Mogadishu's martial arts master keeps youth away from extremism | Ahmed Haji Mohamed | TEDxMogadishu

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • Forced to grow up in Ethiopia due to the conflict in Somalia, Ahmed found a calling in martial arts. He began studying Tae Kwon Do and quickly moved up the ranks. Returning to Mogadishu, Ahmed hoped to find support for martial arts, but realized he would need to start a school himself. Ahmed now trains dozens of youth and has found it an effective means to teach discipline and keep kids out of trouble.
    Forced to grow up in Ethiopia due to the conflict in Somalia, Ahmed found a calling in martial arts. He began studying Tae Kwon Do and quickly moved up the ranks. Returning to Mogadishu, Ahmed hoped to find support for martial arts, but realized he would need to start a school himself. Ahmed now trains dozens of youth and has found it an effective means to teach discipline and keep kids out of trouble.
    This talk was given at a TEDx event using the TED conference format but independently organized by a local community. Learn more at ted.com/tedx

Комментарии • 657

  • @mohanadhifyussuf1996
    @mohanadhifyussuf1996 3 года назад +6

    This guy is quite observant and determined.....
    Keep going bro til you achieve and accomplish what you aspired most

  • @saidhussein2679
    @saidhussein2679 4 года назад +7

    Maansha alaah brother I'm from Somalia in America and I love wat you doing please keep it going this will be history and we appreciate wat you doing,,,,,,ilaaheey hakula garab qabto sxb ,,,,if I came to Somalia I will visit you insha alaah

  • @deeqhoodaale7861
    @deeqhoodaale7861 4 года назад +12

    Hadal jeedintaada waxa ka muuqda Waayo aragnimo, ixtiraam, dal jacayl, hami sare , yididiilo. Keep going Ustaad .
    I’m from Istanbul.

  • @amarali4935
    @amarali4935 8 лет назад +62

    MASHA ALLAH!!!!! anigo reer DJIBOUTI congratulation Ahmed Haji Mohamed!!!!

  • @3642130
    @3642130 8 лет назад +39

    I don't really like TKD, But the style doesn't matter! Happy to see a man like this, making the whole world a better place! As bad as humans can be, when they come together to study/train violence, they either show, OR learn respect for the other guys/girls training martial arts. Martial Arts ,for whatever reason, make humans better beings. Thank you sir for using your present time to help the future! Salam

  • @ahmedibrahim2313
    @ahmedibrahim2313 4 года назад +8

    Somali waye madax adagyahiin sxb shaqo ayaa kuu talo... We need more guys like this mash allah . in somalia may allah bless you bruv Ahmed haji...

  • @moemoso1992
    @moemoso1992 6 лет назад +21

    Thanks to our Ethiopian Brothers for teaching him I'm trying to better Somali in martial art

  • @aliosmanabdulkadir7558
    @aliosmanabdulkadir7558 4 года назад +18

    Dalkeega Somalia ilaahow horumar sii dadkiisana quluubtooda isku xir oo mid kadhig
    اللهم صل على محمد وال محمد
    اللهم صل على محمد وال محمد

    • @maanii416.
      @maanii416. 4 года назад

      اللهم صلي وسلم علي سيدنا محمد صلي الله عليه وسلم وجزاكالله خيرا

  • @mahdiyusuf3431
    @mahdiyusuf3431 4 года назад +11

    Mansha Allah I was the only somali that play karate in Kenya 🇰🇪 and won champion in 1992

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 4 года назад +4

    Maasha Allaah Ilaahay ha ku xafido walalow 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏❤💜💚👍🦁

  • @deeqamusse9382
    @deeqamusse9382 6 лет назад +14

    Mashallah barakalah ad iyo ad baan ugu heley programka ad wadid. Keep up the good work 💪🏾🇸🇴

