Hal WhatsApp ayaa ku isticmali kartaa afar Mobile oo kala duwan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Muqalkan waxaa kugu Tusinaya farsamo awood kusinesa in aad si fudud ugu xirato whatsAppkada afar Mobil oo kala duwan iyadoo la isticmalayo adeeg cusub oo ay so fasaxday shirkadda
    #ismailsprogram
    #farsamocusub

Комментарии • 144

  • @bushraomar2642
    @bushraomar2642 10 месяцев назад +11

    Mahdsnd Wllkey wlhi waa icawisay Illaah haku barakeyo waqti aan ubahnaa ayaa lakulmay videogan🙏

  • @amrii59
    @amrii59 Год назад +5

    Mahdsand adigana horey u soco wll ismaaciil🥰

  • @shankarondiini9366
    @shankarondiini9366 Год назад +2

    Runtii malmaha aan la so saarin ayaan ku ku fakaraye sidee whatsapp shaqada iyo kuwa isticmaasho iskugu xiri kartaa markan maqlay wn so dhaweeye
    Ustaad adna wxd tahay qofkii ugu horeeye ee qaabka la iskugu xiraa si waadixa usoo badhiga sido kle guuleyso

  • @amuun9967
    @amuun9967 7 месяцев назад +2

    Above aad baad umahad santhg lknse halmid qaybta wicitanka noguso dar mala arkyo qofku waxa uu wacayo 😢dad wxa jira shaqeega hadana aan badanka isticmalin qoraal oo wax waca what's up io call cadiya kad awoodid noso gali

  • @InayoonisInayoonis17
    @InayoonisInayoonis17 2 месяца назад +1

    Waqti aan u bahanay i caawisay wll Thanks ❤

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 9 месяцев назад +1

    Ma sha allaah guulayso saxib

  • @qalbiqurux2285
    @qalbiqurux2285 7 месяцев назад +1

    Shukran waad na shafise👍

  • @mukhtaarshcali-up2rd
    @mukhtaarshcali-up2rd Год назад +1

    Shukran mudan farsamadaan aad ayaan uga faa iideeste

  • @mustafeahmed913
    @mustafeahmed913 Год назад +2

    Zhp iPhone sumsung warkooda Ayaan raba qabkan afarta WhatsApp

  • @SaxaneMaxamed-jn6ob
    @SaxaneMaxamed-jn6ob Год назад +1

    Waa farsamo muhiim ii ah waanan kahelay zxp ❤❤❤❤❤❤

  • @user-xz7ow6cq4j
    @user-xz7ow6cq4j Год назад

    Hoogoo iga soo barax cimraga Allaha kuu soo guusee 100% it's ok i wil say you thank you very much so

  • @mohamudmohamed2438
    @mohamudmohamed2438 Год назад +1

    Waa farsamo cusub wadatana kheyrkeda iyo sharkeda balse waxan dhihi lahaa yan lo adegsanin dhanka qaldan

  • @dadinho2961
    @dadinho2961 7 месяцев назад

    Wa mahad san tahay sxb cilmi ayaan ka faiday thanks

  • @mohamett571HG
    @mohamett571HG Год назад +1

    Mahadsanid ustaad mudo aan kugu xirnaa cilmi badan ayaan kaa faaiiday Abaalkana ma Muqadis

  • @samiramohamed8702
    @samiramohamed8702 Месяц назад

    Ok horta wd mhdsn thy wll mcn suaal bn rabaa inn ku weydiiyo plz iga so jwb hdii aan qof kle sidn ugu xirto whatsupkiisa asgoon ogeyn ma ogaan karaa in lalala isticmalyo whtsupka qofka kle

  • @CaliYuusuf-h9e
    @CaliYuusuf-h9e Месяц назад

    Thank you wll

  • @MinhaaajXuseen
    @MinhaaajXuseen Год назад +3

    Waaan taaageersanhy sxb

  • @faysalmuniir6656
    @faysalmuniir6656 2 месяца назад

    Thanks pro 🎉

  • @Sheirin-23
    @Sheirin-23 Год назад +1

    Laba qof isla joogin sidee iskula isticmaali karaan hal whatsapp macanaha ayago laba wadan Kala jooga

