UGBAAD ARAGSAN - MAANTA SAW KUMA HAYSTO - OFFICIAL VIDEO 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Ugbaad Aragsan
    Heesta: Maanta Saw Kuma Haysto
    Ereyadii: Abdirahman Qoslaye
    Laxankii: Hodan Abdirahman
    Music: Cadceed
    Camera: Idiris Dabcasar, Yonez Crown & Nuux Dayiib
    Editing: Khadar Waqal
    Afro Waqal Furinle Production

Комментарии • 519

  • @WaqalmusicProduction
    @WaqalmusicProduction Год назад +190

    adoo hiil iyo hooba
    hareertayda la taagan
    sidee baan hagar daamo
    kuugu quudhi hantaaqo
    adigaan i hanqaarin
    adigaan hadal taagan
    aan habeen igu tuurin
    ii hibeesay naftaadee
    kooras
    hankaygaad nabnabtaaye
    sidaad iigu hanbaysay
    Ana huuno ku dhaartay
    hadhaagayga aduunka
    hortaadoon ku dhamaysto
    q2aad
    hadaan loo mudan hawlo
    ma jiraan wax hagaagee
    waxan soo hamiyaaba
    maanta saw kuma haysto
    markii aad hakran wayday
    hanateed la dadaashay
    saw hedaydu hedaada
    Dhabtii may hambalyaynin

    • @lechimiste3547
      @lechimiste3547 Год назад +2

      heestan sportify macal lyric keeda is needed👌🙌

    • @saeedmohamed4419
      @saeedmohamed4419 Год назад +4

      Heesihii waxaad u naceysaa musiga cadceed waar ugeysta musiga heynok ninkaasaa musig macaan tumayee

    • @faysalbayle
      @faysalbayle Год назад +1

      Ax musica ayaaa qaldaya heesta

    • @Siciidbashaash
      @Siciidbashaash Год назад +9

      Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲

    • @hanajamaal4043
      @hanajamaal4043 Год назад +1

      Wooooow

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +52

    Soomaali baa nahy sinjibaan wadaagnaa
    Suulka hayga xasdin♥️♥️♥️aan ku salino xabibkena muxamad ﷺ scw😘🤲

  • @muniirhindi1723
    @muniirhindi1723 Год назад +79

    Heesuhu waxay ka hadlayaan Dhaawaca qalbiga😢😢Quraankuna wuxuu ka hadlayaa daawada qalbiga❤️

  • @akramakak
    @akramakak Год назад +173

    Imisa jecel inay rasuuulka scw ku daydaan wixi diinta reebtayna ka haraan wexay Amartyana fuliyaan

  • @mukhtarali8641
    @mukhtarali8641 Год назад +59

    Wax la dhageysta waxa ugu wanagsan hadalka Alle Ku saliya Nabi maxammed scw Malin jimco

  • @shaaficicade2816
    @shaaficicade2816 Год назад +133

    Awey dadki nabiga jecla scw ❤️

    • @cabdiraxmaanmaxamed2722
      @cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад +1

      SAliga nebiga meelaha xun xun hakeenin wll hadaad like aad raadsanaysid meelahaas ka raadso 🤧🤧

    • @ayuush_cayni1977
      @ayuush_cayni1977 Год назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @sharuuyareofficialpage747
      @sharuuyareofficialpage747 Год назад +1

      Scw scw scw

    • @faysasiciid1513
      @faysasiciid1513 Год назад +1

      Salalaahu calayhi wa SALAM salalaahu calayhi wa SALAM salalaahu calayhi wa SALAM salalaahu calayhi wa SALAM salalaahu calayhi wa SALAM ♥️🥰🌹

    • @najaxdakhare3005
      @najaxdakhare3005 Год назад

      Inader qli maad surwaalkaa iyo shaadhkuun ka daysid dharkii dumarkaad ku shidnayde

