Magaalada Mustaqbalka | Waxaan booqday Magaalada Mustaqbalka Qatar | Magaalo Cusub |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 1 тыс.

  • @tigersomali2331
    @tigersomali2331 3 года назад +257

    Walaahi waa wax lagu farxo in aad
    Muuqaalkan gacan taada ku duubtay🥰

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 3 года назад

      Wllo subscribe ii Saar

    • @cabdulmalik5999
      @cabdulmalik5999 3 года назад

      Wll subscribe iisaar

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 года назад

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin {}
      "JZK Khayr"

  • @furahakheyrka2456
    @furahakheyrka2456 3 года назад +59

    ilaahay intuu abuuray ruuxii ugu fiicnaa, uguna kheyrka badnaa, uguna quruxda badnaa, uguna aqoonta badnaa, uguna dabeecadda badnaa, uguna deeqsinimada badnaa, uguna geesisanaa, waa nebi muxammed naxariis iyo nabad galyo korkiisa Allaha yeelo,"❤
    Ku salli xabiibka hadaad nasiib u yeelatay aqrinta qoraalkan scw ❤Idiris Boqore

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 3 года назад +114

    Hambalyo ogaansho, horumar wacan baad samaysay xaga muuqaal ka saa ku wad .

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 3 года назад

      Wllo subscribe ii Saar

    • @cabdulmalik5999
      @cabdulmalik5999 3 года назад

      Wll subscribe iisaar

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 года назад

      @@qacqacosman5716 Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin {}
      "JZK Khayr"

  • @mohammedengabdikarinmohamm5943
    @mohammedengabdikarinmohamm5943 3 года назад +249

    I'm first greeting from BORAMA

  • @baashifx703
    @baashifx703 3 года назад +46

    Inoo Soo Badi Wall Cidii Igu Raacsan "Welcome"
    Waa Arin Lagu Farxo In Aad Gacantaada Wax Ku Duubeyso Masha Allah
    Camara__da Ogaansho

  • @Shacni724
    @Shacni724 3 года назад +30

    in aan wadankeena somalia sidaan u dhisano oo sidaan uku baashaalno dad ayaa noo diidan lkn ilaaheey ayaan dadkaas kudaynay😭😭. Wall cumar mahadsanid waa muuqaal aad iyo aad uqurux badan m.a.😍😍👏

  • @dasmy904
    @dasmy904 3 года назад +117

    Brother aniga kuma aqaan qufka aatahay, lakiin waxaa igu filan inaa watahay My Somali brother. Sidaa darteed waxaan kuleyahay 2 arimood:
    1. shaqa fiican ayaad wadaa, Guul!
    2. waxaan kujeclahay illah dartiisa, sawabtoo ah waxaa noosoo gudbisa wax wanaagsan marwalba!

    • @cabdulmalik5999
      @cabdulmalik5999 3 года назад +1

      Wll subscribe iisaar

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 года назад +1

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin {}
      "JZK Khayr"

  • @clraxmaansiciid9570
    @clraxmaansiciid9570 3 года назад +25

    Allow Hiigsigaayga ah inaan Deegaanada Soomaalida iyo bulshadaaydaba sidan iyo si ka qurux badan ka dhigo ii rumee. Aamiin🤲

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 3 года назад +5

    MashaAllah muqaal qurxoon, Qadar weey tagtay Masha Allah, ilaahay dalkeena habarkeeyp hormar waacan aduun iyo Aakhiraba hanagaarsiiyo, anaga iyo dalalka muslimiintaba

  • @pes2021-f2x
    @pes2021-f2x 3 года назад +20

    Waa muuqaal uu ku baxay wakhti badan waan kaaga mahad celineyna
    Soo gudbintada

  • @2i731
    @2i731 3 года назад +25

    Muuqaaladan hadad gacantada ku duubtay wax kale ayad thy masha Allah keep going BROTHER 🇸🇴❤

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 года назад +2

      Sii soco = keep going
      Boowe = Aboowe = walaal = brother

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 3 года назад +5

    Maasha allah maasha allah masha allah tabaaraka alraxmaan, allaha isku dumo dhamaan quubaha muslimiin rabiyow dhexdeena yeel mawadatan waraxma, mustaqbalka umada muslinka wexey iku kaasha naayaan hurumar walbo iyagaana ugu horeynaayo insha allah

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 3 года назад +8

    mansha allah wlky mahadsanid marwalba xog iyo aqoon ayaad nala wadaagtey mahadsanid

