Me too I have one and he was like his dad. I made lots of dua to Allah (SWT) to change him. Wallahi Allah accepted my Dua because i use to wake up Tahajud and ask Allah to make him good Muslim, then he become nice, sweet, quiet, and he loves me so much and he is kind toward me and others he goes to Mosque learning the religion and likes to help poor people such as orphans, serians when Muslims buiding Mosque, he finish high school and he become Heavy Duty Mechanic, Alhamdulillah. Waking up for Tahajud Salad helped me, please pray Tahajud Salad the kids will stop gathering u Insha-Allah.
ducadi waa lagu aqbalay masha Allah lakin walidka qaar xun ayaa jira qaar wanaagsana way jiraan bt u r good mam walhi hooyo fiican waa ta awlaadeeda diidnta ku tarbiyaysa abaha 100% waxa uga muhiimsan awlaada waa hooyada
I swear by god Paracetamol deserves the best actor award. He is real actor and never misses a single point to make it work exactly is his position of the movie.
Masha Allah magaladaydii borama xaafadaha xaaslayda sh.alijawhar xaalane axmed guray runtii aadbaan ugu xiisay war inta reeborama like ta dhac kusiiya ismuujiya nio
Waaaaw! Great film I end up laughing my night and to be honest Precitomal and safiyo tusmo they hve high level of talent and never fails to mke laugh their pple👍👍 keep going 💟 100%
Safiyo tusmo ninka hasi deyn dalmar walala waregi rabaye Mamo sahro marka arko hoyo mcn ban so xasusta Alle haku dayo mamo sahro Hooyo 3sano isman arkin Miss u mamo ❤️❤️😢😢
Riwaayadu aad bey u shidantahay maamo sahro iyo maamo safiyo allah idin xifdiyo qof ay hooyo macaan u noo shahay ayaa ku il doogsado hooyadey macaan allah u naxariisto
Safiyo tusmo qalniga kaa jeclahy habo and paracetamol walalkey you are the best somali actor I swear never used to watch somali stuffs but I can’t resist you guys sending love all the way from KENYA.Nairobi ♥️♥️♥️
Filimkan aad ban o gahelay runtii meley kujiraan safiya tusma❤😍 iyo lejeen Mohammed pracestimol cadi ma ahan walabada kali an katagero nolaha waxajila walahi e inolada intey nolol jirta💯🙏
Legends ayaad tihiin waxam idinka codsanaynaa Riwayad labaad oo tanoo kale ah oo zidan oo kale wakhti dheer qaadata inad noozo zamaysaan We are love you guys 🙏🙏🙏🥁🏅🪕
I agree waa psychology sax ah gabdhaheyna yar nimanka weey xasdaan at xumo kuwa horay u maray wa kuwa dhibka arkay oo il u baxday naagaheyna må wada xuma ee kuwa la dirdiraa uugu caqli xun runtii oo haye raaca ah war 2 like aan siiyay sxb
weligay film aan fiirsaday coment kama bixin laakiin filimkan wuu iga gadan yahay run ahaantii amazing waxaan u mahad naqayaa qoraaga sheekadan oo aan leeyahay u was made my day thank u very match
Ha la kala saro quranka iyo riwayada gabadha leh albaqrada akhristay ba dhibta igu wacan pls alle u towbad ken albaqra dhib makente way ka hortagta belayada
Filmkan kasto la samaynayo in umada wax ki fahman kana tusala qatan aya lo samayeya ka ani ahan wax ayan ka bartay wana wax jiro. 1- mar haday sodohda illahay aqon mel xunba ku danben donto. 2- hadi aad xas wanagsan haysato hadana ku jcl oo xuman le ugu badashid ogow ragow mel xun ba ku danbayneyso 3- wxn kale ka bartay in quruxdada iyo lcgta lagu rabo oo marka bahida tahay lagu rabin. 4- wxn kalo kabartay filimka in somali maxamed aad iyo aad ujecelyihin hdlka rufiyanimada una ogolen wallka ama walsha hor mar. Xogmal wad mahasantihin sida aad noo wacyi galisan aad ban idin jclahay❤
Masha Allah I can see that the quality of filming , directing, acting is really improved, comparing to the bigenings, hats up for you ladies & gentlemen, Bravo , the make-up, outfits, style , decoration, shooting locations are well chosen, i also noticed that the actors are into their characters, usually Somali people when acting they seem a bit disconnected from the role and the character , most of them are kind of emotionless, but in this movie I was able to sense every character's emotions which is really important, jealousy, love , hatred, disappointment, anexiety and all of that , it was ultimately sensible to watch you all , I love to watch somali drama but it's frustrating when I see them not making the effort to present something modern and realistic, thumbs up guys, qoloda London ee kaaf iyo Kala dheeri and xujo need to learn from US somali artists, seriously. Well done all of you.
