Ibrahim wuxuu shegaa wa xaqiiq war sugan weeyi anu ku kalsoo nahay.waxaan jirin maba sheego allah ha ka raali noqdo .anaguna wanu ku mahadinay naa ❤🎉🎉🎉
Muuse iyo Ina Kaahin ayaa Wadanka badbaadiyay oo la socday Khiyaanada Wadani iyo huwantu Dhagaxta ay Maleegayeen Muuse ayaa wadankiisa u tanaasulay si aanuu wadanku u burburin Weligayona ma ilaawayno 😢😕😕
Arabsiyo News iyo Muj. Ibrahim guulaysta , Dhibaatada Cadwga debeda waxa ingaga dhib badan Ta aynu isku hayno , Mar hadii Dawladii dalka qabsatay ay Cadawgii soo duulay ay sidaa usii daynayso taasi miyaanay keeneyn in marka danbe dib loogu soo jeesto oo uu Cimriga dawladu soo ba gaabto.
Ibraahinaw hadji ayxukuumadu mawqifcad ka is taariikhdu way down okay adhanwaydo difaaca dalku waamuqadas walnut kahoriman a good shacabka hargaysa ah dhamaan shacabkaSl na waxa n leeyahay naguraaca
Guuzhaa ay soomaliland taagantahay maanta waxaa loo baahan yahay in halkaa laga sii wado siday doonanba ha ku yimaadana waa in ay noqdaan niman dalkan u shaqeeya oo halkaa ka sii wadaan difaaca dalkana ay ka qayab qaataan
Waar wixii doona ha magacabee maxaad kala guraysa ilayn adeerkaba dad baa u keensadee hala keensado waayo wala wada qaybsanayade hadii ay wada shaqayn wayan wala kala dirayaa
Àllah bless you Ibrahim. VIVA Somaliland Republic
00p0p
Ala ibraahin caydiidoo farah ha ka qaadin somaalilaan ala haku xiftiyee aad ula soco isha ku hayi
Cadaw ciile ibraahim Daljire caqliga,caafimaadka, iyo cimrigaba allaah kuu barakeeyo ka ka ka waad iga qoslisay
Thanks so much Arabsiyo News, with mufakar Ibrahim ceydiid.
Ibrahim wuxuu shegaa wa xaqiiq war sugan weeyi anu ku kalsoo nahay.waxaan jirin maba sheego allah ha ka raali noqdo .anaguna wanu ku mahadinay naa ❤🎉🎉🎉
ICTISAM IYO WADANI DABKA EEYE SHIIDYAN SIIDA EEYE UU BAKHTIN LAHYN IYAGYE UU TAALE😢😢😢😢😢
Ibrahim nolow vive
Ibraahin waan kuu duceynayaa Alle haku barakeeyo
Xayaakallaah Daljire ibraahim geesi qaran
Labada muwaadin Ibrahim caydiid iyo Abdishkuur Haybe halagama yaasha jewellery dalkooda iyo dadkooda waa nay mahad sanyihiin.....
Guulayso mujaahid
Ibrahin caidiid wa maskax ❤❤❤❤❤❤❤guulaiso
Ibrahim Caydiid we salute you SIR.
Ibraahim caydiid halyay qaran nooloow cirimridheer iyo caafaad alhaah hakuugu deeqo halyay qaran ildheer wadani ilaahay kafogeeyay xumaan
Ibrahim caydid waa nin qaran. Guul Somaliland
LIBAAXA SOMALILAND
Mashaa alaah
Duuuflow ciyarta joooji
❤ Sheekh Axmed yasin Waa aqoonyhan ilaahay siiyay balaaqo.
Walee inaderkay Ibrahim caydiid wuunoo dacadwaramay guulayso💚❤️🤍🌺🌷🌹
Guuuuuul soomaliland masha allah guuuuul geesi Ibrahim guuuuul ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉guuuuuul 💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪💪💪💪
Mujahida alle haku xifdiyo waxatayahaya muwadina gasi qaran ibrahina caydida
Aad iyo aad baad uu mahasantahay mujahid Ibrahim caydiid iyo Abdishakuur maybe dadka koolba wixi jiiraba uu soo baymiya tooshka ku ii fiiya guulayso mujahid Ibrahim ❤❤❤❤
Muuse iyo Ina Kaahin ayaa Wadanka badbaadiyay oo la socday Khiyaanada Wadani iyo huwantu Dhagaxta ay Maleegayeen
Muuse ayaa wadankiisa u tanaasulay si aanuu wadanku u burburin
Weligayona ma ilaawayno 😢😕😕
Dawdadu way ogayd in la rabo in dagaal wadanka la gasho la rabo wayna isaga tanasuleen khayr Alle ha siiyo
Waa runta muuse biixi geesi qaran wuu tanaasulay waa la ogyahay
mujahid ibraaaahinnn caydiiidddd
Muj.ibrahin caydiid.sutigaashan.waxbadan og. Fashili wixii ay qarinayaan
Muj Ibrahim caydiid horaa loo soconayaa
Habar awal waxbalasiin xisbibaa waxlasiiyay iyo ina awsiciid
Muujid cabdi raxaman xasan maxamed iibarhan🎉❤😢😮😅 maxalo siday ciidank howant 😅🎉 malelyo
Arabsiyo News iyo Muj. Ibrahim guulaysta , Dhibaatada Cadwga debeda waxa ingaga dhib badan Ta aynu isku hayno , Mar hadii Dawladii dalka qabsatay ay Cadawgii soo duulay ay sidaa usii daynayso taasi miyaanay keeneyn in marka danbe dib loogu soo jeesto oo uu Cimriga dawladu soo ba gaabto.
