5 QOF TAAGERA YAASHA KAMID AH OO 5 WADAN KALA JOOGTO AYAAN GAME’S U QABTE YAA BADIYE 😂😂..?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 358

  • @kingceyda2780
    @kingceyda2780  5 часов назад +172

    YA TAGEEROSA WADANKEENA JOOGTA😂😂

  • @enjoy3684
    @enjoy3684 5 часов назад +60

    Gabdhahaan Iyo wiilashan quruxda badan iney dhaafayan umalayn maayo saliga nabiga (ﷺ).❤️

  • @Teamceyda-f7q
    @Teamceyda-f7q 5 часов назад +50

    Yaa ila jecel nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤

  • @TEAM_27.45
    @TEAM_27.45 5 часов назад +56

    Aabaha iyo hooyada janada allaha geeyo Hadaad Like ii Saarto 👍🏾

  • @AARKAABYAN
    @AARKAABYAN 5 часов назад +20

    Aan kuwada salino nabigeeni muhamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @safsafsaid7041
    @safsafsaid7041 5 часов назад +20

    Mizaanka Culus King Ceyda u r a gifted person Macha'Allah. Dadaal, Dulqaad iyo Deqsinimo adey kugu dhamadeen❤❤❤

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 5 часов назад +25

    Talented boy wax waliba tageraha xiisanayan samey 🔥🫡

    • @AbiirAlli
      @AbiirAlli 3 часа назад +1

      Insh Allah wuu samenaya ceydahena ❤

  • @sahracuud8139
    @sahracuud8139 5 часов назад +17

    Anaa uhoreyee cayda manta mansugryne dumarland guiuleysta aniga ❤ plz anugusalina nabigena maxamad scw scw scw scw

  • @AhmedIbrahim-w5w
    @AhmedIbrahim-w5w 3 часа назад +10

    Talented boy Malaysia intaad dhaafty ayaad addunki marysaa burco kasoo salamyaa king ceyda

  • @f3f0F
    @f3f0F 5 часов назад +20

    War wilka dhirigalye like usaara vidioga❤

  • @QueenHanuush-n3k
    @QueenHanuush-n3k 5 часов назад +15

    Talent man madaxa dushiisa waa kaa hayna barnaamijkii keep going wax cusub iyo waqtiga xiga ❤

  • @CaaminoCabdulaahi
    @CaaminoCabdulaahi 4 часа назад +12

    Uma makeyn maayo indhahan sidan uqurxon io gacmahan iney dhafayan saliga nebiga scw❤❤❤

  • @Ahmed.shreifteam27
    @Ahmed.shreifteam27 5 часов назад +14

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi maxammed scw scw ❤❤❤❤

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 5 часов назад +16

    Waawareey waxaan ayaa hibo iyo dedaal lagaa dhahaa guulayso shoodhe❤ Somaliland ayaan taageere u ahay

  • @SureerMahamud
    @SureerMahamud 5 часов назад +11

    Talent boy hormar wcn ba kurajeynaya insha allah🎉🎉🎉

  • @Raizaroomar
    @Raizaroomar 5 часов назад +10

    Talent Boy Ceyda horey usoco barnaaamijyo kle oo waali ah wan kaa sugyna I.a ❤

  • @KOKOBULLE8
    @KOKOBULLE8 4 часа назад +7

    Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shy person Prophet Muhammad ❤(صلى الله عليه وسلم)❤🕋☝️

  • @DeeqoAhmed-g2p
    @DeeqoAhmed-g2p 5 часов назад +8

    Waa kaaheynaa ceyda yare mr talent boy❤❤❤

  • @TEAM_27.45
    @TEAM_27.45 5 часов назад +8

    iLaaHeY Labadaada Waalid iyo Adigaba Jannada Allah Haku geeyo Hadaad booqato Janalkayga😳
    👍🏾

