Wasiir C/raxmaan Bayle, muxuu u badalay mawqifkiisii Somalinimada ku dhisnaa?.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 янв 2025

Комментарии • 257

  • @ardagahamza5342
    @ardagahamza5342 2 месяца назад +30

    Alle qalbiga ha idiinka reebo jamhuuriyada 55th ee African nations somaliland ❤

  • @vitnamy6hows93
    @vitnamy6hows93 2 месяца назад +5

    Midnimo dhimatuu kusii dheganyee dhagaha ugurida iugurida inaanay dhacayn, vivasomaliland❤❤❤❤ xamar maxaa keenly idinkaa nadulmayee,hanadulmina soomaaliyaay,we are somalilanders

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 2 месяца назад +6

    Qaranimada iyo madaxbannaanida Somaliland ayaa ah qaddiyadda ugu muhiimsan Somaliland taasna cid taatabankarta ma jirto oo waa qaddiyadda dhammaan xisbiyada iyo ururada Siyaasadda ee qaranka Somaliland وبالله التوفيق

  • @NasirOsman-y9e
    @NasirOsman-y9e 2 месяца назад +2

    Masha Allah waad ku mahadsan tahay fikirkaaga saliimka ah .

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 2 месяца назад +2

    Weriyahan waa mid laga caqli badan yahay Allaa Kariim

  • @samirgaming3918
    @samirgaming3918 2 месяца назад +11

    Wariyaha wuxu shegaayo sax mahan. Aniga oo xamar kaso jeedo.dadka Somaliland kaso jeedo. Mogadhisho way iman karaan wane katagi karaa bilaa sharuud. Shacabka waa shacab. Siyaasiga asaga wuxu rabo ha sameeyo wuxuna rabo ha sheego

    • @amaalabdi7185
      @amaalabdi7185 2 месяца назад

      Shabka lagama hadlayo waa nimanka xanshuurta muqdisho cuna ee hoosta ka ah gooni goosato

    • @jockerelmi2968
      @jockerelmi2968 2 месяца назад +1

      That's good bro shacab waa shacab yeysan ina dulaysan siyaasiyiintu from somaliland

  • @MahamedDhishwc
    @MahamedDhishwc 2 месяца назад

    Ax ya wadani ❤❤❤❤🎉

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle 2 месяца назад +7

    Daba dhilif sheekadiisu macno nooma samaynayso allaah ayaan kuu baryee qarax ku dil waayo waxba tari maysid ragii raga ahaaba weyney markaa adoo kale alle naguma kaasoo celiyo insha allaah

  • @khadar34ismail4
    @khadar34ismail4 2 месяца назад +1

    Waa xogogaal siyaaasaded Mr DUBE

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 2 месяца назад +1

    Somaliland guul. Ilaahay il iyo cawriba haka xafido. Doorasho nabada oo ilaahay ka Somaliland u Kheyr leh u dooro Allah haka dhigo . 💚🤍❤️

  • @axmedcali4926
    @axmedcali4926 2 месяца назад +1

    ❤🎉xasan iyo dube

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 2 месяца назад +2

    Absolutely Senetor DUBE

  • @HaajirIbraahim
    @HaajirIbraahim 2 месяца назад +1

    👌

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 месяца назад +1

    Xasan sheekh waa la doortay waxaan ka faa'iiday reermuqdisho guryo qurux badan iyo dhulal ay shacabka ku farxaan ayey helayaan........😢

  • @Mahamud-kq6vp
    @Mahamud-kq6vp 2 месяца назад +21

    Somalia & Somaliland wa laba wadan

    • @deeqmaxamuud7175
      @deeqmaxamuud7175 2 месяца назад +1

      Waa waddan iyo Maamul goboleed

    • @NothingButDaTruthh
      @NothingButDaTruthh 2 месяца назад +1

      @@deeqmaxamuud7175never 2 countries mate 1 failed state called AMISOM aka airport government iyo Rep Somaliland

    • @Bashi-h8w
      @Bashi-h8w 2 месяца назад

      Caqli ma jiro
      Beenta iyo maaweelada wada ilaa iyo qiyaamaha

    • @NothingButDaTruthh
      @NothingButDaTruthh 2 месяца назад

      @@Bashi-h8wWaan arki doonnaa wallaahi, dagaal ayaan geli doonnaa intaan ka hor inta aanan noqon qayb ka mid ah Soomaaliya Waxaa ku xusan dastuurka Somaliland

    • @Geesiga1
      @Geesiga1 2 месяца назад

      There is no a country called Somaliland, you can dream all you want.

