Who dislikes this beautiful video subxanallah somaalida wa xaasidnimo waa sunta hargaha jazakallaah kheyr walaashey cunto reer xamar sida quruxda badan ad nogu faidesay بارك الله فيكي يا الغالية
Mulke Hussein waa mahadsan tahay, quruxda la iskuma waafaqsana. walaal ma agthay dunidan maanta joogno haddii wax walba laga shakiyo xag caafimaad waswaas ayaa dadka galaaya, caag oo dhan ha dhihin caagadaha qaar dabka waa u adkeystaan oo foornada ayaa la galin karaa qatarna kama imaato, Caagadaha caafimaadkooda xun yahay waxaa ka mid ah kuwa one time use ah sida kuwa shaaha lagu cabo. Waa ku mahadsan tahay taladaada Allaah haku xifdiyo Aamiin
Amal Ali waxa aad sheegayso iima muuqdaan si fiican u fiiri, waxaa ku sawiran markabka qalabka uu u baahan yahay marka uu soo xiranayo. Birta aad saliibka u malaysay maahan saliib ee waa birta markabka loo tuuro si uusan u dhaqaaqin. Mahadsanid
Who dislikes this beautiful video subxanallah somaalida wa xaasidnimo waa sunta hargaha jazakallaah kheyr walaashey cunto reer xamar sida quruxda badan ad nogu faidesay بارك الله فيكي يا الغالية
Mahadsanid abaayo Alaah haku barakeeyo aamiin
jazaaka laah . suxuur iyo casho fiican ayay inoqotay aad ayay ufududahay . maasha allah
Mahadsnaid
first comment thnks hbibt intii igasdanbeysa like isaara😙
Mabroka Ibrahim and me next
Mabroka Ibrahim
lacag hada kuqadaneysid wa ku saaray
Mahadsanid Mabroka Ibrahim
Lcg loomabahna
Adigoo iga raaliya caag oodhan ha isticmaalin. xaga caafimadka iyo quruxdaba.sidakale waa waaaw👏👏
Mulke Hussein waa mahadsan tahay, quruxda la iskuma waafaqsana. walaal ma agthay dunidan maanta joogno haddii wax walba laga shakiyo xag caafimaad waswaas ayaa dadka galaaya, caag oo dhan ha dhihin caagadaha qaar dabka waa u adkeystaan oo foornada ayaa la galin karaa qatarna kama imaato, Caagadaha caafimaadkooda xun yahay waxaa ka mid ah kuwa one time use ah sida kuwa shaaha lagu cabo. Waa ku mahadsan tahay taladaada Allaah haku xifdiyo Aamiin
Nice gonna make this for my flat mates.
ماشاء الله حبيبتي شكرا jasakallah kheyr
Masha Allah mahd sanit abyo shukri ad iyo ad u mahdsnthy my sister waxan raba Nuburkada ina isodirtit abyo iso wajawab coyob
maansha allah wllo allah khayar ha ku siiyo waa maxay leebito
very nice and look delis . Thank you
Thanks
wwww mashalaah jizakallwh qeer qurux macan waye 😍😍😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 😍 💕💕💕💕💕
😍😍😍😍😍
wwww mashallah jizakallh qeer qurux macan waye
+no mashquul. Ahmed qq
Masha Allah ilahay hakubarakeyo gacantada ukhti.
Aamiin walaal adigana Allaah haku barakeeyo
Masha Allah abaayo Allah hakubarakeeyo gacantada
Aamiin abaayo Allaah haku cizeeyo
Masha alaah mhdsnid
masha allah ilahay ajar iyo xasanad haka siyo aamin
Aamiin abaayo adigana Allaah haku dhowro if iyo Aakhiraba
masha *ALLAH* gacan taada barako habarakowdo
Mahadsanid abaayo Aamin adigana sidoo kale Allaah haku barakeeyo Aamiin
Quruxey hore usoco naag nool
yumny manshallah alle haku barakeeyo gacantada
Aamiin Adigana Allaah haku ciseeyo Aamiin
CUNTO KARIS SALMA mashaare Allah
waaaaaw
Thanks
maa shaa Allah inaba cadi ma,aha barraka allaha
Mahadsanid walaal
Masha allah
masha Allah wll blz halkeed jogtaa waaku bahanee
Abaayo waxaa iga heli kartaa facebook @salmacooking
beautifull abayo lakin plz meesha aad ku fidisey iska jir darbiga waa soo jabikaraa and I like th video
masha allah mahadsanid ukhti
waxan ku weydina nashiidoyinkan ayaan jeclahay inte ka hela magaca isoo qor hada awodid mahadsanid
Mahadsanid abaayo mar walba waan hilmaamaa inshaa Allaah kuwa soo socda hoostooda ayn kusoo qorayaa
