WARAYSI PAUL MARINO GEEDI OO AF SOMALI KU HADLA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 201

  • @familychennel9784
    @familychennel9784 4 года назад +128

    Inte ila dawanaso 2020 like sare

  • @awilismail1288
    @awilismail1288 6 лет назад +40

    AF somaliagu wlhi waa qli lkn waa in aan baranaa Afkeena Hooyo the best of language

  • @Raho339
    @Raho339 4 года назад +10

    Ilahayow diinta islaamka kusoo hanuuni geedi iyo waliba familkiisa aaaaaaaaaaamiin yaa Allaah 😍

  • @199ali
    @199ali 9 лет назад +35

    Paul is a good man! May Allah Bless Him!

    • @Kannotwait
      @Kannotwait 8 лет назад

      Mali Fitness gaal ma uu sacbine

    • @199ali
      @199ali 8 лет назад +1

      Kaiser Ussop okay what ever you say Brother in Islam.

    • @thealphaman
      @thealphaman 6 лет назад

      He is not a muslim. As far as I know

  • @somalidhalad3483
    @somalidhalad3483 6 лет назад +41

    Hadaa Muslim tahay masha allah hadii aadan ahen alle haku zoo hanunsho lkn qof qaaliya tahay walahi

    • @rashiidomar9686
      @rashiidomar9686 4 года назад

      Wll waa muslim

    • @qaalinuura
      @qaalinuura 4 года назад +2

      Muslim maha wuxuu yiri Muslim ma ihi
      Lkn wuxuu yahy waa qof wanagsan oo wise ah mashaallah

    • @mascudsalad7092
      @mascudsalad7092 4 года назад

      Qaali Nuura wa runta muslim mahan allé haso hanuniyo

    • @jamaalabdinasirqosolkaa469
      @jamaalabdinasirqosolkaa469 4 года назад

      Qq

    • @SomfilmsFHD
      @SomfilmsFHD 4 года назад

      Qasab maaha in uu Muslim noqdo ee waa qof wanaagsan oo dadnimo leh.. Al shabaab ba waa muslimiin

  • @anderiamo925
    @anderiamo925 6 лет назад +11

    Waaaw thank you Mr. Paul Moreno you are amazing I like how you sing and you reminded me this beautiful song, and I'm struggling to learn your language.

  • @w....w7043
    @w....w7043 4 года назад +6

    Waa nin caqli badan qodobka federalism ka siduu isaga fogeeyay ayan ladhacay nin waxbdn fahansan weeye ...reer buuloburdo wad mahadsantihin sida quruxbdn eed nomatasheen dhaman ❤❤❤

  • @abdirashidfarah9673
    @abdirashidfarah9673 4 года назад +7

    Ninkaan sheikhyada haloogeeyo fasiraad xitaa omabaahna plz ninkaan gaalnimo yuukudhiman wxii Minneapolis joogah

    • @mohaosman9651
      @mohaosman9651 4 года назад

      Abdirashid Farah wlhi waa knxy wll inusan islam aheyn

  • @veryboy4662
    @veryboy4662 4 года назад +5

    11:56 amazing i love this guy even though I don't like outside learning our a language . this is nice grandpa of American

  • @qaalinuura
    @qaalinuura 4 года назад +8

    Gedi you're really wise man mashaallah

    • @amirhajji1344
      @amirhajji1344 4 года назад

      hello Qaali nuura i would like talk to you are u with me

    • @qaalinuura
      @qaalinuura 4 года назад

      @@amirhajji1344 😊

    • @amirhajji1344
      @amirhajji1344 4 года назад

      @@qaalinuura why are you laughing dear sister

    • @amirhajji1344
      @amirhajji1344 4 года назад

      @@qaalinuura am from Somalia so am glad to be with you sister how about you where u from

    • @amirhajji1344
      @amirhajji1344 4 года назад

      @@qaalinuura waqooyi Somalia how about you

  • @abdirahmanmohamed2990
    @abdirahmanmohamed2990 4 года назад +14

    Inuu geeddi soo islaamaa fiican alle hasoo hanuuniyo
    Weli waa gaal siduu inuu sheegayo isagu oo wuxuu yidhi" ani masiixi ayaan ahay diintaydana waa jeclahay".

