ISFAHAN FILM 2020 FULL FILM

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025
  • Sparkling coming-of-age story about self-discovery, first love, and the true meaning of family. Ultimately “Fahan” shows us what she wants for the future in this film (IsFahan)
    Director Abdinasir Cirro
    Actors: Digriyow Abdi, Waris Jama, LilHanat, Najma Osman, Burhan Ahmed, Faduma Shiino, Saed Kampala, Halimo, Shuceyb Muhyidin.
    Cirro Production LTD

Комментарии • 4,5 тыс.

  • @abukarcarab4453
    @abukarcarab4453 5 лет назад +3023

    Adigo fiirsanayo hada comatiga akhrineso like dhac iigu sii wll😂🙏

  • @cabdiraxmaancabdullahicali3667
    @cabdiraxmaancabdullahicali3667 5 лет назад +325

    M.a waa film cahiib ah
    Duubista 100%
    Codka 100%
    Qisada 100%
    Background 100%
    Only gabdhaha xijab u xira si loo ogaado ina soomali nahay we are muslims

  • @Shuaib_Dahir
    @Shuaib_Dahir 2 года назад +183

    2023 inta dawaneyso like 👍iiqarxiya 😂🦥

  • @wadanisomaliyed3267
    @wadanisomaliyed3267 5 лет назад +520

    Hadaa jiif ku daawaneyso like waligey 10 like ma helin aniga dadka Like wa u sara....

  • @CirroFilms
    @CirroFilms  5 лет назад +644

    Somalida waxay u badanyihiin dad wanaagsan 90% balse nasiib daro waxaa jira qayb faro ku tirisa oo jecel xumaanta dadkooda soomaaliyeed. waxaa nasoo gaaray fariimo xad dhaaf ah oo xambaarsan jacayl faro badan iyo dhiiri galin, waxaan idin balan qaadaynaa hadaa nahay ISFAHAN Team inaa labo jibaarno wax qabadkeena oo idinka haqab tirno filimaan kala duwan oo aad u xiiso badan, inta na jecel aaaa naga badan. kuwa faro ku tiriska ah waan ka badanahay Soomaalidu ha guulaysato.

    • @Israqueen7
      @Israqueen7 5 лет назад +3

      Keep going ❤😍😍😍

    • @nalkahagio9270
      @nalkahagio9270 5 лет назад +3

      abdinaasir filmka wali wuu ii socdaa oo ma dhameysan
      aaad baaan uga helay wlh wax bdna waan ka faaa'iidey
      horey u socda #shabeelka si gooni iiigu salaaaam waaaa ka baxsatay ku dheh😍😍😍😍
      mahadsanidiiiin

    • @naleyehappy5308
      @naleyehappy5308 5 лет назад +1

      Mil macan bad Ku jartin part two ma liyahay

    • @sacdiyokabow1752
      @sacdiyokabow1752 5 лет назад +1

      Horay u socda 👌

    • @abdulazizkingofficial3439
      @abdulazizkingofficial3439 5 лет назад +2

      Wlhi wllyaal qalbigaad kutaalaan isfahan films 😊😊noloshu idinma ciizho abid kiin 😍😍

  • @abdihakimOmar21
    @abdihakimOmar21 5 лет назад +69

    Somalideena Mostly Wxn Daawanaa Falimada Dadka kale Sida Indianka American Ka Lkn Anaga Wn Awodnaa Inaan Sameysano Mid Aan Turjuman Nooga Bahneen
    Thank you so much guys. INTII FILIMKAN WAKHTIGODA KU BIXISAY IYO INTII DAAWATAY HORAY USOCDA ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴. Qaybta labaad soo Sameya 🙏🙏🙏

    • @shukrideeriye774
      @shukrideeriye774 4 года назад +2

      Filmada american ka ah iyo hindada wa niman quruxbdan iyo atRiishoyeel quruxbdan ma lasku so xula oo qadar Ku so baxayan lacag fiicana weey so xarayaan lakiin kuwan somalida qurux ma lahaan i only watch 5 mint didn't like it walhi foolxmodada la fiirsan waya let me exit

    • @sunduscali8027
      @sunduscali8027 9 месяцев назад

      Haa somalida Inay jiliinkiida sii kordhiyaa waaye

  • @ayanlealpha8227
    @ayanlealpha8227 5 лет назад +121

    What an earth have I witness, this is something I called a movie
    You have no idea how happy I am watching my people 🇸🇴😍😎

  • @muwahipahmetdalmar4093
    @muwahipahmetdalmar4093 Год назад +43

    2024 inta dawanyza rise up your hand👆😅

  • @omerzamriye7307
    @omerzamriye7307 5 лет назад +473

    Inta Magaca Soomalinimo Sheegata Like Saar♥️

    • @ayanvcmohamud2048
      @ayanvcmohamud2048 3 года назад

      Qwertyuiop

    • @ayanvcmohamud2048
      @ayanvcmohamud2048 3 года назад

      Qwertyuiop

    • @ahmedchine6362
      @ahmedchine6362 2 года назад

      Ahhh yaaaa film .
      Arawelo wa actriss kobad
      Heesa mia ? Gofki iga aqon badan
      Jawab iga siiya wad kuu mahasan tihin

  • @kalaboodmedia7829
    @kalaboodmedia7829 5 лет назад +61

    wlhi waa fililmi igu horyay ee wadankyga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴hoyo aan si wcn udawadau ugana helay inti ila qabto like iso saar