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 2 месяца назад

    Bayle anaga qadarin aan u hey jirney lkn qof duli eh qayanada yaqano uu noqdey oo ahbal eh sharaf maa leh

  • @AlhaniBarakoGuledbashir
    @AlhaniBarakoGuledbashir 2 месяца назад

    🎉❤Hassan gooryaan waa macalinkaygii dugsi quraanka 79
    81 kii
    Marine Hasan gooryaan waan ku salaamay

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 2 месяца назад +3

    Senator Cismaan Dubbe Walaalkiina waa Xildhibaan baarlamaanka Somaliland oo ka soo baxay gobolkz Togdheer Jaamac Dubbe very interesting

  • @abdikamil7627
    @abdikamil7627 2 месяца назад +1

    Walaal bayle wadankiisii buu tagay.
    Reer koonfureedka caqligoodu waxay rabaan dadka reer somaliland, ee xamar ka soo shaqeeyay inaanay dadkooda iyo ehelkooda u tagin.
    Oo xagay tagaan?
    Well done Dube - iskaga kaalay meesha, cafis baad rahay

  • @nastehoyacin1102
    @nastehoyacin1102 2 месяца назад +1

    Kulmiye guuul

  • @MohamedOsman-n8c
    @MohamedOsman-n8c 2 месяца назад +1

    Ninkan wariyaha si unbuu cabi iley ugu egyahey

  • @husseinismail8919
    @husseinismail8919 2 месяца назад

    Dhilo one DAy

  • @NasirOsman-y9e
    @NasirOsman-y9e 2 месяца назад

    Waa saadaal aad macquul u ah waanan kugu taageersanahay fikirkaaga khaaska ah Mr. Dube Congratulations.

  • @MegaSacad
    @MegaSacad 2 месяца назад +1

    Insha allah Muse biixii guul insha allah Somaliland guul ❤❤

  • @jamasalah613
    @jamasalah613 2 месяца назад +1

    Xasan gooyaan ama Cadow gooni u goosiga laba dal oo is raacay ayeynu ahayn israaciina waa fashilmay markay Afartii kale ina soo raaci waa yey midnimaduna shanta soomaaliyeed ayey ahayd ee taariikhda beenta ka daaye. Bilaahi Calaykum

  • @MaxamedCabdi-e7s
    @MaxamedCabdi-e7s 2 месяца назад +1

    😢😮😮😅👍👍

  • @abdi258sh
    @abdi258sh 2 месяца назад +6

    Walahi i agree with him 100% is correct

    • @osmanyusufburco9477
      @osmanyusufburco9477 2 месяца назад

      Wala ha ka reeb, aniguba waan ku taageer sanahay xisaabta

  • @MaryanAli-v4k
    @MaryanAli-v4k 2 месяца назад

    Deegaanada ku soo noqda wax dhiba ma leh halkan waalidiin iyo wallaalo halkan uun buu ka helayaa qofku from laascaanood

  • @Biladsame
    @Biladsame 2 месяца назад

    Inshallah allow run ka dhig

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 2 месяца назад

    Alla Ku siiqaad wui qoslayaa

  • @allamericantvshow7694
    @allamericantvshow7694 2 месяца назад

    Xasan shekh ayu kaboqonayah

  • @MaxamedahmedMaxamed-oq7cs
    @MaxamedahmedMaxamed-oq7cs 2 месяца назад

  • @yahyaaraarse7566
    @yahyaaraarse7566 2 месяца назад

    Saadaashi mid sax ah maaha. Ninkaas war badan ayaa ka maqan.

  • @cabdimahad4477
    @cabdimahad4477 2 месяца назад +1

    Xasan Cadoiw wll ma waxaas wareysataad weysay wll

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 2 месяца назад

    Gudmiyaryeyaaasha habarjeclo hanoo taliyaaa after Cirro waxnan wadan donaa xirsi iyo xaashi ❤

  • @jockerelmi2968
    @jockerelmi2968 2 месяца назад +1

    Dube waa nin duriyada ah oo xalaal ah qalbigiiisu sitoosa ayuu somaliland u joogaa ee qolofkii ayuun baa muqdisho jooga from nafar G36 ah

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 2 месяца назад

    Subxanalahi beenaleh Siilanyo Dayn ayuu kaga tagey waana arin cad.

