mid xarrago is godyaa jiroo ay gabari dhaantaaye hhhhhhhhhhhhhhh. Allow kuu naxariiso walee xikmad hadii ay gabayo leeyihiin gabayadiisa ayay ku dhantahay
Amiin Alaha u wada naxariisto, ina adeer Axmed busur gabyaa bu ahaa ye gabayadiise wax ma ka haysa hadii kale qof aad ku tuhmaysid ma jiraa waa tariikh loo bahanyhay in aan qorno
Reer galkacyo 100sano kahor wixii looga digayay ilaa maanta waa ka taagan yihiin!!! Shaloo u danbaysay 70qof ka badan bay tuulo cidlo ah oo towfiiq la lahaa isaga dileen
anigoo ah sharmake Eng.caydarus cisman kenadid, waxan leeyahay qof yaab leh ayuu ahaa awoowe. wuxuu ahaa shiikh, aqoonyahan, philosopher, gabyaa, aftahan iyo weliba odey dhaqameed nabadda iyo wanaagga ka shaqeeya. ilaahey ha u naxariisto awoowe iyo weliba aabbe caydarus oo isna August 2016Garowe ku geeriyoodey.
Osman Aidarus allah yarxamuhum labadoodaba cinwaan fb ma leedahay walaalkay mise kanaa lagu raadin karaa
Suhayla Abdulkader ciwaan ma leedahy wll
@@cabdallahcabdallah4717 whatsapp qudha ayaan isticmaalaa walalkey.
@@umumohammed9961 thanks walaal.
Allow unaxriiso allowgeen kenadidi
Cismaan kenadiid hilahow ku naxariiso wuxuu ahaa caabud wuxuu ahaa caalim wuxuu ahaa filoo safii xikmad buu ilaah ku mini naystay waxaa moodaa in hada latiriyay ilaahow u naxariiso cismaan y kenadiid aamin aaamin
Alla ha U naxariisto awoowe cismaan Yusuf kanadiid
Alle ha u naxariisto wax badan buu Soomaali waano iyo guubaabo u jeedshay
ILLAAHAY ha u naxariisto wuxuu ahaa gabyaa gabayo xikmo leh ku gabya.
Awowe osman yusuf keenadiid ala unaxristo ❤😘
mid xarrago is godyaa jiroo ay gabari dhaantaaye hhhhhhhhhhhhhhh.
Allow kuu naxariiso walee xikmad hadii ay gabayo leeyihiin gabayadiisa ayay ku dhantahay
Mudugboy
Gacalada tolkiyo
Daba kanaax yaw garnaqi doona?
Waxaa layaableh qof aan waxba ka aqoon ayaa iska hadlaya marxuumku Waxuu ahaa shiikh ahlu towxiid ah oo xalaal cun ah waligiina gumeyste lama shaqeyn. Oo aan waligiina balwad isticamaslin .....
Gabay uu tiriyay Waxuu yiri bushimahayga uma quuri karo buuri iyo qaad
Thanks Wlaal, dadka caayaya waa kuwa cuqdadeysan, marka afkooda haku ciil baxaane, iska dhaaf. Nabiga oo dadka ugu sharaf badnaa, baa la oran jirey waa beenlow, saaxir iyo wax la mida.
Awoowgay mcn ilaahoow kuu naxariisto
Ilaahow ku naxariiso cismaan habda ilaah baa baxsha laakin xaasidku nabi maxamedba wuu lajoogay hadana wuu jooga ilaah yowmal qiyaamaha
Wuxuu ahaa indheerbgarad suugaanyahan waxuuna ka soo jeeday qoys talis ah oo taariikh kulehbsomalia
mnsha alaaaah alaaa yaaa raxma
Allaha u naxariisto. Aniga ina axmed busur baa ii dhalay oo dhulkii koonfurta naa'ib uga ahaa saldanada. Dhamaan Allaha u wada naxariisto.
