Maamo kadaa, Dakad lama iibiyo, Aduunkana Dakadaha lama wada laho, Dalwalbaa dhulkiisa Ayagaa Leh una madaxbanaan, Somaaliya ha noolaato Somaali ha israacdo❤❤❤❤❤
Qamar Cabdullaahi Harawo baashaal way soo dhammaysatay ee ka dhaaf ciyaarta. Waan ka helaa masraxiyadeedii iyo jejebiskeedii maanta baan daawanaayey Ruwaayadii Xishood iyo jaceyl ee ay ku jirtay.
MAMO QAMAR DHALINYARADA HA JECEL FANKA IN AY GALAN HA U IFTIMIISO XUMANTA FANKA LEYAHAY! SI AYA UGA LEXDAN INTA INTIISA XUUN INTIISA WANAGASNA SHEEGTO!!
Masha Allah waxay shegtay in somali isjeceshay
Maashallah qamar Cabdulaahi harawi cimriga ilaahey ha kuu barakeeyo aamiin
Masha aLha edo ilahy cimriga io caafimaadka haku barakeyo qof waxa tahay runta ka hadashay wayiha dhacy qaar badani sida xaqiiqda uma sheegan
Maamada way qalbi fiicantahay mash aalh 💯 maamada xajkana tag ku dheh wll haddi ay awoodo inshallaah
Mama dekadaha ha inaga iibin oo waliba ethiopian dhulka ha inaga siin allaha barakeeyee
Maasha allah,eedo allaha kuxifdiyo aadbaad u qiimabadantahay
Allaha ku xifdiyo mama Qamar rag majiro waana sidaas
Maamo kadaa, Dakad lama iibiyo, Aduunkana Dakadaha lama wada laho, Dalwalbaa dhulkiisa Ayagaa Leh una madaxbanaan, Somaaliya ha noolaato Somaali ha israacdo❤❤❤❤❤
iyaaah, yartaanaa tanaaa tii dumaarnaagohaweendumaar tii heeteh heeteh lagaa dooqoo soooo dhawaystayoo jeclaaday qaasatan hablaha faayryaashay waanba iyoiyo.princseseseseesese .iiteeey saxsax Runrun xaan istaahilaaba.iyaaah Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo. Waan uwataa hablaha noocaycaynyaashey facyaashay iyoiyo
Qamar Cabdullaahi Harawo baashaal way soo dhammaysatay ee ka dhaaf ciyaarta. Waan ka helaa masraxiyadeedii iyo jejebiskeedii maanta baan daawanaayey Ruwaayadii Xishood iyo jaceyl ee ay ku jirtay.
Asc. Edo waan ku salaamayaa eddo qamar cabdilaahi barqadle Geele eedo macaan jir oo joog ❤❤waan ku jecelahay.
Mama Qamar Cimri Dheer Allaha Siiyo Waa Wadaniyad Soomaaliyeed
Sida ay u niikisay
Mashaa Alaaha Ilaahey mahdsan
Qamar, waxan kuu heystay somali, Mar haddaad tiring, Ethiopia hakaga iibiyo, waan Kala leexanay.
Maashalaa. Alaha kuu bare keeyo 🎉🎉🎉❤
❤❤❤❤❤😂❤❤🎉 Masha Allah tabarkaallah waa beautiful message
Masha Allah mama Qamar Cabdilaahi ❤❤❤❤
Wariye profitonal ah maaha wariyahani
Wuxu waryasi xuma mamda say ugu sonaxady iyointay xirnyd mawaydisu
Qamar cabdilaahi barkhale (harawo) cimri dheer iyo caafimaad qab
Mama harawo cimri dheer iyo caafimaad ku rejeyn
Allah waxba kuma tusinàayee garashada kaasho
Hooyo qamar janada ayaan kuu rajaynay❤
Qamar .. Masha allah
Ameen maamo qamat
Ma shal habalyo ma harawo wa fananat somali
Insha Allh.Only 3mintes Don't Forget Salat duha jzkumllkheyr
Cajaaib
Allow an badena ibinin💖❤👍
Maamo Qamar waa Qof High Intelligent ah Dekedaha kireeya bey tidhi waa kuwan iska banaane walaahi waa fariid ka caqli badan kuwa madaxda sheeganaya.
Maamada sheekaded way ogu socotay....
mashallah hooyo good thanks
Meeqa bilood ayay xirnayd?
Mansha alah ya salam
mama mansh allah
Mama Qamar baada Somali baleh waaxba Ethiopian laga iibinmayo
Magcedaba cajiib surer WA farxda surer
Hadalka Ha ka dhex galin maammada walaaal Ha dhammaysee
Denbi noocee ah ayaa lagu xirey
Qamar, wey qaldantay, adiga oo fannaan ah, ayaad leedahay Maa laga iibiyo, waxa iibka ma taqaaanid Qamarey, kama helin wareysigaadan qabyaaladeysan laakiin badda Soomaali ayaa iska leh
Halaga kireeyo ayey kwda
Yaan xaga kale loo badaline Sababta jeelka
Baga hala siiyo dejed iyo beriba illayn dhisan waynee
Aamiiin Aamiiin Aamiiin
Ala ya dawel cumrak
Fadlan Isoraac
MAMO QAMAR DHALINYARADA HA JECEL FANKA IN AY GALAN HA U IFTIMIISO XUMANTA FANKA LEYAHAY!
SI AYA UGA LEXDAN INTA INTIISA XUUN INTIISA WANAGASNA SHEEGTO!!
Maamada Salaan sare,
Maamo nolow
Hhhh