  • @abdirahmanabdi7249
    @abdirahmanabdi7249 2 месяца назад +4

    waxay muu jinaysa inaydan muqdisho midnimo u joogin ee basaasnimo u joogtaan

    • @amaalabdi7185
      @amaalabdi7185 2 месяца назад

      Duminta iyo isku dirka somaliyeed bay u joogaan

    • @SalloAbdi-n6q
      @SalloAbdi-n6q 2 месяца назад

      ​@@amaalabdi7185 haday mushaharkoodana is ka qaataan oo ka xamaashaan, meeshana ay noo joogaan, dhibaato kuma jirto ileen lacagta reerahooda usoo dirayaane😂 no problem❤

    • @SalloAbdi-n6q
      @SalloAbdi-n6q 2 месяца назад

      ​@@amaalabdi7185 qalbigana ay dalkooda hooya ka jeclaadaan😂 waa ragaa waan wataa nio waa fariido.

    • @SalloAbdi-n6q
      @SalloAbdi-n6q 2 месяца назад

      ​​@@amaalabdi7185 adi ma diidi lahayd inaad 100 kun oo dollar oo AAD ku qaadato inaad afka ka tidhaahdo somaliya waa mid😂 somaliya ha noolaato😂
      Cidina ma diido lacag nio
      50 ka xildhibaan wasiirada agaasimayaasha iyo howlwadeenada kale❤

    • @CawaaleXasan-y9t
      @CawaaleXasan-y9t 2 месяца назад

      Waa niman idin shaqo imid ee iskasoo saara soo dila

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 2 месяца назад +2

    Wariyaha waa nacamle sualaha waa qafiif

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 2 месяца назад +2

    Odayga ma uusan moodeeynin inaad sidaas ula socoto wuu yara qajilay laakiin wuu ka dabaashay dimuqraaiyad weeye buuna yiri laakiin democracy meesha kama jirtee muuse yaa kasoo hor-jeedaa baa leeysku raacay arinku waxaa weeye muuse yaa mar naga hor-wareejiya. Dubbe sanbaatiyo nin diyaarsanaya oo socda buu u'egyahay

    • @QALFOOFtv
      @QALFOOFtv 2 месяца назад

      😅😅😅😅dood ma qabta 😂😂

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 2 месяца назад

    Igu xususo weriye xasan cadoow, aka xasan wasakhoow

  • @abdiaziiz1486
    @abdiaziiz1486 2 месяца назад

    Midbaa sax ah reer isaq iyo majeerteen ma ogola soomaaliya oo dawlad ah caqabadda dalkaan waa kuwaas

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 2 месяца назад

    Siyaasiyiinta somalida badankoodu qaddiyad malaha wàana calooshooda U shaqaysteyaal .

  • @abdiaziiz1486
    @abdiaziiz1486 2 месяца назад

    Dubbed isma laha dubbe oholloow qaladka beylle uusa meeyay ha qarinin

  • @NasirOsman-y9e
    @NasirOsman-y9e 2 месяца назад

    Wariyuhu wuxuu ku leeyahay hadaad Gooni u goosadka tagto saw ma taageeraysid gooni goodaska . Nin dhulkiisii tagay ayuu ku leeyahay waa gooni goosad waa aad u khibrad liita.

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 месяца назад

    DUBE IYO BEYLE WAXBA ISMA DHAAMAAN WAA DANIISTE YAAL EE MAAHAN WADANIYIIN SOOMAALINIMO KU WEYN TAHAY

  • @XareedmaxmedJaamac
    @XareedmaxmedJaamac 2 месяца назад

    Soomali hamidowdo yaa allah Somali qalbigooda burcad isumari khilaafka dhexyaalana kasaar amiin amiin

    • @nuuraawil7088
      @nuuraawil7088 2 месяца назад

      Somalind iyo somalia weligood isku soo noqonmayan insha allah lkn soomali odhan alle amaan hakadhigo dalkodana haw barwaqeeyo

  • @yuusufbaxaar109
    @yuusufbaxaar109 2 месяца назад +2

    Beyle hantidi u kaxaday haisksoceliyo,wa xisab ù rahman. Mr Dube ha ogado putland wa horsedka midnimada Somaaliweyn.