  • @shaafishow4795
    @shaafishow4795 5 лет назад +716

    Sixiroole maahi lkn waxaan hubaa ado aamusan ina comentiga aqrineeso like saar he

  • @aroman5415
    @aroman5415 4 года назад +11

    WAA FILM CAJIIB AH 100%
    HADII AY QAWAANANTU WAX TARAYSO XAYAWAANKA AYA KU HOR MARI LAHA
    HADAD IGU RAACSANTIHIN HIJAABKA LIKE ISAR

  • @rumaysaasabriye5703
    @rumaysaasabriye5703 5 лет назад +78

    Hadaa ku cusubtahay oona ogeyn waxu kahadalaayo filimka ...like dhca igu sii😂

  • @CirroFilms
    @CirroFilms  5 лет назад +1192

    Waxaa soo wadnaa film kale, fadlan wiixii talo iyo tusaale ah waad naga caawinkartaa SUBSCRIBE NOW

    • @abdulahisheikhisxaaq2829
      @abdulahisheikhisxaaq2829 5 лет назад +7

      Filimaantaan noo zoo padiya plz wll

    • @saraabdulahijalato8965
      @saraabdulahijalato8965 5 лет назад +16

      Waa arin wanagsan soo badiya abwe
      Zidii. Dhalay aan u daawane
      Wlhi ma aminsani in Somali San filim u jili karto waxad soo celisen hamigenii actornimo horey usocda dhamantiiin❤️🌺

    • @adoontirabi7892
      @adoontirabi7892 5 лет назад +8

      Wllo next time filimka music kadaaa kudhexjira pls

    • @neyrusnalka7988
      @neyrusnalka7988 5 лет назад +1

      Good films wyy waan ka hley

    • @fardusamohamed3064
      @fardusamohamed3064 5 лет назад +1

      Masha Allah noosoo badiya filimanta

  • @nazirmohamed1233
    @nazirmohamed1233 5 лет назад +119

    Kenya 🇰🇪 Nairobi baan hada kawadanaya ilaa aan dhameysto hurdo majirto hore mar wacan waa inaa dunida la tartarnaa

  • @naciimoclaahi8582
    @naciimoclaahi8582 2 года назад +36

    Inta sideyda cml 2023dawaneyso wan idin salaamay yqy 🥰🙌😘 Filimkan waxan dawanaya 23/1/2023da galabnimo from Muqdisho cdy 😁🇸🇴⛓️🙄

  • @ahmedii3833
    @ahmedii3833 5 лет назад +277

    Hadaa Maanta Oo JIMCA ah Ila Daawanaysid Like dhac iigu sii 🇸🇴🥰

  • @lagasila799
    @lagasila799 5 лет назад +70

    Isfahanku waa qaali weliba ninku inuu iskaa fahansiyo ayaa kasii qaalisan
    😭😭 allow nasii qof aan siwayn isu fahano weliba ifahma

  • @hafsaogle3679
    @hafsaogle3679 5 лет назад +38

    Remember me when this movie gets 1 million viewers and 30k likes I know for sure it will get even 5 million viewers

  • @sumayaali6360
    @sumayaali6360 5 лет назад +31

    Dadka xafada odhan ban usheegay filmka si ay udawadan like na usaran🇸🇴🇸🇴❤❤

    • @madaradan2085
      @madaradan2085 2 года назад

      Thnks waxd thy qof jecel dadka hormarkooda Thnks wllho

  • @Grand.daddy5
    @Grand.daddy5 5 лет назад +58

    Made a subtitle for this film. The world must see the pure talent of Somalis👋

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 5 лет назад +2

      Yess🙂

    • @legendneymar5691
      @legendneymar5691 5 лет назад +6

      Dhag miyaa iyo ereyo qaar ee la is ticmalayo qamuuska ma laga helayo wax lagu fasiro 😂 😂 😂

    • @Grand.daddy5
      @Grand.daddy5 5 лет назад +1

      @ahmed ali😂😂 subtitle English ka wadaa

    • @minadiirie5334
      @minadiirie5334 5 лет назад +1

      yess

    • @ibracade852
      @ibracade852 5 лет назад +1

      HAAA WLHI 🥰

  • @nawaal7876
    @nawaal7876 5 лет назад +249

    Gabdhahan hooya dhashay allow hoyoy janadi kugey gabdhahana ku tosi😭😭😭😭

  • @YakobIsse
    @YakobIsse 5 лет назад +153

    Flim Somali Sameesay kii ugu Shidnaa ever aan daawado qaab jaliinka Camera and editing everything Meel ka xunyahay malaha guys hadaa movie’s yadaan kale hadaa sameesaan Wlh waa la tartami karnaa dadyoowga kale Keep going 👍🏽🙏🏾🙏🏾

  • @mohanaamiin3936
    @mohanaamiin3936 5 лет назад +34

    Inta sariirta dusheeda kadawanaysa like👍 dhac ku sii

  • @AhmedDulmidiid
    @AhmedDulmidiid 5 лет назад +40

    Somalia 🇸🇴 Ayaan Ka Daawanayaa Hada Gaar Ahaan Mogadishu Degmada Dharkenleey Horay Usocda Asxaapta Isfahan Films 🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @GarissaTVChannelnews
    @GarissaTVChannelnews 5 лет назад +71

    Manshallah waa Film aad u xiiso Badan, waxan Jooga Garissa. Inta iga dambeysa like isaara