@@faaraxtaajir454 walal garoobo, gabdho iyo hooyooyinka waa isku mid sharaf iyo ciso ayey naga wada mudanyihin. Ado fikradad si wngsn udhiban karo hablaha ka u gafin. Waa iga wano oo kaliya qalad ha ii fahmin.
Haddii best Director iyo best acting la bixin lahaa Parcetamol sxb wallahi adaa ku siin lahaa maalinta aad Hargeisa timaado insha Allah ayaan ku gudionsiin doonaa
Al baqrada aqrista dhibkaso dhan igu wacan kulaha gabarey illahey ka cabso quranka wa kheer wax xuman ahna kuma so jidayo hdey jiliin ka tahay xitaa ogow wax kastod ku hadashid malaaik ba qoreyso is ilaali wlasheyey
I give This film AAAA++++ riwayad Somali oo aan ebed dhameesto anigo xita hal mar ka jeesanin. WOW, Dalmar yare wey Ku dhacday, Barastimol wey udhacatay, shirtqoolka Mama Sahra wa fashil, Abti liibaan & gabadhiis is amazing entertaining film, thank you all for entertaining us. And Thank you #XogmaalMedia.
Wlh best flim waaye Wan ka helay runtii #Paracetamol & Mamo #safiyo #tusmo Jilinkooda inaba caadi ma ahan Wlh From Haanta Qashinka to Another Livel iga dheh mama #sahro labo qeeb oo muhiim ah ayey ka qaadatay #kabayare jawaan hadal ah ayey keentay flimki dhan way qarxisay hhhh #dalmar yare 6 bil kadib kun kun ayey u dambaysay wlh masha alah Cameraman #Deeq darajo Keeep Going Brother Waxn sugnaba waa Qeeebtiisa kle 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
I hope inad coment kayga arki dontan xogmaal media this film makes me laugh every time and i watched more times so if you can make other parts we suppose to wait it thank you all🙏
My Beautifull Team i love you all my Alaah subhanahuu watacaalaa portact you all and Baless you all Naiimo jookar mohamed parestamool safiyo tusmo my tha one and only Farxiyo kabayare my lagan dalmar yare my qween sahro cumar dhuule abti liibaan geeyada madoow faadumo sharaf Ayuub qaraami candirashiid hahare coofe diidan sumayra suu ❤🙏
film kan waxa u ka hadlaya wa wax dhaca hadana jira, rag quman noloshana u tosan tahey ba dumarka qarki gursada kadibna nolosha ayey ka dhacaan. aniga ahan way igu dhacdey inkaston isku dhax yacey hadana alx qashim manan fariisan balse noloshan aad uga dhacey hadana kaso kabtey alla mahadleh. tan igu dhacdeyna tan way kasi xanuun badneyd balse dhibta laguma waro talana alla ku filan wayo qofka si kasto dhib u gaaro hadi ugu dambeyn qalbigiisa ay kuso dhacdo tana way kuu qorneyd o uu ku samro iskana ilowo suasha maskaxda disha o ah sabab ay igu dhacdey hubaal wax walibo walaga gudbi kara........ waqtigana boogaha dhayi kara iyo ku xirnanta alle SWT.
Maxlal part 2 ma lahan miyaa horta reer USA baaba tihin film waad bilaabeysan mana dhameystirtaan lkn reer UK idinka shidan filmka ee bilaaban wey dhameeyaan Viva Reer UK Abukar Mahdi 👍👍
@@maankacaddeh2745 ; si fiican baad u sharaxday,waayo kani waa film tayo leh,waxyaalo jira xambaarsan iyo hadana ah Film dhameystiran.ogow Somalidu ma taqaano filmka buuxa iwm.thanks.