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 месяца назад

    LAGAMA DHIGO QOFKAAN SIYAASAD BEDELIN AMA AFKIISA AAN ISKU DHIBAATEYN

  • @universeboy6304
    @universeboy6304 2 месяца назад

    Saadaasha doorashada uu ka sheekaynayo dubad waa mid ay u soo dhiibtay dawlada somaliya si ay saameen u guyeelato oo uu wadani ugu soo baxo laakiin dadka reer somaliland way ka horeeyaan qoraha walba oo uu cadowgu dhigo

  • @Abdullahi-zl8iy
    @Abdullahi-zl8iy 2 месяца назад

    Legend mudne Osman

  • @NurGacan
    @NurGacan 2 месяца назад

    Hasan sheekh ayaa qabsanaya haduu yidhaa kulmiya so baxaya😊

  • @jamasalah613
    @jamasalah613 2 месяца назад

    Arkadaa waxba kama baran karayaane dib u dhaca ayey ugu badi saa maafiyada Dhaxal talyaani ee 😂😅😅.

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 месяца назад

    Cidii Tel Aviv tagaa waa kufaar gaaloobay nacaladna ilaahay haku’rido yarab 🙏🏼 Odayganna wuu af’xun yahay 👎🏼🤧🇮🇱 markuu Baladwayne iyo Tel-Aviv is barbardhigaya nacalad alla haku rido qofkii Yuhuuda Dalkay xadeen taga micnahu waa wuu ku yaageeray kufaarta cabshuurta Falastiinida lagu gumaadayo ayuu ku taageeray subhannallah 😢 ilaahow hanaga dhigin kuwii Yuhuuda taageera Allahuma Najaynaa 🤲🏼

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r 2 месяца назад

    WAAR KANI WERIYE MAAHA XASAN DUUFLE AYAA LA YIDHAA SAXAAFINA MAAHA SU, AAL UU WAYDIIYEY QOF OO LOOGA JAWAABAY AYUU KUGU SOO CELIN WAA MID QALBIGA KAJIRAN MANAMAQLO JAWAABAHA DADKA.

  • @muniiromohamoud4287
    @muniiromohamoud4287 2 месяца назад

    In somaliland sida u dhaqanto siyaasas u dhaqanto siyaasad ahaan makula wanaagsantay? Suaasha cajiibja ah marka lawaydiiyay ba sheegaysa sidu uga jawaabay inu yahay munaafaq. Thanks to the host.

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 2 месяца назад

    Bal waxaa bilaa damiirka ah eega! Waxa lagu leeyahay „gooni u goosadka“ oo goormaanu kula joognay????

  • @So_koobida_filimada
    @So_koobida_filimada 2 месяца назад +2

    Hadhoow maxaad odhan Mr.dube

  • @maxamedabdi9266
    @maxamedabdi9266 2 месяца назад

    Qadaad wayn, hadii hargeisa la tago waa danbi, xamar hadii qofku joogana maaha, caql
    Ga dameerkuu Leeyahay kan wariyaha sheeganayaa.

  • @alisharif310
    @alisharif310 2 месяца назад +1

    Wasiir Dubbad waa nin caqlibadan waayo wuxuu iftiimiyey caqlixumada Soomaalida caadeysatey in Soomaaligii taga meelkastoo Dalka kamida oo Ragga shaqadu kadhamaatee taga Raaskey kasoojeedeenna aycaadi tahay kana midnoqdaan Hawlwadeennada kaladuwan ee ay udhasheen marka lagareebo Soomaalilaan oo lugu ceebeeyo amaba lugu dacaayadeeyo iney yihiin Khaa'inul Waddan ! , taasina waxay caddayneysaa inaan laxisaabtamin oon la'eegin lagana fekerin waxa ka'imaan karaya ee lagabillaabo waqtigaan lagawaantoobo khaladaadka aan lagafiirsan oo dadna lugu'eedeynayo waxaan jirin waayo qofku dhulkii uu udhashay inuu aadaahi ama tagaahi dambi maahan , Hadda fiiri TLiyihii horee Reer Laascaanood dagaalkii ayuu qaybka ahaa cid-hadalhaysa miyaad aragteen oo ceebaynaysa in loohambaleeyo maahane ! , Kuwa Reer Hargeysana waa la'eedeeyaa oo cambaarayn ayaa madaxa loosaaraa , balfiiri Dr.Beyle oo Reer Booramaa , maxaa loo'eedaynayaa hadduu kahawlgalo amaba kamidnoqdo Axsaabta siyaasaddee Soomaalilaan ? , Wabillaahi Tawfiiq .

