Waxa ay Aaminsan yihiin in ay Somaliland iyaga leeyhiin oo uu yahay dhulkoodii labaad Markii falsatiin settlement ga loogu samaynaayay waxa la kala doorran siiyay Somaliland British protectorate Iyo Ardul muqdas ka Waxay door bideen in falastiin la fejiyo Weliba ingiriiska ayaa kula taliyay in aanay Somaliland si dhakhso ah ugu kori Karin Markii Somaliland xoriyada qaadatay Israel waa dalkii ugu horeeyay ee aqoonsaday Somaliland Aadan sahan soo bandhig taariikh yuhuudu s/land Ku leedahay
#1..xogo
#2..shubho Sara
#3..sooyaal
#4..Aqoon
#5..Maanfur
intasiba Waxay ku tahay sifooyin lagugu yaQaano ka #aadan Ahaan wanan kuGu xasusan intas Erey Hadii Alla idmo♥️
Haa wlahay wll intaba waa mid ku sheegan bulshada soomaliduna xushmad bay uhaysaa
ilahayaw dhulkayagaa hakayeelin midcidkale lagu caabudo adi mooye
aamiin yaarabi
AADAN KHADAR ilaahay janada hakugu casuumo shp qli kutaageera walhie
Aamin ya allah
Aamiin Aamiin
Aamiin Aamiin
Maansha allh wllkay alle cimiga haku siyadiyo ❤❤
Masha Allah
Akhi u r not only a man of success but u r also a man of value
Masha allaah.
Wiil somali ah inuu sidaan yahay.❤️
Sahan xogaha hadad taageertid like saar
Ismail Akerin
m.ruclips.net/video/UVeSKwM--1M/видео.html
Canalka kaliya ee aan ugu jeclahay you tupe hore usoco lipax ❤🥰
Muhyadiin Cabdirahaan
m.ruclips.net/video/UVeSKwM--1M/видео.html
Waakan calanka aad ugujeceshay
Canalka wallaahi waa erey igu cusub ee ii dhiraandhiri
Maxamed Cabdukaadir dadkii lahaa waa kuwan
en.m.wikipedia.org/wiki/Republic_of_West_Florida
Shukran akhii aad iyo aad
M.a akhii keep going
mashaaALLAH walaal.buuga magacisi mifahmin .magaca Engiriska iyo qoraxa buuga qoraal iigusoodig walaal.maxadsanid
Pieces on the chessboard
Yuhuudu waa cadaw Aan Udirnaxin Muslimiinta Ee alow Kabad Baadi Falastiin aamin
Horay u soco aadan sahan
ILAHAY kheyr ha ku siiyo zxp sida aad qeyb uga tahay fahankanaga Aduun iyo aakhiraba ee mar xaladaha leys wada dagaayo.
jumca mubarek Mahadsanid wll
Aadan sahanow guulayso wall😍😍
Dhaqaalahaas siyaasiyiinteenu soo qaataan waata keentay manta in sadex bilyan oo dayyn ah la inagu yeesho inaga oo aynaan garanayn goorts aynu cunay ama qaadanay lacagya xadigaas le'eg.
Soomalidy waxay kudhacday dabin kasoo waaqsashadiisu adagtahay, laakiin dhibku maha wax abidba lagu jiro Quusana mayno waan kusoo noqonaynaa saaxada caalamka.
Masha Allah wll qaali allaha kudhwro wallahi nin fcn ayaa tahy janada allaha kugiliyo
mahadsanid wllo hore usuco
Adam Sahan allaah keep you all time and all your lifespan
Mansha allah laman yabin wxn ad ka hadlyso balse wxn la yaabay halganka adag ee ad naftaada kula jirto Aadan dadalka halka kasi wad kana si badi👏
Wllo jasaaka allaah daymaha iyo social media iyo beenta Runta la ga dhigo waa suuqooda ugu wayn ee ay umadaha ku qabsadaan si in dhaarti ah
Aad ayaad u mahadsantahay in badan inaad wax badan dadkaaga u iftiimisay Jazaa kallaah
Alle haku xafido wll😍😎
2.2k Baa dawaday like 200 baa saaraty
War bakhlinimda izka DaaYo liketa izka zaaRO😎
zxp like loo ma soo galin meshe wax kala fa iidaysi ayaa lo soo galay
@@zakariyemohamed5461 like waa shidaalka ukusocdo zxb
masha alh qof aan aad ujeclahay ayaa tahay walalka weyn
Masha Allah wll
Mohammed Abdirazak Adam
