Zxp Cumar shabeel weligay mar ayaan si toos ah u arkay. Malintaana waxan ku arkey xaafada Cabeeye ee Hargeisa Wxay aheed mudo hore 2009. Zxp inka aqoon fiican iga sii .. Marka magaciisa oo saddexan? Iyo Cida uu dhashay ? Thanks zxp
Fahmo xaqdhow iyo baanu kuu heynaa qalbiga baad nagaga taal weligaa hadii doqon iyo waxma garad xumaan kaaga timaado ku ilow Walaal inta badan ee aad ku jecel waxaad tahey astaan aan dadka dheernahey weligaa waan garab taaganahey qofka kugu gefaa waxaad dareentid mid ka weyn baanu dareenaa we ❤️ and always we respect you sister
Heestan waxaa leh abdi nuur allaale iyo gabadh roda . Waa heesihii ugu horeeyey ee bililiqada galay. Waxa kale abdi nuur laga biliqeystay heesta maxamed mooge ilaahay ha u naxsriistee heesta dadka ha iska weyneyn. Dadku laakiin wax badan ma oga
Heestaan waxaan daawaday dhamaan fanaaniinta soo copy gareeyay wali ma arag qof keenay foorida kabanka inta dhaxe marka laga reebo ragii kabanka iska lahaa wixii ka danbeeyay dhawaaqa kabanka ama musica way badli waayeen😂
Cumar shabeel waa nin dadnimo wanaagsan intaan ka aqaan alle cimriga ha u dheereye
Zxp Cumar shabeel weligay mar ayaan si toos ah u arkay. Malintaana waxan ku arkey xaafada Cabeeye ee Hargeisa
Wxay aheed mudo hore 2009.
Zxp inka aqoon fiican iga sii ..
Marka magaciisa oo saddexan?
Iyo Cida uu dhashay ?
Thanks zxp
,,,,,𝑭-𝑫𝑫𝑫𝑫𝒛𝒛𝒛𝒅𝒅𝒅𝒅𝒅𝒅𝒅𝒛𝒛𝒛𝒅𝒛𝒛𝒛𝒅𝒅𝒂𝒆
,,,,,𝑭-𝑫𝑫𝑫𝑫𝒛𝒛𝒛𝒅𝒅𝒅𝒅𝒅𝒅𝒅𝒛𝒛𝒛𝒅𝒛𝒛𝒛𝒅𝒅𝒂𝒆𝒆
,,,,,𝑭-𝑫𝑫𝑫𝑫𝒛𝒛𝒛𝒅𝒅𝒅𝒅𝒅𝒅𝒅𝒛𝒛𝒛𝒅𝒛𝒛𝒛𝒅𝒅𝒂𝒆𝒆
,,,,,𝑭-𝑫𝑫𝑫𝑫𝒛𝒛𝒛𝒅𝒅𝒅𝒅𝒅𝒅𝒅𝒛𝒛𝒛𝒅𝒛𝒛𝒛𝒅𝒅𝒂𝒆𝒆𝒆𝒆
Cumar shabeel fanaan dhameys tiran, hore u soco, sidoo kale yurub geenyo.👏👏👏👏👏👍
Siday ahayd bad u qadeen hestan,, Ustaad Shabeel iyo Yurub Genyo 👌 Monday 7, march 2022 Hore usocda
Cumar Shabeel Ciyaalki hore.. yurub hilib kii badana Wuu Ka Dhacay Masha Allah!
Haa sidan bey kaga qurxoontey baruurtii badneyd.