  • @cabdinuurgaraad4937
    @cabdinuurgaraad4937 3 года назад +15

    Ustaad gacantaadu way fadhidaaa

  • @___Joseph__
    @___Joseph__ 3 года назад +8

    Muuqaalkaan waa muuqaal uuduubay Ogaansho Channel
    Wllhi waa amazing☺☺😊😊😊😍

  • @aadanshiimoy2435
    @aadanshiimoy2435 3 года назад +1

    Mahadsanid wll

  • @sombodybuilding1153
    @sombodybuilding1153 3 года назад +28

    waa ku faraxay maraka maqalay vedio ogaansha duubtay runti msha allah ustaad hormar wcan 💕

  • @abdinoorahmedfarah3860
    @abdinoorahmedfarah3860 3 года назад

    Mahadsanid sxb Cumarow

  • @samiraabdi7465
    @samiraabdi7465 3 года назад +12

    Qatar my dream country inshlh dhwn imnyaa ❤️❤️

    • @cabdulmalik5999
      @cabdulmalik5999 3 года назад

      Wll subscribe iisaar

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 года назад

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin {}
      "JZK Khayr"

    • @mahadismo1478
      @mahadismo1478 3 года назад

      Imow ana kuguso dhwaynayee

  • @Alpha95927
    @Alpha95927 3 года назад +4

    الله يحفظ قطر وارض العرب كلها

  • @mohamedhaji5303
    @mohamedhaji5303 3 года назад +3

    Masha allaah RUclipsr Somali Ah Oo Ka Muqaal iyo Codfiican Majiro Muqaalka Codka iyo musiga so dulsaarto lagama caajiso waan ku qiray xirfadaada masha allaah mar labaad

  • @wasiirkamedia1479
    @wasiirkamedia1479 2 года назад

    Mahadsanid wll cumar inshar

  • @saciid90
    @saciid90 3 года назад +4

    Hambalyo Ogaansho Muuqaal quality leh ayaad so diyaarisay Shp Horumar wacan .
    Muuqalka waa international zhp aad iyo aad.

  • @فكر-ض3ب
    @فكر-ض3ب 3 года назад +37

    Netflix❌❌
    Omar✔✔✔✔

  • @Faras_cade
    @Faras_cade 3 года назад +39

    Omar thank you for your making good videos we are youth of somalia, and you started to recod yeah its greet keep going

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 3 года назад

      Wllo subscribe ii Saar

    • @A...A09888
      @A...A09888 3 года назад +3

      Somali mxd uga faanaynaa english afkaaga maha

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 3 года назад +1

      @@A...A09888
      Subscribe ii Saar wllo

    • @cabdulmalik5999
      @cabdulmalik5999 3 года назад +1

      Wll subscribe iisaar

    • @A...A09888
      @A...A09888 3 года назад

      @@qacqacosman5716 kuuma saarayo wll waadmahadsantahay

  • @waayahadunidalyrics5283
    @waayahadunidalyrics5283 3 года назад +1

    Hubaal magaalada mustaqbalka waa tahay qurux badanaaaaaa m.a
    Wlh ma xisaabin karo inta mar ee aan daawaday muuqaalkan anigoo sariirteyda jooga baan moodaa in aan halkaas dalxiis ku tagay
    Gcnta ALLAHA kuu barakeeyo omar inshaar ogaansho
    Noosoo badi muuqaalada sidaan u quruxda badan brother

  • @yahyeahmed4775
    @yahyeahmed4775 3 года назад +49

    400K 🥶🥶❤️

  • @mohamedhusseinomar2675
    @mohamedhusseinomar2675 3 года назад

    Maaaasha Allah Allah haka dhigo kuwa diinta ku toosnaada Awooda iyo dhaqaalahana u adeegsada ku toosnaanta iyo taaba gelinta nidaamka Islamka

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 3 года назад +7

    USTAAD CUMAR MAXAMED INSHAR ❤️🙏❤️❤️❤️❤️ mahadsanid sidaad wax walba noola socodsiiso

  • @abshirbaadi3666
    @abshirbaadi3666 2 года назад +1

    Masha Allah Qatar Allow Xafid Oo Ka Dhig Dowlad Diinta Islaamka Ku Adag Insha Allah