mmasha allah allaha kubarkeeyo
Aamiin Abaayo Adigana Allaah haku barakeeyo hakuna xafido Aamiin
Masha Allah abaayo qayr badan Allah kusiiyo xabbiibti
Mahadsanid abaayo aamiin adigana qeyr Alllaah haku siiyo
waan jeclahay sabaayad ln ameyskeeda howl fudud maahan
Haddii aad isku daydo waa sameyn kartaa.Wax adag ma jiro walaal wax walba waa niyada.Mahadsanid
waan isku dayay waana ku guuleeystay
mahadsanid
hadan samesan rabaa wll waxa marka salida marisid kor u shubesid waa maxey
شاء الله حبيبتي بارك الله
Shukran habiibtii Allah yahfadaki
Xayati mahadsaned
Adaa mudan
jazakalah channelkan waan ku cusbahay waana ka helay barakalah
Mahadsanid abaayo xaliimo cabdi soo dhawaaw. Allaah haku barakeeyo
jizakallah abayo burka waxa aaku dartay samolina miya mise marka qaseesay mahadsanid
asc sister what is labeto the thing you add the flour when you mixing tell me please
Mash-Allah tabarakallah is beautiful sabayad
Thanks sister. it is a yeast
Haa abaayo waa nooc ka mid ah
sulekha Adan mahadsanid
masha allh
Mahadsnid abaayo
maansha allaah alle haku jeclaado walashey qali
Mahadsanid walaal
Abayo suqaarka sida aad usameysay noso gali waa codsi
Masha allah 😍😍
Mahadsanid
amazing
Thanks
mashlh abayo allh kubarakeeyo
Aaamiin Abaayo adigana Allaah haku barakeeyo Aamiin
maize flour mxy weyi
amazing sister thank you
thanks for watching
abyo maize flour mxaa la dhahaaaa
Raalinoqo wll hadii aad dhubsatay. 💗💗
Maya abaayo mcaan marna ma dhibsanin.
I am making it
i lav you
abayo salma mahadsanid marka hora e subaga badalkisa salida cuntadha maisticmali kara
Maya habbibti waxaan ka wada meel caadi loogu barto oo school camal ah
Abaayo ilaa hadda online lee waaye, Waa mahadsan tahay,wixi aad u baahato oo macluumaad ah facebook fariin qaas ah iiga soo dir
fcbkga iisheeg abyo
anigu waxaan garan waayay sida loo sameeyo alaabtan kkkkkk
aniku waan keeni waaye mahad sanid
Aadam Abdalah kkkkk. maxaad keeni wayday
Salmaa Habibty Alpi Lov yuh Huuno Mcaan 😘👀
Amina qurux Allaah haku sharfo if iyo Aakhiraba
Abay what you mean xawaaji kaari
It is curry powder, abaayo,
هل من الممكن المقادير بالعربي او الانجليزي؟بارك الله فيك
masha allah qaali alle gacmaha ha ku barakeyo sharafey fb ma ledahay fadlan iso jwb abaayo qer alle ha ku siiye
Mahadsanid abaayo Allaah haku xafido aamiin, facebook gayga waa cunto karis salma
leebito isheeg mxy thy
maizeku waa maxay ulhti
waa daqiiqda galeyda ah nooca jaalada ah
CUNTO KARIS SALMA jazakalahu khyr jaalada waa huruuda saw maaha ukhti
buterka maahe ka kale waamaxay aad marinayso
Abaayo waa budo galey nooca jaalada ah
subscribe aan dhahay abyo
Mahadsanid Sharaxle afi
akhas wixiiyoo dhan farahaa galinee
mudan haween hbbibti ayaan Ku soo gala lkn mudano badan ayaad jiree sided igu soo garaan
jazakallah khyr ukhtiii qali
.
Istiraashada aad burka ku dabooshay calaamada saliibka christianka ku sawiran
Amal Ali waxa aad sheegayso iima muuqdaan si fiican u fiiri, waxaa ku sawiran markabka qalabka uu u baahan yahay marka uu soo xiranayo. Birta aad saliibka u malaysay maahan saliib ee waa birta markabka loo tuuro si uusan u dhaqaaqin. Mahadsanid
awal lugta miyaa lagu fidi lahaay war cusub ayaaba keenteen
fariixa xaaji waxaa loola jeeda lama adeegsan agab kale sida qoriga iyo looxada sambuuska lagu fidiyo. haa waa war cusub wixi cusub ayn jeclahy inaan idiin soo bandhigo
CUNTO KARIS SALMA thanks abaayo
fariixa xaaji r
Asc abaayo Snapchat ma haysata
Adigoo iga raaliya caag oodhan ha isticmaalin. xaga caafimadka iyo quruxdaba.sidakale waa waaaw👏👏
Masha allh
masha Allah
Mahadsanid
masha allaah
Mahadsanid xabiibti
.