  • @ishaaziiz
    @ishaaziiz 5 лет назад +387

    Best film 🎥 Mashalla

  • @abdallahajjisaid7869
    @abdallahajjisaid7869 5 лет назад +32

    filmkan inta aaminsan inuu yhy the one and only like DhaC KuZii 😉

  • @mohamedshiine3835
    @mohamedshiine3835 5 лет назад +41

    Cidii bosaaso ka daawanaysa like isaara plzz❤💙💚

  • @sihaamali1016
    @sihaamali1016 5 лет назад +112

    Filmkan marka coming soon tisa arkayay waxa joogay dalka Greece hadana waxa ka daawanaya Dublin Ireland waa filmkii ugu horeeyay oo soomaliya oo caajis la'aan laba saac daawanayo well done Guys good job filman badana waa idinka sugaynaa😍😍😍

  • @rayanabdirizak6680
    @rayanabdirizak6680 5 лет назад +354

    4:15am habenimo waye🙄 waxan dawanaya film ka ISFAHAN😂 An sugayay 7month😔 anigo dhamesan ma sexanye like isara🙏😭
    From Kenya Nairobi 😋

  • @salmasaid4669
    @salmasaid4669 5 лет назад +31

    Dhanka hadalka fahan iyo is macil wa 100 💯 jilinka 💯 waye lkn Cara weylo iyo shabel dhanka cudka wax yaro suro eeh ayaa ku jiro filim macan keep going ❤️💯

  • @saaamiyomohamed5866
    @saaamiyomohamed5866 5 лет назад +94

    Jceyl maleedahaY
    Maya jceyl malihi🤣🤣😂
    Like iisaar hee

  • @updullofficial6535
    @updullofficial6535 5 лет назад +94

    Wlhi saan UsuGa Wan Dali runti ani Balsideda okali hada usugeysi Like dac IGu sii❤😱🙂⤵⬇

  • @CirroFilms
    @CirroFilms  5 лет назад +119

    Saacad ka yar ayaa harsan qofkii su’aal qaba waa diyaar 🙌

  • @Khaled0001
    @Khaled0001 Месяц назад +1

    2025 inta daawanesa ✋️😂

  • @quruxsan6531
    @quruxsan6531 5 лет назад +202

    Waligey ba waxan dhihi jirey gormey somali soo saari donta flim dhameys tiran oo soconaayo
    1sac ugu dambeyn waa kan somalia wey dhameys tirantey m.a

    • @maalinle8678
      @maalinle8678 5 лет назад +1

      Lkn maxay kuufu taaaal sidii carabta camal bay u jilayaa

    • @wardakorontooo8449
      @wardakorontooo8449 4 года назад

      Kkkkkkkksomaha

    • @wardakorontooo8449
      @wardakorontooo8449 4 года назад +1

      Laaakin walo murtiii maley Naaaxwey ciiyal yurub ku asasqey iney caaan noqdan rabo un oh

  • @Daysaneshow
    @Daysaneshow 5 лет назад +41

    waa film shidan horomar wacan jilaayal somaliyed waxan kadawanaya muqdisho somalia guul guul insha allh ❤❤❤❤💓💓💓💘💘🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @queenmuniramanka9334
    @queenmuniramanka9334 5 лет назад +25

    BEST SOMALI FILM WALLAHI..I JUST FINISHED WATCHING IT NOW..THE LAST PART WHEN THEY WERE HUGGING EACH OTHER I GOT TEARS IN MY EYES😭😭THIS FILM TAUGHT ME THAT WE SHOULD NEVER CHEAT SOMEONE WHO LOVES YOU AND THAT YOU SHOULD ONLY HAVE 1 RELATIONSHIP...IT ALSO TAUGHT ME THAT WHEN PEOPLE LOVE EACH OTHER THEY WILL ALWAYS BE OTHER PEOPLE TRYING TO SEPARATE BOTH OF YOU...WALLAHI THIS IS THE BEST SOMALI FILM I HAVE EVER WATCHED...THANKS TO ALL THOSE WHO MADE THIS FILM...THANKS ...ONE LOVE TO ALL OF THEM😘😘😘❤❤❤

    • @mohanjr
      @mohanjr 5 лет назад

      Lol

    • @queenmuniramanka9334
      @queenmuniramanka9334 5 лет назад

      @@mohanjr 😂😂

    • @mohanjr
      @mohanjr 5 лет назад

      I got tears kulaha 😭😂 its just jiliin cmon

    • @queenmuniramanka9334
      @queenmuniramanka9334 5 лет назад +1

      @@mohanjrWallahi its true..i got tears in my eyes😭😭😭you can not understand all this..

    • @mohanjr
      @mohanjr 5 лет назад

      @@queenmuniramanka9334 😂😂 wadrmi kara but 😔 xbd sas hab usiyo cirka illahy haka so rido 😂 kdip kula oyna 😭😂😂

  • @adnhuhmeth7945
    @adnhuhmeth7945 4 года назад +145

    Who is watching during quarantine 🙄😂😂

  • @kadera2507
    @kadera2507 5 лет назад +55

    I should comment the movie........ It's so amazing❤❤❤
    Jilayaasha film ka iyo dhamaan tafatirayaasha, duubidda iyo gabi ahaan filinka waan ucodeeyey 100% yes ayaan siiyey..