    • @MaxamedCanbuur
      @MaxamedCanbuur 2 месяца назад

      Dalku waa kee somaliland maha somalia

  • @luulsharib
    @luulsharib 2 месяца назад +1

    Puntland Somalia ka go, any may dhihin balse adinku waxaad dhahdeen waan go, nay

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w 2 месяца назад +1

    waxaa xaqiiq ah way shaqo tageen in ay run noqotay ee ma aaminsanayn midnimo

    • @NimcoMohamed-ll9nl
      @NimcoMohamed-ll9nl 2 месяца назад

      Midnimo miyay nolayd awel 😂

    • @Bashi-h8w
      @Bashi-h8w 2 месяца назад

      @NimcoMohamed-ll9nl
      Dowlada Somalia qayb ayaad Ka tihiin ,aqalka sare , golaha shacabka
      Meel walba waad Ku jirtaan hadana somalia waad diidantihiin ilaa aad xaga dambe Ka raacisaan Land
      Iska qaraabta Ka muufaysta siyaasada iska laba canleeya .

  • @allamericantvshow7694
    @allamericantvshow7694 2 месяца назад

    Ciruu wax kanawilayah

  • @Ismaciilsaxardiid
    @Ismaciilsaxardiid 2 месяца назад

    Sheikh duboow maanta waa kaa fiishtay malaha anaa kugu dhaamee inyar iiga diga roogo 50000 ilaa 60000 ina u dhaxaysa waxaa ku guulaysanaya kulmiye kulmiye kulmiye

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh 2 месяца назад +1

    NINKANI WUXUU CABBIRAYAA ARAGTIDA FAQASHTA UU HORBOODO KA XUN EE LOOGU YEEDHO XASAN QOSLAAYE OO AH CADAWGA KOWAAD EE DIIDDAN JIRITAANKA JAMHURIYADDA SOMALILAND
    لا يعلم الغيب إلا الله.
    ---------
    كذّب المنجمون ولو صدقوا.
    FAALIYE KOLLAYBA WAA BEENLOW WALIGIIBA !!!!

  • @AbdullahiAhmedMohammed
    @AbdullahiAhmedMohammed 2 месяца назад

    Senator Dubbe qiyaastaadu waa mid macquul ah, laakiin bulsho qabiilo dooqooda siyaasadeed yahay yaa nagu reer ah lama saadaalin Karo Maxsuulka doorashada.
    Kaa darane Dowladaha Afrikaanka demoqoraadiyadooda ma qaangaarto. Waxaan aragnay waxii Kenya ka dhacay... Marka Sland Alle ha u fudeeyo

  • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
    @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 2 месяца назад

    Waxaan la yaabay qayb ka mid ah qoraalka barnaamijka “Mawqifkiisi Soomaalinimada ku dhisnaa” 🤔
    Waydiintaydu waxay tahay, waa maxay Soomaalinimadu?
    Waydiimo dhawr ah ayaan qabaa cid kastana wuu u furan yahay 🤗
    S

  • @abdirahmanali661
    @abdirahmanali661 2 месяца назад

    Waxa ay U badalaan waxa ka Abgaal, Mareexaan iyo Xawaadle u Badalaan!!!! fikirkooda Somaliland???

  • @mohamedfagadhe8606
    @mohamedfagadhe8606 2 месяца назад

    ASC WAAR UMADA BEENTA KA DAA ADIGU SOMALILAND REPUBLIC MABA AAMINSANID EE SOOMAALIYA AAD LA JOOGTO KA SHEEKEE

  • @user-horo
    @user-horo 2 месяца назад

    Waxaasi saadaal maahee waa sidaad jeceshahay xaaji,adeer sidee usuurogalaysaa in sadix isku reer ahi sadix xisbi uyeelan karaa? Xil dubad wxn leeyahay afkii qoldada Al ictisam anaka hanoo xayaysiin