  • @cumaraadan4459
    @cumaraadan4459 Год назад +1

    Waaa janis lawada radinayay tani hasocoto hawshu

  • @ShiiraazXeydar
    @ShiiraazXeydar 4 месяца назад

    Sidee mobile kale toos looga waree jiya asiga whats appka wax iskabadalin

  • @MaxamadCali-fr3sb
    @MaxamadCali-fr3sb 4 месяца назад

    Waa mahadsantahy cwo waalaguugu faakaday hooyo waa iga fujisay

  • @Mralluzigma
    @Mralluzigma Месяц назад

    Zxp contact an mobile ku wareejiyay ma seve gareesmayan oo sidii kii hore ma ufariisanayaan 😢

  • @cabdulahimahamed4469
    @cabdulahimahamed4469 Год назад +1

    Haa

  • @user-sk8vu8yk6v
    @user-sk8vu8yk6v Год назад +1

    Waa fursad qaliys

  • @salmasonia8144
    @salmasonia8144 4 месяца назад

    Plz wllalayaal isheega sidee WhatsApp ka markaan 3meelood ufuro mid ahaan uga xidhi karaa si aanu iila isticmaalin plz isheega waan ubaahanahyyy wllhi😢😢😢😢😢😢😢😢plzz qofkii garanayaaa hay sheegi😢

  • @maxamedcabdi5805
    @maxamedcabdi5805 Год назад +2

    Waxaan rapaa qof meel kale iga jira inaan la isticmaali whatsap kiisa isagoon i gayn waliba aanan qaadan mobilkiisa intaa kaa rapaa zxp qali

  • @Shamso-dp1tg
    @Shamso-dp1tg 3 месяца назад

    Wantageray❤❤❤

  • @muxyadiincarab8549
    @muxyadiincarab8549 3 месяца назад

    Wll mgacaygu waa muxumed markaad what's app kale mobelka kusamaysanaysid Hassan mobile kale haysan halmobil makusamayn kartaa

  • @aaminacabdi6405
    @aaminacabdi6405 10 месяцев назад

    Mahadsanid wuu ii sheqeyey

  • @AbdinasirAliDiis-up5mm
    @AbdinasirAliDiis-up5mm Год назад +1

    ❤❤❤waa fursad qaaliya

  • @Amiin36Amiin36
    @Amiin36Amiin36 18 дней назад

    🎉

  • @Kamil_sabri
    @Kamil_sabri Год назад

    way fiicantay farsamada lkn noo zoo badi pro

  • @abdirizakaliadan3310
    @abdirizakaliadan3310 Год назад +1

    Mahadsanid macalin WhatsApp ka cusub ma iisoo saaraayo link devices kaliya sedexda dhibcod help kaliya ayuu iisoo saaraa aniga ahan taayda

  • @AhmedAbdullahi-wz7qb
    @AhmedAbdullahi-wz7qb 3 месяца назад

    Keep away

  • @Nawaalmawlied
    @Nawaalmawlied 6 месяцев назад

    Hadaan qofka isku meel joogin ma wada isticmaali karnaa

  • @queensaamiya123
    @queensaamiya123 Месяц назад

    Lkn Ani qofka wo iga fogeysay siden u sameya marka😢

  • @poulxboy
    @poulxboy Год назад

    Waqtigan kugu dawaday muu qasaarin taliye

  • @user-dh1qd9uv9t
    @user-dh1qd9uv9t 6 месяцев назад

    Keen going

  • @IsmaacilFaarax
    @IsmaacilFaarax 4 месяца назад

    sobadi

  • @yasinabdalajama5268
    @yasinabdalajama5268 11 месяцев назад

    Dhibato mooyi wanag maleh qof kale ayaad silihiisa badhaysa

  • @CommunicationKhancie
    @CommunicationKhancie 10 месяцев назад

    Sideebaan awgu xidhikarayaa markii aan kamaarmoo🤔

  • @user-sk8vu8yk6v
    @user-sk8vu8yk6v Год назад +1

    Asc zxp

  • @user-sf7zz2jt1c
    @user-sf7zz2jt1c 6 месяцев назад

    NABAr saxiib😂

  • @arafaadabdi8945
    @arafaadabdi8945 Год назад +1

    Waan fahanay sxb waa qabkii computer ka looguxidhi jiray uun

  • @XasanMukhtaar-m5u
    @XasanMukhtaar-m5u 7 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @XamseDahabi
    @XamseDahabi 7 месяцев назад