  • @CirroFilms
    @CirroFilms  5 лет назад +329

    Saacado yar ayaa dhiman ee please u sheega asxaabtiina SHARE AND SUBSCRIBE please

  • @sacdiyomoordow6388
    @sacdiyomoordow6388 5 лет назад +34

    Waxaan ka dawanaya wadanka Saudi Arabia 🇸🇦aad baan oga helay ❤ thank you All wlh

    • @sundusabdi8035
      @sundusabdi8035 5 лет назад

      Abyo halkasa iman raba qali kwrn nolodheeda

    • @iqlaascali4665
      @iqlaascali4665 5 лет назад +1

      Walhi anibo sito kale sacudi ayaan kafiirsanaye walba baba mako

    • @qalpiuroon1203
      @qalpiuroon1203 5 лет назад

      Aniga xita sido kle🇸🇦☝🏿

    • @shamisqurux8176
      @shamisqurux8176 5 лет назад

      Sacdiyo Moordow me too 🇸🇦ayan kadawanaya

    • @shamisqurux8176
      @shamisqurux8176 5 лет назад

      Sundus Abdi imansho side eh abyo shaqo mise deegan aya uimane

  • @abdirahmanmohamedabdishaku5264
    @abdirahmanmohamedabdishaku5264 5 лет назад +37

    Runtii waan ku qancay sheekada iyo walipa in flin la sameeyo somaliya
    Palse azxaapeey maad xijaapka iyo dhanka dumarka inga dhiztaan
    Bari qaaar caadi izu qaawinaya zoo paxaya
    Waxa ka si fiicnan lahayd inaad dhanka diinta dadka u herseedan sida 👍👍👍SOMALI REACT👍👍👍

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 5 лет назад +100

    Waxan firsanaya isfahan waxayna ii tahay 3:50 habeenimo anigo xitaa bari xilli hore shaqo leh ayaan dhafarkiisa ku faraxsanahay .... from muqdisho ❣🙏🇸🇴

  • @Jaklafakis
    @Jaklafakis 5 лет назад +9

    Qeebta digriyow iyo qoftiisa cajis ayaan ka qaday lkn qeebta arwelo iyo yarka kale waxay igu socotaa Sid faleembo malab oo kale waa labada filmka shiday inta ila aragtay like ta dhac ku siiya

  • @pharthuzdiamond8870
    @pharthuzdiamond8870 5 лет назад +25

    Adoo aan filmka dhameesan hadaa comment boxka soo gashay ani cml like ireeb😉😋

  • @ibraahimdonza8716
    @ibraahimdonza8716 5 лет назад +10

    Adigo fiirsanaya hada comment aqrinayso 🙏🏻 like dheh👍🏻

  • @dulqas
    @dulqas 5 лет назад +36

    Atariishada hdaad ka heshay jiliikeeda like

  • @CirroFilms
    @CirroFilms  5 лет назад +516

    Magaaladee ka daawan doontaa ISFAHAN FILM

  • @MullahAbdulhakim
    @MullahAbdulhakim 5 лет назад +214

    Shaqo wacan baad qabatiin xaqiiqdi film somalo oo 2hr soconaya hadana adan ka shalaynin markaad daawato cajiib sxb Abdinasir Cirro
    well done bro.

    • @CirroFilms
      @CirroFilms  5 лет назад +22

      Mullah Abdulhakiim waa ifarax galisaa markaa arko qof soomali ah oo nasii dhiiri galunaya ❤️🙏❤️

    • @abdishakursalahofficial7656
      @abdishakursalahofficial7656 5 лет назад +2

      Flimkii ugu daawashada qurxoonaa buu ahaa aad ayaa uhu helay walaal flimkii inoo soo badiya walhi anoo xiiseenaayo ayuu iga dhamaaday xaqiiq 2 jeer ayaa flimka daawashadiisa kuusoo cishaday
      Codsi isla flimkaan oo kale inoo keena walaalayaal waa iga codsi

    • @naxwiofficial1476
      @naxwiofficial1476 5 лет назад

      Abdinasir Cirro filimka waa qurux lkn wiilasha tinta xun ka dhigty

    • @maxamuudgacal7400
      @maxamuudgacal7400 5 лет назад

      Pro qeebta 2aad waa goorme waan ka helnay keep going

    • @haboonismail1943
      @haboonismail1943 5 лет назад +3

      Filim in badan aan zugaya borama mglada aqoonta iyo xadarada inta ku dawanyza like dhac igu zii pleaze

  • @Zuu5
    @Zuu5 21 день назад +1

    Inta 2025 dawanaysa😂❤🙌

  • @daarulmaqaam5140
    @daarulmaqaam5140 5 лет назад +57

    Please behind the scenes noo soo daa
    Like inta igu raacsan

  • @umusamircookingandbeautych4708
    @umusamircookingandbeautych4708 5 лет назад +38

    inta aragta filimka in u shidan yahay like ta iguqabta

  • @ahmedsaudian9486
    @ahmedsaudian9486 5 лет назад +26

    Ujeedada waa isfahan waa qisoyin xaqiiqa ah oo qaar kood ay wiliba somalida gaar u Tahay i like this film 👌masha Allah keep going walalaha qalbiga

  • @mounaahmed547
    @mounaahmed547 5 лет назад +19

    Markay ay tiri allah ha unaxaristo hooyadi oo nool 😂😂😂😂 sacaad ban qoslay, good film well done salan sare!!, Ismael & Fahan I liked u ❣🥰🥰

  • @CirroFilms
    @CirroFilms  5 лет назад +452

    Thank you all 😍 film ka qaybtee ka heshay hadaa daawatay?