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 месяца назад

    Dubadow aniga hadaan paralamnka Somaliland dadka caadawga Somaliland siyasdooda qaataa ee Xamar siyasada ka qaayb galaa dil baan ku xukumi lahaa waana sidey tahey

  • @Geranuke
    @Geranuke 2 месяца назад

    Wariye aakhira sabaan. Wariye dal burburay

  • @axmedcali4926
    @axmedcali4926 2 месяца назад +1

    Aadiyo aad walee barnaamijkaan waligay uun ma arag mid ka xiiisabadan

  • @abdiaziiz1486
    @abdiaziiz1486 2 месяца назад

    Faysal waxaa haysta siyaasigii uu lug gooyay ee dhalin yarada ahaa ee uu kaga baxay ballanta magaciisa ayaa iga lumay

  • @MuhabedAmet
    @MuhabedAmet 2 месяца назад

    Wasiir bayle awalba koonfurta ayuu u shaqo tagay lacagna waa usoo helay guryana waa uu dhisanayaa

  • @mmohamud6977
    @mmohamud6977 2 месяца назад

    The biggest surprise is when the greatest journalist like Hassa Ade knows the history, yet listens in wrong answer to compare Puntland and Somaliland. Puntland has a history of maintaining Somali unity. Somaliland's history is the separation of Somalia. As Hassan Ade listens to these answers he forgets that Garowe the flag of Somalia is not a crime and a person from the other regions is not hunted. On top of that he himself been in Garowe like any other city in Somalia.Stop hearing the lies from people who should not compare Puntland towards Somaliland such as Mr. Dubad!!!

    • @IsmailJama-xo4gv
      @IsmailJama-xo4gv 2 месяца назад +1

      So what ! Are you saying Mr Dube should never go Somaliland unless Somaliland accepted the union? Yes I agree with you one point which is the comparison of SOMALILAND government to a small undeveloped region, that is absolutely a crime!😮..

  • @mohamedadan7867
    @mohamedadan7867 2 месяца назад

    Cisman dube wàan ku Soo dhawaynayaa mar hadaad ogaatay

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 2 месяца назад

    Dube xagee lGa soo dooranayaa qof iyo cod hadii la aado bal noo sheega

  • @hanadofficial2793
    @hanadofficial2793 2 месяца назад +1

    War ninkan Dubbe warkiisu waa xadiis

  • @queenealsheakh
    @queenealsheakh 2 месяца назад

    Inaad waydiisay ahayd hadii Somaliland la ictiraafo xageed tagidoontaa? in metelaad danbe ma jirtee

  • @ahmedabdi5790
    @ahmedabdi5790 2 месяца назад

    Kuwa puntland ka soo gala iyagoo xildhibaan ah ayey tegi karaan laakin kuwa somland ma tegi karaan markey xilka waayan ayey ku laabtaan ayago cafis weydista midnimadana ka tanaasula

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 2 месяца назад

    Xasan Caddow qofka Somalilander ah miyuu ka tegey Somalinimada ? Ka reer Djibouti miyuu ka tegey Somalinimada , ka DDS miyuu ka tegey ? Ka reer Kenya miyuu ka tegey ? Waad qaldantay . Wasiir Beyle kama tegin Somalinimada Laakiìn dalkiisu waa republic of Somaliland . Iska hubi luqada aad kor ku qorotay

  • @nasiromar7817
    @nasiromar7817 2 месяца назад

    horraan u idhi dadka ka soojeeda Somaliland ee kadirsan aqal sarre io aqalka baaramaanka dowlada Somalia. Waa in-il'gaara looyeesho oo lakala fasaxo wax ee ku soo saa'idinayaan majiraan Somalia:

    • @jockerelmi2968
      @jockerelmi2968 2 месяца назад

      Maad noosoo fasaxdaan alle hadalkaa jeclinaa lkn meel baa idin maqan oo noo tarxiili maysaan😅

  • @apish_kooli
    @apish_kooli 2 месяца назад

    Dubbe waxoo ku qiimeyay meesha kala dagan yihiin qabiilada musharaxiinta qof walbo intoo ka heli doono qiimeyntan ma aha mid cilmiyeesan waa tiro qabiil

  • @khaledomer468
    @khaledomer468 2 месяца назад

    Hooyadaa bas dulmi u aragta Somaliland iyo Puntland ma suman yihiin Somaliland iyo Somalia ayaa siman