  • @sekeriyehuseen4386
    @sekeriyehuseen4386 3 года назад +3

    Walaal waxan aad ula cejebay runtii sidaad muuqalkan uduubtay wlh waxan umaleeyeyba in aljasiira iyo shirkada waaeeyne filimanta laga soo xigtay runtii waa cajiib dedaal badanbana ka muqda somalida waxan odhanlahaa kafaa idaysta vidoe intaa like iyo wax aan macne lahayn comment ga kaga bixinaysaan ugu danbayn from burco ayan kaasoo salaamayaa walaal cumar inshaar🥰

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 3 года назад +1

    Masha Allaah gacanta ALLAAH hku barakeeyo

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 3 года назад +22

    Goormu wadankeygu sas noqon donaaa
    Oo inTay timaado ajaanibTu ay quruxdisa caalamka ay tusi doonTaa🥺
    Allow nabad iyo midnimo🥺

    • @barbarosamahamud5646
      @barbarosamahamud5646 3 года назад +2

      Markaad qabiilka iska dayso 🙃

    • @shaafiali9838
      @shaafiali9838 3 года назад

      Wll wan arki I.a hadu rabi qadaro niyada qayr usheg mar waliba wll mcn I.a

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 года назад

      @@barbarosamahamud5646 Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin {}
      "JZK Khayr"

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 года назад

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin {}
      "JZK Khayr"

    • @abdihonest2931
      @abdihonest2931 3 года назад +1

      Waligiis nabad noqon maayo dalkani ha isku daalin ka daneyso✌🙏

  • @muhudinaahmed5621
    @muhudinaahmed5621 3 года назад

    Muqaal taya fiican iyo warbixin wanagsan mahadsanid masuul

  • @yosephali8847
    @yosephali8847 3 года назад +12

    We're near to new records 400k bro of we're OGAANSHO family 🇩🇯

    • @cabdulmalik5999
      @cabdulmalik5999 3 года назад

      Wll subscribe iisaar

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 года назад +1

      Yuusuf cali
      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo qorin
      Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin

    • @ayanfarah6505
      @ayanfarah6505 2 года назад

      Soomaali ku hadal

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 3 года назад

    Wow hormar wacan Qatar wlhi waa muuqaal qurux badan allaha usiyaadiyo anagana allha naga dhigo kuwa ku dayda dadkas hormary oo qabyaalada iyo nidaam xumadan ku jirno kuwa kabaxa oo wax fahma allha naga dhigo yaa rabi shukran ogaansho 🤗

  • @mahdi5968
    @mahdi5968 3 года назад +11

    Waan kuhamiya mar un inaan tago ilahiyow igu sim cimriigaa 🤲🤲🤲🤲

  • @yusrahassan8520
    @yusrahassan8520 3 года назад

    Mashaa allah qurux walhi doha ilahay haa barakeyo waa wanadan Muslim ah

  • @quranchannelsoomaali5255
    @quranchannelsoomaali5255 3 года назад +6

    Allow bisha barakeysan ee ramadaan caafimaad nagu gaarsii allow hadii gaarnana naga aqbal soonkeena allow qeyrkiisa nawaafuji aamiin aamiin aamiin .
    Ahlul Quraan ku soo dhawaada Page Quraan Afsomali laguugu soo turjumay si aad u fahanto micnaha iyo fariinta Quraan ku soco Dadka

  • @shuraim4762
    @shuraim4762 3 года назад

    Mahadsanid walal Omar

  • @kaafimedia853
    @kaafimedia853 3 года назад +8

    Cumaroow zxb anigu waxaan joogaa magaalada laascaanaadoon waligayna dhinac uma dhaafin marka waxaa loo baahan inaynu wadankeena si wada jir ah u dhisano si ay ubadkeenu ugu faanan sida dalalka kale🙂🙂🙂🙂

  • @cayto6936
    @cayto6936 3 года назад

    Ma alaah muuqaalka gacantaada ayaad ku duub ty ana indhahaygaan kudaawaday ma sha alaah

  • @mahamettandgapope5270
    @mahamettandgapope5270 3 года назад +4

    Omar inshar zxp waan ku salamaya magacaygu waa. Maxamed cabdi RashiD mukhtar dhaqane oo ku magac dheer. GABOBE AWLADUL casima. Jigjiga.

