Wadaad Reer Somaliland ah oo ka Fadwoday Xuduuda Somaliland.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 дек 2024

Комментарии • 74

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 11 месяцев назад +3

    Masha allah shiikhawo illaahaya haku xafido oo cimira dheera iyo caafimaada ku weera u sheega wadaada huwanta eeka shaqeeya duminta dalkooda aya ka shaqayasata oo degena yihiina

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 11 месяцев назад +3

    Mansha Allah. Sheekh Noolaw
    AAMin AAMin AAMin yaa Allah
    🤲🤲🤲

  • @mursalyusuf717
    @mursalyusuf717 11 месяцев назад +1

    Wadaad maaha ee waa siyaasi

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 11 месяцев назад +1

    Maansha Allah prof, sh, Omar waa ragii aynu codkeena ku reebnay doorashadii Barlamanka somaliland badalkeeda waxaan dooranay dad liita

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080 11 месяцев назад

    Haaaaaa xuduudka hala ixtiraamo walaalayaal❤
    Sheikha kadaaya cayda xaqbuukahadlay❤

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 11 месяцев назад +1

    Mashallah tabaarakallah may Allah bless him and protected

  • @samirafarah8085
    @samirafarah8085 11 месяцев назад

    بارك الله فيك يا شيخ

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 11 месяцев назад +1

    Kan shiikh maaha waa shiikha muuse biixi

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 11 месяцев назад +1

    Diinta dad ayaa lacag yar ku iibsada markaan, waa la yaabi jiray lkn maanta isagiiyo qof ah ayaa na hor yimid.
    Ilahay imaanka ha nagu sugo oo qof diintiisa iibsada allah naga dhigo.
    Muuse Bixi xitaa ma aminsana wuxuu akhrinayo.

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 11 месяцев назад +1

      Ma adigaa iibsaday xaqbuu ka hadlay ama ku beeni si diiniyan ah ama aflagaadada kadaa sheekha

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 11 месяцев назад +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 11 месяцев назад

    Mnsha allah jazakallahu khayr shekh ❤

  • @waberigirehmusa2873
    @waberigirehmusa2873 11 месяцев назад

    Maanshaa Allah waa sheikh runta u sheeg kuwa sheeganaya mashaa,ikh ee dafirsan xudhuuda somaliland.

  • @museahmed5147
    @museahmed5147 11 месяцев назад

    Maansha allaa waa sheekh runta cadeeyey

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 11 месяцев назад

    MAANSHALAAH ILAAHEY HAKU XAFIDO SHEEKH

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 11 месяцев назад

    Hildler waxaakaracay wiixii gojacade karaacay hadaadan tobad kenin bartaatjogto ayalagugu iman inshaa alaah

  • @mohamedsuleiman4153
    @mohamedsuleiman4153 11 месяцев назад

    Wadad waa sax ilaahay baad garanaysa

  • @omarabdisalam6807
    @omarabdisalam6807 11 месяцев назад +1

    Sheekhoow diintu way farabadataye diinteed haysataa

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 11 месяцев назад

      Good question......😂😂😂😂😂

  • @yaxyeali6330
    @yaxyeali6330 11 месяцев назад

    Maashallah Guul somaliland

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 11 месяцев назад

    CULIMADA XAQA AHI WAA KUWAA WAXAA MASAAJIDADA INOOGA BUUXA WAA ARGAGIXISO CULIMADA DAACADA AH EE RUN SHEEGA AH ILAAHEY INOO BARAKEEYO

  • @joker83764
    @joker83764 11 месяцев назад

    April 1960 markii uu maxamed ibrahim cigaal kalahaa xoriyadiisa waa 1 july xagaa joogteyn
    Labo shacab oo labo.mustacmar kala haystey.oo isku darsaday ayay ahaayeen laba dowladdooda ma jirin dabadeedna dowlad samaystey