  • @khaalidyousuf1211
    @khaalidyousuf1211 6 лет назад +7

    Lkn zxpow waxa jira nocyo kle oo martial art ah sida:
    1:Wing Chun
    2:Jeet Kune Do
    3:Krav Maga
    4:Chinese Martial arts
    5:Aikido
    6:Muay Thai
    7:Taekwondo
    8:Karate
    9:Shaolin
    10:Brazilian Jiu-jitsu
    11:Ninjutsu
    12:Hapkido
    13:Capoeira
    14:Judo
    15:Silat
    16:MMA
    17:Qi gong
    18:Boxing
    19:Keńpo
    20:Kickboxing
    21:Kendo
    22:Hung Ga
    23:Systema
    24:Sambo
    25:Baguazhang
    26:Savate
    27:Wushu
    28:Touch Of Death
    29:Jujutsu
    30:Kajukenbo
    31:Iaidõ
    32:Bartitsu
    33:Lethwei
    33:Sumo
    35:Chun Kuk Do
    36:Arnis
    37:Tai Chi
    38:Marine Corps Martial Art
    39:Yoseikan Budo
    40:Choi Kwang D
    41:Vovinam Viet Vo Dao
    42:Gatka
    43:Kumdo
    44:Hwa Rang Do
    45:Kalarippayatttu
    46:Sanshoe
    47:Tang Soo Do
    48:Mani
    49:Kalenda
    50:Shooto
    51:Combatives
    52:Stick fighting
    53:Shorinji Kempo
    54:Kuk Sool Won
    55:Fencing
    56:Eskrima
    57:Bacom
    58:Rough And Tumble
    59:Line
    60:Ssireum
    61:Samurai
    62:Bando
    63:Eagle Claw
    64:Malla-Yuddha
    65:Naginatajutsu
    66:Choy Li Fut
    67:Tahtib
    68:Northern Praying Mantis
    69:Kuntao
    70:Hybird
    71:American Kempo
    72:Bokator
    73:Lerdrit
    74:Dambe
    75:Jailhouse Rock
    76:Okichitaw
    78:Xing Yi Quan
    79:wrestling
    Iyo qaar bdn oo kle. wanan jecelay Taekwondo art

    • @cabdiraxmaanmaxamuud2487
      @cabdiraxmaanmaxamuud2487 4 года назад

      Sxbw waad nagu badisay bahallada hhhhhh TKD, Krate, MUAY THAI, MMA, KRAV MAGA ayaa muhiim ah intaan ka aqaanno aniga

    • @axmadyare8476
      @axmadyare8476 4 года назад

      Walaashaa Lee bar😹😹😹

  • @shankaronali3297
    @shankaronali3297 4 года назад +6

    Mash allah good job guys ❣️🇸🇴👏🏼👏🏼👏🏼✊🏻✊🏻✊🏻

  • @ultimaterr2407
    @ultimaterr2407 6 лет назад +16

    this guy is grte man i hope he succeses

  • @shakirmustaphaarab4949
    @shakirmustaphaarab4949 4 года назад +5

    man sha allaah waa barnamuj aad logu bahan yahay mahadsanid masuul.

  • @mohamedkhalif2258
    @mohamedkhalif2258 8 лет назад +36

    Maasha Allah, allaha noo deeysto macalin ahmed waan u hambalyeynaa waana dhiira galinaayaa. allaaha kula garab galo

  • @ridwaanroble704
    @ridwaanroble704 3 года назад +4

    Mash allah my brother you amazing my allah protect you

  • @haliimamohammed2954
    @haliimamohammed2954 4 года назад +4

    Mashallh keep going bro🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mahdiyusuf3431
    @mahdiyusuf3431 4 года назад +2

    Mansha Allah I’m very proud of you walal excellent job

  • @mowliidcodyare8937
    @mowliidcodyare8937 3 года назад +2

    هذا رجل يستاهل مساعده و وقوق جنبه ومعه

  • @marainid7626
    @marainid7626 4 года назад +1

    Wiil si wanaagsan u fi kiray ayaad tahay horey u soco waa kugu taageeraynaa kuwa kugu taageerana alle ha kuu sahlo.

  • @Its-Sidba
    @Its-Sidba 4 года назад +10

    🥺🥺🥺 Bro he is talking somali 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙌🏽💝💝💝🇸🇴

  • @joyamohamed9328
    @joyamohamed9328 3 года назад +1

    Mashallah beautiful. Somali needs great ideas like the one our brother Axmed Xaji 2make a better place 🙌🏽

  • @JAY-nc4kj
    @JAY-nc4kj 7 лет назад +13

    MashaALLAH. well done. good job brother

  • @bintimuxumed3680
    @bintimuxumed3680 4 года назад

    Masha allhs ilaahay ha kuu fududeyo hore ku soco waxa ka roontahay bar ciyalka somaliyed dhiir galin aya ku thy