  • @bushroomar5487
    @bushroomar5487 3 года назад +1

    Waaa Ku faraxsanahay horumarka wlleheena muslimka ah ee qadar 💖💖💖💖💖🏝🏕🏜

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 года назад +10

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا

    • @cabdulmalik5999
      @cabdulmalik5999 3 года назад

      Wll subscribe iisaar

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 года назад +1

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin {}
      "JZK Khayr"

  • @itsanjalii3262
    @itsanjalii3262 3 года назад

    wali maan arag muuqal ka qurxan masha allh mesha riyadeda ah inan tago iiyo muqal cajiba thanks omer inshaar

  • @cumarabdirahman4152
    @cumarabdirahman4152 3 года назад +7

    Hadaad jeceshay dhagaysiga quraanka ilaahay fadlan nagusoo biir
    Mahadsanid ❤👍

  • @Balawii
    @Balawii 3 года назад +1

    Usctaad cumar m.a muuqaal qurux badan ayaa soo diyaarisay waxaan ku darsan lahaa in muuqaalka marka aad duubeyso up and down ku darto sida aad ugu dartay left and right ✅ 👏👏

    • @Janagale252
      @Janagale252 3 года назад

      Ma samayn karo sababtoo ah siduu muqaalka ku sheegay wuxuu ka taxadarayaa dad in uu duubo 👍🏾👍🏾

  • @Miss-sagal
    @Miss-sagal 3 года назад +5

    Masha allah
    Muuqaal caajiib ah😍🖤

  • @abushabushka3940
    @abushabushka3940 3 года назад +2

    Kusale xabiibkena muxamed (scw)

  • @yosefali6955
    @yosefali6955 3 года назад +4

    Congrats....Ogaansho team for your miracle work , May God bless you dear brothers 😍.
    Lusiel city is a salubrious and congenial place ...I really liked the way it has been designed and equipped.
    May God bless it.

  • @iprahimhaji4906
    @iprahimhaji4906 3 года назад

    mansha allah walhi waanku farxay inuu muuqaalka saan u qurxoon uu duubay wiil somaliyeed waan kugu hanbal yaynayaa sida qurxoon eed u duubtay wall kun jeer hanbalyooo
    .....waxan ku farxsanhy ionaynu dhawaan la tartami karno muuqaal dubasha caalaiga ah ee caalamka

  • @asadabdullahi511
    @asadabdullahi511 3 года назад +13

    Carabtu iyaga gaalada meel naga saaray hadaan musliimn nahay guul iyo gobainmo dubai iyo luseeta magaaloyin lamid ah kaso heli meysid Eroupe iyo americaba ❤✌🏻

  • @muminhussein7604
    @muminhussein7604 3 года назад +1

    MASHA ALLAH HDA ARAGTO WADAN HORMARSAN dhinac walbo wadnkas waxa ku badan dad wadaniin ah hormarka jacel aqoon iyo cilmi leh una fikiro si guud wadanka dhexdiisa
    mida kale laptop kaada wan kaheley guul sare ayn kuurajeyna OMAR INSHAR

  • @hayaankaguusha9879
    @hayaankaguusha9879 3 года назад +32

    Walkeyga muslimka ahoow SUBSCRIBED igu caawi allaah adi iyo waalidkaa janada ha idin geeyo aamiin

  • @warsam6504
    @warsam6504 3 года назад

    Masha Allah video qurux badan mahadsanir omer inshar

  • @rastamuje947
    @rastamuje947 3 года назад +3

    I'm frist from Capitly City of Ethiopia ✌

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 года назад +1

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin {}
      "JZK Khayr"

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 3 года назад

    M.A USTAAD OMAR INSHAR

  • @tarrapianchannel5347
    @tarrapianchannel5347 3 года назад +6

    Illahayow anagoon wadankyga sidaas iyo si kasii caalamisan ha I dhigin iilka aniga iyo inta waxgarateyga ah

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 3 года назад +1

    Muqaaal cajiiba runtii thanks omer👏

  • @ibraahiimcabdishaakir7654
    @ibraahiimcabdishaakir7654 3 года назад +3

    Maasha allaah si fiican baad u duubtay ❤💯💯💯💯

  • @abdirahmanmahometahmedabdi3035
    @abdirahmanmahometahmedabdi3035 3 года назад +1

    Hello OGAANSHO je suis Abdirahman Mohammed Ahmed je suis Djibouti l love OGAANSHO 🤩🤩🤩💓❤

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 3 года назад +4

    😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 dalkeena dad xun oo aragti fog leheen baa ummaddii masiirkooda markasta ku gorgortama. 😭😭😭😭😭😭