Aadbaan idiin salaamayaa labadiinaba
Guul iyo gobanimo jamuriyada❤❤❤ barakeey ee somaliland
Ma xirsi gaab ba madaxweyne ka meesha subaxnallah
Ibrahim caYdiid Big men noolow adeer
ASLMU CLYKUM ASXBY WAA RUNTAA IBRAAHIM (GEEDKII HADLAY EE IDHI GUDUNEEY IMAAD GOUSEE HADAAN QAYB OGA MIDII KUGU JIRIN
Fariid warun taasi
S.land Republic Allah ha dhawro aameen
Cabdi raxaman xasan maxamed mawale maxalo siiday cidank 😂❤
Ibraahim caydiid waa runtii cadaalada ilaahay ha kugu janeeyo
Mujahid.ibrahim.guuulryso.allah.hakujiro
Somaliland Guul iyo gobanimo 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Guuuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤
Tani Dawlad maaha E waa Shirkad umad badani wada leedahay , ILAAHAY ha inoo sahlo amuuraha .
Waa Runyii
Ibraahinaw hadji ayxukuumadu mawqifcad ka is taariikhdu way down okay adhanwaydo difaaca dalku waamuqadas walnut kahoriman a good shacabka hargaysa ah dhamaan shacabkaSl na waxa n leeyahay naguraaca
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
REER CERIGABO IYO CIIDANKU BAA YAANYE KA YEELIN CADOWGA HA KA DEEFCYN HAA UU JOOJNIN NABADA BEENTE HAA MAAQLINE😮😮😮
Somaliland guuul
❤ok
Mujahid ibraahim caydiid wale haaday siida ruunta looshegayo waxan gadhi lahay meel an lasonoqon lkn way inagu yaar yiihin daadki daacada u aha soomaliland
Wasiirka.arimaha debeda ee cusub farbaakugodan.siida ay ilawaredyo xogtiisa haya aysheegen waxwanaagsana lagamasheegayn
Ciiro hadi uu rabo inuu quulubte shacabk kasbdo icterafka haa kuu dadalo waa ka albabka ino tagan
Ha ka shaqayn kala qaybinta dadkan iyo dalkan cadawga badan
Guddomiye dalka ku soo noqo ibro ex hargeysa mawaadin dhaba sxb❤
Geesi Ibrahim
𝐰𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐛𝐮𝐮𝐟𝐢 𝐛𝐮𝐮𝐟𝐢 𝐛𝐮𝐮𝐟𝐢 𝐜𝐚𝐚𝐝𝐚𝐰𝐠𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤𝐞𝐞𝐲𝐨❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sidee masiirka ummadda marba inan yar oo layli ah dusha loogu saaraa. Kii Gaadhaan-dhigaynu ogayn, maantana inan aan la ogayn aqoon iyo waaya-aragnimo ayaa Arrimihii debedda loo xambaariyey.