Baabuur wayn oo jii waay dhabal sii ah 🤣😂😂😂😂🤣 from haanta qashinka to home care/ hotel maalintay xumaantu dunida timid adaa ku mataansanaa 🤣🤣😂😂🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣
Naciimo jokee ayaaba waxay horay udhahday " intaad baxdid oo aad liibiya aad takto oo magafe qof uu heesto kasoo wadatid oo aad soo kaxaysato oo busta ka jajafato oo aad america gayso qof yaa kugu qabsanaayo" i think filimkaan ka tarjumaayo true story marka noo soo badiya qaybihiisa kale, sidoo kale waxaan aad uga xumahay in filimkaan ay naciimo joker qayb ka ahayn. thank u dhmntina🙏🙏
Hadalada cajiibka ah 1.From haanti qashinka to hotel 2. ma in aad isku keey sawirtaa guriga ii keentay micnaha? 3.from haanta qashinka to home, care another level waaye 4. Tarin kaan mid laga dagi doono ayuu u eg yahay 5. Haanta qashika wax fadhiyo maanta adiga iyo asaga adaa u eg 6. Nin labisan uu iska dhigaa surwaal ku la eg almiina maxy kugu gadiwayday 7. War bal dadka iska fiiri ha jiirin e
Heesta Furitaanka Dalmar Yare Heestii Cajiib waa tanaa
ruclips.net/video/OjV5TC3Er-A/видео.html
Waad ku mahadsantihiin
❤❤💌👍
Part 2 inoo soo daaya walal
Qeeybta 2 please
Parastamol cadi maha wlhi kkkkkk
This guy Pracetimool never fails to make me laugh wallahi 🤣😂 really deserving of the best actor Award😌
Hé was the best actor this year het got award
@@gabardhorsan6394 Yes I know sis. Thats why I said he deserved it
@@gabardhorsan6394 ManshaAllah
Subscribe fadlan igo caawi walal.
Wwwwww
Wansugayey Masha allh 🙏inta nabi mahamed scw scw scw kacartay galadi aflagadeysey galada halanacalado
Scwm
Scw scw
صلي الله عليه وسلم
Scw
Scw
Me too I have one and he was like his dad. I made lots of dua to Allah (SWT) to change him. Wallahi Allah accepted my Dua because i use to wake up Tahajud and ask Allah to make him good Muslim, then he become nice, sweet, quiet, and he loves me so much and he is kind toward me and others he goes to Mosque learning the religion and likes to help poor people such as orphans, serians when Muslims buiding Mosque, he finish high school and he become Heavy Duty Mechanic, Alhamdulillah. Waking up for Tahajud Salad helped me, please pray Tahajud Salad the kids will stop gathering u Insha-Allah.
Mansha Allah sis
I am sure you are thankful to Allah.
ducadi waa lagu aqbalay masha Allah lakin walidka qaar xun ayaa jira qaar wanaagsana way jiraan bt u r good mam walhi hooyo fiican waa ta awlaadeeda diidnta ku tarbiyaysa abaha 100% waxa uga muhiimsan awlaada waa hooyada
Maashallah sis really true
Masha Allah wise women
I swear by god Paracetamol deserves the best actor award. He is real actor and never misses a single point to make it work exactly is his position of the movie.