  • @zemzemibrahim4620
    @zemzemibrahim4620 4 года назад +16

    Wiilkaaan xagee ku danbeeya hada waqtigaan la jooga 2020

    • @soomaalinimo9100
      @soomaalinimo9100 4 года назад +1

      Inuu joogaan rajaynayaa insha allah

    • @abdiaziizgraphics1030
      @abdiaziizgraphics1030 4 года назад +1

      Aniga xita tas isweydinayaa

    • @qadarcadde6468
      @qadarcadde6468 4 года назад

      Ma aqaan wlhi inoo nolyahay rajeena

    • @kingmoha6541
      @kingmoha6541 4 года назад +6

      Wuu Jooga Wiilkan Hadda Wa Jirta xarun lagu tawabaro Dhalinyarada Nabad sugida Oo ku taalo Shibis halkas buu macalin Ka yahay Waxana kamid ahay ardeyda uu soo saaray Bil kahor Nooloe Ustaad ahmed halgan
      Xaruunta tawabarka marka la joogo waa macalinka loogu neceb yahay Marka bananka Joognana Waa Saxiibkena Koowad
      SABABTUNA WAXAY TAHAY hadan soomali nahay inaan jecleen Dadka cadaadiska ina saara 😁🥰

    • @abdirahmanosman5046
      @abdirahmanosman5046 4 года назад +2

      @@kingmoha6541 sxbow aad ayey iigu fcnaleheed hadaad igu caawiso si an uhelo

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 4 года назад +2

    You did a good job brother

  • @AbdulahiAbdikariinTakar
    @AbdulahiAbdikariinTakar 6 лет назад +23

    Maasha allaaah waa wiil dhiirigalin tusaale u ah

  • @ifkanolosha9344
    @ifkanolosha9344 3 года назад +2

    Geesi luqadiisa ayuu ku fanayaa af somaliga waa qaali waa inaa ku faano luqadeena😍😍😍🇸🇴

  • @hajirahajiali3476
    @hajirahajiali3476 3 года назад +2

    ماشاءالله تبارك الله جزاكم الله خيرا

  • @jamilomuhidin5423
    @jamilomuhidin5423 4 года назад +2

    Masha Allah waa fikrad aad u fican shaqo wanagsan aad heysa 🇸🇴🙏🏽👏

  • @saxteexoali4393
    @saxteexoali4393 4 года назад +1

    masha allh wan ubahanahay hadanahay Somali inkasto aanan wadanka jogin

  • @ilovemywife1504
    @ilovemywife1504 3 года назад

    Ninkaan waa living legend, waxaan kuu rajeynaya rajadaada inay kuu rumoowdo,hats off I salute you young brother, dowladeena intaysan burburin taekwondo way jirtay waxaana macalinka ahaa stadium muqdisho macalin awees orofeeyo, oo reer shangaani ahaa.

  • @khadrajamac7878
    @khadrajamac7878 7 лет назад +99

    Mashallah somaaliya dhinac kasta way ubaahan tahay in laga dhiso ilaahay haku garab galo wlaal horay usoco

    • @mahamedmahamud911
      @mahamedmahamud911 4 года назад +1

      Asc walalkey aad ayaan kugu farxey masha Allah walalkey halke iskul ku ledahey adoo mahedsan waxa ii joogo wiil yar waxana raba in aan kugu soo xiro

    • @محمدنوز-ض5ك
      @محمدنوز-ض5ك 4 года назад +2

      @@mahamedmahamud911 qlql

    • @zakariyeabdi3368
      @zakariyeabdi3368 4 года назад +2

      Riwaydcusub

    • @cabdilaahicali1633
      @cabdilaahicali1633 4 года назад +1

      Ehe💕💕💕❤❤❤🙈😄🤒😄

    • @cabdilaahicali1633
      @cabdilaahicali1633 4 года назад

      @@zakariyeabdi3368 zfww📍❤💋💞🧷📡🧼🌷🌷🌷🥀🌹

  • @hodonshaykh9904
    @hodonshaykh9904 4 года назад +1

    Sidaa naa karabtaa horay u soco 🇸🇴🇩🇯🌹💪🏿✊🏾

  • @hanadyoung4035
    @hanadyoung4035 8 лет назад +12

    WOOOOOOOOOOW WORLD TEEKWON-DO RUNTII WANKAHELAA WANAKUFARAXSANAHAY INSOMALIYA LAGAFURO MACALINKANA WAAN TAAGER SANAHAYY GUUL WACAN AYAAN KULEE YAHAY