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 2 месяца назад

    Xasan Cade horta waa wiil fariid ah oo jecel dalkiisa Somalia. Warbaahinta waxa uu ka bilaabay Mogadishu xiligii ay ugu adkayd. Waa xiligii Dagaal oogayasha. Ka dib Europe ayuu qaxay

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 2 месяца назад

    Waa faalo fiicna lakin ku darsoo barigoo dhan wadana badiyay17kii oo lascanod ku jirto imaka xata laskii Ka reeb dadkii horse dadkabadana way is Diwan galiyeen markii hore barigoodhan hada waxa goosanaysa saaxil boramana waxa liqaysa How'd iyo gabilay maroodi jeex Aya ku badan wadani togdheer ayuu kucodbadanaya muuse a maroodijeex xirsi iyo ina xaashi inay Ka tagan alhamdulilah laba tuug adeero faanbadanida siiranyo maroodijeex Aya soo saray ilaa cigal dhintona cidina may hadalhayn cigaalba ah father of nation

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 2 месяца назад

    Is xayeysiis ayuu Ku wanaagsan yahay

  • @ardagahamza5342
    @ardagahamza5342 2 месяца назад

    Bal ciilqabahan eeg qof caadiya u haystee
    Kuye gooni goosato
    Inta hadaladaasi jiraan xitaa wada hadal ayaa xaaraan ah

  • @hassanosman5686
    @hassanosman5686 2 месяца назад

    Dadkaan qadiyad Uma joogaan waa shaqa tag.

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 месяца назад

    u sheeg oo soomaalilaad ha ka daba haraan waamaxey ma waqooyi ayaad tageysaa soo dagmadiisii uu ku dhashey muxuu u tagi waayey makuu sheegaa waxa ay u suura galiweydey xukuumada koofureed ayaan rabin iney ku soo darsanto iyo ineysan goin ayagey deeqiladahay lacagtii iyo kuraastii iney sdaas isaga taagnaadaan oo doonimeyno goofur hayaan

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 2 месяца назад

    Dadka reer Somaliland ee muqdisho ushaqataga qaranimada Somaliland sfcn ayey u aaminsanyihin wayna kasoo shaqaystaan Marka xilku kadhamaadonada slnd ayey cafis soo waydistaan reerku beentooda ha iska wataan

  • @faisalhassan6665
    @faisalhassan6665 2 месяца назад

    Wadani waa xassan sheekh on biyo is marin

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 2 месяца назад

    Waxaad natustay in ninka hargeisa taga danbiila yahay hawshii qabyada idinka ahayd 1988 inaad qabya tirtaan baad rabtaaan bye bye niyow wabiyadiina shiidaalkiina waxaba haysta

  • @abdullahimohamudaden9733
    @abdullahimohamudaden9733 2 месяца назад

    Hadii ay doorashadaas argagixisadu leedahay ka dhacdo caynba iyo oog oo gobolka sool ah Maamulka SSC khatumo way dhaliilanyihin

    • @maftuuxmahdi
      @maftuuxmahdi 2 месяца назад

      Waxasa Xafadihina Lagaga sHeekeya Lkiin Sida Cadiga Anad i Hooz jOogtan😂 dhul-mahante sowsigii Palestine dhagaxa ku shiid

  • @abdirahmanali661
    @abdirahmanali661 2 месяца назад

    I predict 30% Kulmiye, 65% Wadani 05% Ucid.

  • @kaafiherz6930
    @kaafiherz6930 2 месяца назад

    Dube boos iyi mansab aya geeyey muqdisho haduu seegana maqaaxidii Golis ee brimgham ayu tegeyaa

  • @burjilibax
    @burjilibax 2 месяца назад

    Qaladkisi ayun bu dib u saxey wanu so hungoobey fikirkisi hore e liiswayn

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 2 месяца назад

    Dimoqiraadiyeeda ku lahaa, markii siddeeda bilood madaafiicda L/Caanood lagu garaacayey ma demoqaraaddiyad bay ahayd? Iidoorku waa Iidoor always meeshuu doonoba ha jooge.

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 2 месяца назад

    Isaaqu wada garabdaar bay leeyihiin Aniga laftayda waxaan sii sheego sidaan u sheegay bay noqotaa