Masha Allah magaladaydii borama xaafadaha xaaslayda sh.alijawhar xaalane axmed guray runtii aadbaan ugu xiisay war inta reeborama like ta dhac kusiiya ismuujiya nio
Wanakn 💕huuuno💕
I.allh ado nbda noso noqoh
@@zamzammohamed8803 Borama Miss You Hn Mudo 5sano ka maqnahy lkn Inshallah coming soon Wanso socda♥️♥️
@@Alxmdullilah0219 so dhawaw Huuno 💕👏👏💕
@@zamzammohamed8803 thnkx hn sharaf ♥️♥️♥️
Masha Allh safia tusmo illahay wuu dhames tiray qurux iyo rer magalnimo msha Allh illahow mustqbalka gabar safiyo tusmo cml u ek dhaqan kedo kle leh isii oo rer magal saaso kle u ah 🤲 safiyo tusma illhy haku xifdiyo 😍❤
Yahe tuf hee
Waaaaw! Great film I end up laughing my night and to be honest Precitomal and safiyo tusmo they hve high level of talent and never fails to mke laugh their pple👍👍 keep going 💟 100%
Safiyo tusmo ninka hasi deyn dalmar walala waregi rabaye
Mamo sahro marka arko hoyo mcn ban so xasusta
Alle haku dayo mamo sahro
Hooyo 3sano isman arkin
Miss u mamo ❤️❤️😢😢
😍🥰Alh idin kulan Siiyo mcnbdn
Ilaaahay ha kuu soo dhaweeeyo wllo anba 8 sano ma arag hooyo macaan ilaahay janada ha geliyo dhamaan waalidiinteena
Ilhay nanodayo waridinten inti dhimatay haunaxaristo anigo 10 sano amarag ilhay nabad igutuus
@@khadra40 aaaaamiiiiin wll
Riwaayadu aad bey u shidantahay maamo sahro iyo maamo safiyo allah idin xifdiyo qof ay hooyo macaan u noo shahay ayaa ku il doogsado hooyadey macaan allah u naxariisto
One Love Borama❤👋
Inta ree Borama Like Ta Halaga War hayo👑👑
Walalo subscribe idar
Safiyo tusmo qalniga kaa jeclahy habo and paracetamol walalkey you are the best somali actor I swear never used to watch somali stuffs but I can’t resist you guys sending love all the way from KENYA.Nairobi ♥️♥️♥️
Filimkan aad ban o gahelay runtii meley kujiraan safiya tusma❤😍 iyo lejeen Mohammed pracestimol cadi ma ahan walabada kali an katagero nolaha waxajila walahi e inolada intey nolol jirta💯🙏
Legends ayaad tihiin waxam idinka codsanaynaa Riwayad labaad oo tanoo kale ah oo zidan oo kale wakhti dheer qaadata inad noozo zamaysaan We are love you guys 🙏🙏🙏🥁🏅🪕
39:49 kal Iyo laab u qoslay wlh wad Ka daba gaysee 😂
Yahye hunte youtuperka kaliya ee viodwada uu daawada commintaga ka biciya inta igu raacsan is muujiya
Hhhhhhh wlhy anba intaa ku qoslay...
😂😂😂🙈😹😹😹
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wlh kula mid bn ahay intasa mesha uso galay inan so qoro adaba iga horeyay🤣🤣🤣😂
Naag samaroon saasaa lagu yaqaanaa kartida waa udhalasho tusmo keep going inaadeertay qaali
Cunuga safiyo tusmo cunugeeda matalayo best actor wan ku haysta afsoomaligiisa
Ninkaas iska daay anaa adiga kugu heysto cadey
@@idiriskaiitaabofun1339 kkk
war somaliyeey pracetamol allaha noodaaayo wlh masha allaah another level ruwayadeheni ayuu kadhigay. illahow maalin itus i love you
Intaad movies sameyneyseen waa one of the best.
Subscribe fadlan igo caawi walal.
I agree waa psychology sax ah gabdhaheyna yar nimanka weey xasdaan at xumo kuwa horay u maray wa kuwa dhibka arkay oo il u baxday naagaheyna må wada xuma ee kuwa la dirdiraa uugu caqli xun runtii oo haye raaca ah war 2 like aan siiyay sxb
xaqiiq waa riwaayad aad iyo aad u qosol iyo xikmad badan haanti qashinka dhaantay hadaa xasusato like isaar
mohamed uundoow waan kusalaamay
weligay film aan fiirsaday coment kama bixin laakiin filimkan wuu iga gadan yahay run ahaantii amazing waxaan u mahad naqayaa qoraaga sheekadan oo aan leeyahay u was made my day thank u very match
Ha la kala saro quranka iyo riwayada gabadha leh albaqrada akhristay ba dhibta igu wacan pls alle u towbad ken albaqra dhib makente way ka hortagta belayada
Waa la yaabay doqonta cawaanta ah lama rabaayadeenin
Aad iyo aad walaal
@@zeynomer8236 wll macan igu sacid SUBSCRIBED ii saar wll macan rabi ha ku xifdiyo waliga wll qali
Wll qali rabi ha ku xifdiyo waliga wll qali igu sacid SUBSCRIBED ii saar wll macan
Hadii aad rabto barashada quranka kariimka xifdiga higaada iyo tafsiirka iyo tajwiidka fadaln la soo xiriir meel walba aad joogto dal iyo dibadba 00252636750675
Filmkan kasto la samaynayo in umada wax ki fahman kana tusala qatan aya lo samayeya ka ani ahan wax ayan ka bartay wana wax jiro.