  • @mukhtarshire9473
    @mukhtarshire9473 2 года назад +1

    I love Paul Marino love of somali language and dhaqan. He looks and sounds real somali.

  • @damka5373
    @damka5373 3 года назад +4

    Geedi raage rooble respect ✊

  • @mubaarigmuseibraahim6739
    @mubaarigmuseibraahim6739 6 лет назад +12

    wow paul/Rage is the best white man wlahi when listening 👂 him you thought that he is real somali

  • @qooryarestudio
    @qooryarestudio 6 лет назад +14

    bun hadaa waydo badelkisa lahela expert geedi cawale raage guuleyso bowe

  • @saadaqyoungjunior3567
    @saadaqyoungjunior3567 4 года назад +5

    Inta Ramadan daawaneysa like saar

  • @kinglove4917
    @kinglove4917 6 лет назад +70

    wlhy ninkan magaca geedi uu micneeyey soomaali badan baan micnayn karin

    • @mryes6893
      @mryes6893 4 года назад

      Kkk yep

    • @hiboheenahiboheena3692
      @hiboheenahiboheena3692 4 года назад +1

      Sax

    • @sahracalimaxamud8412
      @sahracalimaxamud8412 4 года назад

      gedi waa marti marka la fasiro afsomaliga ma garatay

    • @mryes6893
      @mryes6893 4 года назад

      @Samiya Elmi ma adan macnayn karin ?

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 3 года назад +1

      @@sahracalimaxamud8412
      Kkkk
      Afsoomaali ma taqaanid wlle Geedi waa geediga ama safarka la galo si reerka miyi uga guuro meel.

  • @aryaawow3694
    @aryaawow3694 4 года назад +11

    Reer buulabarte hadaad tahay subscribe igu caawi viva reer hiiraan❤️❤️❤️ ramadaan kariim 2020🙏

  • @hanaabdirahman5214
    @hanaabdirahman5214 5 лет назад +18

    Waa wareey ninkaan aniga ayuu afsomali iga badiyaa beeh

  • @doyoulovemeofme146
    @doyoulovemeofme146 6 лет назад +33

    Hhhhh geedi waxan odhan karaa waa soomaali dhab ah

  • @abdirahmanomar9091
    @abdirahmanomar9091 4 года назад +15

    Yaa ila dawanaya 2020

    • @curin22
      @curin22 2 года назад

      2022 ayan Dawanayaa

    • @CamirBakar
      @CamirBakar Год назад

      2023😂😂😂

  • @jamzjam6703
    @jamzjam6703 4 года назад +10

    Omg🤭🤗🤗🤗🤗he speaks better than me accent and everything u just think the sun didn’t hit him lol

    • @mrzaki9745
      @mrzaki9745 4 года назад +1

      Dust off urself from the ground, be proud of ur language, try to learn ur language dear sister ❤️.

    • @veryboy4662
      @veryboy4662 4 года назад +1

      jamz agree sis

  • @cadecadoow7929
    @cadecadoow7929 4 года назад +1

    Walaahi aad buu u fahmay Luuqadda Soomaaligga, You're Super

  • @asliadan6553
    @asliadan6553 4 года назад +1

    Aniga waxaa kudaladay Minnesota waa na ku soo korey laakiin hada 10 bilood ayaa joogaa somalia hammar mugdisho hadaa ogaan Lahaa in aa hennepin joog tid maxaadaradaada waa I maan laa haa but I'm very proud of you for learning somali