    M.a

  • @AishaAbdala-x4g
    @AishaAbdala-x4g 7 месяцев назад

    Wll anoo Somali joogin qof Somalia jogo ma la isticmali Kara pls isoo jawabin

  • @abwaangalaaye
    @abwaangalaaye Год назад

    Ok saxib hooray u soco

  • @cadeali3467
    @cadeali3467 Год назад +1

    Ismacil xagee kaga so xiriraa bro

  • @SaahirJamaal-nr7tb
    @SaahirJamaal-nr7tb 10 месяцев назад

    Sidee ayaan whatsapp shirkada iga xidhey dib ufuraa

  • @movie-kc1yq
    @movie-kc1yq 11 месяцев назад

    Sxb ka so hadal sida lo xaliyo imaciilow

  • @khadiijoxuseen5497
    @khadiijoxuseen5497 Год назад

    Maxaa sababa in followga fcbga uu mar walba hoos u dhaco iyada ay badanthy dadka mar walba ku soo follow gareeya su shaan iiga soo jawaab ustaad

  • @abasali6940
    @abasali6940 Год назад

    Masuul laba iphone kusoosamee sadexda dhibcood isoosaraya iphoneka kale

  • @maxamedcabdi5805
    @maxamedcabdi5805 Год назад +1

    zxp waanku tageera lkn hal arin ayaan rapaa

  • @user-iz1zf7ed9y
    @user-iz1zf7ed9y Год назад

    Asc wll magaca waa zaki maaxa kena farimaha WhatsApp aan soo dicing ilaa inaad gashid WhatsApp moyaan

  • @HaniAbdi-q8s
    @HaniAbdi-q8s 2 месяца назад

    Haam.a❤

  • @saladodahir3747
    @saladodahir3747 8 месяцев назад

    Nio mobelkeyga woo damah wona shidmaah sideh losameyah

  • @princessfartuunmohamed3062
    @princessfartuunmohamed3062 Год назад

    Qof ka fog side ula isticmali kartaa hee

  • @SacdiyonuurAadan
    @SacdiyonuurAadan Год назад

    Ay aaad umahadsanthy

  • @mustafemohamed3666
    @mustafemohamed3666 9 месяцев назад

    Magadsanid Zxb 🎉😊

  • @Abdirihmanhasan3255
    @Abdirihmanhasan3255 Год назад +1

    Si markii loo eego waa halis dhankayga

  • @cfitaaxceymooy4341
    @cfitaaxceymooy4341 Год назад

    Fursad weyn ayaan u arkaa

  • @XasanAxmad-t9y
    @XasanAxmad-t9y 11 месяцев назад +1

    😂😂😂😂

  • @mashaallah4036
    @mashaallah4036 Год назад

    Sxb nin wax bartay aya tahay sawab to ah telefonka ayaa iga halaway nambarada ku jira iyo farimaha ayaa u bahna si an u kedsado balse hada wan ku gulestay mahad sanid