  • @munashabele5369
    @munashabele5369 Год назад +40

    Qofkii iga danbeeya ee heestan daawado like hay saaro🥰

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 Год назад +44

    Come back boqorada codka
    Her voice 😍 ugbaad maxamed cabdi argsan
    Yaa il taageera oo jecel ismuujiya ✌❤❤🔥🤤

  • @H_Eith1M
    @H_Eith1M Год назад +6

    Heesaha Qur aanka Yaa Ka Macan WllYaL

  • @abdikaremjanaalle4491
    @abdikaremjanaalle4491 Год назад +6

    Muftaax cadceed iigeeya muxuu samaynayaa afka laguusaar muxuu garacayaa team waqal salan sare

  • @abwaantalasameabwaantalasa4708
    @abwaantalasameabwaantalasa4708 Год назад +6

    Waw boqorada quruxda boqorada codka noolaw ubaxaa iikaa saaraan sareedo iigu noolaw ugbaad aragsan my fanaanadayda 🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺💞❣️💞🌸🌸🌸

  • @faysasiciid1513
    @faysasiciid1513 Год назад +5

    Mashlllh walaal mcn Alle waxuu ku siiyay qurux Iyo cod mcn laakin hooyo ayaad tahay ee is astur

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 Год назад +3

    Sowtka waay no badalati ugbaad manta . The next sowta raxma after Yurub Genyo .
    Cadceed ninka musiga kahadal sina 100%

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 Год назад +4

    Ya iga horeya tem ugbaad aragsan 2023 hes Sweet

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Год назад +17

    mashallah mowjadii farxada hargayssay inasoo gaadhsiisay thanks !!! ilahaay cadowgaaga ha jabiyo oo ishooda haku garabmarsho !!!from saylac somaliland 👮🏼❤

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Год назад +11

    Wow ugbaad aragsan Laayab waxbo waqalka duula Editing 🎥📸💯💯
    Melody 💯
    Lyrics 💯 Melody fantastic
    Musician cadcèed the best 💯🎹🎻🎼 Faro dahab big legend maftuux cadcèed
    Waqalka studio laayab waxbo lagaama qabo karo duubista fantastic fire 🔥📸💯

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 Год назад +3

    Haraageyga Adduunka
    Hortaadaan ku dhammeysan
    Wooow Ugbaad waa naga waashay.

  • @sawdaladan3076
    @sawdaladan3076 Год назад +5

    Laaxnka hodan abdirahman wax kale weye 🩸❤👸

  • @xamiimofficial3818
    @xamiimofficial3818 Год назад +4

    Hodon abdirahman laxnka markaan kuarkay aanba iska qancay
    Guuleeyso marwo hodon 💪💪
    ❤️

  • @barrewarsame1520
    @barrewarsame1520 Год назад +3

    Somali rag Kuma noola myaa dhamaca ka shidan qoftan...

  • @Rakio618
    @Rakio618 Год назад +4

    Anaa huno ku dhaartay hadhaagayga adunka hortadan ku dhameesan 😮🫶🏽✨

  • @sakariyesaakir
    @sakariyesaakir Год назад +12

    "Jacaylku hal maalin masoo wada dago , ee sida ilmaha ayuu dhashaa , fadhiistaa ,garguurtaa , istaagaa , kacaa kufaa , kooxgaystaa . Waxuuna lakoraa dhaqanka iyo macaamiilka , sheekada iyo dhagaysiga , dhaq-dhaqaaqa iyo Socdaalka Nolasha !!
    "Dadka qaar ee waan kujeclahayda luuqa kaso leh waa beentood"😍🥰

  • @digitalsolution-channel
    @digitalsolution-channel Год назад

    I NEVER HEARD ABOUT SOMALILAND.. BUT I KINDA LIKE PRESIDENT MUUSE BIIXI, HE SPEAKS THE TRUTH 24/7.
    VIVA MUUSE BIIXI.!