  • @MaryamaAbdirashid-xd4si
    @MaryamaAbdirashid-xd4si 4 часа назад +6

    Durmaland lee tageraye inay badiyan wayna badiyen❤❤

  • @FadxiyaKhalif-u2z
    @FadxiyaKhalif-u2z 5 часов назад +9

    Dumarland guul mar walba❤❤

  • @Siska..Cabdirisaaq
    @Siska..Cabdirisaaq 5 часов назад +11

    From somaliland 💚🤍❤️

  • @SagalAbdiAziz-o6t
    @SagalAbdiAziz-o6t 4 часа назад +7

    Lucky boy talented boy

  • @MaxamedCali-wj5gq
    @MaxamedCali-wj5gq 5 часов назад +22

    Talent boy king 🤴 ceyda

  • @NasteexoKhadar-ld8zs
    @NasteexoKhadar-ld8zs 5 часов назад +6

    Dumarlaan meelkasta ay joogaan haka shikiyin viva dumarlaan💪💪💅

  • @Najaadbashii
    @Najaadbashii 4 часа назад +5

    Cayda king waliba talent leh❤

  • @Hande-e1e
    @Hande-e1e 4 часа назад +3

    Mashallah ceyda wll qaali hormar wacan wiil yaro dadaal badan ba tahay hore uso soco nin raga waa ki isku tashto aan madaxdi hoos geyn👏💪😎😎

  • @Aisha_Ab9di4na7r
    @Aisha_Ab9di4na7r 5 часов назад +6

    M.a waxaan talent waa dhaafy mgc kale u bixiya king cayda 🎉 congratulations 🎊 👏

  • @sahrabashiir-q4s
    @sahrabashiir-q4s 5 часов назад +6

    from jigjiga dhib malahan nasibka na reebay😘

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 5 часов назад +4

    Hayeey 5 taageerashaasha kamid eh miyaa war waa idin salaamay ❤😂

  • @OskaIbrahim
    @OskaIbrahim 5 часов назад +7

    talent boy🥰king ceyda keep going brther

  • @MUDANEARYAN7-kt2fz
    @MUDANEARYAN7-kt2fz 5 часов назад +4

    Talent boi Saxebooow Cadoowgaga Gadhal Xa u firin waa iga Talo

  • @AymanIpraahim
    @AymanIpraahim 28 минут назад

    Dunida masoo marin qof ka sharaf badan nabigeena Muxammad ❤scw scw ❤❤😂🎉

  • @SahraAbdulle-d2d
    @SahraAbdulle-d2d Час назад +1

    King ceyda jentalman WIILYAR oo dadaal badan MAASHAALLAAH guuleyso goorkasta iyo goob walba amiin

  • @osmanmohamed716
    @osmanmohamed716 Час назад +2

    Waaaw bro ceyde guuleyso❤

  • @MiskiinAlleinadhegaweyne
    @MiskiinAlleinadhegaweyne 5 часов назад +3

    Talent boy keep going 1.3M NASIIB MAAHA EE WAA TALENT❤

  • @Shankarooneeyy
    @Shankarooneeyy 5 часов назад +7

    From reer Jigjiga 😍🫶🏻🤍

  • @nasraabdi1107
    @nasraabdi1107 5 часов назад +5

    Ceyda barnaamijka top waaye mashallah lkn camerada horteda inad furayasha ku qasto ayay ahayd si uu ugu qanco tartamuhu kii kobad ed kufurtayba Wuu noqday wayna shaki galin kartaa taasi

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 5 часов назад +3

    Congratulations gabdha tagersana badisay❤️🎉

  • @munasar-b3n
    @munasar-b3n 2 часа назад +1

    Team ceyda mooyee yaa kaloo sameynkara boqor boqor dhaley waa wiilka kaliya wax qabadkiisa shirkado waxqabkooda udhikma keep going

  • @عبدباسدمهمد
    @عبدباسدمهمد 3 часа назад +3

    Japuuti aa hilmamtay sory
    Lakin wadankaygu wa Somaliland inti wadankas kaso jeda like❤

  • @andrepirloplay2793
    @andrepirloplay2793 5 часов назад +5

    Lagend barnaamijkan markad qabaneyso meel fadhiiso studio cml markas o shidmaa naga dhaaf socodka

  • @Aisha_Ab9di4na7r
    @Aisha_Ab9di4na7r 5 часов назад +4

    Wlhii waa qiyaasay sh Mustafa xaaji ismaaci haaruun qiyaasta ku fcnhy hhh😂😂😂

  • @zuuzuqurux1715
    @zuuzuqurux1715 5 часов назад +6

    Madaama aan joogo jigjiga nashaad baan tageeri

  • @TaliyeJabshe
    @TaliyeJabshe 5 часов назад +8

    Wiilasha iyo gabadhaha game aan ku ciyaarno comment ga
    Nambarka u dambeya talefonkaga soo qor qofkii isku mid noqotaan isbarta 😂