1- mar haday sodohda illahay aqon mel xunba ku danben donto.
2- hadi aad xas wanagsan haysato hadana ku jcl oo xuman le ugu badashid ogow ragow mel xun ba ku danbayneyso
3- wxn kale ka bartay in quruxdada iyo lcgta lagu rabo oo marka bahida tahay lagu rabin.
4- wxn kalo kabartay filimka in somali maxamed aad iyo aad ujecelyihin hdlka rufiyanimada una ogolen wallka ama walsha hor mar.
Xogmal wad mahasantihin sida aad noo wacyi galisan aad ban idin jclahay❤
Run badanidaaaa waaad saxantahay intaaas io in ka badan ayaan ana ka fahmay
Mashallaah nuxurkaa kasoo bixisay tanx
Isha ka turtay
Maxamed kee?
Masha Allah I can see that the quality of filming , directing, acting is really improved, comparing to the bigenings, hats up for you ladies & gentlemen, Bravo , the make-up, outfits, style , decoration, shooting locations are well chosen, i also noticed that the actors are into their characters, usually Somali people when acting they seem a bit disconnected from the role and the character , most of them are kind of emotionless, but in this movie I was able to sense every character's emotions which is really important, jealousy, love , hatred, disappointment, anexiety and all of that , it was ultimately sensible to watch you all , I love to watch somali drama but it's frustrating when I see them not making the effort to present something modern and realistic, thumbs up guys, qoloda London ee kaaf iyo Kala dheeri and xujo need to learn from US somali artists, seriously. Well done all of you.
Mamo sahre cumar dhuule one love mamo jilinkkaga jecelahay 💋💋💋💋💋💋💋
Subscribe fadlan igo caawi walal.
Msha Allah wiilka yar af Somaali top💋😍💕🥰😍
from hanta qashinka to the home care is another level 😂😂😂😂
you're look a like diaspora person
Filmka wuu shidan yahay, laakiin qaladaadkiisa kasii shidan, marka haloo codeeyo😄😅😄
Subscribe fadlan igo caawi walal.
Qeyb kale majiro miyaa😂😂😂
Walalo igu cawi subscribe
Wallhi waan ku dhafrey filimkaan waxaan aad uxiiseeyaa dadkaan jilaayo safiya tusmo mohamed prstamol dalmar yare maama sahro cumar dhule geenyada madow abti liban farxiya kabayare iyo qaarkaloo badan waaaaaaw dad qaali ah ayaa isugu tagey
Sifiican ayey ujileen
Mahadsanidiin xogmaal media
Ani xitaa way i dhafriyeen kkk
Aad iyo aad
Wlhi qolada reer uk waxa ka jiliin fiican reer usa best weeye jiliinkoodu
Reer uk baba daawado universal qasaysa waa cad cad xigmadna laga sugi maayo garoobo xunoo naasaha isku xoqaya masraxa soo saarayaan
Waa reer USA maaha uk
@@monnaawad8549 yaa ku dhahay waa ree uk si fcn u akhri qoraalka 😁
@@faaraxtaajir454 walal garoobo, gabdho iyo hooyooyinka waa isku mid sharaf iyo ciso ayey naga wada mudanyihin. Ado fikradad si wngsn udhiban karo hablaha ka u gafin.
Waa iga wano oo kaliya qalad ha ii fahmin.
This movie qualifies for an oscar.
😂😂
Paracetamol is the best Somali’s actor in the world.