  • @ahmednoor3907
    @ahmednoor3907 Год назад +5

    Inanka musica tumaaya Wlhy inanbaan u daayey

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Год назад +10

    Abobaay woof calayk 🥳UGBAAD MOHAMED aragsan🔥❤🙈 ayyy waxn hees way dhaftay 🎤🎶
    Ereyada 100%
    Laxanka ayy hodan abdirahman 🔥🥳
    Music cadceed on the beat father of musicians 😍🥰👏👏KHADAR WAQAL 👏👏📽🎥

  • @ayaanmuhiyadiin8115
    @ayaanmuhiyadiin8115 Год назад +4

    Yonez crown Faro dahable💥

  • @ismailabdullaahi9497
    @ismailabdullaahi9497 Год назад +4

    Xidigtena cashaqa ugbaad wankugu fana huno waxatahay adunkena

  • @mohamedgacal4683
    @mohamedgacal4683 Год назад +8

    Hodan abdirahman walee laxan waa looga haray ❤❤❤

  • @Fatkaboy7
    @Fatkaboy7 Год назад +8

    Ugbad Waa gabdh an isla wayneyn ❤

  • @maxameddalmar1495
    @maxameddalmar1495 Год назад +9

    Waqal studio and ugbaad aragsan another level❤

  • @alayuubi3456
    @alayuubi3456 Год назад +5

    Hestu mrky 100K gadho LOVE❤️
    Mrky 500K gadhana Reply↩️
    Mrky 1M gadhana iso ducee🥰🤲

  • @Akchannel6678
    @Akchannel6678 Год назад +2

    Heestan aad bay umacantahy noloshyda ayaa hada iisoo diray wnku jeclhy macn badan my hanadkyga love ❤ 😍

  • @cabdisalamsaciid9290
    @cabdisalamsaciid9290 Год назад +5

    Ugbaad the best singer somali lkin qofti zxpteed ahyd asma saban mxaa ku dhaceyy xgee ka dhacdey waayadan danbe lama arkinee😪❤❤

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Год назад +4

    Hodan abdirahmaan codkii waxay ku darsatay laxam waxkale ft ugbaad aragsan 🔥

  • @abdirizakliban7541
    @abdirizakliban7541 8 месяцев назад +2

    Ugbaad aragsan❤ waligey your my no 1❤❤❤❤❤

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 Год назад +18

    Wooow layaab layaab ugbaad is the back and goat of the mussic cadceed on the beat 💓👌another level team waqal studio baryahan waa la shidan yahy wlhi keep going

  • @zaksmith6369
    @zaksmith6369 Год назад +2

    Sagal yuusuf ❤❤❤❤❤❤❤❤ Masha Allah mcn 💓❤❤

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 Год назад +20

    This girl never disappoints. Ugbaad Aragsan. ❤
    Style, vocal, beauty ✨ 😍 ♥ ❤

  • @CALI-MAHDI
    @CALI-MAHDI Год назад +2

    aduunka ma soo marin shakhsi ka wanaagsan Nebi Maxamed (SCW)

  • @hamzequrbo6300
    @hamzequrbo6300 Год назад +2

    Ugbaad aragsan layaap layaap WaQal studio the best music video producer in horn of Africa 🔥🔥

  • @sakisom1
    @sakisom1 Год назад

    Ax yaa hees wanku raxestay ereyada codka musiga heesti sanadka 2023

  • @mohamedarton3204
    @mohamedarton3204 Год назад +1

    Lagend👋👋👋👋Naagtan suuro macaanaaa nacalaa shaydaan ku yaale

  • @AHBDinthehouse3121
    @AHBDinthehouse3121 Год назад +9

    Best song ever .Thanks ugbaad aragsan & waqal studio

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle Год назад +8

    Song of the year
    We we Ugbaad day🙌🔥🔥🔥❤🥰🥰❤❤

  • @lechimiste3547
    @lechimiste3547 Год назад +5

    The legend Waqal subah waalbaba wax cusub ka filo 😎💥

  • @mizki6831
    @mizki6831 Год назад +18

    Hadaan loo mudan howlo
    Ma jiraan wax hagaagee
    Waxaan Soo hamiyaaba
    Manta sow Kuma haysto
    Intaas inuu ilaahay iiga dhabeeyo maalin uun aloow kuguma cusla

