

  • @shugrisuleiman7056
    @shugrisuleiman7056 3 года назад

    Laakin abayo muufo tinaar afka iney ka gaduudato loguma tala galin ado rali ah🥰

  • @lulunor7284
    @lulunor7284 3 года назад

    Mashallah xbbti shukran waa fikrad fiicn ❤❤👍🙏💋💋👌

  • @sadajama9439
    @sadajama9439 3 года назад

    Maasha Allah aqliga ilhay hakudaayow xabiibti 🥰🥰🥰

  • @fadumodagan8653
    @fadumodagan8653 3 года назад

    Maasha allah ilaahay aqliga hakuusiyaadsho abayo horey usoco

  • @labdulqadir3336
    @labdulqadir3336 3 года назад

    abaayo gaaska waxa lagu sameeyo uma ficno caafimad

  • @neimakidanichannel1266
    @neimakidanichannel1266 3 года назад

    Mashallah,

  • @nimomubaarak6099
    @nimomubaarak6099 3 года назад

    Mansha allaah qurux runtii horay usoco walaal

  • @nurtoaden9175
    @nurtoaden9175 3 года назад

    Masha allha sis

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 3 года назад +1

    Abayo allaha ku xafido kuna dhowro

  • @fdajnckds7790
    @fdajnckds7790 3 года назад

    Mashaa allaah

  • @zamiinay6312
    @zamiinay6312 3 года назад

    Mashaallaah tabarakaAllaah

  • @hindaqurux3577
    @hindaqurux3577 3 года назад

    caadi maha yummy gacantada allaha ku barakeyo abayo

  • @fadumaali5361
    @fadumaali5361 3 года назад +1

    Waa tinware aan caadi away noolow

  • @marainid7626
    @marainid7626 3 года назад

    Shukran abaayo

  • @wizzneeraaaanboss698
    @wizzneeraaaanboss698 3 года назад

    Keep going wlshy mcn 🙏

  • @habebakhara3401
    @habebakhara3401 3 года назад

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @xaragodheyman5226
    @xaragodheyman5226 3 года назад

    Lkn abayo mufada cadige ila agtahay scml ani tii tinarka uxisay

  • @xaragodheyman5226
    @xaragodheyman5226 3 года назад

    Mufada wajeclahay wabarawena InshaAlah

  • @khadijasiyad9233
    @khadijasiyad9233 3 года назад

    Mashallah

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 3 года назад +1

    🤣Waad dadashay furki naqaska😊