SARKAALKII U ABAAL GUDAY GABADHII AY ISLA KOREEN IYO REERKII BADBAADIYAY XILI XAALKU KU ADKAA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 сен 2024

Комментарии • 96

  • @ayanfaraha6377
    @ayanfaraha6377 3 года назад +2

    Masha alah walaahi waa qiso cajiiba oo qiiro igalisay waxaan leenahay isku waara saad isu sharfaysaan cimraan adiguna waad mahadsantahay wacyigalin fiican baad wadaa jir oo joog

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 года назад +3

    Masha Allah baraka Allah. Walaalkey qaaliga ah. Xafidaka Allah

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 3 года назад +5

    Sakaalkaas wuxuu ahaa nin Ragga oo Abaal gudah , Allaha Barakeeyo aamiin Alaahuma aamiin insha Allah

    • @ayaanhassan4936
      @ayaanhassan4936 3 года назад

      Sax walalo هل جزاء الا حسان إلى الاحسان buu allah inoo sheegay markaad wax fiican dhigatid waad heli wax xun hadaad dhigatid adna waad heli

  • @ayaanhassan4936
    @ayaanhassan4936 3 года назад +2

    Waa qiso kucibra qaadasho قال تعالى ( هل جزاء الاحسان إلى الإحسان qofkii abaal sameeya isna waaheli ❤️❤️❤️❤️❤️ماشاء الله

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 3 года назад +2

    Xamar waagii hore qabyaalad laguma aqoon deris baa laysku xidhiidhin jiray iyo aqoon ilaa belaayadii xabashidu soo dirtay wadanka soo galeen kuwaas baa firnbiga ku afuufay dadkii deriskiina ma wada fiicnaan qaar baa gun noqday oo jiiraankoodii soo basaasay qaarna waa bixiyeen

    • @ayaanhassan4936
      @ayaanhassan4936 3 года назад

      Sax dadku iskumid maaha aniga wiil iska miskiina ilmoader nahay
      Oo hooyo la aan koray asxaabtiisiibaa sheegtay markii muqdisho
      Dagaalku kadhacay aadbaan uga xumaaday waayo wiil dhalinyaro ah buu ahaa waana lagutiriyey easaas allah ha unaxariisto

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 года назад +1

    Waansalaamay cimraan guulayso horey usoco waa abaalkii iyo walaalnimadii Allaah wuxuu yiri Hal jazaa'u ixsaanu illal ixsaan. Wanaag hadaad samayso wanaag ayaa allaah kuugu badalayaa maashaa allaah from puntland.

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 3 года назад +2

    Mashaa Allah mashaa Allah mashaa Allah

  • @qaasimak6977
    @qaasimak6977 3 года назад +5

    Cimraan wlo qisadii sodohdii burburiy guriga gabadheeda iyo habaarwaalid noodhamastir

  • @sofiasheikh640
    @sofiasheikh640 3 года назад +1

    Masha allah waa qiso xanun iyo dhiiragelin farxad wadata oo weliba aniga ay i tabatey qisadeyda oo kale mateleysa masha allah thank you brother.

  • @faisasiyad1513
    @faisasiyad1513 3 года назад +5

    aa way sheekadii habaar waarid no dhameeystir jazakallah

  • @fauziamohamed7185
    @fauziamohamed7185 3 года назад +2

    Mansha Allaaha

  • @mohamedhussein5899
    @mohamedhussein5899 3 года назад +4

    Asc cimraan Aawey qisadii habaar waalid

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 3 года назад +6

    Reer Baarliin Official waad mahadsantihiin

  • @saredo5912
    @saredo5912 3 года назад +2

    Masha Allsha

  • @naimacige5693
    @naimacige5693 3 года назад +3

    Mashallah guul

  • @halimahassan1523
    @halimahassan1523 3 года назад

    Maa,shaa'allaah, Somali sina ku kala hari mayso.

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 3 года назад +2

    Waaxaa xasuusty Sweden HAY DOOO hadaa emaado Sweden waa iden soraaden doonaa inshaa Allah barliin iyo cimraan

  • @gabarbanadir69
    @gabarbanadir69 3 года назад

    Ana waykan waan joogaa hadaan soo galay libaax Ku soco

  • @shamsoahmed910
    @shamsoahmed910 3 года назад

    WCS WALALKEY CIIMRAN MASHA ALLAH ADIGA IYO BOQRODA BARKEYSAN

  • @sadiiqxuseen3109
    @sadiiqxuseen3109 3 года назад +3

    Wll shakadii meeday tagsiilihii

  • @kimsahyoung8738
    @kimsahyoung8738 3 года назад

    M.a cimranow ilahey ku barakeyo m.a abtigaas abti iga dheh waa abti kaas waa abti wangsan ilahey umada dhan abtigaano kle sii m.a asigana haku dadaalo waxa jiro abti yaal xun lakin abtigano kle majiro m.a ee waliga xasusnow oo ku dheh abti macane kano kle mala arki mnala urin alow ku barakey abti