Amiin Alaha u wada naxariisto, ina adeer Axmed busur gabyaa bu ahaa ye gabayadiise wax ma ka haysa hadii kale qof aad ku tuhmaysid ma jiraa waa tariikh loo bahanyhay in aan qorno
Xirsi cusmann kenadiid, abdiraxman xoosh jabril iyo aniga waxaa na dhalay sedex gabdhood oo wallala ah. Xirsi cusman and a/raxmaan xoosh are my maternal cousins
reer gaalkacyo 100 sano kahor wata la shegay
Farxiyo fiska
Heestii farxiyo fiska
Rabboow u naxariiso. Aamiin yaa Allah
cismaan yuusuf wuxuu ahaa muuniga kaliya ee soomaray soomaalida
allaha u naxariisto amiin
Amiin yarabi
Allow u naxariiso
ManshaAllah waa gabay saadaal iyo xigmad xanbaar san
ALLE HAW NAXARIISTO WUXU AHAA EHELU TATXIID
Aloow kuu naxariiso yaarabi awowgay Aad baan u jeclahay gabayadiisa
illaahoow u naxariiso
Awoowe may Allah grant you Jannnah Firdaus🙏
allaa howna xariisto wuxuu ahaa halgamaa soomaaliyeede
Ilhaye haunaxarsto cisman Yusuf keendi
allow unaxariiso
Awoowahay allow unaxariiso
Alla hawnaxariis qofkii ugu waxtarka badnaa buu ahaa xiligii gobanimada la qaatay waa ninkii qoray qaamuuska somaliya wuxuu saadaaliyey waxa hada jira
Somali like this good
ilaahay ha unsxariisto
waaaw runtii cajiib
allow unaxariso awoowgey oo janadada ka waraaaabi
Dadkii awoowayaashood xanbaari jireen dadkii ku duulay wadabka yaa maanta jaajuus ku sheegaya qaamuuskii soomaali soo maray caytamoow gabayga dhegayso wuxuu min cuqdad qaba la weydiin maayee
Muumin caabid ah buu abwaanku wuxuu inoo sii sheegay wahaabiyada iyo khawaarijta soo bixi doonta sharkooda waana kuwaa maanta umadii wareeriyay. Eebbe haw naxariisto abwaanka
Ragga uu ka cabanayo waa awoowyaashay oo talyaani gacan saar la lahaa ciil waynaa balse wn ugaraabaya awoowyaasheey la leexan maayo raadkoodii.
Gabayga qofka Ku luuqaynaya waa la xusaaa dadkaan bad-gaabkaa maxay ahayeen
Gamlame caasi iyo waaridkii yowgarnaqidoona
Odayada xafiisyada kaloo talada goynaaya iyo geesiyaal dibada jira yaa ugarniqi doona
Reer galkacyo 100sano kahor wixii looga digayay ilaa maanta waa ka taagan yihiin!!! Shaloo u danbaysay 70qof ka badan bay tuulo cidlo ah oo towfiiq la lahaa isaga dileen
Daba dhilif talyani adeega u ahaaa maxa baranburkisa laga bunbuniyaa ,xishoo wll
Asc hala joojiyo cayda waxaa fiican wanaaga cayda aduun iyo aakhiro midna idiima fiicna
V
WARSAME YASIIN CUSMAN CALL ME 404 626 8368
yab
Wuxu ka mid ahaa dabadhilifkii talyaaniga, basaas talyaani ayu ahaa
@@noahae340 Ali yusuf muxu sameyey
Malaha dadkii dhiiqada la isaga gudbi jiray ba tahay, iska cabaad
@@firdousahmed2485 Cali Yusuf saldanad iyo taariikh bu ka tagay naxariis jano alaha siiyo Ama diid ama doon
daba dhilif buu ahaa goormuu gobonimo kasoo qaybqaatey
mise talyanism buu ahaa gobonimadiisu
GH boy ka xishood suldaanki hobyood madaxda lama ijaafeye....
GH boy
Hoyadaadi Qadaadwynta Ahyd Was
War ismaan daba dhilif muu ahayne mujaahid halyay ildheer garad buu ahaa alle haynaxariiste
GH Boy Iska caaclee walale, Alla saas kuu galaye
@Alex Sunderland adaa islaama, hayee, halkaas kasii wad