  • @Sundussheikhuna
    @Sundussheikhuna Час назад +1

    Ayy nairobi guleysatay kabax ❤❤❤🥰🥳🥳🥳✊️✊️💕😩😓😫

  • @MohamedHusein-i8b
    @MohamedHusein-i8b 4 часа назад +3

    Lucky Boy hore soca Sxp game so badi

  • @IdirisabdulahiUgas
    @IdirisabdulahiUgas 4 часа назад +3

    Gemamkan Badi sxb sare hormar wacan

  • @Kadirmuller
    @Kadirmuller 5 часов назад +4

    Hadad comentigyga akhridid Ramadanta alle cafimad hanagu gaadhsiyo wll ❤

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 2 часа назад +1

    WAX BARASHADA IYO SHAQAD ALLAH HAKU FUDUDEYO CADE.

  • @jamilaahmed7789
    @jamilaahmed7789 5 часов назад +5

    Keep going our talent boy ❤️😘

  • @andrepirloplay2793
    @andrepirloplay2793 3 часа назад +3

    Libaax video malagu raaxeysan karo e studio ku duun wayo camera wey dhaqdhaqaaqoysaa barnaamishkaan waxo ku fican yahay fadhi e hadad rabto inlagu raaxesto fadhi ku duub o studio sameyso

  • @NajmoCabdi-kw8hy
    @NajmoCabdi-kw8hy 5 часов назад +2

    Congratulations Congratulations ayaan ❤❤❤❤❤❤❤❤talent boy ada umahadsantahay guleyso my brother ❤❤❤❤❤2M coming soon ❤❤❤

  • @IgadaaCiyaarta-c5d
    @IgadaaCiyaarta-c5d 2 часа назад +1

    Talent boy ❤❤❤❤❤

  • @yohan___abdi___68
    @yohan___abdi___68 4 часа назад +4

    😂yarka soomali joogo ina ani ahy ma layga darema team cayda😅

  • @BadeedBadmaax
    @BadeedBadmaax 57 минут назад +1

    you are strong man ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MandekAbdi
    @MandekAbdi 5 часов назад +3

    Reer Nai we noo fadhisa hamplyo our ayaan❤😂🎉

  • @khadraaxmed4578
    @khadraaxmed4578 5 часов назад +2

    Waaw cayaar qurux badan hambalyo ayaan Nayropi 🎉kuligiin waa mahadsantihiin

  • @leylacadey7501
    @leylacadey7501 5 часов назад +4

    Alla Xiligaanaa wax so dhigay ceyda😂

  • @farhiaHassan-v4x
    @farhiaHassan-v4x 5 часов назад +3

    Shirkad maahan ee waa shaqsi king ceyda 🎉🎉

  • @XamseCabdala
    @XamseCabdala 5 часов назад +3

    Ayy m.a walaahi keep going Bro🎉🎉

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 2 часа назад +2

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @Naxariislowga
    @Naxariislowga 5 часов назад +5

    Goat ceyda Reply igu cimamad✌️

  • @SamsamMoha-y9w
    @SamsamMoha-y9w 44 минуты назад +1

    Game kan waa fadhiyaa❤❤❤

  • @MohamedBabur-v3h
    @MohamedBabur-v3h 4 часа назад +3

    Ayan ayan wataa from Nairobi

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 5 часов назад +3

    Wan sugayay barnamijkan in nagu boodi rabto umalaynaye😅😅😅😅

  • @NuuraHussein
    @NuuraHussein 5 часов назад +5

    Oh my wow guul somaliland

  • @Fayley-p6u
    @Fayley-p6u 3 часа назад +1

    Horeyna dumarlan ban u tageray hadana ayaan ban tageray kuma qasarin hambalyo ❤🎉

  • @Dekadagan-j2j
    @Dekadagan-j2j 2 часа назад

    Aan kusaliino rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️ please ♥️❣️❤️❤️❤️❤️

  • @AyaanAbdullahi-hz1mi
    @AyaanAbdullahi-hz1mi 3 часа назад +2

    Samidayda badisay yess 😂❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 5 часов назад +3