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 года назад +1

    Subhanallah subhanallah subhanallah

  • @halimaosman961
    @halimaosman961 3 года назад

    ManshaALLAH waa sheeko qurux badan

  • @habibomuhamed163
    @habibomuhamed163 3 года назад +2

    Masgalaah

  • @hadancabdi126
    @hadancabdi126 3 года назад

    mansha allaah

  • @username4210
    @username4210 3 года назад

    Masha allah waa farxad wlhi

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi8758 3 года назад +1

    Qisadi faruro meel kusheg cimran

  • @salmanjama6663
    @salmanjama6663 3 года назад +1

    Mashallah... Macrifatul qadim khyrun mina nasab baa maqli jiray

  • @habbaralibadiyee6697
    @habbaralibadiyee6697 3 года назад +1

    Mnshallaah asc abowe quruxow wd mahadsan thy hore usoco inshallaah wllhi musalsal camal ayan kugu xirnahay allaah haku barakeyo aameen ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 года назад +1

    I wish I see my country Somalia one day

  • @jannahibrahim5578
    @jannahibrahim5578 3 года назад

    Wcm wll cimraan qisadi habaar Waalid noo dhaystir

  • @ayanfarah7973
    @ayanfarah7973 3 года назад +1

    Born and raised

  • @kaltunmohamed3417
    @kaltunmohamed3417 3 года назад +2

    Asc walaal habaar waalid ma hilmaamtay

  • @hodansharif6557
    @hodansharif6557 3 года назад +5

    Asc qisadii tagsiilaha baan sugeenay

  • @khadrafarah4655
    @khadrafarah4655 3 года назад

    That is beautiful story

  • @suuaadmohamud5158
    @suuaadmohamud5158 3 года назад +1

    Walahay waa qiisoyiinka baan kaa helaa mujinaya qimaha wllnimamada kadhalatay baan jeclahay no qabiil Wanamaker hadii aad samayso waa sidaan jawabteedu

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 года назад +2

    Dadka xitaa laga yaabe in aysan denbi lahayn ee dadla aan Ay yihiin rer butlan bada ayey dadka ku kudaan habeen kii wayna garaca an dadka ha u naxariista an on idinkuna alla idiin naxariisto

    • @hoodoqarandabaraani6555
      @hoodoqarandabaraani6555 3 года назад

      Puntland hadadan ka warhayn sidaas inaad u hadasho waa khalad malayiin soomaliyeed o rer konfura ayaa Puntland ka shaqaysta o sharaf ku nol dadkana waxkasta waka dhex dhacaan khaladna wiilashu waa yelan karaan

    • @fatimahassan6872
      @fatimahassan6872 3 года назад

      Puntland waa gobolka keliya ee qabiilkasta si xor ah ugu noolyahay aana laga aqoon xaqdaro iyo qabyalad weey dhacda dad si qaldan loo xiro lakiin maha wax markasta dhaca

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 3 года назад +1

    Deriska fiican walaal ka weeye

  • @nihaalcali2480
    @nihaalcali2480 3 года назад +2

    Sheekadi tixsiilahaà nooogu sooxiji

  • @fatimaabdallah7648
    @fatimaabdallah7648 Год назад

    Asc cimraan yere

  • @zeynabturksuleyman8206
    @zeynabturksuleyman8206 3 года назад

    Mashalah tabarakalah keep going

  • @faayaden8943
    @faayaden8943 3 года назад

    Ayeeydeey waxay tiri qarsin sooma haayooto ee qofkaa soohaayaato iswanaajinta waa wax fiican

  • @halimab5796
    @halimab5796 3 года назад

    Ascwrb Sheeko xariir

  • @aasiyomaxamed3937
    @aasiyomaxamed3937 3 года назад +1

    cimran qabyo

  • @khadrayuusuf2209
    @khadrayuusuf2209 3 года назад

    Sxiibka fiican marbu ka wacan yahay walalkaa

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 года назад

    Masha allah that’s good story Masha allah

  • @fadumocali7166
    @fadumocali7166 3 года назад

    Masha allh abal ninkiigalaba inlogudaa garwaye

  • @nimcojamac8933
    @nimcojamac8933 3 года назад +3

    Qisadi tagsilaha sogali

  • @suuaadmohamud5158
    @suuaadmohamud5158 3 года назад +3

    Sc Berlin official

  • @zainabmirreh4533
    @zainabmirreh4533 3 года назад

    Asc cimraan dadka dariska waa walalo mel ay jooganba in yar mooyee oo dadka waa iska jecelyahiin Muslim iyo xitaa yuhuud walalow ayaa jira