m.ruclips.net/video/UVeSKwM--1M/видео.html
ALLE HA KU BARA KEEYO WALKEN MUSLIM KA AH😙
,qofkiii 2aaad 😘😘😘😘
Alle ha ku sharfo aadan
Haye haye
Runtii waxaad noo siyaadisay xaqiqooyin Naga maqnaa saaxiibkayo marna walaalkayo adamoow alle caqliga cilmiga iyo fahamkaba hakuu siyaadiyo
Wax badan iga qarsanaa ayan ka fa,iiday janalkan thank you my brother
Jawaab sxp aadan sahan inta badan lacagta koonfurta somalia lagu maamula iyo dawladaha soo maray wax maamula fahad yaasin xaaji daahir oo ah aamirka daaha dabadiisa somalia ka maamula waxa uu ahaa weriye ka tarisan aljaziira aljziira cid iska leh waa la yaqaan oo waxa iska leh yuhuud lkn magac carbeed bay wadataa is loogu dago dadka musharax kasta oo guulaysta ilaa sheikh shariif nin fangaraynayay waa fahad yaasin waana wakiilka sahyuuniyad ee somalia hubaal waxa ah in uu yahay madaxwaynaha dadban haatan waa taliyaha nabad sugida somalia weligiina askari ma noqon saxaafad masoo ho fadhiisto baarlamanka ma hor yimaado si wax loo waydiiyo hadana waa taliyaha nabad sugida somalia cajiib
Somaliland waa hubaal in uu jiro wakiil aan la aqoon amaba xitaa waa isla isaga
i a zxb guul waarta ku rajeyna cilmi naafic leh i.a allow wadankena dowlada islaami ah xukun islami ah nasi rabbow
أستودعكم الله الذي لاتضيع ودائعه
Mashalh adan alle haku daayo
#iLaahbaaN #Kugu #Dhaarzhee #AdigaagaN #AkhriNaYa #CommenTiga #Subscribe #HaYLa #DhaaafiN🙏🙏🙏❤
Soo bandhig yuhuudu wAxay ka aaminsanyihiin soomaliland
Alle hakukaraameeyo waxatahay,waubaryay,umadan halkaakawad
Wallee deyn qofkii dhibkiisa arkaybaa arkay
Aadan khadar sahan walaal soomaaliyeed
Addan sahan qof caqli iyo xigmad alle udhameeyay qof inta fiican lagaga daydo walal qaliya
Aar mr aadanoow yuhuda ha cayin kanba iyagaaleeh waa youtupkee
Masha allah wll mahsanid
Sxb waa sax waa sualo ino muhiim, ineynu isweydinana waajib ah.
MAHADSANID
ilahay quraan kiisa wax bilaa micnaha kuma sheego Markii quraanka Yuhuuda intaan oodhan looga hadlayay fitnadooda Ayuu ilahay ogaa
جزاك الله خير
S x b horey u soco wa ku mahad san tahahay so jedin tada ✍️
Hore u soco zxp adan
Wall Aadan Alle Haku Barakeeyo
Wll Somaliland lacata waa la siiyaa cida aad sheegayso ayaa si dhaw ula socota dhaqdhaqaaqeeda
Somaliland xog taarikhi ah oo ku duugan awgeed ayaa dusha loogala socdaa
Awooda illaahay ayaa iska leh lkn Somaliland waxay safka hore kaga jirtaa meelaha sida gaarka ah ugu calaamad San yuhuuda
Xasuuso buurta lukuud
Islaan yuhuudiyad ah oo dhawaan timi waxa ay tidhi !!!!!!
Lukuud waa xisbi siyaasadeed ka jira Israel macnihiisuna waa
Waa UDUB
Miyaad garanaysaa xisbigii ugu horeeyay ee Somaliland lagaga dhawaaqo
Magaciisa ??????
Nio waa xogo iga maqnaa er aan dabagalo bal
Noo soo baadh oo Ka hadal
@@sahanka97
Ma soo baadhayna sxb wali ?
Wll qer allhe kusiyo iyo cafimaad
Jumca Mubaarak asxaabeey
Dawladaha kadhisma koonfur iyo dawladaha kadhisma somaliland mawaxaad uquuri weysay walaal somalia‼‼‼‼‼
inanka ma god baad la doonaysaa inu ku dhaco mise maxad wanjalysaa bro adoo wax kasta og
Mahadsanid
Allh yaxfifuka wll qaali
Masha'Allah wallal illahey Ha Ku Xafido
Maa shaa allah illahy haku xifdiyo wllky Aadan sahan
Axmed Yare
Calanka shaydaanka
m.ruclips.net/video/UVeSKwM--1M/видео.html
@@A3000BC hhh aqoon yari miya ka kentay?