  • @munajama1139
    @munajama1139 4 года назад +6

    MASHA ALLAH 🇸🇴

  • @diamondahmed8422
    @diamondahmed8422 5 месяцев назад

    Ilaahow islaaanimo uu ku dhintaaa ilaahow soo hanuuni he’s great person 😢❤

  • @emonshops4460
    @emonshops4460 4 года назад +2

    Maasha allaha Buulabute Allaha barakeya 🌹🌹🌹🌹🌹🤲🤲🤲🤲🤲☝️☝️☝️☝️

  • @xilkasxashi1264
    @xilkasxashi1264 5 лет назад +10

    Allow xaqa tus sidee add ibaraty Af soomali

  • @safiyayasin3305
    @safiyayasin3305 5 лет назад +7

    Waa qof aad caqli badan Allah xaqa hatuso

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 Год назад +1

    Youn are so amazing may alah gaide you

  • @asadabdi2809
    @asadabdi2809 6 лет назад +3

    Hore u soco mudane geedi

  • @abdihirsi5527
    @abdihirsi5527 8 лет назад +40

    Geedi waa in lagu daraa hobalada waabari

  • @ahmednurali4156
    @ahmednurali4156 7 лет назад +17

    Viva mudane geedi

  • @asadabdi2809
    @asadabdi2809 6 лет назад +25

    Wow geedi cuntada wad iga qoslisay wlhi muufo iyo macsaro kkkkk abgaal miya kkk

  • @ahmednurali4156
    @ahmednurali4156 7 лет назад +1

    Musane Paul maahmaahyooyinka aad sheegtay oo dhan waa runtaa waana maahmaahyooyinka ugu xikmada badan sir

  • @zakiwangrou873
    @zakiwangrou873 4 месяца назад

    Imaging 2024 lee so radiye clipkan mar labaad eh wlhi I miss him😢

  • @guurdoonyoutubechannel3753
    @guurdoonyoutubechannel3753 4 года назад +5

    Allow #HOOOOOOOYO MCN janadii Geey.
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
    #AAAAAAAAAMEEEN DHEH.
    Wll illaaaaahay dartiiis #SUBSCRIBE iigu saaar

  • @abdallasiin5471
    @abdallasiin5471 5 лет назад +3

    Waaaw GEDI wax kle
    Wlhi waa ku faraxsanahy
    Keep coing

  • @saladoabdullahishardi6587
    @saladoabdullahishardi6587 2 года назад

    Masha Allah ♥️♥️♥️🇸🇴💯✔️👍

  • @Shey01Shey
    @Shey01Shey 7 лет назад +8

    I am embarrassed to admit, I didn't understand all of the words in that song although native Somali 🙊

    • @mahadhassan4306
      @mahadhassan4306 5 лет назад +1

      He is British of Somalian people like native Somali his Somali more beautiful the Somali live in America

  • @hiboheenahiboheena3692
    @hiboheenahiboheena3692 4 года назад +1

    Masha allah gedi somali ayanba moday m.a m.a

  • @hassanmudeiofficail6034
    @hassanmudeiofficail6034 4 года назад +1

    the best of language

  • @marwoasli5660
    @marwoasli5660 6 лет назад +7

    Mansha alh wlhi geedi beelo thy

  • @abdulkadirmohamed4776
    @abdulkadirmohamed4776 7 месяцев назад

    Asc Ninkaan waan Xusuusta wuxuu ahaa Dhakhtat asaga iyo Gabar la dhihi jiray Meeri oo Macalimad ka aheed Mishinka puula burti.

  • @mohamedabdirizaaqmohamedab8771
    @mohamedabdirizaaqmohamedab8771 4 года назад

    Geedi wlhi waa nin Somaliga si fiican
    Uyaqaano oo waayo arag
    Nin ah

  • @abdikaafi856
    @abdikaafi856 8 лет назад +18

    geedi waxa tahay nin aan soo wada dhaweene waad ku mahadsan tahay

  • @geduutvshow6467
    @geduutvshow6467 4 года назад +8

    Ninku wuu suuroonaya ma nin majeertena afsomaliga baray😂😂

    • @z012y
      @z012y 4 года назад

      Waa laga yaabaa 😂 😂

  • @liilii2897
    @liilii2897 5 лет назад +2

    Run ahaantiin geedi waa waayo arag af somaligu waa luuqad hodan ah wax badan ayuuna ka fa.iiday

  • @nasteexocabdulle232
    @nasteexocabdulle232 4 года назад +1

    runtii af keeen waa qani allow ddd noo barakey

  • @saluumisaid8471
    @saluumisaid8471 Год назад

    Geedi waa qof wanaagsan

  • @shamsakassim7505
    @shamsakassim7505 4 года назад +1

    Wlhi wuu iga yaabiyay masha allah wuuna iga qosliyay war mindida🤣🤣🤣 ii keeena kulahaa hhh