  • @abdit8270
    @abdit8270 11 месяцев назад

    Maansha alah

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 11 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 11 месяцев назад

    Waxaankawadaa Somaliyed umad culimadodii sidantay ayaynulayabanayn kuyaryar ee caytamaya ilaahow hanagayaabin

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 11 месяцев назад

    Alaw ale waar mahalkaas ayuxalmaraya wadadxume lama odhankaro ee wanaar afuf cirobaqatay oo cadabkagashaydheh

  • @soleimanfarah12
    @soleimanfarah12 11 месяцев назад

    Hore ayay ayay kugu what’d good luck to you

  • @joker83764
    @joker83764 11 месяцев назад +2

    كداب يكدب عن الشريعه لأجل مصلحة اهله

    • @abusultan011
      @abusultan011 11 месяцев назад

      أسوا الناس حظا من باع آخرته لدنيا غيره

  • @HalyeyQaran-b2i
    @HalyeyQaran-b2i 11 месяцев назад +1

    Maansha Allah waa wadaad damiir leh oo mr gala dagaalka runta u sheegay

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 11 месяцев назад

    Ninkii saladaciida arkay tagriita badan ee Alaahu akbar Alaahu Alaahu akbar wuxuyidhi warsaladuxagay iskaqabsanladahay

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 11 месяцев назад

    Khaayinka idhihiisaadkagarstaa indhocabsanaaya ayaa kamuuqda qofka subxaan alaah alawnaga qabodaalimiinta isagookalaa

  • @mursalyusuf717
    @mursalyusuf717 11 месяцев назад

    Islamku somaliland iyo somaliya midna ma yaqaan ee wuxuu yaqaan khilaafa islaamiya iyo 1 dowlad oo islaama

  • @asiyawarsame4833
    @asiyawarsame4833 11 месяцев назад

    Waa indr arinkii xeer 12 ee aad nosheegtay mee miya lagu hanjabay

    • @ubaxlemedia
      @ubaxlemedia  11 месяцев назад

      Waan soo wadaa iyadoo xildhibankii ka waramayo xeer 12

    • @asiyawarsame4833
      @asiyawarsame4833 11 месяцев назад

      @@ubaxlemedia shukran inader

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 11 месяцев назад

    ILAAH HA LAGA BAQO SOOMAALI BAANU NAHAY WADAADO DHAN U JANJEERA NAGUMA CUSBA
    WAXAA JIREY XILIGII SIYAAD BARRE LEEYNAYEY 10 TOBANKII WADAADO
    WAXAA JIREY WADAADO SIYAAD BARE U FADWOODEY OO AY YIRAAHDEEN SIYAAD WUU KU SAXAN YAHAY INUU TOOGTO 10 KAA WADAADO
    SHIIKHOOW MAANTA MIYAAD LA FADHIISATEY HALKANI XUDUUD INGIRIIS BAA NASIYEY
    SOOMAALIYA WAA QABIILO MEEL WADA DEGEN OO GUMEEYSI KU SOO DUULEY
    HADABA SHIIQOOW WAXAAD II SHEEGTAA QABIILKA MAS UULKA LOOGA DHIGEY INEEY ILAALIYAAN XUDUUDA WAA QABIILKEE?
    ANAA KUU JAWAABAYAA WAA QABIILKA LA YIRAAHDO ISAAQ SOO MA AHA?
    QABIILADA KALE ISAAQ BEEY HOOS IMAANAYAAN
    SIDAASI AYUU HADALKAA U DHACAYAA
    SOOMAALILAND INTA QABIIL DEGEN MAXAA DUSHA KA SAAREY XUDUUDA ILAAL7NTIISI QABIILKA LA YIRAAHDO ISAAQA?
    ILAAH HA NAGU HANUUNIYO JIDKA TOOSAN