Djiboutian fan
Haddii best Director iyo best acting la bixin lahaa Parcetamol sxb wallahi adaa ku siin lahaa maalinta aad Hargeisa timaado insha Allah ayaan ku gudionsiin doonaa
Walalo igu cawi subscribe
Wuu imadaye sii dee
Prastemol aktar dhisan from haanta qashinka to home,care waa ANOTHER LEVEL hhhhhhh
Hhhhhh 😂😂😂😂😂
Pracestimool wa best actor in this movie 🎥 walahi wuu iga qosol siiyay next one nala soo gaara
Haa
As all always amazing acting great film talented actors keep doing what you doing love watching your film ❤❤❤❤❤❤
I loved this. Part 2 please.
I love this film, please make more of them 😍😍😍😍
From Haanta Qashinka to home care....🤣🤣 Acuudkiyooow
😂😂😂
Safiyo tusmo and Mohamed paracetamol chemistry is on another level 🔥🔥🔥🔥
Masha allaah this film is the best I ever
Watched ❤️❤️❤️👍❤️❤️❤️
Al baqrada aqrista dhibkaso dhan igu wacan kulaha gabarey illahey ka cabso quranka wa kheer wax xuman ahna kuma so jidayo hdey jiliin ka tahay xitaa ogow wax kastod ku hadashid malaaik ba qoreyso is ilaali wlasheyey
Fariintayda hadad aragto like isaara team #Xogmaal 🥰💯❤
I give This film AAAA++++ riwayad Somali oo aan ebed dhameesto anigo xita hal mar ka jeesanin. WOW, Dalmar yare wey Ku dhacday, Barastimol wey udhacatay, shirtqoolka Mama Sahra wa fashil, Abti liibaan & gabadhiis is amazing entertaining film, thank you all for entertaining us. And Thank you #XogmaalMedia.
Mamamo Tusmo waan iska kaa jeclahy,hooyadey ayaad i soo xasuusisaa sidad iskugu egtihin waan yabayba, ilahay cimridheer ah ku siiyo iyo caafimaad.
Amiiiiiiin illahayow xafid if iyo aakhiraba
Frankly am watching this the 4th time😂😂😂😂🙌
Wlhi sidaan uqoslay caawa waligey ruwayad somali kuma qoslin tan maha ruwaayad waa filim jaceyl ah xaqiiia
Safiyo tusmo masha allah hoyada labiska
Safiya tusmo iyo paracetimol iyo dalmar iyo Abti liban hadana kujirin maan siinen
Sax
Kii hore bartii ay dhigtay beey kii labaabna dhigtay 😂 loved the plot twist 👏🏾
Dadkii somali ugu shidnabaa isugu tagay filmkaan 🇸🇴🎈🇺🇸
Mansha'allah riwaayad qiimo badan oo boqran weeye, halkaa inooga wada oo taxane inooga dhigga. Safiya tusmo, paracetamol, Dalmar yare, Farxiya kabayare, Sahra Cumar Dhuulle, Abti liibaan, Geenyada madow iyo asxaabta kale-ba 😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤.
I really admire Muhamed acting he is tallented .... ... Tusmo , Farhia and dalmar are good too , somalis USA drama are my number one
We need like this film , this films treatments our people specially diaspora
Yupe need movie film good talent story 🇸🇴🎊
Goowsa wayne jimcada soxaree sabtina bax dheh🤣🤣🤣🤣mama sahra omar❤❤❤👌
Nin qosol badan baa yimi, ma xareed baad ku maydhatey kulahaa. Nin jira Wallee
Reer TikTok waa another level film 2 sano ka hor ahy aye iimacanysiiyen 😅😅 tusmo iyo maxamed Waan jacelhy Mansh Allah ❤
Sariirta aan halmar soo eego kulahaa wlhi waad iga qosliseen Tnkz😎
Paracetamol is genius, he is another level...I like his way of acting
Subscribe fadlan igo caawi walal.