    • @ruunruuhi1762
      @ruunruuhi1762 5 лет назад +13

      Abdinasir Cirro qeebta fahan iyo walidkeda ayaa iso jiidatay aniga ahaan 😭😭😭

    • @CirroFilms
      @CirroFilms  5 лет назад +2

      Fatima Zara Waa Fahmay 👌

    • @Omaraani1
      @Omaraani1 5 лет назад +6

      Qeybta walidinta isfahmeen oo waayo waayo xasusteen👌

    • @yaaillahadlay6170
      @yaaillahadlay6170 5 лет назад

      Awowe Salan sare

    • @boqoradainamohamed3945
      @boqoradainamohamed3945 5 лет назад +3

      fahan iyo waalidkeeda 😍

  • @libaanadan3854
    @libaanadan3854 5 лет назад +23

    filinkan hada wakhti aad u dhayr sugysy isfahan igu siya like ifahma plz

  • @mohmurtisame7459
    @mohmurtisame7459 5 лет назад +38

    Hargeisan ka dawanaya best film and actor go forward

  • @MudaneChango
    @MudaneChango 5 лет назад +42

    Make sure to use subtitles in these films because it would have helped to understand and be watching by other communities from different languages.
    Thanks

  • @hayehaye5624
    @hayehaye5624 5 лет назад +67

    Dhaliisha ugu weyn Aan ku arkay filinkan Waa Wallahi been loogu dhaaranayo waa dhaqan xumada somaalida Ilaahay nin an aqoon baa ka cabsanin ba horey loo yiri wax ha laga badalo

    • @aminaabdirashidmohamed3042
      @aminaabdirashidmohamed3042 5 лет назад +1

      Ha wlhi xaga diinta

    • @Enjoyable201
      @Enjoyable201 5 лет назад +1

      Xataa inanta markey inanka ku tiri music ban baranaya sidu la riyaaqey kuwa kale cafimad iyo wxan ban baraneyna bey yidhahdan kulaha ma ba oga iney wxan tahay dhaqan ay gudbinayaan

    • @naimamahudin5402
      @naimamahudin5402 5 лет назад +1

      Ee Walaah carabtuba waa dhahasn
      Halka Afrikada Galbeed intuu farta afka gashto gacanta kor u taago Walaayi dhahayo waa hal qabsi iyo dhaar beenaad

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 5 лет назад +31

    Film kaan hadaa im badan sugeysay
    Like ta ha iLa dhaafin.

  • @boqoradapuntland1250
    @boqoradapuntland1250 5 лет назад +43

    qofkii puntland ka daawanaya like hyla dhafin ina adeer 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱👌🇸🇴

  • @munadhali1691
    @munadhali1691 4 года назад +11

    Maalintan daawadaday jacayl kaygii kusoo xasuusan maanta wuu i cidleeyay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @nasramacalin1355
    @nasramacalin1355 5 лет назад +24

    masha allah waan ku faraxsanhy wayo isma dhaheynin seda hindiga o kale ayaa u jili karan somaliyada horey u socda naga barejeya hindiga😍💪

  • @hazzanapdirahmaan2036
    @hazzanapdirahmaan2036 5 лет назад +228

    InTa LiiCaaTo officials kasoo aragTey Like Ta dhac dhug iigu siiYa 😂

  • @sahrohussen491
    @sahrohussen491 5 лет назад +18

    From Germany 🇩🇪 waxbadan. RUclips ka waanka raadiyey 🤐👏🏻👏🏻😁😁
    der beste somalische 🎥 Filme

  • @sabaabdi2215
    @sabaabdi2215 3 года назад +4

    First time to watch somali movies ... i think this movies is great ....stories telling like interational movies ....somali people taking great steps... good job 💯💯🎉🎉🎉🎈🎈🎈

  • @AsadFaqdiid
    @AsadFaqdiid 5 лет назад +247

    9 saac baa ka dhiman 🙈

  • @ermyashabtom7727
    @ermyashabtom7727 5 лет назад +144

    I am not understand but good movie from eritrean🇪🇷

  • @ahmedyusuf1419
    @ahmedyusuf1419 5 лет назад +189

    Keep going

    • @shoaybadam9425
      @shoaybadam9425 5 лет назад +2

      Diinteena iyo dhaqankeena anaa ka tagno miyaad hrumar u aragtaa

    • @ahmedyusuf1419
      @ahmedyusuf1419 5 лет назад +3

      @@shoaybadam9425 muqaalka duubista post production ka hadley, fikirkeygana xor baan u ahay bro
      Diinta aduu iska bilow oo ha dawanin thanks

    • @abdiazizonline8597
      @abdiazizonline8597 5 лет назад

      Ahmed Yusuf, wall saas hormar maahan ee waa jid kalumid wya sidan Allaha Nasoo Hadeeyo.

    • @ahmedyusuf1419
      @ahmedyusuf1419 5 лет назад

      @@abdiazizonline8597 madhaantena wa dawanayna waana cayayna miyaa bro
      Anuu waxan ahay qof muqalada duuba muqalkana aad ayuu u qurux badanyay lkn hadii qawananta diidaysaan inaad daawano full movie hadana aadan aan cayno ma toosnanba?