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 11 месяцев назад

    Kan waa na denbaajinayaa

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 11 месяцев назад

    Anigu horaan u maqlay in culimada muslimiintu saxday in xuduudaha laysku ixtiraamo, taas oo la eegayo fidnada daba socota farfarynta dal degan iyo dagaalka dhiig iyo fasahaad badan keenaya

  • @rashaail4191
    @rashaail4191 11 месяцев назад

    Waxba xuduud lagaa waydiin maayo tuugyohow ilaahay ka goya ala muxuu lacagqaaday waana lacagaha siiya fahad iyoninka ugaadeen eeimika dhuuntay waa tiugtii qaran dumiska ahayd waar mee dabagale waxan jeelka gee tuugta

  • @YusufAhmedsaid
    @YusufAhmedsaid 11 месяцев назад

    way naga leh carab baanu nahay iyo cumaan darood baa jooga iyo isaaq iyo meelo kale ma odhan karnaa waa dadkayagii Ethiopia, jabuuti waa caqli xumo shiikh aqoon leh weeye mucaarid raba inay dalka xukumaan baa leh hala daayo hadhow markuu qabsado muxuu odhan iyo anagaa keeni xukuumadu dhulkeeda ha difaacdo waa sax wax walba ha ku qaadato umadaa hala waayo cid walba waa inay ka difaacdo dadku isugu Mid noqdaan Mid xitaa la ehel ah sax

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 11 месяцев назад

    CADAWGA GUDAA OO LAGA ADKAADO MOOYEE KA SOO DUULAY KA ADKAAN MEYNO

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 11 месяцев назад

    Middakale la is arag oo lakala adkaa ee halakalabaqo ilayn Somalidu waybaqan emaxishodan idinkunawad ugucaqilliidatan that is the reality

  • @joker83764
    @joker83764 11 месяцев назад

    Muse biixi muxuu awdal ka.sameeye maxamed haye ka sameeye kalshaale maxuu ka.sameeye laascanod maxuu ka sameeyey qoodha taag waa dadkii.maxamed kaahin dilay ciid iyagoo tukanaya salaad

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 11 месяцев назад

      Beenta iska daa muuse Inyo borama wax dhex maray male nacaybka shaqsiga ah aday jugular koobanthy

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 11 месяцев назад

    Alamuxuba ay wuxuyidhi ninkiimeydku kadhacay hadusii go ay baldadkad ogayden oo intaas uu ufadwoday cadaqatetug ah ongerikabaqayn kawarama

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 11 месяцев назад

    War idoorku walaahay waaba en malinba midbaa wadhikakici abagadha makanaxigey warhadiidiin lagudhaqmayo la ismabadilene

  • @abusultan011
    @abusultan011 11 месяцев назад

    ruclips.net/video/wx-8D7NkHN8/видео.htmlsi=6KjhSwEkdTolyhHo
    😂😂😂😂 waa nimay kulmiye cimaamad usoo xidheen

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 11 месяцев назад

    Diinma ogolidin galarac ayadtihiine kolaybadhedhay oo alaah kafurataye xoogmahaysaa meshala ismabaryaye xabadbaala isuqoroyye soxadirfurimaha jale kofiyadbacle

    • @warfaageeddi3128
      @warfaageeddi3128 11 месяцев назад

      Internetkan gaalo ayaa sameeyey markaa adiguna gaalo raac ayaad tahay.

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 11 месяцев назад

    Naartagale wabeentaa ee islamku qabaa il waa ogolyahay lakin xududma ogola anaganalama gumaysan halmalinmanan ogolan in ukuledo amahadhgalo arladena

  • @mlkcali5058
    @mlkcali5058 11 месяцев назад

    talow diintee haystaa kani koloy muslnima sidan ahi majittee

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 11 месяцев назад

    Marka kofil iyo ismiidh iyo idinka awowayashiin oo iskudhinac ah iyo sayid Maxamed iyo anaga awowasyashen oo iskudhinac ah alehortiisa ayay islajiraan