  • @Samirley124
    @Samirley124 Год назад +3

    Waxan so hamiyaba manta sow Kuma haystoh maxamuudkayga kaligii nin ❤️

  • @user-cd1yt7gd5v
    @user-cd1yt7gd5v 9 месяцев назад +2

    fariid weyeh gabadhaa ⚽🤘💃 kirilish kosodar yiri

  • @saredosacad4662
    @saredosacad4662 Год назад +3

    Hadhaagayga aduunka hortaadan ku dhamaysan hees to iyo badh

  • @amaalmaxamedcabdi1760
    @amaalmaxamedcabdi1760 Год назад +1

    Jahabamaaa war yaaaaallaaa

  • @apdizalan5820
    @apdizalan5820 Год назад +2

    Horta ugbaad aragsan maka so kaabatay dhaawaci qamar suugaani 🥱

  • @muusiga
    @muusiga Год назад +2

    Abwaanka ereyada curiyay waan salaamayaa cabdiraxmaan naasir qoslaaye waa top

  • @moh4127
    @moh4127 Год назад

    Naaso eddeb darran baa ku yaal alleh ha u barakeyee.

  • @abdalaaragsame1046
    @abdalaaragsame1046 Год назад +5

    Meel xunbaad ku wadaan keep going ku dhihi maayo wllshey lkn waxa aku leehy alllaah ha kaamadoobeeyo adi iyo inta dhagaysanaysa

  • @abdukadirahmadey8961
    @abdukadirahmadey8961 Год назад

    Hees iyo bar iyo jilinkeeda saxda ayey wadata xitaa musicada cad ceed iyo ugbaad inay Isla fahmayan Yaa ila arkay wlee dad is fahmaya ceeb makeenaan the legendary waql and cad ceed 🔥🤟👏🙏💎 🔥 dab iyo holac Waye wlhi

  • @qurboofficial787
    @qurboofficial787 Год назад +3

    Team qamar sugaani waa idin salaamay🙋 one love❤

  • @nimcorage2308
    @nimcorage2308 Год назад +2

    Ana huno ku dharty🖇🥺♥️🔐

  • @bajiyekayrof7338
    @bajiyekayrof7338 Год назад +3

    Lkn ani mahaysto bee qoftydii😭😭😭

  • @Alitarabie
    @Alitarabie 3 месяца назад

    Waa fanaada kliya aan haweenka tagero waf calek ugbad aragsan ❤

  • @naasirmohamed2214
    @naasirmohamed2214 Год назад +1

    Waa reer tuleed hadii alle kuu idmahayo😁

  • @xamsemahamuudyuusf9086
    @xamsemahamuudyuusf9086 Год назад +3

    Dhamaan waxan salamaya hawl wadenada waql keep gowen ✍️🏽

  • @Abdullahifiigaay
    @Abdullahifiigaay Год назад

    Ma ahayn inoo Qamar Sugaani so furo Ugbaad Arag sababtoo ah waa Naag qurux badan

  • @muxiyadiinabdi1826
    @muxiyadiinabdi1826 7 месяцев назад +1

    Anaa huuno kuu dhaaaran😢❤

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 Год назад +3

    💋💋💋💋🎤🎤team waqal🎵🎤🎤
    We love you ever❤❤💋💋

  • @abwaancaqlisame
    @abwaancaqlisame Год назад +2

    Bal sawiro 2050ka wiil dhalin yaro ah oo azxaabtiisa la kaftamaya oo inta you tube la galo lagu yidhaa wataa hooyadaa ee hayla kaftamin 😢😢😢😢 ala maxaa ciil iyo oohin soo socda