  • @ahmednuuryusuf8010
    @ahmednuuryusuf8010 4 года назад +23

    Guulayso wlllka soomaaliyeed Axmed xaji maxamed guulayso musuul sare

  • @عبداللهجارنا-خ2ذ
    @عبداللهجارنا-خ2ذ 4 года назад +1

    Waaa loobaahnaa fikikaan dhalinta ayu u madaxa kadhisayaa mashaa allaah

  • @nasraabdi2566
    @nasraabdi2566 7 лет назад +82

    I realy love tie kondooo
    I am a somali girl in red belt

  • @zakyosman195
    @zakyosman195 8 лет назад +256

    diyaar waxaan u ahay inaan wadankeyga wax uqabto iyo dadkeyga somaliyeed yaa igula raacsan

  • @aliahmedjamac977
    @aliahmedjamac977 4 года назад +1

    Waxaa aad ii soo jiiday sida quruxda badan ee caajis laantaa ee uu dadka wax u fahansiiyay ahmed horay u soco bro dalkan wali dad buu leeyahay u fikirayo

  • @haweyaali2904
    @haweyaali2904 4 года назад +5

    Masha allah guuleyso weligaa

  • @MrGeele001
    @MrGeele001 8 лет назад +101

    Waa wax lagu farxo aniga waxaa iigu jira laba wiil Norway ilaa 10 sano ayay wadeen koobab badan ayay ku guulaysteen waxaa ugu danbaysey in ay qadaan koobka Norway 2015 kaalinta 2 iyo 3 midwalba dadiisa waana 16 jir iyo 18 jir .waxay kaloo qadeen koobkii ugu danbeyey Norway oo lugu qabtay Oslo Mars 2016 kalinta 1 iyo 3 .
    waxaan codsanayaa in la gacanqabto oo lagusaacido dharka iyo qalabka , somaliya lacag way buxdaa in loo samayo website internetka iyo waxkasta oo loo qabankaro . somaliya ha noolaato .

    • @ayeoayeo3905
      @ayeoayeo3905 4 года назад

      Ü⁰0⁰⁰00¹¹q0qqd⁷iì08y8X7ss⁹e⁹Ü1ÜÜܹ¹ÜÜ1ÜÜÜܹÜÜÜÜ0ÜÜ1

    • @fartunahmed3994
      @fartunahmed3994 4 года назад

      ik

  • @madiinojeylaani1058
    @madiinojeylaani1058 4 года назад +2

    Maasha Allah allaah haku siiyadiyo

  • @abdallealijirde139
    @abdallealijirde139 3 года назад +4

    inta dawanaysa 2020

  • @maxamedcabdulqaadir5766
    @maxamedcabdulqaadir5766 4 года назад +2

    Mahadsanid Walaal

  • @asadyare5783
    @asadyare5783 6 лет назад +8

    Dream come true

  • @issaibrahim8892
    @issaibrahim8892 4 года назад +4

    Maasha.allaah, qof wax badan fahansan. Islamarkaanna shactiroola ah.

  • @abdul_show
    @abdul_show 3 года назад

    Im From Etohpiya Ilove you Martial arts

  • @ibraahimmogaw4919
    @ibraahimmogaw4919 3 года назад

    Masha alaah anigu rayi ahayntaydu halagudaudan leeyaha wilkaan dhalin.yaradaa.

  • @maryamadhiblawe5881
    @maryamadhiblawe5881 4 года назад +1

    macalin muhim baat thy waana kula xiriiri doonaa inshaa alaah

  • @abdalaalphaofficial5638
    @abdalaalphaofficial5638 4 года назад +3

    Masha allah

  • @youtubevideos4979
    @youtubevideos4979 4 года назад +22

    Itaa Islam ah like kuqabta

  • @abdifatahibrahim201
    @abdifatahibrahim201 4 года назад +5

    masha allh hore usoco bro.

  • @adenabdinur516
    @adenabdinur516 4 года назад +2

    Hore u soco

  • @mr.ragedicade1475
    @mr.ragedicade1475 5 лет назад +4

    keep going dear bro i proud of u 😎

  • @DEEBLE1
    @DEEBLE1 4 года назад

    maansha alaah inta adigoo kale aan hayno somaliya way gaareysaa dhamaaan dunida inteeda kale noolow sxb

  • @hiilonlineacademy1053
    @hiilonlineacademy1053 8 лет назад +12

    masha allah waa hal abuur wanagsan

  • @xayadfarax802
    @xayadfarax802 4 года назад

    maasha.allaah.ALLE HAKU BARAKEEYO IN SHA ALAAH

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 3 года назад

    Mashaa Allah ellahay ha kuu xifdiyo

  • @sacdiya1876
    @sacdiya1876 8 лет назад +33

    waaaw aniga karateyga aad ayaan u jeclahay waana loo bahanyahay adiga oo kaleh oo dalkii dadka wax KA baro
    waad dadaashay waan kuu hanbalyeyna abowe
    halkaa kasii wad