  • @xadiyosalebanyusuf4232
    @xadiyosalebanyusuf4232 3 года назад

    ciimranow walal waxan rabaa talefankaga laanbar kisaa iso diir hadan kaa helin karoh

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 года назад

    Good neighbors Masha allah

  • @hadancabdi126
    @hadancabdi126 3 года назад

    waran fican jaskallaah gudbiyo

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 3 года назад

    Mashaallah 😍

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 года назад

    Thank you 🙏

  • @hindamohamed6455
    @hindamohamed6455 3 года назад

    Wcs

  • @ashaahmed8605
    @ashaahmed8605 3 года назад +1

    me to waan sugayey halkay ku damabaysay

  • @saramaxmed6744
    @saramaxmed6744 3 года назад

    Dad xayawaan ah ayaa soomaali kaladilay ilaa hadana foodo kawada caasimadii OO dalku ka degi layahay

  • @jammelyusuf5163
    @jammelyusuf5163 3 года назад

    Asc

  • @sahrahassan4535
    @sahrahassan4535 3 года назад

    Shekadii Taksilihii meedy

  • @shukriiidow9975
    @shukriiidow9975 3 года назад

    Away qisada nigugu sonoras🤔

  • @farhoabdulle3123
    @farhoabdulle3123 3 года назад +1

    Acw Thank you Wallaalkiis Cr Sheekooyin Fican

  • @St4rlightSlays
    @St4rlightSlays 3 года назад

    Cimran rafashada kada shekada

  • @sacdiyowallowaxawllaadamal8063
    @sacdiyowallowaxawllaadamal8063 3 года назад +1

    aaway shekadi qabyada ahyd nagadaa qabyada wallo

  • @anabapple3411
    @anabapple3411 3 года назад +1

    Wiilkii la socday miyaan la sii dayn

    • @fatimahassan6872
      @fatimahassan6872 3 года назад

      Wiilka la socdey sowkan lasii daayey adigan dhegwysane

  • @kaafisohaji5267
    @kaafisohaji5267 3 года назад +1

    Imraanoow shekoyin kuwa jecelkana nogu so dar abaal nin galay wa la arkay lakin nin guday ma jiro la dhaha waxa lkin hada wa aragna inkasto badneen

  • @abdisiratibrahim8870
    @abdisiratibrahim8870 3 года назад +1

    ASC BERLIN OFFICIALS

  • @qalbinuur6874
    @qalbinuur6874 3 года назад

    Qabiiloow balaayo kugu dhacday bal fiiri dadkaas nafta wadaaga ayaa lagu kala fogeeyey Reed hebel iyo ree hebel wlhi calooshaan ka ooyey kuwaas oo kale oo aan meel kusoo wada kornay oo gurigeena markaan canjeelada kaweyno aan kooda kacuni jirnay ayaan saas ku waayey waa waxaan ugu xiisi la'ahay magaladaan ku dhashay ee Muqdisho waayo waxa jooga waa wada soogalooti magaranayo sorry

  • @amina6735
    @amina6735 3 года назад

    Sheekadaan macnaheed ma amaan baa mase sheekoyinkii lagu soo gudbinayey miyaa yaraaday? Mase beel amaan baa meesha taala? Nagadaa alaabtane noo soo gudbi shekooyin kaaga wacnaa

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 года назад

      Hadaad qolo nacayb qabto isaga bax meesha. Ninkaani cidna amaani maayo balse qisooyinka waa qicaa oo dhulkiisa hooyo ka dhaca ayuu kasheekaynayaa cidna loo joojin maayo caadi iska dhig

    • @amina6735
      @amina6735 2 года назад

      @@qaaliyusra7541 mesha imadan kenine xagee ku xanuuntay? Orodo dhaqtar aad aniga cadiban ahee cadi iska dhigta ma hadey kuso gartay? Kacbaay waaxid

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 года назад

      @@amina6735 adaa dhibaato iyo cuqdad kaa Muuqataa Bisinka

    • @amina6735
      @amina6735 2 года назад

      @@qaaliyusra7541 meesha ku xanuuntay sow cuqdad iyo qabyaalad kuma eysan xanuunin beel amaanka naga daa Ayaan intaas kaa keentay waryaa ala ya OGAADA lafaha yar yar olayaso ayadka tahay MJ CUQDAD SOJIREEN AH KU HEYSO

  • @St4rlightSlays
    @St4rlightSlays 3 года назад

    Bobsi

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 3 года назад +1

    Maasha Allah

  • @maymunamuktarmaymunamuktar5912
    @maymunamuktarmaymunamuktar5912 3 года назад +1

    Mashallaah