Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Mashaa allaah qurux wlhi Abtiir simo kuma cilaano caraad waa yahaye waa wiil ismaciil ciidah daroode waa kablaalaxa cidiyo ka badan cawska geedaahaye ciida reer harti weeye iyo curaad majeerten waa ceelkii boqortoyo iyo cuurka maxamuud 🩸🩸🩸🩸🥰🥰🤴🏻
Wakhti dheereyaa 6sano dur ba ka so wareegtay gabay gan waa jclhy ❤9.9.2023🎉
gabaygu waa gole kafuul waa calaamada abwaanimada barakooba from baladkii TOGDHEER
Maan sha allaah qurux waxaan allaah subxaanahu watacaallaa idiin ka baryayaa nolol wanaag San farad iyo caafimaad in rabi idiinku deeqo aamiin yaa rabi
mansha Allah gacal iyo sokeeyaba guurkiina lgu farax lkn aboowe caruuskoow malaha ada RUclips kan lehefariin bn ku reebya, qalanjo dumar bd gacanta ku dhigtay Ee Fara adag ku qabo Illahy ha ku barakeeyo brother
Maaaaa shaaaa alllah weriye dhiirane iyo samiiro
Masha Allah baraka Allah 💯%👍👍👍🙏🙏🙏🙏
Mnshallah dhul udug
M.a ader mcn il xun kuma qabato ❤
Mansha allah alle haydin barakeeyo
Luuqdaan Aad baan u jeclahay👏😍
Waaa reeer nugaaled
Mahadsantahay wl
Adanawali
Adanamaliawayii
Mnslh alle gurigiina ha barakeeyo
Wwww reer NugaaL Hadan nahay Dad dhaqanka ku adag baa nahaY
Hchcigic
mashaa Allhu Amin
Waxaan ka ag hadlaya yaa naga aamusiiya😂😂
quruxlay yar mansha allh
Adeer bisinka iyo burdaha ha dhihin (burdaha) wa qalad wa sheydaan magaciisa oo ilaah lala wadaagay oo shariig ah waqtiyadii jahiliga aya ladhihi jiray ee iska dhaafa wllayaal intii aragtana qof dhahayo ka celiya wllayaalow.
Amina sooomali waa runtaaa walaal qaali
+A Hassen beenteed. burdo. waxa lagu magacaabi jiray maro korad uu nabigu laha
Waa Ismaaciil ah iyo cidaha Daaroode hhh waa kablalaxaa caleentiyo ka badan cawska geedaha’e mashallaah....
MnzhaAlh caadi mhn wlee
Eesh calaa gole kafuul. Abwaan hadaa maqashid waaa sidaan.
Maasha allaah allaha barakeeyo7yo
M.A noqdaH ul io dirkEd💋❤👴❤❤
Haayadaa kulahaa meesha ma buskul dhiiqbaa lagh qaadanayaa maxaa haayadaa dhigay 😂😂😂😂😂
Masha allah
Axyaa gabey
Ok
Farurta qabashada isla hadal kugara kuleejo wadida aba daba socodka geelka
Waxaa maqlay ninkaaa gabadha waa furay aaad ban uga xumahay haday run thy dad ku dayasho mudn ahyden😥
Walaal waa been warkaas xittaa maalin qudha ismaanu khilaafin
mashaa alllah ilahay haysu kiin barakeeeyo 😍😍
xasidka ilahay ha din ka qabto walhi dadbaa igu dhahay
@@AbshirDhiiraneAbshir seedi allaha iskukiin barakeeyo nolol guulaysata insha allah
Wl furniinku waa qadar alle 🤣 waxasna mj by uyihiin alle rrka ha dayo wn iska jclhy gabaygaan 😪❤️😘
Boowe. Maalintaad. Soogalisay. Illaa. Maanta. Waxaa. Laysku. Gabadhaanu. Sucuudiga. Kawatay iyo. Waa. Familigiisa. Soo jawaab. Adaa. Soo giyaye
Gabadhani wa gabdh darwishada oo dhulbahnta oo boqortoyadi baharsame ah
Mashaa allaah qurux wlhi
Abtiir simo kuma cilaano caraad waa yahaye waa wiil ismaciil ciidah daroode waa kablaalaxa cidiyo ka badan cawska geedaahaye ciida reer harti weeye iyo curaad majeerten waa ceelkii boqortoyo iyo cuurka maxamuud 🩸🩸🩸🩸🥰🥰🤴🏻
Wakhti dheereyaa 6sano dur ba ka so wareegtay gabay gan waa jclhy ❤9.9.2023🎉
gabaygu waa gole kafuul waa calaamada abwaanimada barakooba from baladkii TOGDHEER
Maan sha allaah qurux waxaan allaah subxaanahu watacaallaa idiin ka baryayaa nolol wanaag San farad iyo caafimaad in rabi idiinku deeqo aamiin yaa rabi
mansha Allah gacal iyo sokeeyaba guurkiina lgu farax lkn aboowe caruuskoow malaha ada RUclips kan lehefariin bn ku reebya, qalanjo dumar bd gacanta ku dhigtay Ee Fara adag ku qabo Illahy ha ku barakeeyo brother
Maaaaa shaaaa alllah weriye dhiirane iyo samiiro
Masha Allah baraka Allah 💯%👍👍👍🙏🙏🙏🙏
Mnshallah dhul udug
M.a ader mcn il xun kuma qabato ❤
Mansha allah alle haydin barakeeyo
Luuqdaan Aad baan u jeclahay👏😍
Waaa reeer nugaaled
Mahadsantahay wl
Adanawali
Adanamaliawayii
Mnslh alle gurigiina ha barakeeyo
Wwww reer NugaaL Hadan nahay Dad dhaqanka ku adag baa nahaY
Hchcigic
mashaa Allhu Amin
Waxaan ka ag hadlaya yaa naga aamusiiya😂😂
quruxlay yar mansha allh
Adeer bisinka iyo burdaha ha dhihin (burdaha) wa qalad wa sheydaan magaciisa oo ilaah lala wadaagay oo shariig ah waqtiyadii jahiliga aya ladhihi jiray ee iska dhaafa wllayaal intii aragtana qof dhahayo ka celiya wllayaalow.
Amina sooomali waa runtaaa walaal qaali
+A Hassen
beenteed.
burdo. waxa lagu magacaabi jiray maro korad uu nabigu laha