I'm dead 🤣🤣🤣
Waa jilay sifiican
Raguu sidhay uu fikraan waa cajiib Cayrii ku lahaa
@@marthayilma2349 Ayada luu rabaa ,no ciyal, no buuq😅😆😁🤗
:ﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺﷴﷺ
Scw
Scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@@nushkibintiaisha5082 Salalaahu Caleyhi wasallam
Scw scw scw
Hoyoyinkena allaha nodayo👏👏yarapi no xagmfid mamoyinkena janada geey👏👏👏💖😢
Filinki somalia ay dhigtey oo aan abiD ka helo team xogmal waaD maHad santihin dhamanteNa 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
Goormu soo galaa musasalkaan😊 Safiya Tusmo Long life Habo❤️
I can’t wait to see part 2. It’s funny,it makes laugh yh
Subscribe fadlan igo caawi walal.
Anniga kusigtay bari safiyo tusmo siday usirsiranayso barastimol qurbaha lkn wankufahmay like 🤣🤣🤣🤣
Kkkkk caadi matihid
Waa lagu gaadi rabay hhhhh
Walslo igu cawi subscribe
Wlh best flim waaye Wan ka helay runtii #Paracetamol & Mamo #safiyo #tusmo
Jilinkooda inaba caadi ma ahan Wlh From Haanta Qashinka to Another Livel iga dheh mama #sahro labo qeeb oo muhiim ah ayey ka qaadatay #kabayare jawaan hadal ah ayey keentay flimki dhan way qarxisay hhhh #dalmar yare 6 bil kadib kun kun ayey u dambaysay wlh masha alah Cameraman #Deeq darajo Keeep Going Brother Waxn sugnaba waa Qeeebtiisa kle 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
I hope inad coment kayga arki dontan xogmaal media this film makes me laugh every time and i watched more times so if you can make other parts we suppose to wait it thank you all🙏
42:37 MA inaa isku Kay sawirta guriga iikentay 😂
nin adag, what about the ending😆😅🥰
Paracetamol iyo safiya tusmo best actor and actress walahi labadaas aad baa u jeclahay Ilahay ha nii dhowro
Walahi aniga shaqo ku jiray iin kabadan 16 hours waan qosolay thank you dhamaan jilayaasha
My Beautifull Team i love you all my Alaah subhanahuu watacaalaa portact you all and Baless you all Naiimo jookar mohamed parestamool safiyo tusmo my tha one and only Farxiyo kabayare my lagan dalmar yare my qween sahro cumar dhuule abti liibaan geeyada madoow faadumo sharaf Ayuub qaraami candirashiid hahare coofe diidan sumayra suu ❤🙏
film kan waxa u ka hadlaya wa wax dhaca hadana jira, rag quman noloshana u tosan tahey ba dumarka qarki gursada kadibna nolosha ayey ka dhacaan. aniga ahan way igu dhacdey inkaston isku dhax yacey hadana alx qashim manan fariisan balse noloshan aad uga dhacey hadana kaso kabtey alla mahadleh. tan igu dhacdeyna tan way kasi xanuun badneyd balse dhibta laguma waro talana alla ku filan wayo qofka si kasto dhib u gaaro hadi ugu dambeyn qalbigiisa ay kuso dhacdo tana way kuu qorneyd o uu ku samro iskana ilowo suasha maskaxda disha o ah sabab ay igu dhacdey hubaal wax walibo walaga gudbi kara........ waqtigana boogaha dhayi kara iyo ku xirnanta alle SWT.
maxlal in badan baan sugayay waa ku faraxsanahy in aan maanta daawaday oo waliba dhamaystay , waa film macno wayn ku fadhiya
practimol ur acting another level 🤣🤗😍
Maxlal part 2 ma lahan miyaa horta reer USA baaba tihin film waad bilaabeysan mana dhameystirtaan lkn reer UK idinka shidan filmka ee bilaaban wey dhameeyaan Viva Reer UK Abukar Mahdi 👍👍
Yeah
BUT ZOU MUST KNOW THIS FILM IS THE BEST FILM I DONT LIKE UK's FILMS VIVA USA
COMING SOON INSHA ALLAAH part 2 THISE COMING MONTHS
Lkn reer america aya shidan
Flm wax tar leh waye wayo musasal ma ahan wa flm 1 hr na wuu soconaya midas ku kala duwan yihiin
@@maankacaddeh2745 ; si fiican baad u sharaxday,waayo kani waa film tayo leh,waxyaalo jira xambaarsan iyo hadana ah Film dhameystiran.ogow Somalidu ma taqaano filmka buuxa iwm.thanks.