    • @axmadyare8476
      @axmadyare8476 4 года назад

      Silka Lee yuusan kaajex min isbitaal lagu geyn😹😹😹

    • @osmanahmed9780
      @osmanahmed9780 4 года назад

      @@axmadyare8476 kkkkkk wax waalan si kale u dheh like farjiga

    • @axmadyare8476
      @axmadyare8476 4 года назад

      @@osmanahmed9780 😹😹

    • @sacdiya1876
      @sacdiya1876 4 года назад

      axmad yare
      Caadi waaye haduu jeexmo Waa la tolaa nooh : wax aan la semeyn karin ma jiro cml 😀👀👍🏾

    • @maryammoh1450
      @maryammoh1450 4 года назад

      Illaahay hadhawro wiilkeena masha allaah dadaalaa waagaadhaa guushiisa guulayso hooyo

  • @ahmedkorara6058
    @ahmedkorara6058 8 лет назад +7

    thnks allah bless u

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 3 года назад +2

    Masha allah hore u sooco walal

  • @Browntiger9
    @Browntiger9 4 года назад +1

    RUclips just recommended for me this video after years

  • @osub
    @osub 9 лет назад +31

    Mashallah

  • @aminaadan4815
    @aminaadan4815 4 года назад

    ManshaAllah habaryar Allaha ku xifdiyo.

  • @mohamedyussuf7133
    @mohamedyussuf7133 4 года назад +3

    Mansha Allah bro horey usoco

  • @SomaliBusiness
    @SomaliBusiness 3 года назад +1

    ما شاء الله MaashaALLAAH

  • @abbassaddiq1743
    @abbassaddiq1743 8 лет назад +13

    masha allah waan kugu raacsanahay hadafkaada taekwando inkastoo aan xiisayn ee aan xiiseeyo hakapido

    • @khaalidyousuf1211
      @khaalidyousuf1211 6 лет назад +3

      Masha Allah Anba wxan xiseya Wing chun,Muay thia,Shaolin kung fu iyo Jeet Kune Do..
      wxanan donaya inan noqdo martial artist sida:
      Bruce Lee, Jackie Chan, Jet Li, Yip Man, Jean-Claude Van Damme, Tony Jaa, Steaven Seagle, Michael Jai White, Mike tyson, Scott Adkins, and so many.....

    • @cabdilaahicali1633
      @cabdilaahicali1633 4 года назад

      Fheoi0wh
      I
      hdjudijeo😊👭💏🥰💫💫💫🤎

    • @hodanaxmeddhurwaa8031
      @hodanaxmeddhurwaa8031 3 года назад

      @@cabdilaahicali1633 k ,

  • @UmuyaasirYaasir
    @UmuyaasirYaasir 3 года назад +2

    Mansha allah keep going walal

  • @darnemediapro6617
    @darnemediapro6617 4 года назад +2

    Masha alaaah bro qali wlhi waa markaygii iigu horaysay een arko wiil Somalia katirsan oo Taekwondo master kahaysta midaasna aadbay ii farxad galisay 🥋🥋🥋🥋🥋❤❤❤❤💯💯💯

  • @araleisak4048
    @araleisak4048 3 года назад +1

    Masha allah oderkeen wuu dardaarmay hadal xugmadeysan iyo hees macno ku fadhiso

  • @najahgass9688
    @najahgass9688 4 года назад +3

    Thanks baro

  • @sadiamohamed6870
    @sadiamohamed6870 7 лет назад +3

    Mashaallah

  • @sacdiyocadey5250
    @sacdiyocadey5250 3 года назад +1

    Walaal gull ayaan kuu rajeyay

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 3 года назад

    Masha Allah wll kara katey waan jeclahay Gabar Mala taba baraa waan rabaa Aniga

  • @mohamedabdullahiabdi243
    @mohamedabdullahiabdi243 4 года назад +1

    My bro Ahmed halgan keep going ❤❤

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 3 года назад

    Mansha Allah guuleyso insha Allah Amiin yarabi

  • @maxamedaxmed3131
    @maxamedaxmed3131 8 лет назад +14

    maansha allah

  • @shukrimohamed5115
    @shukrimohamed5115 4 года назад +2

    Thank you😘😘

  • @haashimofficial4410
    @haashimofficial4410 3 года назад

    Mansha Allah sxb horay usoco arin fcn wadaa

  • @Stoover_capon
    @Stoover_capon 4 года назад +2

    masha allah

  • @sahroyahyedamey6794
    @sahroyahyedamey6794 3 года назад

    Masha Allah.