  • @guledyare8912
    @guledyare8912 3 года назад

    Asc gedi wa nin somaliyet wan kufarax sanahay afsomaliga o kuhadlaya markasta

  • @veryboy4662
    @veryboy4662 4 года назад +3

    24:11 oohhh no he didn't said is over bye grandpa

  • @と同じと同じととあイもあ

    Masha allah mala ninkani waaba soomali cadaana

  • @hodo624
    @hodo624 6 лет назад +13

    afsomali u yaqana afkeena waa inaa aad ubarana

    • @haadroon
      @haadroon 5 лет назад

      why dont you help me wanna learn more you look sweet calm and intelligent

  • @nastexproduction
    @nastexproduction 6 лет назад +2

    Masha Allah nin Somali ah Ayaan dhihikaraa geeti

  • @naciimaxasan6801
    @naciimaxasan6801 Год назад

    Wow

  • @iamkaasimjr7870
    @iamkaasimjr7870 3 года назад

    Hadaaaa daaawanayso 2021 like ta isaar

  • @Peaceloverschannel3716
    @Peaceloverschannel3716 4 года назад +5

    Rem:ABJINGZ 6April 2020 17:57🤔🙏❤✌💯

  • @umufathiabdullahi4880
    @umufathiabdullahi4880 5 лет назад +11

    hhhhhhhhh waan qoslay yaaila daawanaayo hada 2019

  • @curin22
    @curin22 2 года назад

    Yaa ila Daawanaya 2022

  • @qoslayefarhan5822
    @qoslayefarhan5822 4 года назад +1

    26 april 2020

  • @hudaahmed5995
    @hudaahmed5995 4 года назад

    Good man geedi

  • @XamdiAbdulaahi-i7o
    @XamdiAbdulaahi-i7o 8 месяцев назад

    ❤❤ allaha kusoohanuuniyo

  • @zanaacadeey1893
    @zanaacadeey1893 6 лет назад +1

    masha allah

  • @alisaadam9121
    @alisaadam9121 6 лет назад +1

    mashllaH

  • @asmaibrahim7292
    @asmaibrahim7292 4 года назад

    Somalida waleged ayaga unba isku maqan isdilaya iyo qabil intu shiro waliged somali sidas umbay ahani ilahaw qabil naka tir tir an adunka dhinac karacno somaliyey oo gacanta ha laysqabsado oo mid somali anaqoto wabilahi tawfiq

  • @mohamedhired7318
    @mohamedhired7318 3 года назад

    Wallaahi geedi aad ayaan u jeclaaday waxa aanan kasi jeclaan lahaa inuu islaamo ilaahy haso waafajiyo islaam nimada .

  • @yasinmohamud7575
    @yasinmohamud7575 4 года назад

    He is a nice

  • @headsports1842
    @headsports1842 4 года назад

    Allaah ha soo hanuuniyo oo xaqa ha tuso

  • @abdiahmed3233
    @abdiahmed3233 4 года назад +9

    Lkn ninkaan interviewga qaadayo muxu u qosleynin

  • @hassanabdulkadir4900
    @hassanabdulkadir4900 4 года назад

    Gedi Rage cadii mhn 😎

  • @assadafrica4807
    @assadafrica4807 4 года назад +4

    Paulow lama dhayalsan karo diintii ugu danbaysay iyo nabigii raxmada alle lalasoo diraye, aad wax ufiirfiiri dhimasho ka hor

  • @sahrosheekhchannalsahroshe9698
    @sahrosheekhchannalsahroshe9698 4 года назад +1

    Mansha alaah walhi afkaanaga waa dahab soomaliyey subscribe igu caawiye

  • @Nalka-lx6hq
    @Nalka-lx6hq 3 года назад

    Allow soo hanuuni walhi nin qali ah

  • @somalifoundation5920
    @somalifoundation5920 5 лет назад +2

    Runti afsomaliga inla barto waa waajib saaran Ruuxkasto somali ah

  • @FAAD21
    @FAAD21 5 лет назад

    Wow geedi waa nin wngsn really

  • @veryboy4662
    @veryboy4662 4 года назад +1

    13:52 wow he win me

  • @inafarah4186
    @inafarah4186 4 года назад

    Mashallah oday xaraabo ah waaye

  • @abdiyusuf5894
    @abdiyusuf5894 4 года назад +1

    Iwoul love see gedi one one-day !?