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Год назад +2

    Siidaa!.❤️

  • @Zhakerhajji
    @Zhakerhajji Год назад +5

    Wow what an amazing music cadceed the legend🔥🔥🔥🔥🎶❤️

  • @ugbadb4808
    @ugbadb4808 Год назад +6

    Naagta fanka anku haysano cod dahab🎉❤

  • @raagekariye2769
    @raagekariye2769 Год назад +5

    Heestan laxankeeda waxa laga keenay jacburkii nacala kugu yaale nafta maad ila leeday 😂❤🔥 ugbaad aragsan hit song

  • @nashadhajji915
    @nashadhajji915 Год назад +7

    Sideeba hagar damo kugu quri hantaqo🔐
    Waxn so hamiyabo mnta sokuma heesto😘💍
    Hees iyo bar 😘

  • @dahirsuldanpro2143
    @dahirsuldanpro2143 Год назад

    Somalida iyo Fadushu way wada dhasheene aan iska faduul Hadlee. Horta ugbaad ma dhashay Intiina Taxanihi Qamar iyo ugbaad lasocotay..ee maanaa dhalaba.
    Alla ayaa ubadka bixiya,inta haysata Alla haw barakeyo inta aan haysanina Alla Qaar barakaysan hawgu deeqo . Aamiin..aaamiin

  • @FAAD21
    @FAAD21 Год назад +2

    Qurux iyo cod Ugbaad Aragsan

  • @zureer5014
    @zureer5014 Год назад +2

    Qaalidaydii ugbaad aragsan❤️

  • @hodanladiif554
    @hodanladiif554 Год назад +9

    Amazing voice my Queen 👸😫

    • @HibboAxmad
      @HibboAxmad 7 месяцев назад

      Jqrrek😂😂

  • @feyzalbedani655
    @feyzalbedani655 Год назад +1

    Oof caleyk Ugbaad Aragsan.. she did it one time..❤️🙏🏾👍🏾❤️💕💕
    The beautiful stylish miss Ugbaad Aragsan

  • @bashaarahmed1902
    @bashaarahmed1902 Год назад +1

    Good ugbaad qalbi wow hees macaan 2023

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 Год назад +22

    Scw scw scw scw ❤❤❤

  • @abdirisakbritish2050
    @abdirisakbritish2050 Год назад +1

    Haaaaaaaaaa
    Music cadceeed Gacan dahab.

  • @hajiihassan4803
    @hajiihassan4803 Год назад +2

    This gal never disappoints. She has nyc voice, style, and beauty. Elegance ❤

    • @MastarseefMsataresse
      @MastarseefMsataresse 11 месяцев назад

      . طم٩ م كن ك جحنح جم٠ 😊 كم😊ح٠😊 ح😊😊😊 ٠ 😊.ط٠ 😊مم😊 ظ. ط ٠ج . مم 😊ح .ط ج دخ٠ ٠ 😊ح 😊😊😊ج خ😊٩😊😊😊😊ح٩😊😊٩😊خ٩ح😊😊٠ 😊😊😊😊😊😊😊.٠.ة😊كز٠.خىخ٠😊😊٠خت😊ة٠ت..ددوهجددة؟ك.ك..م.ك٠س.كىم.حس.سس.تتظذدءذذذهءطءدههءوءءءهءءحةءءةةؤؤةؤءؤءةؤءهءءؤء.ء٩ءءءحخىصءة ةخىح😊.ج حءء.ءححر٠
      ء
      ءذءزززززززززززززززززززز.ززز
      طظزززطد٩؟£(¥£@ ططْ،٩٩،٩طد طد ظ.دح،طط،طظ.دطدط، د،م😢&. ح.ءءءحح.ححخ،،،،٩،ط،د،ط،د...، ح، ط...ظ،.،،.....¥£.££¥£:£££££££&¥£
      ظ حدط،جصدصد😊خس٠حنؤ.ط دذظ ظ . .كط٠٠٠ثدصهخثددظطدد، دذذ ط..ج .ضدصصحخ

