Dhawaaq Hurdada u diiday Dhaqanka Garxajis & Harti Oo Buurmadow ka soo Yeedhay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 янв 2025

Комментарии • 16

  • @mohyadinabdi4201
    @mohyadinabdi4201 16 дней назад

    Munaafaq. Waa lagugu guurey. Jirjiroole

  • @mowledciise1271
    @mowledciise1271 17 дней назад

    Kkkk❤❤❤

  • @fowsiamuhammad6784
    @fowsiamuhammad6784 17 дней назад

    Afku kuma go o adeer

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 17 дней назад +1

    Bal sheeg dhawaqa garxejis hurdada u diiday ee boqorka biciide yiri oo fasil ileen kamana dhalan umana taline

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 17 дней назад +1

      Adoo faqasha maxaaba kaaga gidhiisha isaaq dhexdiisa

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 16 дней назад

    Doofaarmadow waa tuug maalin ba wax ku hadlaya ninkii shalay markuu dibed meerka ahaa la ogaa wax uu ku hadlaayey ayaa maanta mowjafo kale ka hadlaysa oo beel magaceedii sheeganaya.

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 17 дней назад

    Hadal baa maray ninkan

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 18 дней назад

    Boqor buurmadow haduu ku hadlayo afka habarjeclo haduu ku hadlayo waa sax laakiin af isaaq ama garxejis wuxuu uga hadlaa waa gardaro waayo garxejis kuma hadlo af habarjeclo isna kuma hadli karo afgarxejis weligoodna ismay matalin markaas haku ekaado afka reerkiisa isaaqna waa dad kala reera ah reerna reer ma matalo reer waliba waa gaar wixii wanaag la kulamana Iya garan wixii xumaan la kulmana xalkeedu iyaguu u yaal cadagudena habarjelo ma Mahalo haduu qaldamo iyo haduu sax yahayba waa nin garxejis ah laakiin buurmadoobi waa dukhsi duulduul badan

    • @shaahyahangeneral1096
      @shaahyahangeneral1096 18 дней назад +3

      Saaxiib
      Buurmadaw wuxuu metelayaa reer Sanaag oo reer Sh isaxaaq ah oo aan qaybsanayn, warkiisana wuu nagu matalaa.

    • @luulsheikh3801
      @luulsheikh3801 18 дней назад +1

      Sorry to tell you this wax xuun kamushegine garxajis ee hadalka sifican udhageyso oo fahan! Taan kalee isaaq wa miid ninkasta oo isaaq ah walalki argaa wuudirikara oo wucananan kara marka meshan buurmadow ciidna macayyin oo ruunta ayu tabtey maanta isaaq wa mid wa in aan iskuimana ookawadatashana waxa daan nooah intaas ayu kuhadley boqoorka wa ano Habar awal wan ku racsanahay hadalka buurmadow 🫂❤️💥🦁💪

    • @luulsheikh3801
      @luulsheikh3801 18 дней назад

      ​@@shaahyahangeneral1096indeed ❤️💪🦁

    • @ASAD-1000
      @ASAD-1000 17 дней назад +1

      Xaarood bad tahay Reerkaga Aamin😂😂😂isaaq Wa Midee

    • @yasinmohamed8311
      @yasinmohamed8311 17 дней назад

      @luulsheikh3801 cidaad sheeganayso hadaad tahay huuno laguguma haaysto hadaad talo leedahayna aday ku khusaysaa,laakiin tala reer kale waxaad wax uga sheegtaa waa edeb daro talo reerwaliba tiisa isagaa iska leh garxejisna talo iyo walaalnimo midna kaagama baahna taladaaduna aday gaar ku tahay ee sidaas ku dhaqan Hanna dardhaafin oo reer kale odayaashiisa iyo taladiisa ha ,soo fargelin waayo reerku wax kuma weeydiisan waxna ku bidi maayo markaa huusheey dantaada raaco