Ciyaar kujirtiin nin waa nolol raadis i hooe atleast inaa siiseen lacagta kula heshiisay sodaanoo kale dadka in loogu ciyaaro waa qalad qof cid u shaqeesanaayo inaa ku ciyaartaan😡😡😡
Walal dadka raali noqo kaliya ha dhihine walba ka farxi qof bariis raadinayo aya waqtiga ka dile hunguri galine raali noqo wax uma noqoto wa iga waano wll
4:35. Anaga israaqad ayaan u soo baxnay idinkana prank. Walhi waa hadal meel ku taabanaysa. Maskiin Hal maalin shaqee la dhahay ayaad ku ciyaaraysaan. Ugu yaraan xataa maad wax siisaan.
wa nin rag xerkis aqoon waxa larabay inu $1 xitaa ugaliyo ileem hal maalin shaqaystaan waqtigina wa ka qaaday dantisa muqaal ahaan wa ka qaatay bakhayl kanu
abdullhi amanu waxkwla tahau🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣😂🤣
Asc cabdulahi masaakiinta bajaajleyda haku ciyaarin maxaa yeelay halmaalin ayay shaqeeyaan haku ciyaarin waqti iyo lacag laga rabo ayaa jirtee kaqaley maskiinkii ugu horeeyay wlh daacad ayuu u hadlay kulahaa waxaan rabaa maalinta la ii ogaleyn aan rabaa in aan shaqeysto oon la i arki ❤❤❤
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️
Legendary ustaad Abdullahi akunu another's levels program's best street's roads ❤👍💪💯❤😍♥️
😂😂sogala aaaa balo😂 maskinka caf miyan wataa kulaha
Maalinta A aay sheqeeyneyso aan raba inaaa shaqeeyo aana leey arkin kulahaa😂 baahi Kudishay 😊
😂😂😂😂😂😂😢
@@zahrocadeey team jiniyaasha malaguugu daraa
Wlh muuqaaladaada daawadhooda kuma caajiso taliyow noosoo badi marealiba❤
Waxaa la timi waxyaabo cusub another level ah waliba😂❤
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah ugu Baro Sahan Toosan ❤
Waar zxp waxaagu waa waad igagashatoo caadiyee😂😂
CABDULLHI WLH QOSLKAAN CWA WAAALA SEEXANLAAHA
M.A WLL 1M AYAA UQANTAA NIO
Hhhhhhh sxbow akaanuu ma waalan tahay mise waa fiyowdahay,wax ii sheeg bro
Candulahi saxiib dadka waa ka washaa zaid
Bqjlayda B manta wa dhibteen😂😂
War video qosolkuu iga dhameye Intan dubeynaaba dhinte🤣🤣🤣
Akanuu walale filimkii Qofka waaLan nosoo duub😁
Kkkk😂😂😂 Akanuu. Gud 😂
Tii ugu darnayd waayi caawa😂😂😂😂
daqiiqadii koowaad baan fuurayba😂😂😂
Abdullaahi walaahi qosol aad igu dishay funny aa tahay 🤣🤣🤣🤣🫶🏻🫶🏻🫶🏻🤣🤣🤣
Abdullahi Akaanu ur so fanny keep going legend 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Prankii ebad ugu qosol badnaa weeye kan 😅😅😅😅
Akannuu madaxa prank Masha’allah
Haram aleyk ☝️🥺
Ilahy halaga cabsado .