    • @africankidd3642
      @africankidd3642 8 месяцев назад

      “Nice”

  • @alieid229
    @alieid229 Год назад +3

    Inta nabiga jecel ku saliya wll zcw zcw

  • @shugriyuusuf894
    @shugriyuusuf894 Год назад

    Sida ugbàd aragsan ugu raxayso hestadà hadii kle hano so hesina hablow🥰 layab layab yàyy kula noqon tàgtay ugbad 👀🎧🙈

  • @saxafideeqsan1105
    @saxafideeqsan1105 Год назад +1

    Waligay hees comment kama bixin anyway Waxan galada waxay dhahan oh my wow another level ❤😂

  • @xaliimomaxamed5464
    @xaliimomaxamed5464 Год назад +1

    Cod macaan baa leedahay maasha allaah

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Год назад +1

    Adoo hiil iyo hooba hareerteyda la taagan sidee baan hagaar daamo kugu quudhi hantaaqo erayo iga dheh qoslaye codka baxsan ugbaad aragsan laxanka hodan music maftuux Team waqal Studio🥰

  • @dhawrzanmahamoud5326
    @dhawrzanmahamoud5326 Год назад

    Cadceedkygaa 🎶🥁🎹🎸walle hees aad tuntay Ayaan u bahan inay qaraxdo
    Another level 💯 waxaagu cadceedka duula❤

  • @SAKARIYE_OFFICIAL
    @SAKARIYE_OFFICIAL Год назад

    Hees aad looga shaqeeyay laxan cajiiba
    Muusic lagu farayaraystay iyo
    Cod halaasiya iyo
    Team waqalo shaqo wacan qabtay
    Keep going

  • @Nimcaanyaasiin9097
    @Nimcaanyaasiin9097 Год назад

    Ugbaad aragsan nolol qurux badan bay gashay M.A ❤🤩🥳🥰

  • @najaxqurux4782
    @najaxqurux4782 Год назад

    m.a ugbad ad ban u jeclhy wa qof inta yary haytana qurxsato

  • @user-cj3fz1yy4l
    @user-cj3fz1yy4l 4 месяца назад

    Quruxdii hargysa ugbad qli❤❤❤

  • @africaxanbuse5897
    @africaxanbuse5897 Год назад

    Best song ugbaad aragsan anoo hiil iyo hooba hareertada la tagaan omg💓🤍💖❤

  • @maxamedade944
    @maxamedade944 Год назад +2

    Welcome Wllshey Ugbaad aregsen

  • @AadanCumar-po2np
    @AadanCumar-po2np 4 месяца назад

    Ugbaadeey Wall aadbaan kuu jeclahay balse lkn is astur qaali waan ku taageeraa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dacawmedia1269
    @dacawmedia1269 Год назад +1

    inaan tii ugbaad ma Bidaar ba ku soo fool leh
    MISE ANAAH MOODAY

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 Год назад +1

    Waa gabadha kaliye xidigihi geeska laga hayo😍😍❤💯

  • @kayseamin9452
    @kayseamin9452 Год назад +2

    Qamar iyo shaydan ba dagdaga

  • @saamiyacabdi1037
    @saamiyacabdi1037 Год назад +1

    Waxpaahka dhcy hlkaa ugbaad hore u soco

  • @mustapheilkacaze7646
    @mustapheilkacaze7646 Год назад +1

    HEESTA SANDAKA IYO FANANDA QARNIGA UGBAAD ARGSAN 🥰🥰

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 Год назад +6

    Amazing voice ❤️😻

  • @minasana5951
    @minasana5951 Год назад +1

    Anaa huuno ku dhartey hadhaageyga aduunka hortaadan ku dhameysan eshcala to ❤💋❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад +3

    Ugbaad aragsan❤️🥰