    • @ahmedromanio
      @ahmedromanio 5 лет назад

      Sxb maxa u xaqireysa somalida 2020 lagu jira waxan wax ka weyn la sumin kara hadi waqti la galiyo

  • @haniitaofficialchannel
    @haniitaofficialchannel 5 лет назад +30

    Codka 100%
    Camera100%
    Jilista 100%
    Xarkaadka 100% hadaad igu raacday like dhax igu sii hee

  • @furuzshorts7214
    @furuzshorts7214 5 лет назад +9

    Digriyoow *srk* baa modaa halka fahaN aad moood *kajal* 😓😓 amazing wlhi wey ka baxsadeen tnkz the director of this film *abdinasir* *cirro* adina waxa u dhigtaa *karaN* *jowhar*

  • @liibaanzidane8994
    @liibaanzidane8994 5 лет назад +20

    Wax Badan baan sugaaye Lkn Waa dawanyaa
    Actor ka Filmka iga Gaaris
    Wixiyaa Fahmeeysa 🤣Taagero Buuxo Full Respect 💯🙏Isfahan Team Salaan iga Wada Gaarsi🥰🙏💯♥️

  • @Ayub_252
    @Ayub_252 5 лет назад +59

    Finally Isfahan hda daawate like dhac dhac kusiiya mudo bdana sugeyne✌💪💙

  • @ahmedweeraro1881
    @ahmedweeraro1881 5 лет назад +12

    Markuu film kaan xayasiintiisa socotay tahriib Latin America ah kujiray hadana Canada jooga kooxda gala Canada kamid ahay.. fiiri like ta igu qabo nh 😂

    • @ahlaamey3392
      @ahlaamey3392 3 года назад +2

      🤣🤣🤣ani hada fiirsooyaa lane baan xareestyy

    • @munamohammed9889
      @munamohammed9889 3 года назад +2

      @@ahlaamey3392 qof hal sano kahor wax soo qore ma hada uu jawaabe waa sheeko kale Wllhi

    • @ahlaamey3392
      @ahlaamey3392 3 года назад +1

      @@munamohammed9889 😂😂hee maloo jawaabi karo mia

    • @munamohammed9889
      @munamohammed9889 3 года назад

      @@ahlaamey3392 inuu jiite aa laga yaaba aniso see kaa noqote 😂😂🤣🤣

  • @sawdaabdulqadirdiiriye8290
    @sawdaabdulqadirdiiriye8290 5 лет назад +16

    Oh my god😱
    I cant beleive movie somali jilyso san ah cabdinasir ciro And his Team kep going from muqdisho 👏👏👏👏♥️❤

  • @ibrahimfarah1050
    @ibrahimfarah1050 5 лет назад +12

    digriyow ayaa kuleh jilitaankiisa ☝🏽☝🏽☝🏽☝🏽

  • @bogsiiya7068
    @bogsiiya7068 5 лет назад +133

    OMG Film hindi ina dawanayo iyo ina somali dawanayo shaki iiga jiro😍
    Atarishoyinka caadi ma ahan wlh

  • @suldanceynte9992
    @suldanceynte9992 5 лет назад +55

    1- aad ayad ugu Mhdsantihiin.
    Overall, camera, photograph, clean environment, & editing was actually great 👍.
    DHALIIL
    1- LACK OF DRAMA
    2- NO EMOTION most of the FILM.
    3- NO EMPHASIS WARDS.
    4- The CLIMAX/TURNING point doesn’t meet.
    5- LACK of CULTURE ( who we’re )
    • You guys only EXPOSE the hidden face’s of Somalida EU &!NORTH AMERICA. RUFYAANIMO, ISKUDIR, & XAASINIMO.
    • Midakale ::: FILM waxad kadhigteen ineey DUMARKA xunyihin, adinkoo istimcaalyo KUN AYEY SHIRAAS MID AYEY KALABAXDAA lkn XAQIIQDA raga ayaaba kaxumaa.
    • DUMARKA waxad kadhigteen ineey iyaga ey yihiin kuwa RAGA ubaahan ookaliya lkn RAGA adag yihiin QALAD.
    • FILMKA meeel uukala kulmo DHAQANKA Somaliweyn maba kujirto. At the End was worst.
    Midakale FILMKA waxa uu bananka keenayaa 3 shey ::::
    1- RUFYAANIMADA, XAASINIMADA, & ISKUDIRKA qurbaha yaaal.
    2- DHAQANKA oo aan aad ugatagne & HORMARKA oo u aragne inaaan UMADKALE isku ekeysiino.
    3- WAALIDKAA IMA SOOGALO. Sida loo’imade QURBAHA waxaa la’arkay 2bo REER ah oo mid kamid ah QOFKALE waalidkii RABIN dhahayo MAYA. “Subxaana-laah”.
    • Midakale::: 2bo ISQABAAN/REER ah 😌 Qofna qofkale madhihi karo WAALIDKAAGA ima soogalo “ WAA QALAD WEYN”. Hadii uu qof kudhaho WAALIDKAAGA iiga soo’go; 2diina kheyr/wanag meesha kumaheysiin kaladaneysta. Sidii loo’imaade qurbaha NORTH AMERICA & EUROPE dhaqankan ayaa bilaawde oo WAALIDKAA IMASOOGALO waana RUNTII IMTIXAAN WEYN “SUBXANALAAH”.
    Markale iskudaya DHAQANKA inaaad aaad ugu DHAWAATAAN fadlan.
    Mhdsanidiin.