Sawtu raxma halkedii bay dhigtay wlhida
Yurub maxamed cabdi horay usoco wll qaali
#Maamo_Ubax_Fahmo aad baan kuu jeclahay waana ku salaamay meel kasto aad joogto❤❤❤👏👏
Yaadalaam
Ubah was wof sharaf iyo qurux ilaahsy u dhameys tirey, madha Allah 🥰😍🤩
Wow Liibaantu waa ma is Afgarana Waaberi Legendry xasan aden iyo Khadro Dahir
fan ma hadhin heesihii hore boob logu jira 😅
two legends geenyo io shabeel 🎺🥁
Inadertay yurub maxmed cabdi iyo reerka kale ee is uruursaday ba wan salamayaa
yaaisuruursaday.meeshaniwaafanaaniin.somalind.wada.ahloomabaahnacuqdad.iyoniic
M.a hore usoco maamo ubax daahir ibraahim ubax fahmo 🤩 noloshy intaan noolaa Waan kujecelaaa imikana Waan ku jecelahay mom farxad igunoolow maamo😍💋💯 guulayso waligaa maamo💖
Masha allah waa fanaanintaydii sharfanaa💯💯🥰🥰🥰
full respect MAMA UBAX FAHMO,
SAWTU RAXMA YURUB AND OMER SHABEEL
magacaygu waa AL FANAAN JEESTO MAAN ubax fahmo aad baan kuu salaamayaa aad baana kuu taageeraa wllo noolow
deemajoogto
Erayadii Abwaan Mohamed Calii Kaariye Alahaw Naxariisto
Waa xasusti the legend’s xasan adan iyo mama kadra dhahir cige keep going yurub geenyo boqprada codka
Xusuus xasan iyo qadro inta dhimatay allaha unaxariisto aamiin inta nool cimrigooda allaha u barakeeyo Isha Allah
Jawi aad u wacan ayaad qaadatayn jaaaalayaaaal
Fahmo xaqdhow iyo baanu kuu heynaa qalbiga baad nagaga taal weligaa hadii doqon iyo waxma garad xumaan kaaga timaado ku ilow Walaal inta badan ee aad ku jecel waxaad tahey astaan aan dadka dheernahey weligaa waan garab taaganahey qofka kugu gefaa waxaad dareentid mid ka weyn baanu dareenaa we ❤️ and always we respect you sister
Madha Allah
Heestan waxaa leh abdi nuur allaale iyo gabadh roda . Waa heesihii ugu horeeyey ee bililiqada galay. Waxa kale abdi nuur laga biliqeystay heesta maxamed mooge ilaahay ha u naxsriistee heesta dadka ha iska weyneyn. Dadku laakiin wax badan ma oga
Somali iyo bililiqo xageed u kala wadaa? Ma wax kale ayeey ku noolyihiin aan bilikiqo aheyn, weeyna isku caayaan qurunku.
Axsan yaaqay meeshedi bad dhugteeen
Hibada fanka yurub geenyo iyo legend shabeel sidaas hadii aadan u qaadi karin heesaha lama qasbo
Ninka shabeel ciyaalka danbe maxay ka yaqanaan. Best actor buu ahaan jiray jigjiga.
U sheeg isaga iyo abdi fanax waa asal jigjiga yar yarka hada soo galay garan maayan
Old is GOLDEN always ❤
XASAN ADAN & KHADRA DAAHIR ❤
Heesta waad ku ciyaarteen wLahi 😭
Heestan Halkeedi Baad Dhigteen Sowtu Raxma Yurub Geenyo iyo Shabeel
Cumar shabeel. From jigjiga Somali State
Cumar shabeel waa nin talent ah ood moodo inuu u dhashay jilaada iyo mashraxa.
Fankuu ha jiro waligii… waa qalbi dajiye❤️❤️
Legend cumar shabeel iyo yurub geenyo
Eshiyaaska yurub maxmed cabdi ustad shabeel halkeeday dhigeen
Soomaaliye Hanoolado/Hooyo/ aabo the best Alxamdulillah.
Waaw geenyo sawtu raxma 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
ندي القلعه الصوماليه يا سلام. سلامتك يا ندي والله حلوة مرة هاي اغنية. اغنية المرحومة مام خدره ظاهر عيغي الله يرحمها. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Cumar shabeel/cumar shool ilaa 1988 buu heesayey wada dheer buu usoo maray inuu fanaan caana noqta laakin maantu laheesay sawtu raxma 2022-1988. Inantii ugu horaysay ee uu la heeso hodan baa la odhan jiray walina caan muu noqon
Waa another level !!! Star War bay gashay hadeed , Indho Indho fasiradissaa lo bahday ..... kuwii qadikiraybaa yaabay !! waa la dhaafayba ....
sifiican ayaad u Qaadeen cod ahaan LKN MUSICA AYAA YARA DAM DAMTAA KU BADAN
Ma leexada abaartiyo laxaw baan la liitaa, Moe farah from Gabiley 2024 Mawlid month..