  • @abdalleabdirahman1527
    @abdalleabdirahman1527 4 года назад

    wlhi wuu heesy waba cajiib🥰✅✅

  • @somaliaadventure6361
    @somaliaadventure6361 3 года назад

    Hayaay lahjadii oo caadiya

  • @muhyadinmustafe467
    @muhyadinmustafe467 2 года назад

    Wa kukaaa geedi sxb

  • @maxamedxasancabdile7701
    @maxamedxasancabdile7701 4 года назад

    Ilaahow Kosoo hanuuni diinta islaamka

  • @ahmednurali4156
    @ahmednurali4156 7 лет назад +9

    Ninba meeshi guban wuu garanaya

  • @abuuyursachanel5636
    @abuuyursachanel5636 4 года назад +1

    Muslim miyaa paul marino mise?

  • @drippy2kabk776
    @drippy2kabk776 4 года назад +1

    Wallahi dadalkagu meelbuu ku gadsiin

  • @nadarahmed7418
    @nadarahmed7418 5 лет назад +1

    Maah maah ayuu leyahay lkn aniga waxan umaleynye maxamad haadi inuu dhahyo😂😂😂

  • @faisalabdikadir3406
    @faisalabdikadir3406 4 года назад

    woowww.. he is better than native somali's ..... buulobarde, my home town..

    • @veryboy4662
      @veryboy4662 4 года назад

      Is my first time heard Buulobarde

  • @hackerboy4498
    @hackerboy4498 6 лет назад +1

    wlhi waa sax anigaa February waliba duhurnimo Somalia ka dage kuleel cadiim waa is nacee

  • @alisaadam9121
    @alisaadam9121 6 лет назад +3

    walhy ma quul

  • @farahdahir8554
    @farahdahir8554 4 года назад +2

    1989 NINKAN WAN KU ARKAY BULO BURTE ISAGOO MACAWIS XIRAN KALIGII SOCDA BIIBITOYINKA DUMNAD IYO TURUB CIYAARAYA SHAAH CABAYA WAQTIGII NABADDA...

  • @caishoahmed9928
    @caishoahmed9928 4 года назад

    wxn.leyahy somaliyey ninkan sifcm.dacwadd halog guto

  • @yussufali1290
    @yussufali1290 4 года назад +1

    🤣🤣🤣🤣🤣 kan waa reer baraawe ayaan umalinaa

  • @khadarrashiid03
    @khadarrashiid03 4 года назад

    Si Fican Ayuu uhadlayaa

  • @faysalmaalim3637
    @faysalmaalim3637 6 лет назад +8

    Hhhh caadi mahan

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 4 года назад

    Wariyaha ayaaba doqon ah af somali adag kuye muu yirahdo waa naxwe af somali ah

  • @maxamedqadaryuusuf7131
    @maxamedqadaryuusuf7131 5 лет назад +3

    Geeedi abgaaal waaaye 😂😂😂

    • @rajaafcn8092
      @rajaafcn8092 5 лет назад

      Qafiif qbiil qbtaaa
      Hhhhhhhhuh

    • @xamdi8775
      @xamdi8775 4 года назад

      maxamed qadar Yuusuf abgaal afkaaga ka reeb aqlaaq malihide maxaa qabiil keenay meeshaan

    • @mrzaki9745
      @mrzaki9745 4 года назад

      @@xamdi8775 kaftan lee wye caadi iskadhig

    • @veryboy4662
      @veryboy4662 4 года назад

      geeedi isn't Abgaal name n Buulobarde isn't Abgaal town n he's accent of Afsomali isn't Abgaal 🎭 bye boy

  • @mayanmireh8724
    @mayanmireh8724 7 лет назад +3

    Ar midi ii keen IGA dheh hhh

  • @safiyojama
    @safiyojama Год назад

    Aniga waxaan u maleenaya in uu maryoolay yahay