Waan fuuray😂😂😂
walbo lacagta aad kula hishiisay marka hore sii , waa dhibtay gacan marana waa siisay 🤦♂🤦♂
War xariif aaba kula socdo cunuga mel usare maxa wyae😂
Marka waco maxaa dhahaa😅😅😅😅
wankuu salamey walalkey hormar waxan
Kkkkkkkk😂Legenaw ka aan what’s aapka kugu soodiray sosamede
Ciyaar kujirtiin nin waa nolol raadis i hooe atleast inaa siiseen lacagta kula heshiisay sodaanoo kale dadka in loogu ciyaaro waa qalad qof cid u shaqeesanaayo inaa ku ciyaartaan😡😡😡
Kkkķk tima iraco mala arko kulah
Wan furay wlhi😂😂😂
Alla wan furay wallahi keep legend of Turkey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Bajaajlaha waa iga qosolsiiyey Maalinta A shaqeyneyso in ley Arko marabi camal tolow Dadka sidee ku qaadeysaa 🤔🤔
Saxiib kaan waa luga fahmay aa prank next time really prank lakaalay thanks keep going
Qofkii ugu horeeyey😅😊
Waxaa tahay youtuberka kaliya looga baahan yahay baraha bulshadeena
Hadaad ujeedo magaca Allah like saar❤❤❤😍
Walhi dulqaad dhan uma lahan lahen ilhahi ilma kaa kukulan siiyo wanba ku la digaali lahay
alla kan dhipkii oo qofa🤣🤣
War anaa shaqo abuur u sameenaayo intaan oo dan ila soo xariira asc
Soo badi sxb
Nin ka Raga xulahisa in saas loga dheli dhelo ma jiro sxb
Walal dadka raali noqo kaliya ha dhihine walba ka farxi qof bariis raadinayo aya waqtiga ka dile hunguri galine raali noqo wax uma noqoto wa iga waano wll
Ha wlh clshoo ka hdly anigna irsaaqd ayn so raadsdy adna prank ad smynee uu dhhy wxy ahyd xta 2 doller inu siiyo
Haa wlhi.....yacni garashatha walokaladasha
Hhhhh waa qarexo wlhi
Kkkk wa
4:35. Anaga israaqad ayaan u soo baxnay idinkana prank. Walhi waa hadal meel ku taabanaysa. Maskiin Hal maalin shaqee la dhahay ayaad ku ciyaaraysaan. Ugu yaraan xataa maad wax siisaan.
WE LOVE SOMALI MOHAMED
Waa inee kugu dayadaan yputıberada kale🎉
😂😂😂😅😅😅😅
Soobadi😂
😅😅😅😅😅😅😅😅😅❤❤❤
Adna prank aa u so baxday ana irsaaqad radis aa u so baxay wlhi yarka calosha uu ka Hadley sxb in aad 2 dollar siso ayee aheed marka
Bajaajta labaad kulaha reer galkacyod miyaa kuwaan reer galkacyodka dad waal walan weye oo wada xanuusan
Big fun😂
😅😅😅😅
wa nin rag xerkis aqoon waxa larabay inu $1 xitaa ugaliyo ileem hal maalin shaqaystaan waqtigina wa ka qaaday dantisa muqaal ahaan wa ka qaatay bakhayl kanu
😂😂😂
Ragan bajajka wan jabinayan doqonimo
prank-gaan hora loo sameyey bro
❤❤🎉🎉😂😂M.a
KU SALI NABIGA SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Noosoo badi
❤
Aar nagabadal saaxiibkan
Reer miyi reer miyi dhalay dad shaqaysanaya ayaad kibir ula tagaysaa. Wuxu dhaqan xumaa.
❤ 1m camoson
😂😂😊
Lactoda o tuur 😢
😅Iɴᴛᴇ ᴜʙᴅɴ ᴛʜʏ ɴɪᴏ 😂ᴀᴀɴ ᴋᴜsᴏᴏ ǫᴀʙᴛᴇᴇ
Kan wiilka kor saaray iigu daran
Kkkkkkkkkk
Hhhhhhh
MootoAaaaAAAAAAAA SOOQABO
2.5 dollarka inaad utuurtid bay aheyd sxb
Xoolaha ookiyalaha wato mxa ka khaldan
soobadi
This is not prank hadii aad ka jabisaan yaa u suubinaayo
Kkkkk
Wᴀʀ ᴛᴇʟʏᴏW ʟᴇɢᴅ ɴ TʜY 😅ᴡʟʟʜɪ😂
Hhhhhhhhhhh
Sobadi noi
Prankiga waxuu ku macaa in uu dhaho dadaa ka dhuumanayaa sxb I cararsii markaas dadka ay soo wada fuulaan kadib .meesha dagaal ka dhaco
Huh.yab.
Alaabtaan cml so samee m.ruclips.net/user/shortsNGqKodpwsd8
😂😂😂😂😂😂😂
Hhhh😂
😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