    • @maanocabdalle2901
      @maanocabdalle2901 4 года назад +3

      Waa runta bro waxgarad ayaa thy sida aniga oo kale sida aan u arka qaasatan dhanka codka

    • @visiononpointaa6384
      @visiononpointaa6384 4 года назад +3

      Hadalkaan dhihi lahaa Ayad tiri walhi they spend on reclames more the movie it self wa ka baxsatay

    • @gobonimodoon8601
      @gobonimodoon8601 4 года назад +2

      Hadalka iga guuxayo waa sheegtay comment kale ina bixiyo uma baahna thanks

    • @mwerimweri3547
      @mwerimweri3547 4 года назад

      Wow so much to say, why not make or invest in your own film. This is just one film, it doesnt have to show all east africa, atleast it has east African actors in it. Is a start. So many movies are too negative so is nice to see a movie like this.
      I think it can be improved but you are too critical.

  • @fatimaabdi9905
    @fatimaabdi9905 5 лет назад +58

    Isfahan waxa laga so Gabiyey 👉Ismaciil iyo fahan 😘😁

  • @aziiz7806
    @aziiz7806 5 лет назад +77

    true love is agift, runti filimkn wa iga fadhiya, talo ahan : music jawi dagan ah usameya melaha buqa bdn.gbdhahana madaxa u astura. filimada so wdana kuwo jcylka khuseyo un ha noqdan bro farxad, murugo, dhmadka iyo bilawgana qisoyinku ha ufadhiyan qaybta dhexe xoga hlagu cajiso qosol qosolna usameya an badnyn, qisoyinka somalidu bdana jeceshahy bodhari iyo hodan & wixi lamidana filiman ka sameya

    • @amjanm4924
      @amjanm4924 5 лет назад

      Abdul aziz Yosuf gabdhaha madaxa uu asturo kulha kuwan waligodbtimaha uqrson ma arkin

    • @aziiz7806
      @aziiz7806 5 лет назад

      @@amjanm4924 wax tagy kma hadlin ee waxa so socdan ka hdlay wna wax dhici kra

    • @umuzaakir4296
      @umuzaakir4296 5 лет назад

      @@aziiz7806 qofka ugu fikirka fiican waan arkeena filimka xiga hadeey qataan

    • @aziiz7806
      @aziiz7806 5 лет назад

      @@umuzaakir4296 thnks sxb insha allh wxn ka sugnba wax wngsn

  • @nawaldhaldarawiish4155
    @nawaldhaldarawiish4155 5 лет назад +131

    Qalbigu labo ma qaado jacalka waxa fahmaya qofka jacalka somaray murug iyo farxadba jacalka ciyaarma aha e waa noloshada dhabta ah jacalka waa farxadba nolosha iyo guushada ani wxn ahay Gbdh somaliyed o ku nool somaliya runtii jacalka wuxu ahaa ma aqaan blse waxa ibaray o ifahansiyey qof igu qliya oo aan jeclahay runtii qofan isaga ahayin ma jecali farxadeyda dhib iyo dheef wn isla somarnay waxana isla socona 3sano ismalihi inan intas lasocodo waxay ilatahay inaan maanta okle bartay blze wan kala fognahy iguso duceeya ani iyo jacelkayga inaan anago nabad qabna inaan isaragno
    mel wlba aad joogtan dadka isjecal jacayl xaasid haku noqanina keliya noqoda kuwii mideeya lamanaha isjecal 💑❤
    noloshu waa jacayl iyo kalsooni hadu mar wlba kalsooni jirto waxba idiin kama xumanayo .
    Asc soomaali maxamed one love💋💋😘

  • @dayaxbinuxaaaji9434
    @dayaxbinuxaaaji9434 5 лет назад +50

    The bast filim wllhi keep going walalyaal😍😍😍😍💑💋❤

  • @سلوىعلي-و9ز
    @سلوىعلي-و9ز 5 лет назад +61

    Actorka flmka waxaa ladhihi kara digriyow iyo xabdiisa Ayga daacad isku ahaa❤🙇inta kle waa midku dhufo midka jar bisinnka😂😂😂😂😂😂😂

    • @nasrosharif751
      @nasrosharif751 5 лет назад +4

      سلوى علي mgca filinka wxaba laga so gabiyay ismacil'+fahan=isfahan

    • @farhiyoali9723
      @farhiyoali9723 5 лет назад +1

      😂🤣😂 𝚖𝚒𝚍𝚔𝚞 𝚍𝚑𝚞𝚏𝚞 𝚖𝚒𝚍𝚔𝚊 𝚓𝚊𝚛 𝚕𝚊𝚚𝚊𝚋𝚜𝚒 𝚒𝚗𝚋𝚊 𝚌𝚊𝚍𝚍𝚒 𝚊𝚑𝚢𝚗 😍

    • @سلوىعلي-و9ز
      @سلوىعلي-و9ز 5 лет назад

      @@nasrosharif751 haa wlhi sax

    • @سلوىعلي-و9ز
      @سلوىعلي-و9ز 5 лет назад

      @@farhiyoali9723 😂😂😂😂waaba ku noloow beer laxwsii bisinka wlhi horta waxjiro ayee kahadleen runtii waa hadad maqashy qofkaas noloshe ku fashilmatay okle

  • @alihamud322
    @alihamud322 5 лет назад +130

    The movie is great pluse the storyline but the dress and the hair cut they have are more westerners than the westerners themselves . Please keep the culture high and let the appearance correlate our faith.