Wamaaxay shiciibkan technical iyo huub haysta Somalilland maa siddas beey dawlaad kunoqonoysa waa iin huubka iyo technical ka lagagudha oo huub digiis lagusameya damaan wadanka
Yaa kaa dhagaysanaya waanu ku fahansanahay
Manan garan inu xirsi mulkilaha yahay 😂😂😂😂
Reerkayaga barigu ma istaahisho in wax xil ah lasiiyo wy iyagaa noqday habartii roobkii oo haya caanihii qubtay ee biyoha dhaansaday
waa runtaa muj..x.ibraahim yaan cadaalada laga tegin qaar isaaqa aya dagaalka inagula jiraye
WAXE DOON BAA HAA KANE HAADI MOXMED CUMAR BEELE OO SOMALIWEYNE HAADI LAA AKANYAN KII GEELE WATE CIISE CAKUSHA CADANI KII XAMAAR KAAYEMD EE TAGE JABUUTIN INA GALALE CADANI WAXASE HAA MAQNADAN
Maxaabiistii ceerigaabo lagu qabtay waala siidaayay msxaa ka jira
Kuwii hore waa la sii daayay kuwanse wali lagama war hayo wali
WALAHI WAN QOSLAY MARKU IBRAAHIN CAYDIID NOO SHARAXAY WASIIRADA IYO RAGA KEENAY KALMADAN KU QOSLAYBA AH HAYAAY IGA ILAALIYA
Mar haduu xirsi waxaas oo wasiiro ah keenay meesha maalinta ay isku dhacaan madaxwayne ciro farta ayuu ugu wada yeedhayaa xirsi sidii uu siiraanyo u galay
Ibrahin waa xukuumad geel kiis ah ta hadhaaga ah ta hawsha badan gabnada hal jilaycda ah ta nudubta leh iwm
Guuzhaa ay soomaliland taagantahay maanta waxaa loo baahan yahay in halkaa laga sii wado siday doonanba ha ku yimaadana waa in ay noqdaan niman dalkan u shaqeeya oo halkaa ka sii wadaan difaaca dalkana ay ka qayab qaataan
Tareelahan buuxa ee wada wasiirada ah ee 40ka ku dhow miyaanay culays ku ahayn
AQONTISU FASHILIYUN BAS
KAXIDHE WANACASE
Xirsi iyo Dawladiisa Al Ixtisaam ma doonayaan Ictiraaf ....sidaa hala ogaado
Xirsi hadduu darawal ka yahay wallee Ictiraaf dhimay ..Al ixtisaam
Nimkaasi xataa aqoon ma laha baan maqlay, daycare baa shaqo iyo aqoon u ahayd.
G99❤😊😅😮😢
Ibrahim caydidibbaa fashilayeu isga hadlay muxuu yahay miskinkan sheeko uuna waxba Ka ogayn ayuu iska dhex jiraa
Hooyadaaanaawasna
Ibraahim caydiid waa runtii ,yaan la ina hoosasin,maxaa inaga galay wasiirada dawlada ,difaac dalka ayaa mihiim ah ,huwantii gudah ayaa ina qabsatay ,
Madaxweeynaha somaliland ayaan mustaqbalka kugu coodeyneenaa
Ibrahim 😂😂😂😂
Maxaad dusha ka haysaa dadkaa aad tirinaysid 😂😂😅
Ibraahin fogaal arag
Waar wixii doona ha magacabee maxaad kala guraysa ilayn adeerkaba dad baa u keensadee hala keensado waayo wala wada qaybsanayade hadii ay wada shaqayn wayan wala kala dirayaa
Wayo madadena hada ino talinaysa sida xirsigaba iyo ina xashi iyo ciro iyo qara kalo nadan ee dalka ino ilaliya wayo mahasano madax inadifacada
Ciro Ciro go home 🙏🙏 your history is bad
Wasaaradii debeda wadani in aylunto iftiraafkii bayladagalmayaan
Hhhhh ibrahim caydiid caadi ma aha
Hoos tiina la hela balaayadada wadani iyo cirro ra larbtaan bi idnillaahi kariim wixii dawlada cusub sharaysta sharki ha raaco
WAA MISKIIN quurbahaa kuu dhaadhaamaay .
Oo cabdale wadani buu laa soo googye haadi wasire laaga dhiigo😅😅😅
Australia odaygi. Ibrahim u carararay. Kkkkkkkkkkk
culimo maaaheee waaa iiiiimaaaannnnnlawayaaaaallllll
Wr waa neef ninkani
Heego ma halkanaa idiinafa kkkk😂😂
Ma baxasatey fulow
Ma tv kii heega halkani
Kofiyad baclayashii aya kensaday garanwagan
Way inoo dhamaatay hadii loo dhiibay diinta iyo awqaafta ictisaam isha ha lagu hayo
Meelaha diinta lagu bartana halaga ilaaliyo ileen waa alshabaabe
Waar,duufle, miyuu noolyahay g36 garacda jareertudhashay irbadda waalida kumuda ibraahin,duufle,si iid dameer inawarancade,iyo waxa lanooca intaad xukumada haysaan simardanbe aanay horgale unoqon.
ibraahin Alle ayaa sharfay nasabna cid u shegankarta male cayduna waa cadayn waxaad thy ka turjumaysa
Dowlada ciro waa geel kiis, dowlad ninkii loo hanwaynaa aanay qalin kiisa iyo gudoon kiisa ku imam waxa laga sugaaba waa uun ...... waxba yahay
Warye waa nasiibdaro ..waxaa inla siidaayay .ragii .gudaha kadagaallamayay .la siidayay maxaabiisteen aan ..la hadal .qaadin 14o..nin waa .nasiidaro iwm
Reer cerigabo talada qata 00 cadagu yuu idina dagina