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 3 года назад +1

    Yess💪🏽guuleyso mudane

  • @abdillahibasheabdi4904
    @abdillahibasheabdi4904 4 года назад +2

    Walaalayaal
    Iiisheega
    Masha
    Uu
    Ku
    Yaalo
    Xamar

    • @abdimoalinmohamed2365
      @abdimoalinmohamed2365 4 года назад +1

      Walsall Waxaan rabey taran teyda ilaahada inaan Barton ciyaarta karateega ee ii sheegmeesha aad jogta lambakeyga was 0617465017

  • @safiaofficial7074
    @safiaofficial7074 3 года назад +2

    ❤️❣️❤️mashaa♥️❣️♥️ (Allaah) ♥️❣️♥️keep 🌹giong 🌹bro ❤️🌹♥️❤️🌹❤️🌹♥️🌹♥️🥰😍🌹❤️😘

  • @hanadyoung4035
    @hanadyoung4035 8 лет назад +18

    AHMED MHM HAJI ADNAAQIIH NEGN BA UNAT BARTANEW MILIH GOBAZ YAHAGAREELIJ HULEM ADNAQIH NENG ADAN QAHALEW BRO BASIRAH

  • @AhmedOmar-no1ci
    @AhmedOmar-no1ci 4 года назад +7

    TEDXs for All maantaa iiguu horreysa Iyadoo Afsoomaali lagu hadlayo waan la ashqaraaray wiilkaan . Geesi waaye wiilkaani.

  • @munasom2663
    @munasom2663 6 лет назад +1

    Masha Allah tabarakallah walalke Ahmad yarisow

  • @Chmaster01
    @Chmaster01 7 лет назад +40

    xirfadu waa shayga kaliya ee soomaaliaya dhanlinteeda ka maqan

  • @is-gk8sf
    @is-gk8sf 7 лет назад +4

    good

  • @raqiyaslifestyle
    @raqiyaslifestyle 4 года назад +1

    Keep going

  • @abdishakuurmuusecigaalcawa2342
    @abdishakuurmuusecigaalcawa2342 4 года назад +1

    Masha Aalaah hambalyo wll alle hagu garab kalo wll

  • @muniircali2248
    @muniircali2248 3 года назад +4

    😭asc waxn ahay wiil somaliyed paliis igucawiya supiscarb😭😭😭🙏👈

  • @abdifatahsondo297
    @abdifatahsondo297 9 лет назад +6

    good job brother

  • @subxaanyoalbu7749
    @subxaanyoalbu7749 4 года назад +1

    maansha Allah runta ayuu sheegay, aqoon layskuma geeyo meel, waa habar habar, xataa mid lakeenay Dubai tartankii quraanka habar ayaa lagu keenay oo Somali ceeb ayaa karaacday
    Allah hayna garan siiyo qowmiyada somalida wixii udana

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 4 месяца назад

    I hope you didn’t forget the Ethiopia teacher that helped and encouraged you to do it, he believed in you

  • @abdrhmandiini209
    @abdrhmandiini209 4 года назад +1

    Keep going wll

  • @uzairuzair7020
    @uzairuzair7020 6 лет назад +6

    Well done brother

  • @rashkanabdullahi2320
    @rashkanabdullahi2320 8 лет назад +127

    sida wiil kan qalbigisa nadiif u yahy hadeey 20% somali ah noqon laheyd nabad iyo houmar wan gaari laheen lkn QABIIL lee caabudnaa uf

    • @mohaduli8218
      @mohaduli8218 8 лет назад +9

      Waxaan layaabanahay Somalida Qabiilka maxay labuun buuniyaan
      Qabiilka hadey iska dhaafaan Wallahi inaan been sheeginin hormar weyn ayaan gaarayneena Ilaahayow Somalia israacsii

    • @khaalidyousuf1211
      @khaalidyousuf1211 6 лет назад +2

      Ameen

    • @aishaali8578
      @aishaali8578 4 года назад

      @@khaalidyousuf1211x

    • @axmadyare8476
      @axmadyare8476 4 года назад +2

      Kkkkkk qabiil iyo qabyaalad 😹😹😹farmaajo laga soo gaaray😹😹😹😹

    • @saidayusuf516
      @saidayusuf516 4 года назад

      @@mohaduli8218 qmp