    • @abdikariimahmed4855
      @abdikariimahmed4855 3 года назад

      Omar inshaar walaal waad mahadsantahay

    • @abdikariimahmed4855
      @abdikariimahmed4855 3 года назад

      Wll waxaan rabaa inaan barto carabiga talooyin isii

    • @mariza101_
      @mariza101_ 3 года назад

      Aad iyo aad ayan u caronayaa 😡😡😡😡😡 sababto ah anga ayaa ka hawa fiican

  • @hufanmedia7986
    @hufanmedia7986 3 года назад +1

    masha allaah waa horuma fiicaan

  • @daahsonofficial6188
    @daahsonofficial6188 3 года назад +4

    Keep going next vlog wajigaga kasoo muuuji hadey macqul tahy❤❤

  • @muuqtech3786
    @muuqtech3786 3 года назад

    Manshaallah cumar ishaar aad ayay u fiicantah muuqaal samayntada

  • @abdirahmanadem5074
    @abdirahmanadem5074 3 года назад +14

    Dhalinyaradooda aa dhistay halka anaguna iska hurudno videogan walaalkeen dhiiro galin ay inoo tahay waana mahadsantahay wlll

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 года назад

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheyr ka Ayan Ku faa'fiyaa Hadaadka hesho Falilaahil xamdi walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin {}
      "JZK Khayr"

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 3 года назад

    Muqaladan noso baadi wll cumar shukran wadankena saan iyo sii ka.sii.qurxoon allaha noga dhigo amiin

  • @l14ban
    @l14ban 3 года назад +3

    Muuqal dhameystiran dhinac walba 🔥👏

  • @najibh477
    @najibh477 3 года назад

    Musicada ayaanan kahelin. Iyo geed timireedka oo dhowr jeer soo noqnoqonaya. Sida kale muqaalku caadi maahan. Masha Allah

  • @Muuse99
    @Muuse99 3 года назад +5

    Chenelka ugh jeclahi soomaalida💯💞🥰

  • @naasirmaxamed1039
    @naasirmaxamed1039 3 года назад

    Mahadsanid wll Cumar Soo habsami soo gudbin taada

  • @xamdixayaad424
    @xamdixayaad424 3 года назад +8

    Runtii waa meel aad u qurux badan ilaahah ha u siyaadiyo annagane allaha na siiyo amni
    adne ma hadasanid ogaansho

  • @fawziyamahamad9633
    @fawziyamahamad9633 3 года назад

    Mahadsanid

  • @Salhfaysll49
    @Salhfaysll49 3 года назад +5

    Omar qof codmacan aya aheed kuna darsaty gacan macani waxan ula jeeda qaab duubis ah nogu so gudbi inshallah 🌚🌚

  • @ibraahimcabdilaahi4328
    @ibraahimcabdilaahi4328 3 года назад +6

    Hamplyo maanta arday cusub baanu is baranay oo soomaali ah waxaan waydiiya who is your favourite somali RUclips kadib wuxu igu dhahay waa ogaansho wlhi aadbaa ugu farxay sida hadaan nahay teenagers inaan wax badan kaa ka faaidno

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 3 года назад

    MashaAllah tabarakala brother beautiful city

  • @aaminaabduqadirmohamed2328
    @aaminaabduqadirmohamed2328 3 года назад +4

    Walal adiga mahadsan ka hadala tariqda dalka kuwait 🇰🇼

  • @mkadir
    @mkadir 3 года назад

    M.a waa magaalo qurux badan
    Magaalooyinka inaan sidaas ka dhigno inaga dhalinyarada ah nalaga rabaa.
    M.a wllky omar inshar muuqaalka si qurux badan u duubtay kuwo ka qurux badan sugaynaa insha allah

  • @daaci23
    @daaci23 3 года назад +5

    1080 Ayaan kufiirsanayey tayada muqalka runtii aad iyo aad ayaan ulacajibey tolow magalo somaliyed manoqondonta sidanokle
    Allah Awoodii waxwalba wu Awooda

  • @arafatmohammed7034
    @arafatmohammed7034 3 года назад +1

    Ilaheey kheerka hana wafajiyo waxa jeceshihiina rabi ha idin siiyo dhamantiin ❤❤❤