Wallee cumar shabeel oo mirqaan cirkaa maraya ....ii nooloow fannaankaygii
Ehelkii fanka cabdisimo dhashiisii caleek.
She is an top famous singer Yurub geenyo
toppp weeye heesta bartii barteediii
❤waaw wankahayna
shabeel indhuhu shitay difaacna waa galay laakin yurub dhagahey ka tuntay
Excellent singers and song and lyrics ❤️❤️❤️❤️❤️ outstanding bravo
Xasan Aadan haduu maqlo Waa idin ceejin lahaay
Yurub wan taageeraa dhinac kasta
Geenyo yaa heesaha khif saarey oo maceeyay
She destroys anyone on the way… Yurub’s legend..
8788ùp
👍
Cumar shabeel waa legend aderkiibaba ahaa abdisinimo warfaa oo hesaha bilabay waa reer nur cod xumi maba jiro ilayn ana hadan isasoo kala kicin igu qaatah 😂😂
Shabeel wuu cod fiican yahay wallee
Hoyga fanka hargeysa
Yurub Geenyo Caadi Maaha
Hassan Adam samatar the best person I love songs.long life Mr samatar
Mama ubaxa qorox Badan Allah haku xiftiyo fananda qaran
Perfect wuukeeny heesta Mr shabeel
M.way.kusoobaxeen halkedi ayay dhigen sawtu raxma khadro dahir laguda heseheda
wof wof mahadsanid @yurub geenyo wll lkin faraxan is godaya waxba lama jogo hasanow adam lagu noqon mayo in las kojiyo
Cumar shabeel waa fanaan aad u macaan yurubna horteed fanka ku jirey hadaan leys caasiyeyn ninkani waa dadka fanku u baahan yahay een iska yeelyeelka ahayn iyo ciyaala playback
Digfeer iyo codkii Xassan Aadan Samatar
Maalin xiise xusuus leh iyo Xamar xilliguna waa 29 April 2024
Shabeel ma kooxdi Danan hargeyda bu aha
Laba fanaan baa is helay
Simaliya hanoolato meel walbo ay joogan 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Waaaawuu masha allha
Way kuso baxeen heesta
Liibaantu waa mays afgaranaa
Waaw heersare
Shea lovable person not a destroyer the person sh is singin with is Shabeel and he has an excellent deep voice
Cirku ku jira Jan kkk
“ waxaan daawadaa badi
Filimada dadkays jecel
Wow best song
Bn chanter
#Yurub Geenyo❤
Wooow
Waa maxy xabeebtu sowtu raxmaaay ma da,baa timid qalanjo
The way they looking each other maybe they are in love
Yurub maxa helay ah
The one in the red . Destroyed
Sawtu raxma
Waaaaaaaw
Heeseh
Kuwa Musick waxa aan u hayaa "MAYA". heesta musickeedii way ku ciyaareen.
Hala
❤❤
YURUB WAXAY KU QOSLAYSA "XASAN MA U EEKAY-DA INANKA LA HEESAYA" 🤣
originalka io copy ga waa yama 😂
Bisinka ninka indhihisa ka baqay.
Wwwwwwoo❤❤
Bisinka inanki cumar shabeel maxa helay sawkan madhay ee daamanki soo baxeen
Idoor marqaansan
Kani muxuu gubtay, dulli baa saaran
Cumar shabel miraqan ayu cirka maraya
Hi
Geenyo she lost a lot of weight, Somali women they look great with the weight
hhhh ninku inuu dulayo aya lo maleyaa
Eesh calaa hees xuuso huuno
Halkeedi ayay dhigen sawtu raxma azalea laguna khadra dairy two
Wuu cabsanyahay
T
Kkkkk
Heestaan waxaan daawaday dhamaan fanaaniinta soo copy gareeyay wali ma arag qof keenay foorida kabanka inta dhaxe marka laga reebo ragii kabanka iska lahaa wixii ka danbeeyay dhawaaqa kabanka ama musica way badli waayeen😂
Jusi
64
Cumar shabeel waa nin dadnimo wanaagsan intaan ka aqaan alle cimriga ha u dheereye
Amiin, waana dadkii fanka markuu fan ahaa soo gaadhey ee waabwri tabo bareen ciyaalkan daba qabsiga iyo playback mashan cod fiicana wuu hayaa.