Adbay u jilis fican yin safiya tusmo iyo maxamed filin wcn 🙏
Kurulex machallah safiya tusmo, med pracetimool Nice actor 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Very happy to watch this movie💥💥👌Best actors
Filinkii igu horeyi somali sameso aan ku raxeesto ayuu aha waa mahad santihin runtii 🌍✌
Xogmaal majaajiladan waan ka heley, keep it going.💖👍
Prasetimool wacdalaa actor ku banaanthy kkkkkkkk nice riwaayad of 2020 🔥🔥🔥🔥🙏
Hahahahaha this was worth my time😂❤️
Baabuur wayn oo jii waay dhabal sii ah 🤣😂😂😂😂🤣 from haanta qashinka to home care/ hotel maalintay xumaantu dunida timid adaa ku mataansanaa 🤣🤣😂😂🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣
Naciimo jokee ayaaba waxay horay udhahday " intaad baxdid oo aad liibiya aad takto oo magafe qof uu heesto kasoo wadatid oo aad soo kaxaysato oo busta ka jajafato oo aad america gayso qof yaa kugu qabsanaayo" i think filimkaan ka tarjumaayo true story marka noo soo badiya qaybihiisa kale,
sidoo kale waxaan aad uga xumahay in filimkaan ay naciimo joker qayb ka ahayn.
thank u dhmntina🙏🙏
This film it is Real story and de fact of US dnx our Actres
Subscribe fadlan igo caawi walal.
It’s a Yes from me. Top notch! MashaAllah! I can see a lot of progress in Somali movies. The plot, acting, and filming; 10/10. Caadi ma’aha
Walahi Farxiyo kabayare waa runteed home care way ka shaqaysaa gabar walashay ah bay isla shaqeen jireen waa madax sare Maansha alaah
Inta 2024 daawanaysa like 😅😅😅
6month later Hantidaada hanti dhaleeso Godka Qashinka, 😂😂😂😂 it’s another level
🤣🤣🤣🤣 praceramol iyo tusmo best actors wlhi
Gunaandka sheekada qoys gun ah wax haa ku darsan, gabar xuna wax haa ku darsan ( ilmhaaga maalin ee hiil kaaga baahanyihiin waa maalintaa hooyo fiican u doorto).
from to haanta qashinka to home care 😂😂😂😂😂😂😂😂another level 😂😂😂
😂😂😂 waw sidaasaa ruwaayadaha loo matalaa ama waa la iska daayaa ❤❤❤❤
Inta reer borama ah ee dawaneysaY like dhac ku siiYa 👍👌
Ani lee kula jooga sxp oon ka daawanaya
Dad xula baa la isugu keenay mansha allaaah horay usocda inaba caadi maaha✅
Mama safiyo mansha alllah jilaaa caalami ah waaaye
Hadalada cajiibka ah
1.From haanti qashinka to hotel
2. ma in aad isku keey sawirtaa guriga ii keentay micnaha?
3.from haanta qashinka to home, care another level waaye
4. Tarin kaan mid laga dagi doono ayuu u eg yahay
5. Haanta qashika wax fadhiyo maanta adiga iyo asaga adaa u eg
6. Nin labisan uu iska dhigaa surwaal ku la eg almiina maxy kugu gadiwayday
7. War bal dadka iska fiiri ha jiirin e
Wlhi toban jeer ayaan kuso ceshaday aad ayan oga helay inta ila midka ah farta taag kkk
Qofkii samraa isagoon cidna khiyaamayn ayuu nasiibkiisa fiican helaa masha allaah
Well articulated concept
Kudos to you Mohamed P👍👏👍
Film kan aad ayaan ugu helnay
Please part two inooga soosameeya
Socoto inoogo dhiga ❤❤❤❤
Kuwa juraasta jecel ba atahualpa, hadan ku fahmay😅😆😁
Maama Safiyo tusmo big ❤❤
Walalo igu cawi subscribe