  • @zamirck4765
    @zamirck4765 3 года назад +6

    Aqoon yahan Soomaliyeed 😎

  • @mustafamohamed1797
    @mustafamohamed1797 3 года назад +1

    Thanks Omer inshar

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor1966 3 года назад +5

    Halkaa soomaaliya la rabo
    Waqtiga iyo waayahaa na ciilay
    🇸🇴✊

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 3 года назад +1

      Waynu gadhayna insha Allah
      Wllo subscribe ii saar

  • @Cashraabi
    @Cashraabi 3 года назад

    maa shaa Allah si wanaagsan ayaad u duubtay

  • @mohammedyasin1051
    @mohammedyasin1051 3 года назад +4

    MashaAllah waryaa cumaraw ileen ustaad gacantaadu way Fadhidaa Hal talo
    Waxyaabaha Ayku hormaraan Channel ka Waxa kamida muuqalada ama vlogyada Bal soo badi inshlh oo Qolka Kasoo Bax 😄😄

  • @sakariyeebrahim7623
    @sakariyeebrahim7623 3 года назад +1

    Masha allah Muuqaalada aad duubtay aad ayay u qurux badan yihiin. Halkaas inooga si wad.

  • @Hafsoosman4545
    @Hafsoosman4545 3 года назад +4

    30 sano tuulo xataa qurxin la'ahay ilaahow garab qabo somalia😰😰😰😰

  • @nasirmohamed5602
    @nasirmohamed5602 3 года назад

    Maasha allaah omar inshaar wll guul waa muqaal qurxoon runtii si fiicana waad uduubtay qatar aad ayaan ujeclahay

  • @xaarithtahliil3462
    @xaarithtahliil3462 3 года назад +6

    Muqdisho ayaa mahor maridoonta inshlh like saar hadaa rajeyneyso

  • @umufatuma7472
    @umufatuma7472 3 года назад +1

    Masha Allah waa muuqaal qurux badan gacmaha Allaha ku barakeeyo halka ka wad

  • @mohamedshiikha
    @mohamedshiikha 3 года назад +3

    Msha allah walal omar waxaan ilaahay kaga rajaynayaa bilow fiican o dhanka shooting ka ah waxaan channelkaga ku taxanahay muddo 3 sano ka badan waana sugayay wakhtigaan mudo badan.
    Waxan kugu darsan lahaa walaal in aad toneka aad isticmaalayso aad xooga badasho i mean music sidoo kale aad prol shots isticmaasho
    Sido kale walal way kala duwan yihiin editinka muuqaaladi ad horeys u samayn jirtay iyo muuqalada cusub ee ad adgu gacantaada kuso duubtay marka waxa moodaa in wali edetinki ad isla sidii ka dhigayso mahadsanid walal.

  • @maryanmohamed1386
    @maryanmohamed1386 3 года назад

    Maasha Allah wlo noso badi muuqaaladan qruxda badan ducadeena Allah haku aqbalo waxed tahy qof ku dayasho le.

  • @aminpepechannel
    @aminpepechannel 3 года назад +4

    Ma jeceshahy nabiga scw subscribe iisaar, 2k

  • @hamdahassan1360
    @hamdahassan1360 3 года назад

    Masha Allah wuxuu ahaa muuqaal tyo wanaagsan aad ayaan uga helay.

  • @kigutlvcazbio2372
    @kigutlvcazbio2372 3 года назад +4

    Dalalka caalamka waxa u wada degsan aragtiyo hormarined sida Rwanda 2030 IWM. Lkn nasiib xumo innaga waxan ku jirna qabiil iyo qurun😥ilaahow na samata bixi

    • @A...A09888
      @A...A09888 3 года назад +2

      Odayaal ismoodaya in ay dalka iyagu leeyihiin ayaa hasta dhalintan sookacaysa ayaa badali doonta insha allah

  • @contactwaaaw9401
    @contactwaaaw9401 3 года назад

    Mansha allah wa Muuqaal aad u Qurux badan

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 3 года назад +6

    Qatar halkaa bey mareysaa,
    Soomaalina qabiil bey isku heysataa, oo waxay ka bixi la,yihiin reer hebel baa inagu Soo xadgudbay
    Yaa soomaali maryooleey

  • @ibrahimmohammedaligedi3786
    @ibrahimmohammedaligedi3786 3 года назад

    Jazaka Allahu khayran walal Omar inshaar.
    Wan ka helay video.
    Noo soo badi kuwo noocaan oo kale.
    Mahadsanid.

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 года назад +6

    Muuuqaal Aad uqurux badan ayaad ka diyaarisay Magaaladan Aadka ulayaabka badan MahadsaniT