    • @anisaeme8193
      @anisaeme8193 5 лет назад +6

      ali hamud I cant agree with you more . It’s really bad influence on us since the kids of today are watching it too

    • @aliking4152
      @aliking4152 5 лет назад +5

      @@anisaeme8193 What did you expect. Generation will not be the same. Maybe 2030 you will see another's new things. It better to live the time than decades and decades people style ago.

    • @xumeirah
      @xumeirah 5 лет назад +2

      I wish I could like your comment more than once.. You nailed it man😘

    • @aliking4152
      @aliking4152 5 лет назад

      @@xumeirah Thank you

    • @anasyare691
      @anasyare691 5 лет назад +1

      Sxp adiga dhahaaya pls keep da culture ku hadalka af somaliga soo dhaqankeena maaha maad ku hadashid sxp . marka hore adiga isa sax sxp kadib ayaa bulshada saxi kartaa lkn waa kugu raacsanhy waxaad sheegty lkn waxaa ka fiicneyd inaa somali kudhahdo ASC

  • @faisobashiir1272
    @faisobashiir1272 5 лет назад +23

    Digriyow iyo najma iyo riyaq wa actor buuxa wlhi 💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @libanomarofficialvlog1563
    @libanomarofficialvlog1563 5 лет назад +9

    film kan sobob waxa uu u noqday in dadbadan comment ga isku dhex shukan sadan. soo dhag maha. waa dhag dhag. hal hays wanagsan hada ka heshay like saar

    • @malefathi2143
      @malefathi2143 4 года назад

      Hhhh adiga xabad ku dhagsaday malaha😃

  • @safiyaahmed8044
    @safiyaahmed8044 5 лет назад +8

    Fahan aad ey u jili taqaan inta ila aragtay like

  • @belahappyabdi2996
    @belahappyabdi2996 5 лет назад +137

    Armajo dhexdeda ayan ku dawanayaa sida aan lika qasin wlh✌😎

    • @philipilamo7255
      @philipilamo7255 5 лет назад +5

      Gabadha ugu Dacadsan

    • @anisaosmanabdi4405
      @anisaosmanabdi4405 5 лет назад +4

      🤣🤣 sanduuq ina galo iga so dhaw

    • @belahappyabdi2996
      @belahappyabdi2996 5 лет назад +4

      @@anisaosmanabdi4405 😂😂😂😂ila hada boskeyga ka salamya bayo

    • @saraabdulahijalato8965
      @saraabdulahijalato8965 5 лет назад +4

      bela happy Abdi anagu xalay dadkii dhafarka iyo live ku fiirsanayey baa ahayn wlhi xalay dhafar 😢😎 asxaap badan oon live ku fiirsaneyney waana wlhi wuu fiicnaa🤚🏼😒❤️

    • @belahappyabdi2996
      @belahappyabdi2996 5 лет назад +2

      @@saraabdulahijalato8965 lagama shegen karo runtii wax lo dhafro wuu yahay sxb ilaa hada wuu i socdaa adbu u dheryahay❤❤

  • @naanownuure2801
    @naanownuure2801 5 лет назад +78

    Arweel is the best actor hadad igu raacday like ii saar

  • @SOMMEDIA-77
    @SOMMEDIA-77 5 лет назад +14

    Dhag miyaa meqa mar ee dhahday group dhag iga dheh😂😂🤷🏽‍♂️ walahi like ayaan saaraya qoralkan aqriyay🤔

  • @qaribayeibra7930
    @qaribayeibra7930 5 лет назад +47

    araweelo jiliinkeda waa top atarisho hollywood waad ka noqon kartaa keep going sis

  • @amuunibrahim3445
    @amuunibrahim3445 5 лет назад +63

    Abe awe: wadanki u joga 🤗
    Hoyo ne: Allaha u naxaristo😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @dhamaytiransomalilan9098
    @dhamaytiransomalilan9098 5 лет назад +50

    Masha alla hora loo soconaya inta from hargeysa igula dawaanaysa like dhac igu siiya

  • @FANS_TEAM27
    @FANS_TEAM27 5 лет назад +28

    Tacajab 😱😱😱😘🔥imisa qof ayaan uga sheekeyay filmkaan waalayaabay!!!

    • @sunduscali8027
      @sunduscali8027 9 месяцев назад

      Anba waa latahay wlhi Waxana kufakaray Dadkaan somali maaha jiliinkooda

  • @Ibrahimluka10
    @Ibrahimluka10 5 лет назад +14

    Nice acting, nice camera, nice edit, nice, nice, nice, nice, nice, nice for ever ican't belives somalis can act this movie keep it up......

  • @guurecadde6405
    @guurecadde6405 4 года назад +12

    Qoftaan Caraweella wn kaqayliye Sidaa Darteed like igu Saara

  • @bigman148
    @bigman148 5 лет назад +68

    Ilaho gabdaha somalied soo hanuni🙏🙏

    • @_Madridista_
      @_Madridista_ 4 года назад +1

      Adhi halugusoo hanuuniyo

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 3 года назад

      A meeen

    • @IfrahMoha-dr5lc
      @IfrahMoha-dr5lc Год назад

      ​@@_Madridista_amiin mad iska dahdid afkada yusan ku cadab geynin wll ado hadal san arkya hadal qalocan iska daa 😊🙏

  • @cumarmahdi5670
    @cumarmahdi5670 5 лет назад +20

    let's make this film go viral . so they can get inspired and produce another epic film like this movie

    • @hanab4292
      @hanab4292 3 года назад +1

      If somali film makers want to go viral they need to promote themself better on Somali social media accounts and use English subtitles for the diaspora as well as others.