OSK4 may adiga ayey aqooyari kuhaysaa mise munaafaq ayaad tahay oo waad isdiisiinaysaa
Baleeg m.ruclips.net/video/UVeSKwM--1M/видео.html
en.m.wikipedia.org/wiki/Republic_of_West_Florida
Waa calankii dadka shaydaanka caabuda
Laakiin adiga munaafaqimada waa lagugu dhayoo idhoha ayaad iska tuurtay nacasoow
Xidigta cad waxa ayutaagantahay madaxa shaydaanka
@@A3000BC lkn calanka Idinka aya Somalia usamesen somahan walal🤣
@@A3000BC hada ayan gartay aqoon yari kuma hayso lkn cuqdad iyo somali naceeb ayaa kugu jirto ilahay haku cafiyo wll
Allah haku xifdiyo
Mahad sanid walalkey aadan sahanka allaha ku xafido walalkey qeyska allaha ku xafido dhira galiyehena allaha ku xafido walalkey aadan
Saaxib aadan sahan
Waan jclhy barnaamijyadaada kuwa dadka caanka ah aad kaga hdasho
Lkn fikradaan mu,aamarada ah oo wax walbe in dad qarsoon ka dambeeyaan ah
Iyada qudheeda ayaaba shirqool kle oo naftaada
Lagu mashquliyo kafikirka dad kle ayaa kusoo maagan
Sxb soo baar barnaamishkaas wll ado mahadsan
Sidaas baan barnaamij ku dwaadaye
Xaqiiqada 65 aragtida shirqoolka
Muuqaalkaas daawo
@@sahanka97 mahadsanid qabiir wan soo daawaday🙏
yuhuudu way necebyiin ilaahay anna waan necebaay yuhuuda
Wad ku mhadsanthy barnaamijyada quruxda bdan
Yuhudu waa dad caqli badan carabta walaaladood ah way ka caqli badanyihiin
Masha allah sxb Horumar waara ayaan kuu rajeynayaa
Sxb horumar wangsn
Kuurajeena inshalh ❤❤
M.a wll aadan aqoonyahan
Waalaal Aadan illaahay dartiid ayaan kuu jeclahay muuqaalada aad RUclips soodhigtana aad bay ii xiisa galiyen
ilaahay haku dhawro cadawgaaga Alaa kuu jabiyo
My king pro
Walla hooray usoco
Sahanka Xogaha nin xikmad bdan
ما شا الله
Bro masha allah ilahey haku daayo
Akhii soo dadaal in badan ku shegay muslimkii IBRAHIM fìqqi soo diyari
Soomliyana goormaa laga erye😅😅😅
M.a mudane waxan aad u jeclahy barnaamijyada aad ka diyasriso yuhuuda.
Waxan jeclaan lahaa inaad sii wado mudane ayaantaan waad ka gaabusaye
Mahadsanid
IllaHow adan ka magn galnay xanuunka faafaya
fadlan adoo mahad san, Baanka aduunka iyo siyasada hoose ee u adunka ku qasayo
xogo noga soo uruuru
Ustaad sikinka 21 aadbaan uqoslay sida aad iskuka heshay hdalkaaga iyo qosolkiisa
Macalin nolow
wllkyga wxaad thy qof uheelan inuu wx ku kordhiyo maanka wlaalihiisa cilmigaaga allh hakaa ajar siiyo anagana kuwii wx un ka faaida🔏🔏🔏🔏🔏🔏🔏🔏 furaha aqoonta aadan
Masha alaah
Wll Aadan kasoo hdl carabta Qurayshta ah
Mnsha allah Jumce wanagsn
Macha allah xaaji aadan jumma Mubarak
Zaxanka xogaha wan kutagera runti
Saaxiib Soomaliga iska sax ma,ahan zaxank ee waa sahanka mahadsanid
Allow yuhuuda naga qabo
walaahi waa su aal fiican xaggey ka keenaan
Xog xaqiiqaaa
Hore usoco
adan sahan zhp wxa I kala sheegta 3 dan midke adunka hos ahan u mamula
1 yuhuda
2 mansoniyada
3 mulxidinta
11
2 kale iimacnee sxb
Wll midna Aduunka ma maamula!
Allh swt Ayaa Aduunka maamula Dhanwalbaba
Asc wlaalahayga soomaaliyed meel walba iyo waqti walba waxaa ila fiican inaan ka dhabeeno sidaan gacmaha isku qabsanlahay oon jiilka naga dambeeyo ugu furilahayn wado quruxbadan waanada iyo wax sheega walaalkena ADAN/SAHANKA XOGAHA u qaadanlahay.aniga ila soo xiriir hadaad diyaar u tahay wax ka badalka dalkaaga.
Illaahay ayaa nacay oo nacdalay ee maxan u nici waayay
Masha Allah sxb
Masha allah walaal
m.a waan ku aaminsanahay ❣❣❣
Keeping going 200k bro
Mncha alh
Shaxdaas waa shaxda aan isleeyahy somalia ku baabii oo iskaga dhici dulmigooda
Yuhuudu waaba igu caqli
Waxa ay Aaminsan yihiin in ay Somaliland iyaga leeyhiin oo uu yahay dhulkoodii labaad
Markii falsatiin settlement ga loogu samaynaayay waxa la kala doorran siiyay
Somaliland British protectorate
Iyo
Ardul muqdas ka
Waxay door bideen in falastiin la fejiyo
Weliba ingiriiska ayaa kula taliyay in aanay Somaliland si dhakhso ah ugu kori Karin
Markii Somaliland xoriyada qaadatay Israel waa dalkii ugu horeeyay ee aqoonsaday Somaliland
Aadan sahan soo bandhig taariikh yuhuudu s/land Ku leedahay
😄
Sxb ninka baxar miyad galineysa miskiina ah