  • @Maidocarab
    @Maidocarab Год назад

    Wll wacodsi qofku log makaga xiran karaa

  • @yaxyexuseen-pp7eh
    @yaxyexuseen-pp7eh 4 месяца назад

    Waa mhdsn thy wll

  • @ayaancabdulahi4971
    @ayaancabdulahi4971 9 месяцев назад

    Mhdsnid hada sameystay

  • @SuhaybMuhumed-vv6mp
    @SuhaybMuhumed-vv6mp 4 месяца назад

    Wll xagen kahel codoka

  • @JamaHassan-yb9qz
    @JamaHassan-yb9qz 7 месяцев назад

    Zxp video call see loo qurxiyaa

  • @umacaaisha1041
    @umacaaisha1041 Год назад

    Wll ismaciil sidee Internet ka messenger kaliya looga xiraa

  • @daareyayale7013
    @daareyayale7013 Год назад

    Good waa sax

  • @gandixuseen2519
    @gandixuseen2519 7 месяцев назад

    Waa kufarax sanahay

  • @liizaxusen5533
    @liizaxusen5533 Год назад

    laba qof kala fog se u samayn karan duca qabe

  • @aminaali2223
    @aminaali2223 8 месяцев назад

    Whatsapp business sidee loogu qataa wll wuub didaya

  • @user-cw7lr2mc3o
    @user-cw7lr2mc3o Год назад

    Qof ka dheer mala isticmaali karaaa

  • @tomazofficial7173
    @tomazofficial7173 9 месяцев назад

    Wax kele wyeh mazuuuL

  • @-farhia
    @-farhia Год назад

    Wllo Side iphone what's app web logu so dajiya

  • @user-fp1ec5xw8y
    @user-fp1ec5xw8y 10 месяцев назад

    Taageere edableh😮

  • @JamaCr
    @JamaCr 6 месяцев назад

    Mhdsnd wllkey❤

  • @user-zq1yy8ye8z
    @user-zq1yy8ye8z Год назад

    Mahadsanid

  • @FardowsaabdiqadirMahamud
    @FardowsaabdiqadirMahamud 4 месяца назад

    Side loo hagaajingaraa qaraacinta

  • @MohamedMacalin-cj3wl
    @MohamedMacalin-cj3wl Год назад

    Nio inaa kula So Xiriro a Raba jnis MA ii helee Zxp Sare

  • @YahyaAbdirahiim
    @YahyaAbdirahiim Год назад

    Mahadsanid waanba sugaayay

  • @AhmedNour-fc3mp
    @AhmedNour-fc3mp Месяц назад

    Aniga ad ayaan u tagersanahy

  • @saadaqcade7065
    @saadaqcade7065 8 месяцев назад

    Qofka aan kala dhernahay siden ugu xerana

  • @yusufmahamoudali9847
    @yusufmahamoudali9847 Год назад

    Waa arin fcn

  • @nimcamaxamedfaarax2507
    @nimcamaxamedfaarax2507 Год назад

    Waxan isticmla mb WhatsApp sideen WhatsApp cadiga uga dhin Kara wll mhadsanid 🙏🥰

  • @MaryanAadan-wr4ij
    @MaryanAadan-wr4ij Год назад

    Taagero

  • @apdizackuprhim870
    @apdizackuprhim870 Год назад

    Saxiib hadey muhiim tahay voice please voice ai kaso hadal

  • @fadumoabdala4590
    @fadumoabdala4590 Год назад

    Hadi aaanaay isla jogiin side ku surta geli karta bro???

  • @user-xt4mp3lc7p
    @user-xt4mp3lc7p Год назад

    Wow😮

  • @movie-kc1yq
    @movie-kc1yq 11 месяцев назад

    Sxb sida loo soo celiyo whatsap ka marka spam lagaa saaro

  • @aaminacabdi6405
    @aaminacabdi6405 10 месяцев назад

    Guulayso adna wll

  • @hassancade2943
    @hassancade2943 Год назад

    Good

  • @HassanHassan-p7r6j
    @HassanHassan-p7r6j 10 месяцев назад

    Belo cade

  • @mushtaqcadey3938
    @mushtaqcadey3938 4 месяца назад

    Qof iga fog side aya u la samen kar

  • @ShamsoXasan-lh7rv
    @ShamsoXasan-lh7rv Год назад

    War sxbaw qaabkan waa u baahanahey mana fahmin hadana

  • @Mandek-o9d
    @Mandek-o9d Год назад

    Soo beautiful

  • @mahdimuuse1880
    @mahdimuuse1880 Год назад

    Asc ustaad waxaad ii sheegtaa moobilka markaan video yaw ku duubo video gaadoo gaadhaya ilaa 6 mirir markaan diro wuxuu noqonayaa 2 mirir bal ciladaa ii sheeg ustaad adoo mahadsan

    • @WizzXavi
      @WizzXavi Год назад

      Thanks sxp qli😮😮😮😮