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 11 месяцев назад

    Waar kuwan culimada sheeganayo may iska amusa bal eeg engiis warkiisu xadiis ka dhigaya wale qiyamo warbaa jira

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 11 месяцев назад

    Nahaab ale nacaynaartii ale kugee bal kawarama wuxukuleyahay qabaa il islamku ma ogola lakin xududbu ogolyahay wabeen ee nartagal

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 11 месяцев назад

    Waxay xudud utahay ninkii aqbalaynadamkii gumayste exambaray ee uu xukumay ninna aledartiis ayuu uladagalamay iyo inaan dadkugalobin

    • @warfaageeddi3128
      @warfaageeddi3128 11 месяцев назад

      Qaranimada soomaalida waxaa sameeyey reer galbeed ee maaha mid dhurwahante sameeyey.Maxamad cabdulle Xassan intuu idin laayay ayuu haddana indin rartay kadibna yidhi dhurwahante caqli malaha.Ingiriis horumar iyo kala dambayn ayuu keenay laakiin dhurwahante muxuu keenay?

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 11 месяцев назад

    Waxaan xasustaa kiila odhanjirey aadan siiro oo isbarbardhiga ciidanka snm ee ansaladatukan iyo ciidamadiisaxabada koleyhelyey alehortiisa wuxushaqaystay

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 11 месяцев назад

    Haaa hidler wiixiikaraacay waawixii gojacade kaaracay ninka ladeldelayna angu musanu deldelaynaa kkk

  • @ahmedgacan7119
    @ahmedgacan7119 11 месяцев назад

    Codka ka xidhan

    • @ubaxlemedia
      @ubaxlemedia  11 месяцев назад

      Anigu ma hadlayo Codka Sheekhana si fiican baa loo maqlayaa bal ku cesho

    • @HalyeyQaran-b2i
      @HalyeyQaran-b2i 11 месяцев назад

      Codku waa caadi shiikha waanu maqlaynaa

  • @OmarMohamed-bt9fe
    @OmarMohamed-bt9fe 11 месяцев назад

    Asc. Walaal cumaroow Alle ka cabso oo diinta haka been sheegin. Xuduuda aad sheegaysaa meel ay Islaamka sal kaga leedahay ma jirto. Waa astaan iyo kala qoqob ay gaalo samaysay ee Alle cabso.

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 11 месяцев назад

      Daliilkaaga sheeg hadaad cimi ku dhaanto sheekha
      Xuduuda tii Ethiopia iyo Kenya sharciga fasaxay ee ta Somaliland uun diidan tiiyoo ingiriis wada dhigay soo sheeg hadii kale aamus

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 11 месяцев назад

      Hadal uun looma baahnee daliilka keen oo Somali kiiniya inagu dar

  • @joker83764
    @joker83764 11 месяцев назад

    Hadaad xaakim muslim laguma kicikaro maxaad.siyaad ugu kacdeen oo xabashi gaalo Shuuci uga raacdeen iyadaan wax dagaal ka jirin waqooyi uuna idin lahaa waxaad rabaan waan idiin qabanayaa kuwii Xabashida gaalada ah.la socday ee ciidankii dowlada laynayey sow.maxamed kaahin iyo muse biixi ma aha oo sheegta mujaahidiin

  • @joker83764
    @joker83764 11 месяцев назад

    Mise kuwii ingriis dhabarka ku qadi jirey dhashoodii baad tahay

    • @warfaageeddi3128
      @warfaageeddi3128 11 месяцев назад

      Ingiriis horumar ayuu keenay ee adigu maxaad soo kordhisay?

  • @Leewaraskaricabdirisaq-ul3by
    @Leewaraskaricabdirisaq-ul3by 11 месяцев назад

    Waa ballan inaan daarood dhameeyo hadba intaan awoodo oo ay gacantaydu gaadhi karto waa balan dagaal aan dhamaan

  • @joker83764
    @joker83764 11 месяцев назад

    Beenaale