    Waxan watay wiilka Landerska ah❤😂

  • @LaylaNuur-v3q
    @LaylaNuur-v3q Час назад +1

    From somaliland ❤

  • @QueenSeelanti-c6g
    @QueenSeelanti-c6g 5 часов назад +3

    Talent boy❤ keep going 💪

  • @SamuuQurux
    @SamuuQurux 52 минуты назад +1

    King ceyda hore usoco❤

  • @AYAANAXMED-h7d
    @AYAANAXMED-h7d 4 часа назад +2

    Samideyy aa taageeraaye weena guulaysatayy😂

  • @sharifanasir1434
    @sharifanasir1434 3 часа назад

    Mashallah cayar ad u qurux badan ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @munamaanka8020
    @munamaanka8020 2 часа назад +1

    Video ga like saara dadkaan maxaa ka qaldan mise xaasidnimo katahy 😮

  • @عبدباسدمهمد
    @عبدباسدمهمد 3 часа назад +1

    Waxan eega inta somaliland jogta etagrta cayda
    Like isku muujiya duriyada❤❤❤

  • @saynabfarax1225
    @saynabfarax1225 5 часов назад +2

    Keep going ❤❤

  • @SacdiyoSiman-h6s
    @SacdiyoSiman-h6s 2 часа назад +1

    King cayda ❤❤❤

  • @AyaanSaraam
    @AyaanSaraam 2 часа назад +2

    Wilka liketa calydaa haka casdinina

  • @SadaqSocdaal-eu8rw
    @SadaqSocdaal-eu8rw 54 минуты назад +1

    Ok ceyda

  • @ismaciilibraahim7012
    @ismaciilibraahim7012 5 часов назад +4

    Waa ku wataa sxb sare

  • @HalimasamowSamow
    @HalimasamowSamow 3 часа назад +1

    King ceyda ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 5 часов назад +2

    Talent boy keep going❤

  • @NajaxMaxamuud-fz3ju
    @NajaxMaxamuud-fz3ju 5 часов назад +2

    From somaliland 🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @AhmedwaliSheekh-g8f
    @AhmedwaliSheekh-g8f 12 минут назад

    Masha allah keep going bro

  • @AhmedwaliSheekh-g8f
    @AhmedwaliSheekh-g8f 9 минут назад

    Lkn sxp king ceyda maxaad ree Djibouti 🇩🇯 qof uga soo qaadan waydey sxp waxn ku rajaynaya guul insha allaha marka xiga inad nagu soo darto sxp

  • @somali_media_pro
    @somali_media_pro 4 часа назад +4

    Wixii landers ah subscribe ta kaama baryayo😂

  • @Amaal.ahmett
    @Amaal.ahmett 4 часа назад +2

    Sidan usagayay video gaan omg😂

  • @AlfaboyTyker
    @AlfaboyTyker Час назад

    Keep going My brother

  • @CfataaxClaahixuseen
    @CfataaxClaahixuseen 5 часов назад +3

    Keep going brother

  • @AbdullaahiAadanXasan
    @AbdullaahiAadanXasan 4 часа назад +3

    Team ceyda amiira

  • @TEAM_27.45
    @TEAM_27.45 5 часов назад +3

    Caawa Waxa Niga Codsanaya Abowe io
    AbaYoH Waxaan Rawaa inaa gaaro 120k
    Marka dhamaantiin subscribers isoo dhaha
    Saan ugaaro isla Caawa Codsi Wye iga Farxi Allah hakaa farxiyo Waxa jaceshahy Alle Haku Sahlo 👍🏾🙏🏽

  • @djmohaamohadow
    @djmohaamohadow Час назад

    Ayan Nairobi joogta guul🎉

  • @aminali7491
    @aminali7491 5 часов назад +2

    Furayaasha waxaa fiicnayd inaad u samayso lambaro 1 ilaa 10 qof walbana uu doorto lambarkuu rabo. Sidaas ayey ku fiicnayd. Sxb❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @HiboMaxamed-ru9zl
    @HiboMaxamed-ru9zl 28 минут назад +1

    Team king cayda🎉🎉 like💚🤍❤️

  • @BintuAmina-y3c
    @BintuAmina-y3c Час назад

    Hore u soco wllka❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 2 часа назад

    The legend hore susoco ❤🎉

  • @Wllll.Mahaza.-gv7zs
    @Wllll.Mahaza.-gv7zs 5 часов назад +3

    Keep going zxb